Archive for: June, 2016

Ciidanka JWXO Oo Holciyay Baabuur Uuraal Ah Askar Badana Laayay.

Ciidanka JWXO Oo Holciyay Baabuur Uuraal Ah Askar Badana Laayay.

War dag dag ah oo xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO naga soo gaadhay ayaa sheegaya khasaare lixaad leh oo ciidanka wayaanaha kasoo […]

 
 

Ethiopia: Armed man in Dengolo killed 6 regime police.

Ethiopia: Armed man in Dengolo killed 6 regime police.

An armed individual in Libo Kemkem, Dengolo, has killed 6 regime police officers who went to arrest him and seized a sniper rifle from the […]

 
 

Madaxweynaha Soomaliya oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Belgium + Sawiro

Madaxweynaha Soomaliya oo  Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Belgium + Sawiro

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh – ayaa Shalay Xarunta Madaxtooyada Somalia – Warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Belgium iyo Wakiilka Belgium ee Somalia, […]

 
 

Daawo: Dagaal ka qarxay magaalada labaad ee Benghazi ee wadanka Libiya.

Dagaal xoogleh ayaa ka socda nawaaxiga magaalada Benghazi ee caasimada labaad ee dalka Liibiya oo ay duulaan kusoo qaadeen xoogaga xagjirka Liibiya oo doonaya inay […]

 
 

Daawo:Barnaamijo kala duwanaa oo xiisa leh oo u idiin soo tabinayo TV-ga qaranka ee ILAYS TV .

Daawo:Barnaamijo kala duwanaa oo xiisa leh oo u idiin soo tabinayo TV-ga qaranka ee ILAYS TV .

Waxaad Halkan kadaawataa Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS oo ay kamid yihiin Qayb aad u xiisa badan waraysigii Safiirka Soomaaliya Amb. Awliyo, Barnaamij Gaar ah […]

 
 

People’s Alliance For Freedom and Democracy (PAFD): The Long Anticipated Alliance. By Ali Yare

People’s Alliance For Freedom and Democracy (PAFD): The Long Anticipated Alliance. By Ali Yare

The creation of the people’s alliance for freedom and democracy is remarkably going to change the horn of Africa’s politic prospective. The PAFD which represents […]

 
 

Daawo: Booliska Holland oo Lacaray Wafti Woyaane Ah oo Doonayay Inay Shir Ku Qabtaan Magaalada Rotterdam.

Daawo: Booliska Holland oo Lacaray Wafti Woyaane Ah oo Doonayay Inay Shir Ku Qabtaan Magaalada Rotterdam.

Sida aan horay idiinku soo gudbinay fashilkii  ku dhacay wafti ku sheeg ka socday taliska Woyaanaha oo rabay in ay shir ku qabtaan magaaalada Rotterdam ee […]

 
 

Ciidanka Ethiopia oo Dad Shacab ah Kala baxay Guryahooda Magaalada JigJiga

Ciidanka Ethiopia oo Dad Shacab ah Kala baxay Guryahooda Magaalada JigJiga

Warar lagu kalsoon yahay oo ONA ay ka heshay Ogadenia ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ethiopia ay gur yahooda kala baxeen dad shacab ah Dagmada […]

 
 

Daawo: Muxaadaro Kahadlaysa 10-Ka Bari ee Ramadanka U Dambaysa.

Daawo: Muxaadaro Kahadlaysa 10-Ka Bari ee Ramadanka U Dambaysa.

Waxaa lagu jiraa maalmihii ugu fadliga badnaa bisha barakaysan ee Ramadaan. Maalmahan waxay leeyihiin fadli iyo duco ugaar ah oo loo baahan yahay in muslimiintu […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia + Magacyo

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Kadhacay Ogadenia + Magacyo

Wararka naga soo gaadhaya Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen shacabka S.ogadenia ee kudhaqan wadanka Ogadenia. Sida uu kusoo waramayo Wariyaha ONA uga soo warama […]

 
 

Xuska 56-Guuradii kasoo Wareegtay Markii Calan Somaliyeed Lataagay oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

Xuska 56-Guuradii kasoo Wareegtay Markii Calan Somaliyeed Lataagay oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacday Munaasabad lagu xusayay 56 guuradii kasoo wareegatay markii calan Soomaaliyeed laga taagay beerta Xoriyadda ee magaalada Hargeysa. Munaasabaddan waxaa kasoo […]

 
 

50-Meeyo Hawaarin Ah oo Goostay & Mooraal Jab Balaadhan oo Lasoo Daristay.

50-Meeyo Hawaarin Ah oo Goostay & Mooraal Jab Balaadhan oo Lasoo Daristay.

Wararka ONA kasoo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay ciidanka Hawaarintu bilihii udambeeyay aad ukala firxadeen. Warkan oo aan kahelay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogdenia (JWXO) ayaa sheegaya […]

 
 

Xubno Kamid Ah Mucaaridka UK oo Iscasilay & Xiisad Ka Dhex Taagan Xisbiga Labour-Ka.

Xubno Kamid Ah Mucaaridka UK oo Iscasilay & Xiisad Ka Dhex Taagan Xisbiga Labour-Ka.

Natiijada aftidii Britain ka dhacday Khamiistii (23/6/2016), ayaa xiisad siyaasadeed ka dhex abuurtay xisbiga ugu weyn mucaaradka dalkaasi ee Labour-ka. Waxaa la filayaa in maanta ay […]

 
 

Maamulka faraca johannesburg ee jaaliyada k/africa oo xalay shir muhiima ugu qabsomay xafiiska jaaliyada ee magaalada Johannesburg.

Maamulka    faraca johannesburg ee jaaliyada  k/africa  oo  xalay shir  muhiima  ugu  qabsomay  xafiiska   jaaliyada  ee magaalada Johannesburg.

  Waxaa  xalay  fiidkii  kadib  afurka  shir habaysan  ugu  qabsomay  maamulka  faraca  jaaliyada  (JOKA) Waxaana  shirka  kala  soo  qab galay  laba  xubnood  oo  ka mid  […]

 
 

Ethiopia: TPLF abandoning bodies of its soldiers everywhere.

Ethiopia: TPLF abandoning bodies of its soldiers everywhere.

Residents in the Somali region of Ethiopia said the TPLF regime is dumping the bodies of its soldiers who were killed in fighting in Somalia […]

 
 

Shacabka Gobolka Jarar Oo Dhibaato Cusub Ay Lasoo Daristay.

Shacabka Gobolka Jarar Oo Dhibaato Cusub Ay Lasoo Daristay.

Wararka naga soogaadhaya Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin cusub oo ciidanka gumaysigu kuhayaan shacabka ku dhaqan gobolka Jarar ee wadanka Ogadenya. Warkan oon kahelay wariyaha […]

 
 

Daawo: Dood TV-ga Aljazeera Laga Siidaayay oo Ay Ceebi Ka Raacday Woyaanaha.

Daawo: Dood TV-ga Aljazeera Laga Siidaayay oo Ay Ceebi Ka Raacday Woyaanaha.

Tv ga Al-Jazeera ayaa dood uu soo qabanqaabiyay oo u dhaxaysa Wasiirka Isgaadhsiinta Gumaysiga Itoobiya, Getachew Reda iyo Masuul Sare oo kamid ah Jabhada Dimuqraadiga […]

 
 

Daawo: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-Bari ee Ramadaanka U Dambaysa.

Daawo: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-Bari ee Ramadaanka U Dambaysa.

Waxaan idiin haynaa Muxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadlaysa fadliga 10-ka bari ee bishan barakaysan ee Ramadaanka u dambeeya ay leeyihiin. Muxaadaradan waxaa […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Dhexmaray CWXO Iyo Kuwa Wayaanaha.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Dhexmaray CWXO Iyo Kuwa Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah ah oo horaantii todobaankan kadhacay deegaamo gobolka Shabeele katirsan. Warkan oon kahelay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga […]

 
 

Qalalaase Kabilowday Koonfurta Gobolka Gonder ee Deegaanka Axmaarada.

Qalalaase Kabilowday Koonfurta Gobolka Gonder ee Deegaanka Axmaarada.

Warar ay ONA ka heshay Gobolka Axmaarada ayaa tibaaxaya qalalaaso kabilowday Koonfurta gobolka Gonder ee Deegaanka Axmaarada. Sida warku sheegayo qalalaasaha ayaa bilowday kadib markuu nin shacab ah toogasho kudilay 6 kamid […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay