Archive for: May, 2016

Deg Deg: Ciidamada dowladda Soomaliya oo qabtay Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay

Deg Deg: Ciidamada dowladda Soomaliya oo qabtay Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay

Ciidmada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaranyihiin hub iyo walxaha qarxa, kaas oo ay ciidamadu sheegeen in la doonayay in lagu qalqalgaliyo amaanka […]

 
 

Maqaal: Hurgumada Gumaysiga iyo Halganka JWXO (Qaybta 1)

Maqaal: Hurgumada Gumaysiga iyo Halganka JWXO (Qaybta 1)

Maqaal: Hurgumada Gumaysiga iyo Halganka JWXO (Qaybta 1) Marka kobad waxaa mahad iska leh Allaah (SW) Nabigeeni Muxamedna naxariis iyo nabad galiyo kor kiisa ha […]

 
 

Daawo: Waraysi Lalayeeshay Ku Xigeenka Hoggaanka Arrimaha Jaaliyadaha ee Ogadeniya.

Daawo: Waraysi Lalayeeshay Ku Xigeenka Hoggaanka Arrimaha Jaaliyadaha ee Ogadeniya.

Waxaa dhawaan kormeer shaqo kutagay wadanka Koonfur Africa Gudoomiye Kuxigenka Hogaanka Abaabulka & Arimaha Jaaliyaadka Somalida Ogadenya Naftiihure Maxamad Rashiid. Hadaba waxaad hoos ka daawataan […]

 
 

Imtixaankii Jaamacadaha Itoobiya Oo Dariishada Laga Tuuray Iyo Rabshado Dhacay.

Imtixaankii Jaamacadaha Itoobiya Oo Dariishada Laga Tuuray Iyo Rabshado Dhacay.

Wararka aan kahelayno wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta daaqada laga tuuray imtixaankii jaamacadaha wadanka Ethiopia, warkan oo goordhaw soogaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa […]

 
 

Waa maxay ujeedada ETHIOPIA ka leedahay Somalia iyo Joogista ciidankeeda??.

Waa maxay ujeedada ETHIOPIA ka leedahay Somalia iyo Joogista ciidankeeda??.

Marka su’aasha kor ku xusan oo kale lagu weydiiyo kolay waxa kugu soo dhacaya waxyaabo aad ufaro badan oo taabanaya xaqiiqada jirta ee Ethiopia ka […]

 
 

Dhagayso: Wariye Ka Waramaya Mawaadin Soomali Ah oo Nin Tigre Ah Gurigiisii Kadhacay.

Dhagayso: Wariye Ka Waramaya Mawaadin Soomali Ah oo Nin Tigre Ah Gurigiisii Kadhacay.

Warbixinta hoose waxaa laga diyaariyay dhacdo aad u xanuun badan oo kusaabsan nin muwaadin Somali ah oo gurigiisii uu xoog kaga qaatay nin Tigre ah. […]

 
 

Eedeysanayaashii Qaraxii DAALLO Airlines oo Laxukumay.

Eedeysanayaashii Qaraxii DAALLO Airlines oo Laxukumay.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Xukunno kala duwan ku riday dadkii loo haystay qaraxii diyaaradii Daallo Airlines ee 02-dii bishii Febraayo ee Sanadkan […]

 
 

ELECTRICITY WENT OFF IN SOUTH KOREAN PRESIDENT’S HOTEL IN ETHIOPIA.

ELECTRICITY WENT OFF IN SOUTH KOREAN PRESIDENT’S HOTEL IN ETHIOPIA.

By The Korean Times There was a short power blackout at the hotel in Ethiopia where South Korean President Park Geun-hye was staying during her […]

 
 

Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Finland oo ka qayb gashay bandhig aad uwayn oo layidhaahdo The World Village Festival.

Jaaliyada Soomalida Ogadeniya ee Finland oo ka qayb gashay bandhig aad uwayn oo layidhaahdo The World Village Festival.

Magaalada Helsinki ee caasimada wadanka Finland waxaa maalinimadii sabtida ooy taariikhdu tahay 27/5/2016 kafurmay bandhig aad uwayn oo layidhaahdo The World Village Festival kaasoo sanad […]

 
 

Deg deg Hordhac :Shir lagu xusayo Xasuuqa ay TPLF u gasatay shacabka Sidamada oy si wada jir ah u soo qaban qabiyeen ururada ku bahoobay PAFD

Deg deg Hordhac :Shir lagu xusayo Xasuuqa ay TPLF u gasatay shacabka Sidamada oy si wada jir ah u soo qaban qabiyeen ururada ku bahoobay PAFD

Shir si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa galabta waxaa ka furmay magaalada London ee Cariga Ingriiska shirkan ayaa lagu xusayo xasuuqa u Tigregu […]

 
 

Dagaal Culus oo Dulishe Kadhacay Ciidanka Cadawgana Lagu Naafeeyay.

Dagaal Culus oo Dulishe Kadhacay Ciidanka Cadawgana Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal culus oo ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu Naafeeyay. warkan oo aan kahelay wariyaha Wakaalada […]

 
 

Ginbot 20 oo Noqotay Maalinta Guuldarada Shucuubta Itoobiya.

Ginbot 20 oo Noqotay Maalinta Guuldarada Shucuubta Itoobiya.

Shucuubta ku hoosnool taliska wayaanaha ee ku caan baxay cadaadiska shucuubta uu gumaysto ayaa si qasab ah u xusay maalinta loogu magac daray maalinta cadaalada […]

 
 

Ilays Tv 30 May 2016 “Waraysiyo Xiisabadanb iyo Suugaan Halgameed + Warar”.

Ilays Tv 30 May 2016 “Waraysiyo Xiisabadanb iyo Suugaan Halgameed + Warar”.

Waxaad Halkan kadaawataa Barnaamijyadii kala duwanee ee ILAYS TV oo ay kamid yihiin waraysi Gudoomiye kuxigeenka Hogaanka abaabulka iyo arimaha Jaaliyaadka JWXO, Qaybtii 2-aad waraysigii […]

 
 

Madaxwaynaha maamulka Khaatumo oo sheegay in kalfadhiga danbe ee maamulkiisa Laascaanood lagu qabandoo.

Madaxwaynaha maamulka Khaatumo oo sheegay in kalfadhiga danbe ee maamulkiisa Laascaanood lagu qabandoo.

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo mudane Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa ku goodiyay in kalfadhiga soosocda ee maamulkiisa uu ku rajo waynyahay in lagu qaban doono xarunta […]

 
 

Mudaaharaad Islaamka Kadhan Ah oo Melbourne Kadhacay & Rabshado Kadhashay.

Mudaaharaad Islaamka Kadhan Ah oo Melbourne Kadhacay & Rabshado Kadhashay.

Banaanbax uu soo qaban qaabiyey ururka cunsuriga ah ee Australia ee loo yaqaan United Patriots Front (UPF) ayaa Sabtidii isu bedalay gacan kahadal, kadib markii […]

 
 

QM oo Sheegtay In 7-boqol oo Muhaajiriin Ah Badda Ku Dhinteen Sadex Bari Gudahood.

QM oo Sheegtay In 7-boqol oo Muhaajiriin Ah Badda Ku Dhinteen Sadex Bari Gudahood.

Qaramada Midoobay (QM), ayaa sheegtay inay rumeysan tahay in saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay tiro ka badan 7 boqol oo muhaajirin (Tahriibayaal ah) iyo qaxooti […]

 
 

Shirkii Ururka Haweenka Ogadenya oo Lagu Qabtay Xarunta Jaaliyada Denmark ee Copenhagen.

Shirkii Ururka Haweenka Ogadenya oo Lagu Qabtay Xarunta Jaaliyada Denmark ee Copenhagen.

Shir heer sare ah ooy si wada jir ah u qabteen Gudoomiyaha haweenka Reer ogadenia iyo Gudoomiyaha haweenka ee qaarada oo ka dhacay xarunta Jaaliyada […]

 
 

Xubnaha Jaaliyadda, S.Ogaden Norway oo Shir-qabatay bilaha ahaa Qabatay

Xubnaha Jaaliyadda, S.Ogaden  Norway oo Shir-qabatay bilaha ahaa Qabatay

28 May 2016 ka. ayaa waxaa Shir si heer-sare ah loo soo agaasimay isugu yimid Xubnaha Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Wadanka Norway.Shirkan oo ka dhacay […]

 
 

R/Wasaaraha Itobiya oo Amar ku bixiyay in Mudanayaasha loosoo xulayo Baarlamaanka Somaliya lagala tasahado Safaaradda Itobiya ay ku leedahay Somaliya.

R/Wasaaraha Itobiya oo Amar ku bixiyay in Mudanayaasha loosoo xulayo Baarlamaanka Somaliya lagala tasahado Safaaradda Itobiya ay  ku leedahay Somaliya.

Shabadda Caasimada online oo kasoo baxda Muqdishu ayaa soo qortay warqad sir ah oo Gudoomiyeha Baarlamaanka Federaalka Somaliya uu soo gaadhsiiyay Jeneraal Gabre. Warqaddan ayaa […]

 
 

Daawo: Kacdoonkii Oromada Oo Mar Kale Dib Uqarxay.

Daawo: Kacdoonkii Oromada Oo Mar Kale Dib Uqarxay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay cirka isku shareereen kacdoonkii shacabka Oromadu ay kaga soo horjeedeen xukunka qalafsan ee wayaanaha. Sida […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay