Archive for: June, 2016

Scotland & Nothern Ireland oo Ka Fekeraya Inay Ka Go’aan UK Kadib Aftidii EU-da.

Scotland & Nothern Ireland oo Ka Fekeraya Inay Ka Go’aan UK Kadib Aftidii EU-da.

Gobalada Scotland iyo Nothern Ireland oo iyagu si weyn u taageersanaa inay kasii mid ahaadaan Midowga Yurub ayaa sheegay inay hada bilaabayaan dadaal cusub oo […]

 
 

War-Muriyeedkii Shirkii Madasha QARAN ee Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

War-Muriyeedkii Shirkii Madasha QARAN ee Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

Shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashooyinka Somalia ee 2016-ka ee lagu qabtay Baydhabo ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban saddex 13-qodob oo ay isku af-garteen […]

 
 

FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay Weerarkii Hotel Naaso Hablood iyo Al-shabaab oo sheegatay

FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay Weerarkii Hotel Naaso Hablood iyo Al-shabaab oo sheegatay

Ugu yaraan 12-qof ayaa ku Geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen, Qaraxyo Is-miidaamin ah iyo weerar toos ah oo lagu qaaday gellinkii dambe […]

 
 

Deg deg Daawo: Waxa qabsaday wafti ku sheeg Woyane ah oo rabay in ay shir ku qabtaan Rotterdam

Deg deg  Daawo: Waxa qabsaday wafti ku sheeg Woyane ah oo rabay in ay shir ku qabtaan Rotterdam

Waxaad hoos ka daawataan fashilka ku dhacay wafti ku sheeg ka socday dawlada Woyanaha oo rabay in ay shir  maanta ku qabtaan magaaalada Rotterdam ee wadanka […]

 
 

Daawo: Ilays TV-Oslo oo Waraystay Gudomiyaha Ururka Haweenka Ogadenya ee Yurub.

Daawo: Ilays TV-Oslo oo Waraystay Gudomiyaha Ururka Haweenka Ogadenya ee Yurub.

Bahda ilays Studio ee Oslo waxay idiin soo gudbinaysaa wareysi kooban oon layeelanay Gud. U.H.O. Marwo Koos Shariif iyo Marwo Ayaan C.Carab  ee daawasho wanaagsan.

 
 

Tacadiyo Baahsan oo Ay Ciidamada Gumaysigu Ka Wadaan Gobolka Nogob.

Tacadiyo Baahsan oo Ay Ciidamada Gumaysigu Ka Wadaan Gobolka Nogob.

Wararka naga soo gaadhaya Gudaha Ogadenia ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Gumaysiga Itoobiya ay gaysteen tacadiyo isuga jira Dil, Xadhig, Dhac iyo Kufsi ay kula kaceen […]

 
 

Ogaysiis: Dhamaan Bulsho Waynta Somaliyeed ee Ku Dhaqan Wadanka UK.

Ogaysiis: Dhamaan Bulsho Waynta Somaliyeed ee Ku Dhaqan Wadanka UK.

Waxaa dhamaan bulshada somaliyed ee kunool UK la ogaysiinayaa in ay kasoo qaybgalaan shir aad loosoo agaasimany looguna magac daray Xasuuqa Gumaysiga Ethiopia ay kawado […]

 
 

Itoobiya oo Safiiro Badan oo Hore Ku Badashay Kuwo Qawmiyada Tigreega Ah.

Itoobiya oo Safiiro Badan oo Hore Ku Badashay Kuwo Qawmiyada Tigreega Ah.

Gumaysiga Itoobiya oo xidhiidhka uu lalahaa dalka UK sidii hore ahayn ayaa waxa uu soo magacaabay Safiir cusub oo kasoo jeeda qowmiyada Tigreega dalka UK. […]

 
 

Wasiiro Kamid Ah Xukuumada Somaliya oo Xilkii Laga Qaaday.

Wasiiro Kamid Ah Xukuumada Somaliya oo Xilkii Laga Qaaday.

War murtiyeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu oggolaadey xil ka qaadis Raysalwasaaruha Soomaaliya ku sameeyey laba xubnood […]

 
 

Ra’iisul Wasaaraha UK oo Sheegay Inuu Xilka Ka Dagi Doono Bisha Octoober, 2016.

Ra’iisul Wasaaraha UK oo Sheegay Inuu Xilka Ka Dagi Doono Bisha Octoober, 2016.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Britain (Ingiriiska), David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar ee soo socota sanadkan aan kujirro, kadib markii dadweynaha UK ay […]

 
 

Daawo:Muxaadaro Jacaylka Rabbi Iyo Rasuul Ku Saabsan & Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

Daawo:Muxaadaro Jacaylka Rabbi Iyo Rasuul Ku Saabsan & Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

Waxaan ku jiraa bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Bishan Ramadaan oo muhiimad gaar ah u leh Muslimiinta ayaa looga baahan yahay qof kastoo Muslim oo awoodi […]

 
 

Britain oo ka baxaysa Midowga Yurub.

Britain oo ka baxaysa Midowga Yurub.

Aftidii dadweynaha Britishka laga qaadey malintii khamiista ayaa tirinteedi soo gaartey tan iyo subaxnmada Jimacada, waxaana guushu raacdey dadka u codeeyey in Britain isaga baxdo […]

 
 

Daawo Shacabka Oromada Oo Hubka Qaatay & Qarax Kadhacay Caasimada Oromada.

Daawo Shacabka Oromada Oo Hubka Qaatay & Qarax Kadhacay Caasimada Oromada.

Wararka ONA kasoo gaadhaya caasimida gobolka Oromiya ee Adama ayaa sheegaya in uu ka qarxay bam-gacmeed magaalada Adama, halkaasoo 6-carruur ah uu kasoo  gaadhay dhaawac […]

 
 

Itoobiya oo Noqotay Wadanka 9-aad ee Aduunka Ugu Saboolsan & Horumar beenedka OGADENIA.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Markii aad maqashaan magaca Ethiopia waxaa niyadeena kusoo dhacaya xabashi dad sabool ah iyo ciidan didaaya oo wata qoryo iyo gawaadhida ciidanka (Uraal) hadaba su’aashu waxay […]

 
 

Dawlada Uganda oo Sheegtay Inay Ciidamadeeda Kala Baxayso Somaliya.

Dawlada Uganda oo Sheegtay Inay Ciidamadeeda Kala Baxayso Somaliya.

Dawlada Uganda ayaa sheegtay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya dhamaadka sanadka 2017. Uganda ayaa kamid ah ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee AMISOM ee taageera […]

 
 

Hogaamiyeyaasha Somalia ee Kushiraya Baydhabo oo Lakulmey Beesha Caalamka.

Hogaamiyeyaasha Somalia ee Kushiraya Baydhabo oo Lakulmey Beesha Caalamka.

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo oo maalintii […]

 
 

Maxkamada Sare oo Hakisay Qorshe uu Obama Ku Doonayay Inuu Sharci Kusiiyo Dad Sharci La’aan Ah.

Maxkamada Sare oo Hakisay Qorshe uu Obama Ku Doonayay Inuu Sharci Kusiiyo Dad Sharci La’aan Ah.

Qorshe uu madaxweyne Obama ku doonayay inuu sharci ku siiyo malaayiin dad, oo sharci daro ku joogay Maraykanka sanado badan oo la maasaafurin rabo ayaa […]

 
 

Shir xubno Kamida Baarlamaanka UK iyo Amnesty International Wada jir uqabanayaan oo looga hadlayo qadiyada Ogaden.

Shir xubno Kamida Baarlamaanka UK iyo Amnesty International Wada jir uqabanayaan oo looga hadlayo qadiyada Ogaden.

Shir wadajira u qabanayaan Baarlamaanka UK xubno kamida iyo Haayada Xuquuqul Insaanka Amnesty International ayaa laguwada innuu ka dhaco Xarunta Amnesty International ee Dalka UK […]

 
 

UNPO: Introducing the Peoples Alliance for Freedom and Democracy: A Progressive Initiative to End Ethiopian Repression – Roundtable Discussion at the European Parliament.

UNPO: Introducing the Peoples Alliance for Freedom and Democracy: A Progressive Initiative to End Ethiopian Repression – Roundtable Discussion at the European Parliament.

Julie Ward MEP (S&D) and the Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO), in coordination with the Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD), will be […]

 
 

Shirkii QM Oo Maalintii 2-aad Geneva Kasocda & Ururka Xaquuqul-Insaanka Ogadeniya oo Ka Qaybgalay.

Shirkii QM Oo Maalintii 2-aad Geneva Kasocda & Ururka Xaquuqul-Insaanka Ogadeniya oo Ka Qaybgalay.

Waxaa maalintii  labaaad  galay shirwaynihii qaramada midoobay ee ka socday magaalada Geneva ee wadanka Switzerland. Shirkan oo qaybtiisii hore aan ONA idiinku soo gudbinay ayaa qaybta 2aad waxaa kasoo qayb galay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay