Archive for: June, 2016

TPLF Way Dhimatey, Waxaana Lala Xabaalay Meles Zenawi, By: Amanuel Biedemariam,Translated by Ali Yare.

TPLF Way Dhimatey, Waxaana Lala Xabaalay Meles Zenawi, By: Amanuel Biedemariam,Translated by Ali Yare.

Intii u dhexaysay 1998-2000 Jabhada Xoreynta Tigreega (TPLF) waxay dagaal khasaare gaystay ku qaadeen shacabka  Eritrea (Eritrea’s people) kaasoo ay ugu marmarsootey muranka xuduuda ee […]

 
 

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaliya oo Baydhabo Kafurmay.

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaliya oo Baydhabo Kafurmay.

Shirkii madasha wadatashiga Qaran ee Doorashada Soomaaliya ayaa galabta ka furmay Baydhabo, iyadoo ay ka qayb-galayaan Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya. Shirkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee […]

 
 

Shacab Dhibka Haysta Arke ah Guul Magaadho – Noora Afgaab

Shacab Dhibka Haysta Arke ah Guul Magaadho – Noora Afgaab

Waxaan horey uga soo sheekeynay shacabka Gaza iyo sida loo hareereeyay oo caalamkoo idil uu dhan uga maray isla markaana dagaal midkii ugu xumaa lagu […]

 
 

Daawo: Somalida South Africa oo Wali Ka Cabanaya Boobka Lagu Hayo Ganacsigooda.

Somali nationals demonstrate outside Parliament in Cape Town against recent xenophobic attacks, and call for the United Nations High Commission on refugees to take over the running of relief centres, June 2, 2008. REUTERS/Mike Hutchings (SOUTH AFRICA)

Waxaa wali dalka Koonfur Afrika kasii socda weerarada lala beegsanayay xarumaha Ganacsiga oo ay leeyihiin dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalkaasi. Dhibaatadan oo muddo dheer […]

 
 

Daawo: Dood Loo Qabtay taageerayaasha EU & Kuwa Kasoo Horjeeda Aftida UK.

Daawo: Dood Loo Qabtay taageerayaasha EU & Kuwa Kasoo Horjeeda Aftida UK.

Waxaa lagu wadaa in maanta ay dhacdo aftida loo qaadayo in UK isaga baxdo Midowga Yurub iyo in kale, waxaana xalay dood kulul loo qabtay […]

 
 

Halaakada hunguri raacyada iyo hurgumooyinka gumaysiga Q2aad by Liban Miyir

Halaakada hunguri raacyada iyo hurgumooyinka gumaysiga Q2aad by Liban Miyir

Dadka halgamada xoriyad doon wax ka qora waaya aragana u ah ayaa isla qiray, in dadka guumaystayaashu ay ku adeegtaan ay yihiin kuwa ugu tayada […]

 
 

Deg deg Daawo: Mudaharaad xoogan oo hadda ka socda magaalada Shashemene ee gobolka Oromiya.

Deg deg Daawo: Mudaharaad xoogan oo hadda ka socda magaalada Shashemene ee gobolka Oromiya.

Mudaharaad xoogan  ayaa   ahdda ka socdaa  magaalada Shashemene ee gobolka Oromiya. Mudaharaadkan ayaa sidii aan horay idiinku sheegnay lagag soo hor jeedaa dilal faro […]

 
 

Gabood falada u Gumaysiga Itoobiya ku hayo shacabka Ogadeniya oo lagu soo bandhigay Xarunta UN-ta ee Geneva.

Gabood falada u Gumaysiga Itoobiya ku hayo shacabka Ogadeniya oo lagu soo bandhigay Xarunta UN-ta ee Geneva.

Waxaa maanta oy taariikhdu tahay 22/06/2016ka  lasoo lagu qabtay  shir xarunta Qaramada Midoobay (United Nation) magaalada Geneva ee wadanka Switzerland wufti  ka socoday shacabka Somalida […]

 
 

Daawo:Barnaamijyadii kala duwanaa ee TV-ga Qaranka ee ILAYS TV oo aad u xiisa badan.

Daawo:Barnaamijyadii kala duwanaa ee TV-ga Qaranka ee ILAYS TV oo aad u xiisa badan.

Waxaad Halkan kadaawataa Barnaamijyadii kala duwanaa ee TV-ga Qaranka ee ILAYS TV oo ay kamid yihiin Barnaamij aad u xiisa badan oo kusaabsan xuskii maalinta […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Gumaysigu Ka Gaystay Wadanka Ogadenya.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay ee Gumaysigu Ka Gaystay Wadanka Ogadenya.

Sida uu kusoo waramay Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA uga soo warama wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay tacadiyada shacabka S.ogadenia loogaysanayay marayaan meel aan laqiyaasi karin. Warku […]

 
 

Qaxootigii Ugu Badnaa oo Shalay Xerada Dhadhaab Ka Dhoofay.

Qaxootigii Ugu Badnaa oo Shalay Xerada Dhadhaab Ka Dhoofay.

Waxaa shalay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ka laabtay tirada ugu badnayd ee qaxooti Soomaaliyeed. Qaxootigaas oo gaaraya ilaa 542 qofood ayaa waxay ku kala laabandoonaan […]

 
 

Mudaharaadyo Waawayn Oo Jaray Jidka Udhaxeeya Diridhabe Iyo Harar.

Mudaharaadyo Waawayn Oo Jaray Jidka Udhaxeeya Diridhabe Iyo Harar.

Wararka naga soogaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya mudaharaado waawayn oo gilgilay qaar kamid ah dagmooyinka iyo gobolada dhulka Oromia. Sida warku sheegayo dadwayne aad u cadhaysan ayaa joojiyay dhamaan isu socodkii qaar […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Geneva Ay Ku Qabteen Jaaliyaadka Eritrea ee Yurub.

Daawo: Mudaaharaadkii Geneva Ay Ku Qabteen Jaaliyaadka Eritrea ee Yurub.

Sidii aad wararkaanigii hore kula socoteenba waxaa mudaaharaad balaadhan ka dhigay Xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay magaalada Geneva ee dalka Switzerland Jaaliyaadka Eritrea ee […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Wadanka Urdun oo Khasaare Gaystay.

Weerar Ka Dhacay Wadanka Urdun oo Khasaare Gaystay.

Wararka ka imaanaya dalka Urdun waxay sheegayaan in ugu yaraan lix askari oo kuwa xadka ilaaliya ah in lagu dilay gaadhi waxyaabaha qarxa lagu soo […]

 
 

Jaaliyadaha Eritrea ee Qaarada Yurub oo Banaanbaxwayn hadda ka wada Xarunta Qaramada midobay ee Geneva + SAWIRO

Jaaliyadaha Eritrea ee Qaarada Yurub  oo Banaanbaxwayn hadda ka wada Xarunta Qaramada midobay ee Geneva + SAWIRO

Wararka naga soo gaadhaya xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva ayaa waxay sheegayaan in ay mudaaharaad balaadhan ka wadaa jaaliyadaha wadanka Eritrea ee qaarada Yurub banaan […]

 
 

UNPO Announces UNHRC Side-Event – Business and Human Rights in Ethiopia: Double-Digit Growth at what Cost?

UNPO Announces UNHRC Side-Event – Business and Human Rights in Ethiopia: Double-Digit Growth at what Cost?

On the occasion of the 32nd Regular Session of the United Nations Human Rights Council, the Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO), in collaboration with […]

 
 

Daawo: Ogadenya: Ceebta Itoobiya ee Qarsoon.

Daawo: Ogadenya: Ceebta Itoobiya ee Qarsoon.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamij laga soo diyaariyay gabood falada ay Itoobiya u gaysato shacaka Ogadeniya gaar ahaan caruurta & haweenka. Barnaamijkan waxaa soo diyaariyay […]

 
 

Faallo: Dabaqoodhi Waa Nacas By Liibaan Miyir.

Faallo: Dabaqoodhi Waa Nacas By Liibaan Miyir.

Faalo: Daba-qoodhi waa nacas By:Liban Miyir. Cabdi ilay iyo dhibaatada uu ku hayo shacabka Ogadeniya waxba kama badalayso geedi socodka halganka ay JWXO hormuudka ka […]

 
 

Faallo: Hal Talo Ayaa dhaaftay Dhiigmiirte Meles Zanawi Dib Ayuuse ka Fahmay, By: Xaaji M/Rashiid.

Faallo: Hal Talo Ayaa dhaaftay Dhiigmiirte Meles Zanawi Dib Ayuuse ka Fahmay, By: Xaaji M/Rashiid.

Cid kasta oo doonta inay qoraal samayso ama Khudbad jeediso waxaa lagama maar,maan u ah inay meel cuskato sida Taariikhda, Nas Diini ah, xikmad, Maahmaah […]

 
 

Qaybaha Hanqadh & Birjeex Ee CWXO Oo Kulan Howleed Yeeshay.

Qaybaha Hanqadh & Birjeex Ee CWXO Oo Kulan Howleed Yeeshay.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa tibaaxaya kulan howleed dhex maray qaar kamid ah qaybaha ciidanka Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay