Archive for: April, 2016

Shir Albaabadu u Xidhanyahay oo Kooxda TPLF Uga Socda Magaalada Maqale.

Shir Albaabadu u Xidhanyahay oo Kooxda TPLF Uga Socda Magaalada Maqale.

Warar aanu ka helay ilo wariyeed lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in u shir albaabadu u xidhanyahay u uga socdo ururka TPLF magaalada Maqale. Shirkan ayaa […]

 
 

Madaxweynaha Somaliya oo Ka Tacsiyeeyay Dhallinyarada Qarraqantay.

Madaxweynaha Somaliya oo Ka Tacsiyeeyay Dhallinyarada Qarraqantay.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyootay badda u dhexaysa dalalka Masar iyo Talyaaniga. Ilaa 400 oo qof oo […]

 
 

Brazil: Baarlamaanka oo u codeeyey in maxkamad lasoo taago Madaxweynaha

Brazil: Baarlamaanka oo u codeeyey in maxkamad lasoo taago Madaxweynaha

Aqalka Hoose (Kongareeska) ee dalka Brazil ayaa Axadii  cod ku ansixiyey mooshin xil ka qaadista iyo maxkamadeynta Madaxweynaha xilka heysa ee Mrs. Dilma Rousseff. Mooshinka […]

 
 

Virtual Demarcation: Poor Excuse for Ethiopia’s 14 years Long Occupation

Virtual Demarcation: Poor Excuse for Ethiopia’s 14 years Long Occupation

By Sophia Tesfamariam,  Many scholars, journalists and lawmakers prefer to label Ethiopia’s occupation of Eritrean territories as being some kind of “stalemate”, “deadlock” etc. in […]

 
 

Shirkii Isbahaysiga PAFD oo si heer sare ah ugu qabsoomay magaalada Edmonton ee dalka Canada.

Shirkii Isbahaysiga  PAFD oo si heer sare ah ugu qabsoomay magaalada Edmonton ee dalka Canada.

Waxaa Shir aad loo soo agaasimay isugu yimid magaalada Edmonton ee dalka Canada  qoomiyadaha ku sbahaysiga shacabka ee xoriyada iyo dimoqraadiyada (PAFD)  ee ka soo […]

 
 

Ilays Tv 18 April 2016 “Barnaamij Xiisabadan Oo uu Soo Diyaariyey Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF”

Ilays Tv 18 April 2016 “Barnaamij Xiisabadan Oo uu Soo Diyaariyey Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF”
 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan wadanka ogadenia. […]

 
 

Ururka OYSU Fariciisa Xagardheere Oo Kulankoodii Bilaha Ahaa Qabsaday.

Ururka OYSU Fariciisa Xagardheere Oo Kulankoodii Bilaha Ahaa Qabsaday.

Maalinnimadii shalay oo Axad ahayd taarikhduna kubeegantahay 17/4/2016 waxaa shir si heersare ah loosoo abaabulay isugu yimid ururka OYSU lantiisa xerada qoxootigee xagadheer, shirkan oo […]

 
 

Sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka TPLF oo baxsaday.

Sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka TPLF oo baxsaday.

War rasmi ah ooy ONA heshay ayaa shegaya in Kornel Malaku oo xubin sare ka ahaa  ururka TPLF isla markaana ka tirsanaa cidanka Woyanah u […]

 
 

Daawo:Kooxda xuquuqda Suxufiyiinta aan Xudduudda Lahayn oo Itoobiya edayn u soo jeediyay.

Daawo:Kooxda xuquuqda Suxufiyiinta aan Xudduudda Lahayn  oo Itoobiya edayn u soo jeediyay.

    Daawo:Kooxda xuquuqda Suxufiyiinta aan Xudduudda Lahayn  oo Itoobiya edayn soo jeediyay. Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaariyay BBC-da oo waraysi la yeelatay  Tsedale Lemma […]

 
 

Ethiopia: Death toll from raid rises to 208, 108 children kidnapped

Ethiopia: Death toll from raid rises to 208, 108 children kidnapped

(Reuters) The death toll from a raid carried out by South Sudanese gunmen in western Ethiopia has risen to 208 people and the assailants kidnapped […]

 
 

Shabakad Ganacsi oo Xaga Internet Ka Ah oo Muqdisho Laga Hirgaliyay.

Shabakad Ganacsi oo Xaga Internet Ka Ah oo Muqdisho Laga Hirgaliyay.

Soomaaliya waxaa kusii xoogaysanaya teknoolajiyada (Internet), waxaana markii teknoolajiyada sii xoogaysataba sii kordhaya inay dadku adeegyadooda si madaxbannaan u qabsadaan. Dhowaan waxaa magaalada Muqdishu laga […]

 
 

Wadamada Shidaalka Soosaara oo Kulan Kuleh Caasimada Dalka Qadar ee DOHA.

Wadamada Shidaalka Soosaara oo Kulan Kuleh Caasimada Dalka Qadar ee DOHA.

Kulan  ay isugu yimaadeen wadammada soo saara shidaalka ooy kaga wadahadlayaan suuragalnimada in la xadido wax soo saarka shidaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu wajahay […]

 
 

Daawo:Hees Aadan Ilmada Ceshan Doonin oo Caawa Laga Sameeyay Masiibadii Bada ee ay Dhalintu Maanta Ku Dhamatay

Daawo:Hees Aadan Ilmada Ceshan Doonin oo Caawa Laga Sameeyay Masiibadii Bada ee ay Dhalintu Maanta Ku Dhamatay

Sidaan Lawada Socono Maanta waxaa Kadhacaday Bada u Dhaxeeya Taliyaaniga iyo Masar Masiibo aad u wayan taas oo aan soomaali Horay u qabsan in kabadan […]

 
 

Deg deg: Daawo Safaarada Gumaysiga Itoobiya waxa ku dhacay shir ay donaysay in ay London ku qabato

Deg deg: Daawo Safaarada Gumaysiga Itoobiya waxa ku dhacay shir ay donaysay in ay London ku qabato

Safaarda Woyanha ee Ingriisa   ayaa shir ay doonaysay in ay ku qabato magaalada  London  laga qabsaday Hallkii shirka oo u ka dibna  dagaal ka […]

 
 

Masuuliyiinta Hogaanka Abaabulka iyo Jaaliyadaha oo shirar Khadka Isgarsiinta ah la yeeshay Jaaliyaadka USA iyo Europo

Masuuliyiinta Hogaanka Abaabulka iyo Jaaliyadaha oo shirar Khadka Isgarsiinta ah la yeeshay Jaaliyaadka  USA iyo Europo

Waxaa Shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay khadka isgaadhsiinta (teleconference) Xalay ku kulmay Guddoomiyeyaasha iyo xidhiidhiyeyaasha Jaaliyadaha Ogadenia ee USA, […]

 
 

Shir lagu xoojinayo hawlaha Halganka oo Mamulki iyo ururada bulshada ku qabteen Stockholm Sweden

Shir lagu xoojinayo hawlaha Halganka oo Mamulki iyo ururada bulshada ku qabteen Stockholm Sweden

Shir muhiim ah oo lagu dardargalinyo hawlaha halganka ayaa maalintii shalay lagu qabtay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm Shirkan waxaa soo abaabulay maamulka sare ee […]

 
 

Wasaarada arrimaha dibada ee Marykanka oo Itoobiya ku edaysay arrimaha xaquuqal insaaka.

Wasaarada arrimaha dibada ee Marykanka oo Itoobiya ku edaysay arrimaha xaquuqal insaaka.

Warbxin ay soo saartay wasaarda arrimaha dibada ee Maraykanu ayay ku sheegatay in ay dawlada Itoobiya aysan ilaalinin xaquuqda Ibna aadmka ee shacbka Itoobiya. Warbixintan […]

 
 

Xasuuq ba’an oo ka dhacay gobolka Gambella,

Xasuuq ba’an oo ka dhacay gobolka Gambella,

Wararka ka imanay gobolka Gambella ayaa sheegaya in maalintii Jimcaha ahay ay dablayd  hubaysani weerar ku soo qaadeen magaalada Jakawa oo ka tirsan gobolka Gambella. […]

 
 

Cairo: Shacabka oo ka Mudaharaaday Jasiiradihii Al Sisi ku wareejiyey Sacuudiga

Cairo: Shacabka oo ka Mudaharaaday Jasiiradihii Al Sisi ku wareejiyey Sacuudiga

Kumanaan mudahaaradayaal ah ayaa Jimcihii shalay iyo xalay isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada Qaahira ee Caasimada dalka Masar. Shacabka ayaa ka mudaharaadayey go’aankii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay