Archive for: June, 2016

Beentii Itoobiya oo Dunidu Ogaatay & Iyadoo Wali Kusii Indho Adag.

Beentii Itoobiya oo Dunidu Ogaatay & Iyadoo Wali Kusii Indho Adag.

Itobiya waxay ahayd waligeedba dawlad ka go’aan caalamka oo aan haba yaraatee wax xidhiidh ah la ahayn dunida inteeda kale. Waa dawlad been ku nool […]

 
 

Xog Xasaasi Ah: Kaalinta General Gabre & Xildhibaanada Somaliya ee 2016-ka.

Xog Xasaasi Ah: Kaalinta General Gabre & Xildhibaanada Somaliya ee 2016-ka.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si cad u sheegay in 20ka bisha Agoosto la doonayo in la helaa xubnaha xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee badalaya xildhibanada […]

 
 

Ammaanka Xuduudaha Dalka Kenya oo La Adkeeyay

Ammaanka Xuduudaha Dalka Kenya oo La Adkeeyay

Ammaanka dalka Kenya gaar ahaan dhanka xuduudaha ayaa si weyn loo adkeeyey xili dowladda ay cabsi qabto in dalkeeda  ay ka dhacaan weeraro ay geystaan […]

 
 

Banaanbaxyo Dhimasho Keenay oo Lagu taageerayo Madax-Banaanida Gobalka Biafra ee Dalka Nigeria.

Banaanbaxyo Dhimasho Keenay oo Lagu taageerayo Madax-Banaanida Gobalka Biafra ee Dalka Nigeria.

Dad gaaraya 30 qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen rabshado ka dhashay banaanbaxyo shalay ka dhacay gobalka Biafra ee koonfur bari wadanka Nigeria. Khasaaraha […]

 
 

Faraca Midnimo Oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Faraca Midnimo Oo Shirkoodii Caadiga Ahaa Qabsaday.

Shalay oo Talaado ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 31/5/16 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kadhacay shirkii caadiga ahaa ee Faraca Midnimo. Shirkan oo […]

 
 

Prof. Berhanu Nega “The fight with TPLF is in the heartland, not along the border”

Prof. Berhanu Nega “The fight with TPLF is in the heartland, not along the border”

(ESAT News)— Chairman of the Patriotic Ginbot 7 Movement for Unity and Democracy, Prof. Berhanu Nega reiterated that armed operations by his Movement is not […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay