Archive for: May, 2016

Hawl-Wadeenada Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Yeeshay Kulan Muhiim Ah.

Hawl-Wadeenada Hogaanka Warfaafinta JWXO oo Yeeshay Kulan Muhiim Ah.

Masuuliyiinta waax-yaha kala duwan ee Hogaanka Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa maanta yeeshay kulan siwayn loogaga dooday Hawlaha culus ee u yaala Hogaanka. […]

 
 

4 Sarkaal oo Ka Tirsanaa Sirdoonka Woyaanaha oo Lalaayay.

4 Sarkaal oo Ka Tirsanaa Sirdoonka Woyaanaha oo Lalaayay.

War deg deg ah oo lagu shaaciyay shabakada Ayyaantuu.com ayaa sheegaya in uu kacdoonkii shacabka ee Itoobiya kasocday uu waji horleh yeeshay. Intuu kacdoonka shacabku bilaabmay […]

 
 

Dowladaha Canada Iyo Austaralia oo Muwaadiniintooda Uga Digay Aaditaanka Itoobiya.

Dowladaha Canada Iyo Austaralia oo Muwaadiniintooda Uga Digay Aaditaanka Itoobiya.

Dowladaha Canada iyo Austaralia oo muwaadiniintooda uga digay in ay u safraan wadanka Itoobiya. Labadan dowladood oo kamid dalalka ay muwaadiniin toodu aad u aadaan […]

 
 

Daawo: Warbixin Sheegaysa Inaysan Somaliya Nabadi Ka Dhalanaynin Itoobiya oon Laga Saarin.

Daawo: Warbixin Sheegaysa Inaysan Somaliya Nabadi Ka Dhalanaynin Itoobiya oon Laga Saarin.

Baryahan dambe waxay ummada Soomaliyeed meel kastaba ha joogtee fahantay cadawtinimda Itoobiya iyo in aysan Itoobiya wadin dan Soomaliyeed. Waxaa sii kordhaya dareenka wadanimnimo kaasoo […]

 
 

Ethiopia: Endless Injustices against Oromo Nation in the Name of Law Enforcement

Ethiopia: Endless Injustices against Oromo Nation in the Name of Law Enforcement

HRLHA Press  Release May 3, 2016 The Human Rights League of the Horn of Africa (HRLHA) strongly condemns the TPLF/EPRDF Government’s endless manipulations of the […]

 
 

Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo lag wado inay bishan Booqasho ku tagaan Soomaaliya

Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo lag wado inay bishan Booqasho ku tagaan Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa wadaa inay ku tagaan Somalia socdaal bishan lagu jiro ee May, si ay u Taageeraan Doorashada lagu wado […]

 
 

Syria: Dagaal xoogleh oo weli ka socda Aleppo & shacab badan oo la xasuuqay

Syria: Dagaal xoogleh oo weli ka socda Aleppo & shacab badan oo la xasuuqay

Xaalada magaalada labaad ee dalkaasi Siiriya Aleppo oo maalmihii lasoo dhaafay dagaalada ka socda ay sii xoogeysteen ayaa laga dayrinayaa, xili lagu guuleysan waayey in […]

 
 

Daawo: Hees cusub oo loo sameeyay Shidaalka Ogadenya oo la magac baxday Yur-Dhaha & Fanaan Abdi Baadil.

Daawo: Hees cusub oo loo sameeyay Shidaalka Ogadenya oo la magac baxday Yur-Dhaha & Fanaan Abdi Baadil.

Waxaad hoos ka daawataan Heestii Yur dhaha ee shidaalka Ogaadeenya iyo faanaan Abdi Baadil. Heestan waxaa curiyay oo midheheeda iska leh Abwaan Kaldeeq Muuse ee daawasho […]

 
 

Daawo: 6 Malyun oo caruur Itoobiyan ah oo Macaluul ba’ani hayso.

Daawo:  6 Malyun oo caruur Itoobiyan ah oo Macaluul ba’ani hayso.

Haydaha aduunka u qaabilsan gargaarka ayaa sheegay in dad tiradoodu ay gaadhayaan in ka badan  20 Malyuun oo Itoobiyan ahi ay  macalululi hayso sanadkan 2016ka. […]

 
 

Dawlada Ingiriiska oo Somaliya Ciidamo u Dirtay Si Ay Gacan Usiiyaan Ciidamada AMISOM.

Dawlada Ingiriiska oo Somaliya Ciidamo u Dirtay Si Ay Gacan Usiiyaan Ciidamada AMISOM.

Qayb  hordhac ah oo ka tirsan ciidamo Ingiriis (British) ah ayaa la sheegayaa in lageeyey dalka Soomaliya. Ciidankan ayaa taageeri doona sida laga soo xigtay dawlada […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Ciidanka Gumaysiga Lagu Naafeeyay.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia Oo Ciidanka Gumaysiga Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa ka warbixinaya dagaaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Gumaysiga Itoobiya loogu awood sheegtay. Warkan oon kahelay Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia […]

 
 

Ciidanka Amniga ee Dalka Ciraaq Ayaa Lawareegay Xarunta Baarlamaanku uu Ku Leeyahay Magaalada Baqdaad.

Ciidanka Amniga ee Dalka Ciraaq Ayaa Lawareegay Xarunta Baarlamaanku uu Ku Leeyahay Magaalada Baqdaad.

Ciidanka Amaanka ee wadanka Ciraaq ayaa lawareegay Xarunta Baarlamaanka ooy Sabtidii xoog ku galeen kumanaan taageerayaasha Wadaadka Shiicada ah ee Muqtada Al-Sadar kuwaasi oo muddo […]

 
 

Deg Deg: Ra’isul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo wadanka Germany deg deg loogu soo qaaday.

Deg Deg: Ra’isul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo wadanka Germany deg deg loogu soo qaaday.

War rasmi ah oo hadda warqabadka ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in Ra’isul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn in  wadanka Germany si deg deg loogu soo […]

 
 

Daawo:Wareysi u Ilays TV la yeelatay Gudoomiyaha Hoggaanka Arimaha Dibada ee JWXO Mudane Cabdiraxmaan Sh. Mahdi

Daawo:Wareysi u Ilays TV la yeelatay Gudoomiyaha Hoggaanka Arimaha Dibada ee JWXO Mudane Cabdiraxmaan Sh. Mahdi
 
 

Hungry and Frightened: Famine in Ethiopia 2016

Hungry and Frightened: Famine in Ethiopia 2016

  by GRAHAM PEEBLES Millions of the poorest, most vulnerable people in Ethiopia are once again at risk of starvation. Elderly men and women, weak […]

 
 

Dowlada Maraykanka Oo Kawalaacsan Go’aanka Itoobiya Ee Siyaasiyiinta.

Dowlada Maraykanka Oo Kawalaacsan Go’aanka Itoobiya Ee Siyaasiyiinta.

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Wasaarada Arimaha Dibada ee maraykanka ayaa lagu cambaareeyay guud ahaan dhaqamada dimuqraadiyada lidiga ku ah ee xukuumada Itoobiya […]

 
 

Wadahadalada colaadda Yemen oo billowday

Wadahadalada colaadda Yemen oo billowday

Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yemen ayaa yeeshay wadahadaladoodii ugu horeeyay Isaragan ayaa ah fool ka fool ah ay u wada xaajoonayaan dhinacyada ishaya. Ujeedaduna waa […]

 
 

Baarlamaanka Soomaliya oo diiday in muddo lagu kordhiyo Xilliga loo Qorsheeyay inay Doorashadu Dhacdo

Baarlamaanka Soomaliya oo diiday in muddo lagu kordhiyo Xilliga loo Qorsheeyay inay Doorashadu Dhacdo

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhuftay in muddo laba bilood ah lagu kordhiyo xilliga ay dhacayso doorashada sannadkan 2016-ka la filayo inay dalka ka dhacdo, […]

 
 

Ururka OYSU Faraca Minnesota oo Wacyigalin Baladhan Manta ka Samayay Gobolka Minnesota.

Ururka OYSU Faraca Minnesota oo Wacyigalin Baladhan Manta ka Samayay Gobolka Minnesota.

Manta oo ahayd Sabti May 1 2016, ayay ururka dhalinyarada OYSU fariciisa Minnesota ay qabteen barnaamij wacyi galin ah oo ay ku wacyigalinayeen dadka u […]

 
 

Xaflad lagu soo dhaweenayey Halganto Bishaaro Wacdi oo ka dhacday Jaamacada UM Boston

Xaflad lagu soo dhaweenayey Halganto  Bishaaro Wacdi oo ka dhacday Jaamacada UM Boston

Xaflad ay qabatey jahliyda S/Ogadenia oo lagu soo dhaweenayey Halganto  Bishaaro Wacdi oo ka dhacday Jaamacada UM Boston Boston (May 01, 2016) Magaalda Boston ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay