Archive for: May, 2016

Eritrea: Messages of Congratulations

Eritrea: Messages of Congratulations

Asmara, 20 May 2016- The President of Israel, Mr. Reuven Rivlin, the President of the Republic of the Philippines, Mr. Benigno Aquino and Her Majesty […]

 
 

Millateriga Dalka Nigeria oo Sheegay inay Gabdho fara badan kasoo Furteen Kooxda Boko Haram

Millateriga Dalka Nigeria oo Sheegay inay Gabdho fara badan kasoo Furteen Kooxda Boko Haram

Milateriga Nigeria ayaa sheegay inay Boko Xaraam, ka sii daayeen ku dhawaad 100 Haween ah oo ay ku jiraan Gabdho xilli ay Gobolka Borno oo […]

 
 

Madaxweynaha Kenya, Uhuru oo Taageeray Arinka Kusaabsan Dhisida Derbi u Dhexeeya Dalalka Kenya iyo Soomaaliya

Madaxweynaha Kenya, Uhuru oo Taageeray Arinka Kusaabsan Dhisida Derbi u Dhexeeya Dalalka Kenya iyo Soomaaliya

Derbiga oo dawlada Kenya ay ka dhiseyso xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ujeedkiisu maahan in dhaqdhaqaaqa dadka uu xaddido balse waxaa loogu tala galay […]

 
 

SHIR LOO QABTAY XUBNAHA XARUNTA IYO FARACA JOHANNESBURG

SHIR LOO QABTAY XUBNAHA XARUNTA IYO FARACA JOHANNESBURG

Shirka oo muda xubnaha reer Gauteng sugayeen ayaa wuxu bilowday abaarihii labada duhurnimo ee saacada Bariga Dhexe maanta oo jimca ah. Shirka aya waxaa soo […]

 
 

Ururka Haweenka ee S.ogadenia oo Kulan Balaadhan Al-hasa Kuqabtay.

Ururka Haweenka ee S.ogadenia oo Kulan Balaadhan Al-hasa Kuqabtay.

Habeen nimadii xalay oo Jimce ahayd waxaa shir balaadhan isugu yimid haweenka S.ogadenia ee kudhaqan magaalada Al-hasa ee wadanka Boqortooyada Sucuudiga, Kulankan oo ahaa mid […]

 
 

Daawo: Muxaadaro ku saabsan Sabar Iyo Yaqiin By Sh Yuusuf Axmed

Daawo: Muxaadaro ku saabsan  Sabar Iyo Yaqiin By Sh Yuusuf Axmed

Waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Sabar Iyo Yaqiin*, waxaa muxadaran soo jeedinaya […]

 
 

Sir Culus:Warbaahinta Itoobiya oo la sheegay in ay tahay tan aduunka ugu been badan.

Sir Culus:Warbaahinta Itoobiya oo la sheegay in ay tahay tan aduunka ugu been badan.

War rasmi ah oo ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in ay warbaahinta Itoobiya tahay tan aduunka ugu been badan. Warku wuxuu intaas ku daray in […]

 
 

Kooxda Qawlaysatada Ah Ee Hawaarinta Oo Jiho Wareer Soo food Saaray.

Kooxda Qawlaysatada Ah Ee Hawaarinta Oo Jiho Wareer Soo food Saaray.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya jiho wareer xoogan oo soo food saaray ciidanka Hawaarinta ee dhidid dhowrka u ah ciidamada gumaysiga […]

 
 

Daawo: Mudaharaadyadii ugu danbeeyay ee Oromiya ka dhacay

Daawo: Mudaharaadyadii ugu danbeeyay ee Oromiya ka dhacay

     

 
 

Madaxwayanah Soomaliya ’Doorashada waxay dhacaysa waqtigii loogu talagalay’’

Madaxwayanah Soomaliya ’Doorashada waxay dhacaysa waqtigii loogu talagalay’’

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u xaqiijiyey in doorashooyinka Soomaaliya ay dhici doonaan xilliga loogu […]

 
 

Daawo: Warbxin ku saabsan Oromiya & Oromada

Daawo: Warbxin ku saabsan Oromiya & Oromada
 
 

Doorashada USA: Sanders oo ku guuleystay gobalka Oregon & Hillary oo ku guuleystay Kentucky

Doorashada USA: Sanders oo ku guuleystay gobalka Oregon & Hillary oo ku guuleystay Kentucky

Codbixinta horudhaca ah ee labada murashax ee xisbiga Dimuquraadiga Bernie Sanders iyo Hillar Clinton oo ka dhacday gobalada Oregon iyo Kentucky ayaa waxaa codod badan […]

 
 

Shirar isdaba joog ah oo wali ka socda wadanka Kunfur Afrika

Shirar isdaba joog ah oo wali ka socda wadanka Kunfur Afrika

Waxaa wali halkoodii si habsami leh ugasii socda wadanka konfur Africa shirarkii iyo abaabulkii uu mudane maxamed rashiid ka waday wadanka konfur Africa wuxuuna masuulku […]

 
 

Dhagayso: Dawlada Canada oo ka hadashay xasilooni darida Itoobiya ka taagan

Dhagayso: Dawlada Canada oo ka hadashay xasilooni darida Itoobiya ka taagan

Waxaad hoos mareegta hoose ka dhagaysataa dawlada Canada oo ka hadashay xasilooni darida Itoobiya ka taagan. http://www.cbc.ca/player/play/2688887492/    

 
 

Muwaadiniinta Gaza Waxay Tusaale u Noqdeen in Adkaysigu Yahay Wadada Loo Maro Guusha. – Noora Afgaab

Muwaadiniinta Gaza Waxay Tusaale u Noqdeen in  Adkaysigu Yahay Wadada Loo Maro Guusha. – Noora Afgaab

Qaybtii 1aad ee maqaalka Gumaysiga Dagaalkiisa Ugu Dambeeya Wuxuu ku Wajahan Yahay Iraadada Dhalinyarada Inuu Jabiyo, waxaan kusoo gaba-gabeynay inagoo tilmaan gaaban ka bixinay joqoraafiga […]

 
 

Mudane Maxamed Rashiid oo Jaaliyada Cape Town Lakulmay.

Mudane Maxamed Rashiid oo Jaaliyada Cape Town Lakulmay.

  Maalinnimadii shalay oo Arbaco ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 18/5/16 waxaa magaalada Cape Town ee wadanka S.africa lagu qabtay Kulan aad ubalaadhan oo ay […]

 
 

Jabhada Ginbot 7 Arbanyoj oo Ciidamo Badan Tababar u soo Xidhay.

Jabhada Ginbot 7 Arbanyoj oo Ciidamo Badan Tababar u soo Xidhay.

Jabhada Ginbot 7 Arbanyoj oo ciidamo badan tababar usoo xidhay. Wararka aan kahelayno Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in uu tababar usoo xidhmay dacfadii ugu badnayd […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka gumaysigu ugaysteen dadka shacabka ah ee S.ogadenia. warkan oo aan kahelay wariyaha […]

 
 

Daawo: Kacdoonkii Shacbka Oromiya oo mudaharaadayadii u badalay habeenkii

Daawo: Kacdoonkii Shacbka Oromiya oo mudaharaadayadii u badalay habeenkii

Mudaharaadkan ayaa waxa u xalay ka dhcay magaalada Casbot oo kutaala Galbeedka Hararge. Shacbka gadoodsan ee Oromiya ayaa mar walba la soo baxay tab hor […]

 
 

Muran ka taagan Heshiiskii Doorasho Soomaliya & xubnaha Golaha Ammaanka oo kusoo Wajahan Muqdisho

Muran ka taagan Heshiiskii Doorasho Soomaliya & xubnaha Golaha Ammaanka oo kusoo Wajahan Muqdisho

Waxaan weli la heshiin khilaaf ka dhashay Wax-ka-bedel lagu sameeyay hanaanka doorashooyinka Somalia ee ay ku Heshiiyeen Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, ayaa Waxaa soo dhex-galay Beesha Caalamka, si […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay