Archive for: June, 2016

Deg Deg: Dagaal Ka dhacay Deegaanka Baliwariir oo Ciidamada Itoobiya Lagu Jabiyay.

Deg Deg: Dagaal Ka dhacay Deegaanka Baliwariir oo Ciidamada Itoobiya Lagu Jabiyay.

War deg deg ah oo hadda Ogadeniya naga soo gaadhay ayaa sheegaya in uu dagaal saacado kahor ku dhexmaray Ciidamada Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) iyo kuwa gumaysiga […]

 
 

Efforts underway to bring Canadian home from Ethiopian prison

Efforts underway to bring Canadian home from Ethiopian prison

Bashir Makhtal, a Canadian citizen, who is serving a life sentence in Ethiopia, is still waiting for prison transfer. Bashir Makhtal, a Toronto man, is […]

 
 

Barnaamijka FOG … Bulshada Dibadda iyo Kaalinta Halgamaaga – Noora Afgaab

Barnaamijka FOG … Bulshada Dibadda iyo Kaalinta Halgamaaga – Noora Afgaab

Gumaysi wuxuu dal ku qabsadaa xoog, wuxuuna ku xukumaa argagixin iyo cabsi galin joogta ah. Qofka doonaya inuu ka xoroobo gumaysiga waa inuu marka hore […]

 
 

Daawo: Booliska Wayaanaha & Shacabka Addis-Ababa Oo Dagaal Dhexmaray Video+ Sawiro.

Daawo: Booliska Wayaanaha & Shacabka Addis-Ababa Oo Dagaal Dhexmaray Video+ Sawiro.

Wararka aan ka helayno Magaalada Addis-ababa ee caasimada u ah taliska Wayaanaha ayaa sheegaya in halkaas uu shalay kadhacay dagaal faraha laysula tagay oo keenay dhimasho iyo dhaawac badan. […]

 
 

Fahfaahin Kusaabsan Qaraxyadii Ka Dhacay Garoonka Ata-Turk ee Istanbul, Turkiga

Fahfaahin Kusaabsan Qaraxyadii Ka Dhacay Garoonka Ata-Turk ee Istanbul, Turkiga

Qaraxyo ayaa ka dhacay garoonka caalamiga ah ee Ata-Turk ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.46 qof ayaa lagu soo waramayaa inay halkaa ku dhinteen ugu yaraan […]

 
 

Midawga Yurub oo Ka Codsaday Wadanka Britain In Ay Dadajiso Bixitaankeeda.

Midawga Yurub oo Ka Codsaday Wadanka Britain In Ay Dadajiso Bixitaankeeda.

Madaxda wadamada Midawga Yurub oo ku kulansanaa magaalada Brussels ayaa ka codsaday wadanka Britain inay soo bandhigto qorshaha ay uga baxayso Midowga Yurub sida ugu […]

 
 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Daahfuray Barnaamijka Qorshaha Qaranka.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Daahfuray Barnaamijka Qorshaha Qaranka.

Kulanka lagu soo bandhigayey Daahfurka Qorshaha Qaran ee sadexda sano ee soo socota oo ka bilaabaneysa Janaayo 2017-ka kuna eg Diseember 2019-ka ayaa lagu qabtay […]

 
 

Qaar Kamid Ah Golaha Deegaanka Ee Adis-ababa Oo Hubka Qaatay.

Qaar Kamid Ah Golaha Deegaanka Ee Adis-ababa Oo Hubka Qaatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adis-Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay hubka qaateen qaar kamid ah baarlamaanka golaha deegaanka ee magaalada Adis-ababa. Warkan oo aan […]

 
 

Ilays Tv 30 June 2016 “Wararkii Ugu Dambeeyey Qalaasaha Ethiopia” iyo Barnaamijyo

Ilays Tv 30 June 2016 “Wararkii Ugu Dambeeyey Qalaasaha Ethiopia” iyo Barnaamijyo
 
 

Daawo:Wafti PAFD Ka socda oo ka qayblaya shir lagu qabanay Barlamaanka Yurub.

Daawo:Wafti PAFD Ka socda oo ka qayblaya shir lagu qabanay Barlamaanka Yurub.

   

 
 

Daawo: Xasuuqa Kasocda Ogadeniya ee u Aduunku Indhaha & Dhagaha Ka Dabooshay.

Daawo: Xasuuqa Kasocda Ogadeniya ee u Aduunku Indhaha & Dhagaha Ka Dabooshay.

Muuqaalkan hoose ayaa muujinaya dhibaatooyinka aan kala joogsiga lahayn ee Ogadenya kasocda hadh iyo habeenba. Hadaba daawo oo imdhihaada kaga dharag heerka dhibaatada Ogadenya ka […]

 
 

Xukuumada TPLF Oo Kuguul Daraysatay Faragalintii Somalia + Sababta.

Xukuumada TPLF Oo Kuguul Daraysatay Faragalintii Somalia + Sababta.

War lagusoo qoray qaybta afka Ingiriisiga ee ideecada BBC-da ayaa lagu sheegay in ay xukuumada wayaanuhu kuguul daraysatay isku daygii ay doonaysay in ay kula wareegto wadanka Somalia. Sida […]

 
 

Gudiga Arimaha Dibada Ee Congress-ka Maraykanka Oo Itoobiya Go’aan Kaqaatay.

Gudiga Arimaha Dibada Ee Congress-ka Maraykanka Oo Itoobiya Go’aan Kaqaatay.

Gudiga Arimaha Dibada ee Congress-ka maraykanka ayaa maanta go’aan kaqaatay arimaha xuquuqul insaanka ee Gumaysiga Itoobiya. Gudiga ayaa maanta soo saaray go’aan uu tirsiguusu yahay S.Res 432 waxayna siqoto dheer leh uga […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay in Ruushku Dublamaasiyiintooda Handado.

Maraykanka oo Sheegay in Ruushku Dublamaasiyiintooda Handado.

Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in ay sii kordhayso handadaadda laamaha sirdoonka iyo nabadgalyada Ruushku ay ku hayaan dublamaasiyiinta Maraykanka. Af-hayeen u hadashay wasaaradda arrimaha dibadda […]

 
 

Wadanka Tanzania oo Laga Helay Shidaalka Muhiim U Ah Adeegyada Caafimaadka.

Wadanka Tanzania oo Laga Helay Shidaalka Muhiim U Ah Adeegyada Caafimaadka.

Saynisyahanno ayaa sheegay in ay Tanzania ka heleen wax ay ugu yeedheen shidaal badan oo ah nooca loo yaqaanno Helium. Shidaalka noocan ah yaa aad muhiim […]

 
 

DAAWO: Dibadbax Ka Dhan Ah Madaxwayne Xasan Sheekh oo Baladwayne Kadhacay.

DAAWO: Dibadbax Ka Dhan Ah Madaxwayne Xasan Sheekh oo Baladwayne Kadhacay.

Dibadbaxan oo ay ka qeyb-qateen shacab isaga yimid xaafadaha magaalada Baledweyne ayaa looga soo horjeeday madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Max’uud, halka dhinaca kalana lagu taageeray […]

 
 

War deg deg ah: Dagaalo ciidamada cadawga lagu jabiyay & xasuuq shacabka loo gaystay.

War deg deg ah: Dagaalo ciidamada cadawga lagu jabiyay & xasuuq shacabka loo gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya galbeedka gobalka Jarar gaar ahaan tuulooyinka Cobale Higlalay Geedi Aar Magaalocad iyo Guman oo kawada tirsan dagmada Dhagaxbuur kagana beegan magaalada […]

 
 

Deg Deg: Dad shacab ah Oo lagu Laayey Gaashaamo…

Deg Deg: Dad shacab ah Oo lagu Laayey Gaashaamo…

War deg deg ah oo saaka nagasoo gaadhay magaalada Gaashaamo-bari Tuulo hoos tagta oo la yidhaahdo Dabiyad ayaa sheegaya in lagu laayey tuuladaasi dad shacab […]

 
 

Hordhac:Wafti PAFD Ka socda oo ka qayblaya shir lagu qabanay Barlamaanka Yurub.

Hordhac:Wafti PAFD Ka socda oo ka qayblaya shir lagu qabanay Barlamaanka Yurub.

Waxaa kusugan  magaalo madaxda wadanka Belgium ee Brussels wafti ka kooban dhamaan isbahaysiga PAFD uu hogaaminayay Hogaanka Arrimaha Dibbada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Mudane […]

 
 

Sirdoonkii Wayaanaha Oo Gudaha Iyo Dibadaba Kufashilmay.

Sirdoonkii Wayaanaha Oo Gudaha Iyo Dibadaba Kufashilmay.

  Xog rasmi ah oo Wakaalada Wararka Ogadenia ay hashay ayaa sheegaysa in uu fashilmay dhamaan howlihii sirdoon ee gumaysiga wayaanuhu uu dibada kawaday. Sida […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay