Archive for: April, 2016

Ku dhiiradaay: Gabay cusub oo uu tiriyey Abwaan Khadar Colaad

Ku dhiiradaay: Gabay cusub oo uu tiriyey  Abwaan Khadar Colaad

Abwaan Khadar Colaad ayaa tiriyey gabay cusub oo uu ugu magacdaray KU DHIIRADAAY,wuxuuna Abwaanku ku cabiray xaalada lamarayo iyo sida ay shacabka Ogadenya uga goan […]

 
 

Kutiri-Kuteenta Waxay Ahayd Hub Lagula Dagaalamo Cadawga ama Halgan Socda – Noora Afgaab

Kutiri-Kuteenta Waxay Ahayd Hub Lagula Dagaalamo Cadawga ama Halgan Socda – Noora Afgaab

Xaalad aad u qalafsan una dhib badan ayay mareysaa guud umadii Somaliyeed, waxaadna moodaa hadaanay u bixin hanadyo inay ku dambayn doonto Somali in la […]

 
 

Dad Shacab Ah oo Ogadenia Lagu Dhibaateeyay.

Dad Shacab Ah oo Ogadenia Lagu Dhibaateeyay.

wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan wadanka ogadenia. […]

 
 

Itoobiya oo abaarta & macaluusha wadankeeda ka jira Inkirsan

Itoobiya oo abaarta & macaluusha wadankeeda ka jira Inkirsan

Sida aynu la wada socono waxaa  Itoobiya ku habsaday   abaaro xoogan oo  meelo wadanka kamid ah kuhabsaday. Waxaa siikordhaya cabsida laga qabo in 20-milyan oo […]

 
 

Daawo: Mudaharaad xoogan oo Gumaysiga Itoobiya lagag soo hor jeedo oo ka dhacay Washington DC

Daawo: Mudaharaad xoogan oo Gumaysiga Itoobiya lagag soo hor jeedo oo ka dhacay Washington DC

  Waxaa ka dhacay magaalada Washington  ee cariga Marykanka  Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo Gumaysiga Itoobiya. Mudaharaadkan ayaa waxaa  noqday mudaharaadkii ugu waynaa ee […]

 
 

Human Rights in Ethiopia -An Update.

Human Rights in Ethiopia -An Update.

Statement by Anuradha Mittal, Executive Director of the Oakland Institute Congressman Ellison, members of the Tom Lantos Commission, thank you for this opportunity to provide […]

 
 

Obama oo Booqasho Kutagay Sacuudiga Kulanna Layeeshay Boqor Salmaan.

Obama oo Booqasho Kutagay Sacuudiga Kulanna Layeeshay Boqor Salmaan.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa gaadhay dalka Saudi Arabia, isagoo boqor Salmaan kala hadlo arrimo dhowr ah oo muhiim ah. Waxyaabaha ugu weyn ee diiraadda lagu […]

 
 

Ciidanka Cirka ee Suuriya oo Duqeeyay Xarumaha Mucaaridku Ay Ku Leeyihiin Gobolka Idlib.

Ciidanka Cirka ee Suuriya oo Duqeeyay Xarumaha Mucaaridku Ay Ku Leeyihiin Gobolka Idlib.

Ciidanka Cirka ee Suuriya ayaa duqeyn culus la beegsaday deegaanka ay mucaaridka gacanta ku hayaan ee gobalka Idlib. Duqeyntan ayaa la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan […]

 
 

Madaxwaynaha Xasan Sheekh oo QM Ka Codsaday in Xayiraada Hubka Somaliya Laga Qaado.

Madaxwaynaha Xasan Sheekh oo QM Ka Codsaday in Xayiraada Hubka Somaliya Laga Qaado.

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda siyaasadda , amniga iyo arrimaha kalee dhinaca horumarka ee Soomaaliya […]

 
 

Daawo: Aqalka Congresska Markaynka oo Dhagaysi Kusaabsan Xasuuqa Baahsan ee Itoobiya Kasocda Looga Hadlay Sida Oromia.

Daawo: Aqalka Congresska Markaynka oo Dhagaysi Kusaabsan Xasuuqa Baahsan ee Itoobiya Kasocda Looga Hadlay Sida Oromia.

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 19/04/2016 ayaa waxaa lagu qabatay aqalka Congresska Markaykanka dhagaysi ku saabsan xasuuqa baahsan ee Itoobiya ka socda lagag hadlay gaar ahaan […]

 
 

SNLF Press Release: Unconditionally Release the Sidama Political Prisoners

SNLF Press Release: Unconditionally Release the Sidama Political Prisoners

The following Sidama scholars and businessmen have been kidnapped by the security forces of the TPLF led government of Ethiopia and are currently languishing in […]

 
 

Tahriibayaal La Badbaadiyay oo Sheegay Inay 500 oo Kale Badda Meditaraniyaanka Ku Dhinteen.

Tahriibayaal La Badbaadiyay oo Sheegay Inay 500 oo Kale Badda Meditaraniyaanka Ku Dhinteen.

Tahriibayaal lasoo samata bixiyey iyagoo doonaya inay ka gudbaan badda Meditaraniyaanka ayaa sheegay, in ugu yaraan 500 qof oo kale ay badda ku dhinteen markii ay […]

 
 

Golaha Amaanka ee QM oo Somaliya Kashiray & Madaxwayne Xasan Sh Maxamud oo Kaqaybgalay.

Golaha Amaanka ee QM oo Somaliya Kashiray & Madaxwayne Xasan Sh Maxamud oo Kaqaybgalay.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu qabtay kulan lagaga arinsanayay arrimaha Somalia kaasoo ka dhacay magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay looga taliyo, […]

 
 

Xoghayaha Guud ee QM oo Kadalbaday Madaxda South Sudan Inay Dhaqso Kusoo Dhisaan Xukuumad

Xoghayaha Guud ee QM oo Kadalbaday Madaxda South Sudan Inay Dhaqso Kusoo Dhisaan Xukuumad

Iyadoo lafilayo inuu dib ugu laabto magaalada Juba ee caasimadda dalka South Sudan hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas, Riek Machar, kaddib markii uu ka baaqday safar uu […]

 
 

Shirkii bilah ahaa ee ururka haweenka ogaadeeniya faraca Edmonton oo si habsami ah u qabsoomay.

Shirkii bilah ahaa ee ururka haweenka ogaadeeniya faraca Edmonton oo si habsami ah u qabsoomay.

Ururka haweenka  ogaadeeniya ee faraciisa Edmonton  ayaa kulan aad loo soo abaabulay ku yeeshay xafiiska jaaliyada ogaadeeniya  ee magaalada Edmonton, Shirkan oo looga arinsanayey hawlaha […]

 
 

Deg Deg Daawo: Wax qabsaday Wasirka Arrimaha Dibada ee Woyanah oo Sweden ka soo dagay

Deg Deg Daawo: Wax qabsaday Wasirka Arrimaha Dibada ee Woyanah oo Sweden ka soo dagay

Sida aad la socotaan waxa baryahan danbe sii badanaysa nacaybka loo qabo masuliyyinta dawlada Itoobiya ee ay kataliyaan Woyanahu: Halkan hoose kadaawo Wasiirka Arimaha Dibada […]

 
 

Watch: Shidane OYSU member of Seattle Washington

Watch: Shidane OYSU member of Seattle Washington

Mohamed Shidane spent most of his life in the Dagahaley refugee camp in Kenya, where he fled with his family after civil war broke out […]

 
 

shir muhiim ah oo lagu qaban doono Seattle Washington

shir muhiim ah oo lagu qaban doono Seattle Washington
 
 

Kabul: Talibaanka Afganistan oo weerar Ismiidaamin ah ku diley tobanaan qof boqolaal kalena dhaawacay

Kabul: Talibaanka Afganistan oo weerar Ismiidaamin ah ku diley tobanaan qof boqolaal kalena dhaawacay

Mid ka mid ah weeraradii ugu xumaa ee sanadkan ka dhaca Afqaanistaan ayaa maanta oo Talaado ah ka dhacay caasimadda Kabul, Weerarka ayaa loo adeegsadey […]

 
 

Taliska Woyaanah oo Kaarkii Ugu dambeeyay Istcmaalya Si Kacdoonka Shacabka u Damiyo.

Taliska Woyaanah oo Kaarkii Ugu dambeeyay Istcmaalya Si Kacdoonka Shacabka u Damiyo.

Warar rasmi ah ooy ONA  heshay ayaa sheegaya in Dawlada Woyanah oo Kaarkii ugu dambeeyay isticmaalaysa si ay kacdoonka shacabka u damiso. Warku waxa u […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay