Archive for: May, 2016

Daawo:Mudane Maxamed Rashiid oo si diiran South Africa loogu soo dhaweeyay

Daawo:Mudane Maxamed Rashiid oo si diiran South Africa loogu soo dhaweeyay

Waxaa wadanka Koonfur Afrika si nabad ah kugaadhay Mudane kamid ah masuuliyiinta Golaha dhexe ee JWXO Mudane Maxamed Rashiid Sh Abdulaahi oo G/xigeeynka Hogaanka Abaabulka […]

 
 

Shir balaadhan oo lagu taageeryayo Jabhadaha dhawaan ku midoobay PAFD laguna qabtay Greater Manchester UK.

Shir balaadhan oo lagu taageeryayo Jabhadaha dhawaan ku midoobay PAFD laguna qabtay Greater Manchester UK.

Waxaa maalintii shalay ahayd oo ay taariikhdu ku beegneed 30/04/2016 Isugu yimid shir balaadhan oo si heer sare ah loosoo abaabulay Jaaliyada Somalida Ogadenia ee […]

 
 

Shirkii Jaaliyaada wadanka Sweden iyo Hogaanka arimaha dibada JWXO Dr Abdirahman maadeey oo jawi farxadleh ku soo dhamaaday.

Shirkii Jaaliyaada wadanka Sweden iyo Hogaanka arimaha dibada JWXO  Dr Abdirahman maadeey oo jawi farxadleh ku soo dhamaaday.

Waxaa maalmahan arimo shaqo ku joogay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm hogaanka arimaha dibade ee jabhada wadaniga xoreynta ogadenia mudane abdirahman sheik mahdi. Hogaanka ayaa […]

 
 

War deg deg ah Shirkii xubnaha jaaliyada Ogadenia Ee Sweden iyo Hogaanka arimaha dibada Dr Madeey oo furmay

War deg deg ah Shirkii xubnaha jaaliyada Ogadenia Ee Sweden iyo Hogaanka arimaha dibada Dr Madeey oo furmay

Warbixin iyo sawiro hordhac u ah shirkii Hogaanka arimaha dibada ONLF iyo Xubnaha jaaliyada ogadenia oo furmay ugu horeen waxaa sidii caadaad inoo aheed lagu […]

 
 

Daawo:Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV.

Daawo:Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV.

Waxaad halkan kadaawataa Barnaamijyadii ugu dambeeyay ee ILAYS TV oo ay kamid yihiin Barnaamij aad u xiisa badan oo kusaabsan Hardanka Wabiga Nile Barnaamij Gaara […]

 
 

Suxufiyiinta Aan Xuduuda Lahayn oo Warbixin Dheer Soosaaray Itoobiyana Ku Cambaareeyay.

Suxufiyiinta Aan Xuduuda Lahayn oo Warbixin Dheer Soosaaray Itoobiyana Ku Cambaareeyay.

Shalay oo Sabti ahayd waxaa warbixin dheer soo saaray Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduuda Lahayn ee Aduunka, Ururka ayaa warbixintiisa kuxusay wadamada aan saxaafada tixgalinin iyo […]

 
 

Daawo: Gabay Aad U Murti Badan & Naftiihure/Abwaan Cabdijabar Indhacade.

Daawo: Gabay Aad U Murti Badan & Naftiihure/Abwaan Cabdijabar Indhacade.

Waxaan akhristeyaasha sharafta badan ee ONA u haynaa Gabay aad u qiimo badan oo ciiwaankiisu yahay * Caynba Cayn*. Gabay ayaa waxaa allifay Naftiihure Abwaan […]

 
 

Shirkii Faraca Midnimo Dhagaxlay Oo Nabad Ku Dhamaaday.

Shirkii Faraca Midnimo Dhagaxlay Oo Nabad Ku Dhamaaday.

Maanta oo sabti ahayd taariikhduna ay kubeeg nayd 30/4/16 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Faraca Midnimo ee […]

 
 

70 Tahriibayaal Ah oo Ku Dhintay Badda Liibiya.

70 Tahriibayaal Ah oo Ku Dhintay Badda Liibiya.

Ugu yaraan todobaatan tahriibayaal ah ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen badda Liibiya, xilli ay doonayeen in ay gaadhaan qaaradda Yurub.¬†Warbaahinta wadanka Talyaaniga oo […]

 
 

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo Baarlamaanka Ka Codsaday Ansixinta Hanaanka Doorasho ee 2016.

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo Baarlamaanka Ka Codsaday Ansixinta Hanaanka Doorasho ee 2016.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid, ayaa u gudbiyey Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Hannaanka guud ee Geeddi Socodka Doorashada 2016. Ra’iisul Wasaare Cumar oo Khudbad […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay