Archive for: May, 2016

Shir Aad iyo aad u balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Umadda Ee Magaalada sanca – Yemen

Shir Aad iyo aad u balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Umadda Ee Magaalada sanca – Yemen

Jaaliyada Umadda reer Ogadeniya ee dalka Yemen ayaa maanta ku qabatay Shir aad u balaadhan guriga umadda shirkaasoo lagu abaabulayay shacabwaynaha ku sugan wadanka Yemen, […]

 
 

Deg deg: Daawo Safaarada Gumaysiga Itoobiya waxa ku dhacay shir ay donaysay in ay Las Vegas ku qabato

Deg deg: Daawo Safaarada Gumaysiga Itoobiya waxa ku dhacay shir ay donaysay in ay Las Vegas ku qabato

Safaarda Woyanha ee Marykanka  ayaa shir ay doonaysay in ay ku qabato magaalada  Las Vegas  laga qabsaday Hallkii shirka. Dadkii gadoodsanaa ee hallka shirka ka […]

 
 

Jaaliyada S.ogadenia Ee Sucuudiga Oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Jaaliyada S.ogadenia Ee Sucuudiga Oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 6/5/16 waxaa Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu yimid jaaliyada S.ogadenia ee kudhaqan wadanka sucuudiga. Kulankan oo kadhacay magaalada […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cbdulahi Barbaraawi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cbdulahi Barbaraawi.

Waxaad hoos ka daawataan Muxaadaro aad u qiimo badan oon idiin soo xullay. Muxaadaradan ayaa ciiwaankeedu yahay * Dhaqamo Ay Waajib Tahay In La Iska […]

 
 

Ururka OYSU Faraciisa Wadanka lEritrean oo Kulan Heer Sare Ah U Qabsoomay.

Ururka OYSU Faraciisa Wadanka lEritrean oo Kulan Heer Sare Ah U Qabsoomay.

Markii ay Taariikhdu ahayd 05-05.2016, waxaa ka dhacay magaalada musawac ee dalka Eritrea shir ay si heer sare ah u soo agaasimeen ururka midawga dhalinta […]

 
 

Daawo: Waraysi u Ilays TV la yeeshay Mr. Denboba Netie oo Katirsan Guddiga Fulinta ee Isbahaysiga PAFD

Daawo: Waraysi u Ilays TV la yeeshay Mr. Denboba Netie oo Katirsan Guddiga Fulinta ee Isbahaysiga PAFD

TV-ga Qaranka Somalida Ogadenya ayaa waraysi meelo badan taabanaya la yeeshay Mr. Denboba Netie oo ka tirsan Guddiga Fulinta ee Isbahaysiga PAFD. Hadaba waxaad waraysigan hoose […]

 
 

Raysul-Wasaaraha Turkiga Axmad Daa’uud-Oglo oo Lagu Wado In uu Is-casilo.

Raysul-Wasaaraha Turkiga Axmad Daa’uud-Oglo oo Lagu Wado In uu Is-casilo.

Mudane Axmad Daa’uud-Oglo, Raysul-wasaaraha dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu xilka iskaga dego kadib markii lasheegay inay meelo badan ku kala aragti duwanaadeen Madaxweynaha […]

 
 

Interview with Ambassador Herman J. Cohen, former Assistant Secretary of State for African Affairs

Interview with Ambassador Herman J. Cohen, former Assistant Secretary of State for African Affairs

By: Kabir K. Gandhi May 5 (APJ)–Earlier this month the Africa Policy Journal sat down with Herman J. Cohen, a former U.S. ambassador to several […]

 
 

Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo Wada Olole Lagu Xoojinayo Haweenka.

Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo Wada Olole Lagu Xoojinayo Haweenka.

Xubno kasocda Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliya ooy Hoggaamineyso Guddoomiyaha Ururka haweenka Qaranka, Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa muddooyinkan ku sugnaa Magaaladda Jowhar ee Gobolka Shabeellada […]

 
 

Ogaysiis Muhiim ah oo ku socda Shacabka Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Magaalooyinka Johannesburg iyo Pretoria

Ogaysiis Muhiim ah oo ku socda Shacabka Soomaaliyeed ee Ku dhaqan  Magaalooyinka Johannesburg iyo Pretoria

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Magaalada Johannesburg iyo Pretoria waxaa lagu wargalinyaa in Maalinta Sabda Habeenka Axadu soo galaysay bishuna ku […]

 
 

Kala Doorashada Inaad u Adkaysato Dhibka Xoriyadda iyo Inaad ku Waarto Gunnimo – Noora Afgaab

Kala Doorashada Inaad u Adkaysato Dhibka Xoriyadda iyo Inaad ku Waarto Gunnimo – Noora Afgaab

Nolosha waa shayga ugu qaalisan uu Ilaahay siiyay noolaha, sidaa daraadeed ayuu Ilaahay baray noole kasta habkuu ku difaaci lahaa noloshiisa hadii lasoo weeraro. Xayawaanka […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Dad Shacab Ah Ogadenia Kudhibaateeyay.

Ciidanka Gumaysiga oo Dad Shacab Ah Ogadenia Kudhibaateeyay.

wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan wadanka ogadenia. […]

 
 

Amin Caamir oo Sawir-Gacmeed Cajiib Ah Kasameeyay Xildhibaan Faarax C/qaadir & Kashifaad Horleh.

Amin Caamir oo Sawir-Gacmeed Cajiib Ah Kasameeyay Xildhibaan Faarax C/qaadir & Kashifaad Horleh.

Sawir-gacmeedkaani ayaa waxaa lagu miisaaliyay Xildhibaan Faarax C/qaadir oo u diyaar garoobaaya noqoshada Madaxweynaha Somalia ee dabayaaqada sanada 2016-ka. Xildhibaan Faarax C/qaadir oo saaxiib dhow la […]

 
 

Daawo: Ciidamada Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Rasaas Kufuray.

Daawo: Ciidamada Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Rasaas Kufuray.

Waxaan muuqaalkan hoose idiinku soo gudbinaynaa Ciidamada Woyaanaha oo dad shacab ah rasaas ooga uga qaaday iyadoon lookala meel dayin. Hadaba daawasho wacan.

 
 

Eritrea: Successful efforts to nurture competent youth

Eritrea: Successful efforts to nurture competent youth

The Deputy Commander of the National Service Training Center, Sawa, L/Colonel Temesgen Samuel said that the efforts made to nurture competent youth in all aspects […]

 
 

Turkiga oo Ku Dhawaaqay Inay Muwaadiniinta Yurub Visa La’aan Soogali Karaan Wadankiisa.

epa00551282 Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan makes his speech under Turkish and EU flags during a dinner "iftar" that ends the fasting for Muslims during Ramadan, in Istanbul on Wednesday, 12 October 2005. German Chancellor Schroeder arrived here today to be the first non-Muslim politician to attend a breaking fast dinner by invitation of Erdogan.  EPA/TOLGA BOZOGLU

Turkiga ayaa ku dhawaaqay inay bilowday in dalkeeda u fasaxdo inay Visa (VISUM) la´aan imaan karaan muwaadiniinta u dhalatay dalalka Midowga Yurub ee EU, go´aankan […]

 
 

Dab Xoog Leh oo Qabsaday Miyiga Gobolka Alberta ee Dalka Canada.

Dab Xoog Leh oo Qabsaday Miyiga Gobolka Alberta ee Dalka Canada.

Ku dhawaad 80.000 qof oo deganaa magaalada Fort McMurray ee gobalka Alberta ee dalka Canada ayaa la daad gureeyey kadib dab xoogleh oo maalmihii lasoo […]

 
 

Abyssinia the Black Sheep in the African Family by Prof. Mohamed Hassan(Watch)

Abyssinia the Black Sheep in the African Family by Prof. Mohamed Hassan(Watch)

Boston May 03, 2016. Prof. Mohamed Hassan Lectured about the history of the Abyssinian and their colonization of modern day of Ethiopia, he will compare and contrast the […]

 
 

SHIRKA G.FULINTA JOKA iyo MASUUL SARE OO KA TIRSAN G.FULINTA MUDANE MAXAMED RASHIID OO KA DHACAY XARUNTA JOKA PRETORIA

SHIRKA G.FULINTA JOKA iyo MASUUL SARE OO KA TIRSAN G.FULINTA MUDANE MAXAMED RASHIID OO KA DHACAY XARUNTA JOKA PRETORIA

Shir ay G.Fulinta JOKA iyo masuul sare oo G.Fulinta JWXO ka tirsan ahna ku Xigeenka Hogaanka Arimaha Jaaliyaadka ayaa ku qabsoomay xafiiska JOKA ee Pretoria. […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub Abdifatah Jarmal iyo Ayaan Halgan 2016

Daawo: Dhaanto Cusub Abdifatah Jarmal iyo Ayaan Halgan 2016

Kooxda Danab ee Xidigaha Bariga Africa ayaa kaan ku ah suugaan halgameedka shacab Somalida Ogadenya. Hadaba hiistan hoose nala daawada iyo labada fanaan ee aadka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay