Archive for: June, 2016

Daawo: Dhaanto Cusub & Codkii Xasan Gantaal.

Daawo: Dhaanto Cusub & Codkii Xasan Gantaal.

Waxaan u haynaa akhristeyaasha sharafta badan ee kutaxan ONA dhaanto cusub oo ay soo saartay Xidigaha Bariga Africa Kooxda Danab ee ka hawlgasha Magaalada Nairobi. […]

 
 

11-Shaqaale Aasiyaan Ah oo Kudhintay Dab Ka Qarxay Xero Ay Daganaayeen Dalka Qadar.

11-Shaqaale Aasiyaan Ah oo Kudhintay Dab Ka Qarxay Xero Ay Daganaayeen Dalka Qadar.

Xukuumada Qatar ayaa shaaca ka qaaday inay baadhitaan ku wado 11 shaqaale aasiyaan (udhashay qaarada aasiya) oo ku dhintay dab ka dhashay habeenkii Arbacada ahayd ee lasoo […]

 
 

Turkiga & Somaliya oo Kala Sixiixday Heshiisyo Dhaxalgal Ah.

Turkiga & Somaliya oo Kala Sixiixday Heshiisyo Dhaxalgal Ah.

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka qaybgaley munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho ooy labada dalka […]

 
 

War deg deg ah: Harar oo maanta shacab gadoosan iyo ciidamada Woyanah dagaal adagi ku dhex maray.

War deg deg ah: Harar oo maanta shacab gadoosan iyo ciidamada Woyanah dagaal adagi ku dhex maray.
 
 

Daawo: Muxaadaro Kusaabsan Fadliga Bisha Ramadaan & Sh C/qani Qardhawi.

Daawo: Muxaadaro Kusaabsan Fadliga Bisha Ramadaan & Sh C/qani Qardhawi.

Waxaa fooda inagu soo haysa bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Muslimiinta ku dhaqan dunida dacaladeeda yaa lagu wadaa inay soomi doonaan bishan barakaysan ee Ramadaan. Hadaba […]

 
 

Gimbot 7 Arbanyoj Oo Ciidanka Gumaysiga Dagaal Ku Ekeeyay.

Gimbot 7 Arbanyoj Oo Ciidanka Gumaysiga Dagaal Ku Ekeeyay.

Wararka ka imanaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya dagaal laysku riiqday oo dhexmaray ciidanka gumaysiga Itoobiya iyo Jabhada kasoo horjeeda xukuumada TPLF ee Gimbot 7, Warkan […]

 
 

Maqaal: Aqoontu Waa Furaha Guusha By Liibaan Miyir.

Maqaal: Aqoontu Waa Furaha Guusha By Liibaan Miyir.

Maqaal: Aqoontu waa furaha guusha Bye: Liban Miyir Walaalayaal niyad adag oo ikhlaas ku dhisan, talo saarasho Eebe, dadaal mintid ah oo xidhiidhsan kana anba […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha Oo Jaamacada Haramaya Dab Qabadsiiyay.

Ciidanka Wayaanaha Oo Jaamacada Haramaya Dab Qabadsiiyay.

Warar goor dhaw soogaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysiga Itoobiya dabqabad siiyeen jaamacada wayn ee Haramaya . Warka ayaa intaas kudaraya […]

 
 

Dad Shacab Ah oo Dagmada Garbo Lagu Xidh Xidhay.

Dad Shacab Ah oo Dagmada Garbo Lagu Xidh Xidhay.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Garbo ee Wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo baahsan oo ay ciidanka gumaysiga Itoobiya kawadaan Dagmada Garbo iyo nawaaxigeeda. Warkan oo […]

 
 

ETHIOPIA: END USE OF COUNTER-TERRORISM LAW TO PERSECUTE DISSENTERS AND OPPOSITION MEMBERS

ETHIOPIA: END USE OF COUNTER-TERRORISM LAW TO PERSECUTE DISSENTERS AND OPPOSITION MEMBERS

The Ethiopian Government must end its escalating crackdown on human rights defenders, independent media, peaceful protestors as well as members and leaders of the political […]

 
 

Gudi Loo Magacabay Taakulaynta Dhaawacyadii Weerarkii Lagu Qaaday Hoteelka Ambassador

Gudi Loo Magacabay Taakulaynta Dhaawacyadii Weerarkii Lagu Qaaday Hoteelka Ambassador

Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia, ayaa kulan ay  ku yeesheen Muqdisho uga hadlay Xaaladda Caafimaad ee dadkii ku wax-yeeladu kasoo gaartay Weerarkii Waxash-nimo ee Al-shabaab ay […]

 
 

Ilays Tv 02 June 2016 “Dacaayadii Ethiopia oo Labeeniyey + Xogo Muhiim ah”

Ilays Tv 02 June 2016 “Dacaayadii Ethiopia oo Labeeniyey + Xogo Muhiim ah”
 
 

Miyaynaan Kaga Dayan Karin ree Gaza Dhaqanka Iska Caabinta – Noora Afgaab

Miyaynaan Kaga Dayan Karin ree Gaza Dhaqanka Iska Caabinta – Noora Afgaab

Ujeedada taxanaha Gaza wuxuu ahaa in ay su’aashaa isweydiiyaan dhamaan qaybaha bulshada u halgamaysa xaqqa aaya-katashiga Somalida Ogadenya. In Hogaanka halganka, N/hurayaasha halgamaya, Xubnaha halgamaya, […]

 
 

Adhanom oo Kusoo Guuldaraystay Taageerada Wadamada Africa Inuu Qabto Madaxa WHO ee Africa.

Adhanom oo Kusoo Guuldaraystay Taageerada Wadamada Africa Inuu Qabto Madaxa WHO ee Africa.

Wasiirka Arimaha Dibbada ee Gumaysiga Itoobiya Tedros Adhanom oo dhawaan ku dhawaaqay inuu utartamayo Madaxa Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ee qaarada Africa ayaa guuldarro […]

 
 

Aftida laga qaadayo UK ee Midowga Yurub

Aftida laga qaadayo  UK ee Midowga Yurub

Dalka UK waxaa uu heli karayaa hab dadka soo galootiga ah lagula dhaqmo oo sida hadda ka caddaalad badan, kana bani’aadanimo badan oo dhaqaalaha dalka […]

 
 

Xiisadii Kusaabsanayd Fadeexadii Imtixaanka Dugsiga Sare ee Itoobiya oo Woyaanaha Jahawareer Horleh Kuriday.

Xiisadii Kusaabsanayd Fadeexadii Imtixaanka Dugsiga Sare ee Itoobiya oo Woyaanaha Jahawareer Horleh Kuriday.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteenba waxay xiisad fashil iyo fadeexad balaadhan u horseeday taliska Woyaanaha ka dhalatay markii Imtixaankii Dugsiyada Sare (Fasalka 12aad) ee […]

 
 

Qarax & Weerar Loogaystay Hotel Ambassador ee Muqdisho & Xildhibaano Ku Dhintay

Qarax & Weerar Loogaystay Hotel Ambassador ee Muqdisho & Xildhibaano Ku Dhintay

Qarax xoogan ayaa kadhacay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, kaasoo ka dhashay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa isla markaana uu waday qof naftii […]

 
 

Ciraaq: Dagaal Culus oo Dhawr Bari Kasocda Magaalada Faluujah & Khasaare Kadhashay.

This undated image posted on a militant website on Jan. 4, 2014, which is consistent with other AP reporting, shows Shakir Waheib, a senior member of the al-Qaida-linked Islamic State of Iraq and the Levant (ISIL), left, next to a burning police vehicle in Iraq's Anbar Province. With al-Qaida linked fighters and allied tribal gunmen camped on the outskirts, a tentative calm took hold over Fallujah on Friday, Jan. 10, 2014 and residents started to return to the besieged city west of Baghdad. Government forces were stationed nearby as sporadic street fighting breaks out in other cities. The picture painted by residents, officials and international groups suggests that both the militants and government forces are preparing for a long standoff with civilians caught in the middle.(AP Photo via militant website)

Dagaalka kasocda magaalada Falluujah ee wadanka Ciraaq ayaa sii xoogeystay iyadoo iska horimaadyadii shalay ka dhacay duleedka magaaladaasi ay ku dhinteen in ka badan 80 […]

 
 

Gobolka Nogob: Jidh-dil,Dhac iyo Xadhig + Magacyo

Gobolka Nogob: Jidh-dil,Dhac iyo Xadhig + Magacyo

Wararka nagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay kawarbixiyey tacadiyadii ugu danbeeyay ee ay ciidamada gumayisga Ethiopia ugaysteen dadka shacabka ah kuwaasi oo isugujira […]

 
 

Daawo: Heestii xasuuqa Qabridahare & Ayaan Halgan

Daawo: Heestii xasuuqa Qabridahare & Ayaan Halgan

 

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay