Archive for: May, 2016

Madaxweynaha Kenya iyo Ku-xigeenkiisa oo loo Xiray Dharka Soomaalida ay Caanka ku tahay

Madaxweynaha Kenya iyo Ku-xigeenkiisa oo loo Xiray Dharka Soomaalida ay Caanka ku tahay

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo kuxigeenkiisa Wilium Ruto, ayaa maalmahan waxa ay socdaal ku marayeen magaalooyin kuyaala gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ee Soomaalidu […]

 
 

Farac Iftin Oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Farac Iftin Oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Maalin nimadii shalay oo Axad ahayd Taariikhduna ay ku beegnayd 22 / 5 / 16 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi kadhacay shir balaadhan […]

 
 

Deg Deg: Xukuumada Jabouti oo Kala Noqonaysa Masuuliyiin Ismaamulka Waqooyin Galbeed Baasaboorada ay Caalamka Ku Maraan

Deg Deg: Xukuumada Jabouti oo Kala Noqonaysa Masuuliyiin Ismaamulka Waqooyin Galbeed Baasaboorada ay Caalamka Ku Maraan

Waxaa ayaamihiii ugu dambeeyay soo if baxay khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya Djabouti  iyo xukuumada Ismaamulka Waqooyin Galbeed. Khilaafkan ayaa ka dhashay Ismaamulka Waqooyin Galbeed […]

 
 

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Melbourne Australia oo dhamaystirtay dhisitaankii gudiga cusub ee jaaliyada

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Melbourne Australia oo dhamaystirtay dhisitaankii gudiga cusub ee jaaliyada

Jaaliyada Somalida Ogadenia ee Gobalka Victoria Australia ayaa Magalada Melbourne si wada jir ah Shir balaadhan isugu yimid Maanta oo ay taariikhdu ku beegnayd 22/5/2016 […]

 
 

Daawo: Kooxda Fanka Ogadeniya ee London oo wacdara kadhigay xuskii Sanad-guurada Eritrea

Daawo: Kooxda Fanka Ogadeniya ee London oo wacdara kadhigay xuskii Sanad-guurada Eritrea
 
 

Daawo: Xuska sanad Guurada 25 aad ee Eritrea oo London lagu qabtay…Video

Daawo: Xuska sanad Guurada 25 aad ee Eritrea oo London lagu qabtay…Video
 
 

25 GUURADII KASOO WAREEGTAY XORNIMADII ERITEAREA OO PRETORIA LAGU QABTAY

25 GUURADII KASOO WAREEGTAY XORNIMADII ERITEAREA OO PRETORIA LAGU QABTAY

Maanta oo axad ah waxaa magaalada Pretoria ee caasimada wadanka Konfur Africa lagu qabtay xaflad aad u Balaadhan oo lagu masmuusayay 25 guuradii kasoo wareegtay […]

 
 

Dag Dag Ciidamada Gumaysiga Ethiopia Oo Dharbaaxo Wayn Lagaadhsiiyay.

Dag Dag Ciidamada Gumaysiga Ethiopia Oo Dharbaaxo Wayn Lagaadhsiiyay.

War dag dag ah oo naga soo gaadhay xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya in dagaallo aad uculus ay gudaha wadanka Ogadenia […]

 
 

Xaflad Abaal Marin ah oo Uitenhage Lagu Qabtay.

Xaflad Abaal Marin ah oo Uitenhage Lagu Qabtay.

Maanta oo Axad ahayd Taariikhduna ay ku beegnayd 22/5/16 waxaa magaalada Uitenhage ee wadanka S.africa lagu qabtay xaflad aad ubalaadhan oo lagu abaal marinayay ardayda […]

 
 

25 Guuradii Kasoo Wareegtay Xornimadii Eritrea Oo London Lagu Qabtay.

25 Guuradii Kasoo Wareegtay Xornimadii Eritrea Oo London Lagu Qabtay.

Habeen nimadii xalay oo Axad ahayd waxaa magaalada London ee caasimada Wadanka Ingiriiska lagu qabtay xaflad aad ubalaadhan oo lagu maamuusayay 25 guuradii Kasoo Wareegtay […]

 
 

Saraakiisha TPLF Oo Kumashquulsan Iska horkeenka Qoomiyadaha Kale.

Saraakiisha TPLF Oo Kumashquulsan Iska horkeenka Qoomiyadaha Kale.

Saraakiisha qoomiyada Tigree ga oo isticmaalaya kaarkii ugu dambeeyay ee qoomiyadaha kale layskaga hor keeni lahaa. Wararka aan kahelayno caasimada gumaysiga Ethiopia ee Adids-ababa ayaa […]

 
 

25 Guuradii Kasoo Wareegtay Xornimadii Eritrea Oo Denmark Lagu qabtay.

25 Guuradii Kasoo Wareegtay Xornimadii Eritrea Oo Denmark Lagu qabtay.

Waxaa maanta magaalada Copenhagen ee caasimada Wadanka Denmark lagu qabtay xaflad aad ubalaandhan oo lagu xusayay sanad guuradii 25aad ee kasoo wareegtay xornimadii wadanka Eritrea, […]

 
 

Kulankii Baarlamaanka Somaliya ee Dib Udhac Kuyimid.

Kulankii Baarlamaanka Somaliya ee Dib Udhac Kuyimid.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la hakiyay kulan golaha baarlamaanka uu cod ugu qaadi lahaa hannaanka doorashada ee Soomaaliya ay ku tallaaba […]

 
 

Nin Hubaysan oo Soo Weeraray Aqalka-Cad ee Maraykanka oo Toogasho Lagu Dilay.

Nin Hubaysan oo Soo Weeraray Aqalka-Cad ee Maraykanka oo Toogasho Lagu Dilay.

Illaalada Madaxtooyada Maraykanka ee Aqalka Cad ayaa toogtay nin ku hubeysan Bistoolad oo isku dayey inuu goobtaasi sida weyn loo illaaliyo galo. Ciidamada illaalisa Aqalka […]

 
 

War deg deg: ah muwadin reer Ogadeniya ah oo lagu dhaawacay South Africa

War deg deg: ah muwadin reer Ogadeniya ah oo lagu dhaawacay South Africa

War Dag Dag Ah Cabdiqaadir rashiir oo hada lagu dhaawacay wadanka K Afrika gasr ahaan Port Elizabeth xaafada Motherwell muwaadinka oo u dhashay wadanka Ogaden […]

 
 

Daawo: Hees xusuus mudan oo wadani ah “Guusha iyagaa leh”

Daawo: Hees xusuus mudan oo wadani ah “Guusha iyagaa leh”

Goormaa kuugu dambaysay dhagaysiga Heestii qaaraamiga ahaa ee laqaaday sanadkii 1977 ? waxaan idiin haynaa midkamid ah heesaha gobonimo doonka ah ee dhagaysigooda aan laga […]

 
 

Taliska Guud Ee Sirdoonka Wayaanaha oo Qoorta Iskula Jira.

Taliska Guud Ee Sirdoonka Wayaanaha oo Qoorta Iskula Jira.

Qaar kamid ah saraakiisha ugu saraysa dhinaca sirdoonka gumaysiga Ethiopia oo qoorta iskula jira. War rasmi ah oo ay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA heshay ayaa […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Dil, Dhac Iyo Xidhay Kagaystay Ogadenia.

Ciidanka Gumaysiga oo Dil, Dhac Iyo Xidhay Kagaystay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa kawarbixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee Ciidanka Gumaysigu ugaysteen dadka shacabka ah ee S.ogadenia. wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA […]

 
 

Daawo: Itoobiya oy abaaro & Daadad ku habsadeen dad badanina ay ku dhinteen.

Daawo: Itoobiya oy abaaro & Daadad ku habsadeen dad badanina ay ku dhinteen.

 

 
 

Midowga Yurub oo Baaq u Diray Madaxda Soomaaliya.

Midowga Yurub oo Baaq u Diray Madaxda Soomaaliya.

Midawga Yurub ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay is mari waaga la xidhiidha hanaanka doorashada Soomaaliya ee sanadkan 2016-ka. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay