Archive for: May, 2016

Qoomiyada Konso oo Kamid Noqotay Qoomiyadaha Kukacsan Wayaanaha.

Qoomiyada Konso oo Kamid Noqotay Qoomiyadaha Kukacsan Wayaanaha.

Wararka aan kahelayno caasimada gumaysiga Ethiopia ee Adis-ababa ayaa sheegaya in ay kacdoon aad u wayn bilaabeen dadwaynaha kasoo jeeda qoomiyada Konso oo dagta Gobolka […]

 
 

Dowlada UK oo cadaadis Saartay Taliska Ethiopia.

Dowlada UK oo cadaadis Saartay Taliska Ethiopia.

Wasaarada Arrimaha Dibada Dalka UK ayaa horey u sheegtay inay kulamo la qaateen madaxda Ethiopia kulamadaas oo cadaadis lagu saarayo taliska Woyanaha waxaa heerar kala […]

 
 

TPLF Power Struggles, ESAT Reports ETHIOPIA’S NISS Deputy Esayas Sacked.

TPLF Power Struggles, ESAT Reports ETHIOPIA’S NISS Deputy Esayas Sacked.

By DeBirhan The Diaspora based Ethiopian Satellite Television (ESAT) has reported that the Deputy Director of Ethiopian National Intelligence and Security Service (NISS), Esayas Woldegiorgis, […]

 
 

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Somalia ooy Kujiraan Puntland & Somaliland.

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Somalia ooy Kujiraan Puntland & Somaliland.

Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa uga digtay Muwaadiniinta Mareykanka ah inay booqdaan Waddanka Soomaaliya sababo ay ku xustay hanjabaado dhanka Ammaanka ah oo ka imaanaya […]

 
 

Ururka Dhaalibaan oo Doortay Hogaamiye Cusub.

Ururka Dhaalibaan oo Doortay Hogaamiye Cusub.

Ururka Dhaalibaan Afghanistan, ayaa sheegaya inay magacaawdeen hoggaamiye cusub, maalmo kaddib markii Mullah Akhtar Mansour ay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ku dileen Pakistan. Afhayeen […]

 
 

Daawo: Banaanbax KadhanAh Trump oo Ka Dhacay New Mexico.

Daawo: Banaanbax KadhanAh Trump oo Ka Dhacay New Mexico.

Murashaxa u tartamaya xilka Madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump oo booqasho ku tagay gobalka New Mexico ayaa halkaasi kala kulmay banaanbaxyo looga soo horjeedo oo […]

 
 

Mudane Maxamed Rashiid oo Maanta Kadhoofay S.africa.

Mudane Maxamed Rashiid oo Maanta Kadhoofay S.africa.

Waxaa maanta oo Arbaco ah wadanka S.africa ka amba baxay kuxigeenka hogaanka Abaabulka iyo arimaha Jaaliyadaha JWXO mudane maxamad Rashiid Sh Cabdulaahi oo mudooyinkii ugu […]

 
 

President Isaias’ Silver Jubilee Independence Day Speech.

President Isaias’ Silver Jubilee Independence Day Speech.

Dear Participants, Allow me to congratulate the people of Eritrea everywhere as well as the friends who stood on the side of, and extended their […]

 
 

Faallo:14 Safiir oo hal mar fiilo u gashay Madaxtooyada Eriteria iyo waxay soo mareen dib u xasuusta! By: Xaaji M/Rashiid

Faallo:14 Safiir oo hal mar fiilo u gashay Madaxtooyada Eriteria iyo waxay soo mareen dib u xasuusta! By: Xaaji M/Rashiid

Sooyaalka taariikhdu waa macalinka dhabta ah ee ka dhaxeeya Bani’aadamka isla markaana ay cid waliba fahmayso luqada uu ku hadlayo isagoon tarjumaan u baahanin. Halganka […]

 
 

Daawo:Hordhaca waraysi aad u xiisa badan oo ILAYS TV layeeshay siyaasiga caanka ah ee Awliyo.

Daawo:Hordhaca waraysi aad u xiisa badan oo ILAYS TV layeeshay siyaasiga caanka ah ee Awliyo.

Waxaad halkan kadaawataa Hordhaca waraysi aad u xiisa badan oo siyaasiga Maxamed Xuseen Awliyo uu siiyay ILAYS TV, Awliyo waxaa uu xilal kala duwan kasoo […]

 
 

Armed Group Free Prisoners In Konso, Ethiopia

Armed Group Free Prisoners In Konso, Ethiopia

Three months after Konso, an area of over 250,000 people in Southern Ethiopia, was rocked by protests and many protesters were detained, an unknown armed […]

 
 

Shirweynaha Istanbul oo lasoo gebagabeynayo

Shirweynaha Istanbul oo lasoo gebagabeynayo

Hogaamiyayaasha caalamka, madaxda qaramada midoobay, wakiilada deeqbixiyayaasha iyo hay’adaha gargaarka kuwa caalamiga ah iyo kuwo aan dowliga ahayn, ayaa u fadhiyay shir laba maalmood ah. […]

 
 

Oday Dhaqameed Caan Ah oo Jigjiga Hawaarintu Ku Dileen.

Oday Dhaqameed Caan Ah oo Jigjiga Hawaarintu Ku Dileen.

War lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhay wadanka Ogadenya gaar ahaan magaalada Jigjiga ayaa tibaaxaya in nin waayeel ah oo lagu magacaabo Siraaje Aw-Maxamad […]

 
 

Daawo: ILAYS TV oo Xambaarsan Barnaamij Aad u Xiisa Badan.

Daawo: ILAYS TV oo Xambaarsan Barnaamij Aad u Xiisa Badan.

Waxaad Halkan kadaawataa Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV oo ay kamid yihiin waraysi aad u xiisa badan Prof Maxamuud Ugaas uu diirada kusaaray Khayraadka […]

 
 

Saraakiisha TPLF Oo Bilaabay Hanti-Boob Badheedh Ah.

Saraakiisha TPLF Oo Bilaabay Hanti-Boob Badheedh Ah.

Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo gaadhay magaalada Adis-ababa ee xarunta gumaysiga Ethiopia ayaa sheegaya in musuqu uu gaadhay meel aan Waxba laga qaban karin. […]

 
 

Faallo: Midnimadu Waxay Keentaa Gobonimo By Liibaan Miyir.

Faallo: Midnimadu Waxay Keentaa Gobonimo By Liibaan Miyir.

FAALO: MIDNIMADU WAXAY KEENTAA GOBONIMO. Xiliga gumaystuhu awood ciidan umad ku muquuniyo sama doonka hadafkiisu yahay dalkiisa iyo dadkiisa oo xorooba wuxuu guntiga u dhuujistaa […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Oo Shacab Ogadeniyaan ah Lagu Dhibaateeyay.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Oo Shacab Ogadeniyaan ah Lagu Dhibaateeyay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa kawarbixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee Ciidanka Gumaysigu ugaysteen dadka shacabka ah ee S.ogadenia. wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA […]

 
 

Madaxweynaha Sooomaaliya oo xeer ka soo saaray hannaanka doorashada ee sannadka 2016-ka

Madaxweynaha Sooomaaliya oo xeer ka soo saaray hannaanka doorashada ee sannadka 2016-ka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka 2016. Shir jaraa’iid oo uu […]

 
 

Afghanistan: Talibanka oo beeniyey in la dilay hogaamiyahoodii

Afghanistan: Talibanka oo beeniyey in la dilay hogaamiyahoodii

Dowladaha Maraykanka iyo Afghanistan ayaa sheegay in duqeyn dhanka cirka ah lagu dilay hogaamiyihii kooxda Talibanka ee Mullah Akhtar Mansoor. Mullah Akhtar Mansoor ayaa la […]

 
 

Daawo oo Dib u milicso Barnaamij u Ilays TV idiin soo diyaariyay oo logu magc daray “U Hiili Dakaaga +18

Daawo oo Dib u milicso Barnaamij u Ilays TV idiin soo diyaariyay oo logu magc daray “U Hiili Dakaaga +18

 

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay