Archive for: June, 2016

Daawo: Qisooyinka Quraanka – Qoladii toobadooda dib loo dhigay ~ Sheikh Ali

Daawo: Qisooyinka Quraanka – Qoladii toobadooda dib loo dhigay ~ Sheikh Ali
 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacaba Ah Tacadiyo Ugu Gaystay Magaalada Qabridahare + Magacyo.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacaba Ah Tacadiyo Ugu Gaystay Magaalada Qabridahare + Magacyo.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia aayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Gumaysiga Itoobiya ay ka wadaa tacadiyo aad u badan gudaha Ogadenia wararka ka imaanaya […]

 
 

Sirdoonka Wayaanaha Oo Dab Qabadsiiyay Magaalada Naqamte ee Gobolka Walaga ee Oromiya.

Sirdoonka Wayaanaha Oo Dab Qabadsiiyay Magaalada Naqamte ee Gobolka  Walaga ee Oromiya.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay ciidamada sirdoonka ee gumaysiga Itoobiya dab qabadsiiyeen magaalada Naqamte ee gobolka Walaga oo katirsan  Oromiya. Warka ayaa intaas […]

 
 

Trump: Waa In Maraykanku Dadka Qaarkii Si Gaar Ah Iskaga Ilaaliyo.

Trump: Waa In Maraykanku Dadka Qaarkii Si Gaar Ah Iskaga Ilaaliyo.

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in la gaadhay xilligii dalkaasi Mareykanka uu si dhab ah uga fikiri lahaa adeegsiga qaab […]

 
 

UNHCR oo Sheegtay Inay Tirada Qaxootiga Aduunku Gaadhay Meeshii Ugu Saraysay Abid.

UNHCR oo Sheegtay Inay Tirada Qaxootiga Aduunku Gaadhay Meeshii Ugu Saraysay Abid.

Hay’adda UNHCR ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in dagaalada ka taagan Suuriya iyo Afqaanistaan ay kor u qaaday tirada dadka ka barakacay guryahoodi […]

 
 

Mudahaaradyo Gilgilay Dalka Mexico oo Khasaare Dhimasho & Dhaawacba Leh Keenay.

Mudahaaradyo Gilgilay Dalka Mexico oo Khasaare Dhimasho & Dhaawacba Leh Keenay.

Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhintay mudaharaad rabashado wata ooy dhigeen Iskaashatooyinka Macalimiinta ee dalka Mexico, mudaharaadkaasi oo ay sidoo kale ku dhaawacmeen ugu […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadeniya oo Shir Khadka Talefanka Ah Yeeshay & Mudane Cadaani Hirmooge oo Ka qaybgalay.

Ururka Haweenka Ogadeniya oo Shir Khadka Talefanka Ah Yeeshay & Mudane Cadaani Hirmooge oo Ka qaybgalay.

Waxaa maanta shirka khadka taleefanka yeeshay ururka haweenka Ogadeniya ee UHO waxaana kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan JWXO waxaana shirka ugu horayn ba lagu […]

 
 

Deg Deg: Chanalkii Horn Cable Tv Oo Hawada Laga Saaray…

Deg Deg: Chanalkii Horn Cable Tv Oo Hawada Laga Saaray…

War deg deg ah oo hadda soo gaadhay wakaalada wararka Ogadeniya (ONA) ayaa sheegaya in hawada laga saaray Tvgii Horn Cable Tv oo kamid ahaa […]

 
 

Daawo: Maalinta Qaxootiga Aduunka Oo Lagu Soo Bandhigay Dhaqamada kala Duwan ee Africa…

Daawo: Maalinta Qaxootiga Aduunka Oo Lagu Soo Bandhigay Dhaqamada kala Duwan ee Africa…
 
 

Qurba joogta Soomaaliyeed Oo loogu Baaqay In Shirka Diyaaradaha Ethiopian Airline Marnaba…

Ethiopian 737-800 Artwork
K64855

Dhawrkii maalmood ee lasoo dhaafay baraha bulshadu ay ku xidhiidho waxaa si wayn loogu baahiyey isla markaana shacabka soomaaliyeed guud ahaan loogu baaqay inaysan fasaxa […]

 
 

Ethiopia: TPLF is Dead and Buried with Meles Zenawi.

Ethiopia: TPLF is Dead and Buried with Meles Zenawi.

by Amanuel Biedemariam In 1998-2000, the Tigrayan People’s Liberation Front (TPLF) unleashed a deadly war against the people of Eritrea under the pretext of a […]

 
 

Ciidanka Cadawga Oo Gobolka Qoraxay Kagaystay Tacadiyo Kala duwan

Ciidanka Cadawga Oo Gobolka Qoraxay Kagaystay Tacadiyo Kala duwan

Wararka naga soo Gobolka Qoraxay ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan guud ahaan […]

 
 

Ciidanka Cirka Ethiopia Oo Khalkhashan Iyo Diyaarado Kaburburay.

Ciidanka Cirka Ethiopia Oo Khalkhashan Iyo Diyaarado Kaburburay.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Adis-ababa ee xarunta gumaysiga Ethiopia ayaa sheegaya niyad jab balaadhan oo lasoo darsay ciidanka wayaanaha kadib khal khal ku yimid […]

 
 

Daawo: Madaxwayne Morsi oo Markale Lagu Xukumay Xabsi Daa’im (Cumrigaa Haku Furto).

Daawo: Madaxwayne Morsi oo Markale Lagu Xukumay Xabsi Daa’im (Cumrigaa Haku Furto).

Maxkamad ku taala dalka Masar ayaa mar labaad ku xukuntay Madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Morsi xukun xabsi daa’in ah (Cumrigaa Haku Furto).  Xukunkan ayaa […]

 
 

Ra’iisul Wasaaraha Dalka UK oo In Shacabka Britain Ay Marxalad Adag Wajihi Doonaan Aftida Khamiista Dhacaysa.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka UK oo In Shacabka Britain Ay Marxalad Adag Wajihi Doonaan Aftida Khamiista Dhacaysa.

Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska (Britain) David Cameron, ayaa sheegay in dalkiisu ay soo wajahday  kala doorasho jiritaankiisa ku dhisan taasoo 23-ka bishan ay dadka dalkaasi […]

 
 

Dad Lagu Tuhunsanyahay Inay Kamid Yihiin Argagixisada oo Lagu Qabqabtay Magalaada Brussels ee Dalka Belguim.

Dad Lagu Tuhunsanyahay Inay Kamid Yihiin Argagixisada oo Lagu Qabqabtay Magalaada Brussels ee Dalka Belguim.

Nabad Sugida dalka Belguim ayaa sameeyey hawlgalo balaadhan oo lagu soo qabqabtay dad gaaraya 40 qof, kuwaasi oo 12 kamid ah loo xidhay arrimo la […]

 
 

Shir Muhiim ah oo Ay isugu yimaadeen Gudiga Jaaliyada Ogadeniya ee London iyo Gudomiyaha JWXO oo ka qayb Galay .

Shir Muhiim ah oo Ay isugu yimaadeen Gudiga Jaaliyada Ogadeniya ee London iyo Gudomiyaha JWXO oo ka qayb Galay .

Caawa oo ay taariikhdu ahayd  19/06/2016 ayaa waxaa shir muhiima isugu yimid Gudiga Jaaliyada Ogadeniya ee London shirkan oo ahaa mid xasaasi ayaa waxaa sidii […]

 
 

Ilays Tv 19 June 2016 “Barnaamijyo iyo Warkii Dagaalada Socda”..

Ilays Tv 19 June 2016 “Barnaamijyo iyo Warkii Dagaalada Socda”..
 
 

Daawo: Booqashadii Gud.Kuxigeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO Ee Dalka Norway.

Daawo: Booqashadii Gud.Kuxigeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO Ee Dalka Norway.

Waxaa kormeer hawleed ku tagay caasimada dalka Norway ee Oslo, Gudoomiye Kuxigeenka Hogaanka Warfaafinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Maxamad Cali. Booqashadan oo […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Oo Dhalinta Ogadenia Raaf Culus Kuhaya.

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Oo Dhalinta Ogadenia Raaf Culus Kuhaya.

Xog rasmi ah oo naga soo gaadhaysa wadanka Ogadenia ayaa sheegaysa raaf balaadhan oo kasocda meelo badan oo dhulka Ogadenia kamid ah. Warkan oon kahellay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay