Archive for: July, 2016

Deg Deg Daawo: Waxa Kasocda Hada Gagida Diyaaradaha Ee Dulles ee Washington & Tigrey oo Iridwalba Loo Istaagay.

Deg Deg Daawo: Waxa Kasocda Hada Gagida Diyaaradaha Ee Dulles  ee Washington & Tigrey oo Iridwalba Loo Istaagay.

War dag dag oo hada aan kahelay magaalada Washington ee cariga Maraykanka ayaa sheegaya in uu hada garoonka diyaaradaha ee magaalada Dulles  kasocdo banaan bax […]

 
 

Daawo:Dad shacab ah oo gubay guri uu lahaa Askari dilay laba ruux oo shacab ah

Daawo:Dad shacab ah oo gubay guri uu lahaa Askari dilay laba ruux oo shacab ah
 
 

Daawo: Muuqaaladii Ugu Dambeeyey Banaanbaxyada kasocda Waqooyiga Ethiopia

Daawo: Muuqaaladii Ugu Dambeeyey Banaanbaxyada kasocda Waqooyiga Ethiopia
 
 

Daawo: Soomaalida dalka Canada oo Banaabax Balaadhan Saaka ka Dhigay dalkaasi..

Daawo: Soomaalida dalka Canada oo Banaabax Balaadhan Saaka ka Dhigay dalkaasi..

 

 
 

Deg Deg daawo: Ciidanka Gumaysiga oo Xabsiga Gonder Weeraray & Xaalada Kacsan.

Deg Deg daawo: Ciidanka Gumaysiga oo Xabsiga Gonder Weeraray & Xaalada Kacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in uu magaalada qalalaase cusub kajiro kadib markay ciidanka Tigreegu isku dayeen in ay […]

 
 

Koox Hackers Ah oo Weerar Ku Qaadey Ol-olaha Doorashada Hillary Clinton.

Koox Hackers Ah oo Weerar Ku Qaadey Ol-olaha Doorashada Hillary Clinton.

Koox budhcad ah (Hackers) ah ayaa u dhacay oo heley barnaamijka qiimeynta macluumaadka ee ol-olaha Doorashada Musharax Hillary Clinton isticmaalayeen, sidaas waxaa maalintii shalay sheegay […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Ka Cabaaday Culayska Ay Ururada Gobanimadoonka Ah Ku Hayaan.

Gumaysiga Itoobiya oo Ka Cabaaday Culayska Ay Ururada Gobanimadoonka Ah Ku Hayaan.

War bixin ay ciwaan uga dhigtay hogaamiyayaashu ma daneynayaan wanaaga dadka (Leaders not concerned about the wellbeing of the people) ayaa lagu daabacay wargeyska Xukuumada […]

 
 

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Erdogan oo Eedeeyay Sarkaal Maraykan Ah.

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Erdogan oo Eedeeyay Sarkaal Maraykan Ah.

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa sarkaal sare oo kamid ah Militariga dalka Mareykanka ku eedeeyay inuu lajiro dadkii isku deyay inay dowladda afgembiyaan, laba isbuuc […]

 
 

OCHA oo Kadigtay Cuno Yari Badan oo Kusoo Fooleh Dalka Somaliya.

OCHA oo Kadigtay Cuno Yari Badan oo Kusoo Fooleh Dalka Somaliya.

Hay’adda (QM) u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada ayaa ka digtey xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaan koonfurta Soomaaliya. Warbixin ay soo saartey hay’adda (OCHA) maalintii Jimacada ahayd ayaa […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Norway oo Shirkoodii Bilaha ahaa Qabsaday

Jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Norway oo Shirkoodii Bilaha ahaa Qabsaday

shalay oo ay Taariikhdu ahayd  30/07/2016 waxaa kulmay xubnaha jaaliyada Norway faraca oslo iyo nawaaxigeeda. Shirka ayaa ugu horeyn lagu furay  aayadaha quraanka kariimka & […]

 
 

Shir Heersare Ah oo Ka Dhacay Xafiiska Gudiga Dhexe ee Jaaliyada k/Africa PE.

Shir Heersare Ah oo Ka Dhacay Xafiiska Gudiga Dhexe ee Jaaliyada k/Africa PE.

Xalay oo ay taariikhdu ahayd 29/07/2016 waxaa xafiiska jaaliyada koonfur africa ee PE ka dhacay shir heer sare ah oo aad loo soo agaasimay waxaana […]

 
 

Daawo: Boqorka Dhaanta Maxamud Jaangoo oo Dhaanto Cusub Soo Saarey.

Daawo: Boqorka Dhaanta Maxamud Jaangoo oo Dhaanto Cusub Soo Saarey.

Boqorka dhaantada ee sida wayn shacabka Somaliyeed usoo jiitay Suugaan Halgameedkiisa Mudane Maxamuud Axmad Jaangoo, ayaa soo bandhigay hees cusub oo aad u xiisa badan. […]

 
 

Jabhada Xoraynta Oromia (OLF) oo Howlgalo Wada & Dagaaladii Ugu Dambeeyay.

Jabhada Xoraynta Oromia (OLF) oo Howlgalo Wada & Dagaaladii Ugu Dambeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Borana ee dhaca xuduuda Oromia iyo Kenya ayaa sheegaya in ay halkaas isku fara saareen ciidamada Jabhada OLF iyo ciidanka […]

 
 

Ogaden: Activists Highlight Continued Atrocities Committed by Ethiopian supported Liyu Police – UNPO.

Ogaden: Activists Highlight Continued Atrocities Committed by Ethiopian supported Liyu Police – UNPO.

July 29, 2016 Ogaden: Activists Highlight Continued Atrocities Committed by Ethiopian supported Liyu Police Swiss-based African Rights Monitor has detailed the outcomes from the ongoing […]

 
 

Faalo: Horumar Ku Sheega & Hafaryada Ogadenya uu Gumaysigu Kuhayo.

Faalo: Horumar Ku Sheega & Hafaryada Ogadenya uu Gumaysigu Kuhayo.

Sanadihii lasoo dhaafay wuxuu Gumaysiga Itoobiya xooga saaray in uu shaaciyo qorshe markiisii horaba fashil ku bilawday oo ku wajahan beesha caalamka iyo waliba shacabka […]

 
 

Muhaajir Muslim Ah oo Khudbad Qiiro Badan Ka Jeediyay Shirkii Xisbiga Dimuqraadiga ee Maraykanka.

Muhaajir Muslim Ah oo Khudbad Qiiro Badan Ka Jeediyay Shirkii Xisbiga Dimuqraadiga ee Maraykanka.

Nin muhaajir muslim ah ayaa shirkii Dimoqraadiga ee magaalada Philadelphia lagu soo geba gebeeyey ka jeediyey khudbad dad badan ay ugu yeedheen inay ahayd tii […]

 
 

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo Ka Hadlay Arimaha Somaliya.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo Ka Hadlay Arimaha Somaliya.

Xarunta Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu ku leeyahay magaalada New York ayaa waxaa ka dhacay shir looga hadlayay xasiloonida iyo nabadgaliyada dalal dhowr ah […]

 
 

Daawo: Shacab Cadhaysan oo Dab qabadsiiyey Xero Ciidamada Ethiopia daganaayeen..

Daawo: Shacab Cadhaysan oo Dab qabadsiiyey Xero Ciidamada Ethiopia daganaayeen..
 
 

Ogaysiis: Shirwaynaha Jaaliyadaha S. Ogadeniya ee Heer Aduun oo Minnesota Lagu Qabanayo.

Ogaysiis: Shirwaynaha Jaaliyadaha S. Ogadeniya ee Heer Aduun oo Minnesota Lagu Qabanayo.

Waxaa magaalada Minnesota ee carliga Maraykanka lagu qaban doonaa Shirwaynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee sanadlaha ahaa. Shirkan ayaa waxaa sanadkan nasiib u yeeshay Jaaliyada magaca iyo […]

 
 

Daawo: Muuqaal Hordhac Ah Shirkii Maanta Ka Dhacay Nairobi…Suugaan..Masuuliyiin iyo Xubno..

Daawo: Muuqaal Hordhac Ah Shirkii Maanta Ka Dhacay Nairobi…Suugaan..Masuuliyiin iyo Xubno..

Waxaad hoos ka daawataan muuqaal hordhac ah oo kusaabsan shir balaadhan oo maanta lagu qabtay caasimada dalka Kenya ee Nairobi. Shirkan oo si wanaagsan loosoo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay