Archive for: July, 2016

Theresa May oo Noqonaysa Ra’iisal-Wasaaraha Dalka Britain (UK).

Theresa May oo Noqonaysa Ra’iisal-Wasaaraha Dalka Britain (UK).

Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Britain Theresa May, ayaa laxaqiijin doonaa inay noqoto hogaamiyaha xisbiga Muxaafidka ah (Conservative) ka iyo ra’iisal-wasaaraha dalka Britain. Andrea Leadsom oo […]

 
 

Daawo: Booliiska Maraykanka oo Xidh Xidhay Dad u Mudaharaadayey Xaquuqda Madowga.

Daawo: Booliiska Maraykanka oo Xidh Xidhay Dad u Mudaharaadayey Xaquuqda Madowga.

Ciidamada Amaanka ee gobalka Louisiana ayaa xidh xidhay dad gaaraya 100 qof oo ka qeyb qaadanayey banaanbaxyo looga soo horjeedo dilalka Booliiska Maraykanka u gaysto dadka madowga […]

 
 

Wargalin;Xafiiska Jaaliyada Ogadenia ee Australia Melbourne

Wargalin;Xafiiska Jaaliyada Ogadenia ee Australia Melbourne

  waxaa shir muhiim ah lagusoo gabo gabeeyay xafiiska jaaliyada Ogadenia ee emlbourne Australia oo maal mihii ugu danbeeyay si taxane ah usocday waxaana lagasoo […]

 
 

Daawo: Damaashaadkii Ciida iyo Camerada Ilays TV oo Dhex Qaaday Shacabka.

Daawo: Damaashaadkii Ciida iyo Camerada Ilays TV oo Dhex Qaaday Shacabka.

Maalmihii  ciida ahayd  ayay Camerada Ilays Tv dhex qaaday shacabkii Muslimka ahaa ee ciidayay si ay wax uga ogaato farxadooda iyo dareenkooda wadani ee la […]

 
 

OYSU Farca Yamen oo xaflad Lagu xusaayay sanad Guuradii 6 aad ee OYSU ku Qabatay Sanca +sawiro

OYSU Farca Yamen oo xaflad Lagu xusaayay sanad Guuradii 6 aad ee OYSU ku Qabatay Sanca +sawiro

waxaa ka dhacday Caasimada Sanca ee wadanka yamen xaflad balaadhan oo si fiican loosoo agaasimay taasoo lagu xusaayay aas aaskii sanad guuradii 6 aad ee […]

 
 

Daawo: Kacdoonkii Oromada oo sii Xoogaysanaya Maalinba Maalinta Ka Dambaysa.

Daawo: Kacdoonkii Oromada oo sii Xoogaysanaya Maalinba Maalinta Ka Dambaysa.

Shacabka Oromada ayaa waxay wadaan bilihii ugu Danbeeyay kacdoon ay kaga soo horjeedaan Xukuumada Wayaanaha. Halkani waa Magaalada Ginchi ee Galbeedka Shawa Waxaa isugu soo baxay […]

 
 

Baraket Simon oo Xabsi Guri Lagadhigay & Xaalada Gumaysiga oo Qasan.

Baraket Simon oo Xabsi Guri Lagadhigay & Xaalada Gumaysiga oo Qasan.

War rasmi ah oo Wakaalada Wararka Ogadenia ee ONA soogaadhay ayaa sheegaya in Taliyaha guud ee ciidanka amaanka Itoobiya Getajo Asefa uu xabsi guri kadhigay lataliyihii hore ee Raysal wasaaraha […]

 
 

Gudiga Qoxootiga Ogadenia oo Ifo Shir Kuqabtay + Faahfaahin.

Gudiga Qoxootiga Ogadenia oo Ifo Shir Kuqabtay + Faahfaahin.

Shalay oo Axad ahayd Taariikhduna ay kubeegnayd 10/7/16 Waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab ku qabsoomay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen Gudiyada Faracyada kadhisan Dhadhaab iyo […]

 
 

OYSU Woqoyi Bari Kenya oo Qalab Waxbarasho Qaybisay.

OYSU Woqoyi Bari Kenya oo Qalab Waxbarasho Qaybisay.

Shalay oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 10/07/2016 ayaa Ururka OYSU woqooyi -Bari Kenya laamihiisa kaladuwan sida Garissa, Xagardheer, Ifo, iyo Dhagaxley waxay si iskuduuban […]

 
 

Ciidanka Hindia oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Gobolka Kashmiir.

Ciidanka Hindia oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Gobolka Kashmiir.

Ku dhawaad 15 qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen banaanbaxyo rabshado wata oo Sabtidii ka dhacay gobalka Koonfurta Kashmir oo ay maamusho dowlada […]

 
 

FACEBOOK, TWITTER, YOUTUBE BLOCKED IN ETHIOPIA .

FACEBOOK, TWITTER, YOUTUBE BLOCKED IN ETHIOPIA .

By EthiopiaObserver Facebook, Twitter and You Tube appear to have been blocked in Ethiopia on Saturday, July 9, 2016. Many people in different towns of […]

 
 

Indigenous, Somali communities in Edmonton partner to make downtown safer – Edmonton – CBC News

Indigenous, Somali communities in Edmonton partner to make downtown safer – Edmonton – CBC News

  We are not collectively working together and that’s the cycle we want to break,’ says Ogaden executive Roberta Bell · CBC News July 10, […]

 
 

Maqaal: Taariikhda Gumaysi ee Africa iyo Cadaawada Itobiya By: Liban Miyir.

Maqaal: Taariikhda Gumaysi ee Africa iyo Cadaawada Itobiya By: Liban Miyir.

  Geed baa hadlay oo wuxuu yidhi: Gudiney hadaanay gabalkay kugu daabnayn sidaa iimadan goyseen, Ethiopia in aysan naxariis Soomaali u haynin oo aysan u […]

 
 

Gudiga Jaaliyada JOKA Oo Kulmay Iyo Qodobo Kasoo Baxay.

Gudiga Jaaliyada JOKA Oo Kulmay Iyo Qodobo Kasoo Baxay.

Maanta oo Axad ahayd Taariikhdu na ay kubeegnayd 10/7/16 waxaa kulan howleed isugu yimid Gudiga Jaaliyada Ogadenia ee K.afrika JOKA, Kulankan oo ahaa kulan kii […]

 
 

Daawo: Af-hayeenka ONLF “Soomaaliya ma ahan kilil kamid ah Ethiopia ee Waa Dal Xor ah”

Daawo: Af-hayeenka ONLF “Soomaaliya ma ahan kilil kamid ah Ethiopia ee Waa Dal Xor ah”
 
 

Dagaalo Kadhacay Gobolka Jarar Oo Ciidamada gumaysiga Lagu Naafeeyay + Faahfaahin.

Dagaalo Kadhacay Gobolka Jarar Oo Ciidamada gumaysiga Lagu Naafeeyay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya jiida hore ee dagaalka lagu xoraynayo wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaalo culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia ay qaadeen labadii maalmood […]

 
 

Inkabadan 50.000 oo Gobolka Tigrey Kaqaxda Sanad Kasta & Walaac Lagamuujiyay.

Inkabadan 50.000 oo Gobolka Tigrey Kaqaxda Sanad Kasta & Walaac Lagamuujiyay.

Xog xasaasi ah oo ONA kasoo gaadhay  Gobolka Tigrey ee Woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay shacabka kudhaqan Gobolka Tigrey lasoo gudboonaatay xaalad adag oo keentay in ay shacabku kaqaxaan guryahoodii […]

 
 

Horjooge Hawaarinta ka Tirsanaa & Koox Lasocotay oo Baxsatay.

Horjooge Hawaarinta ka Tirsanaa & Koox Lasocotay oo Baxsatay.

Warar aan ka hellay wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta Gobolka Shabeele ee Magaalada Goday ayaa waxay sheegayaan in koox hawaarin ah ay ka baxsadeen tuulada […]

 
 

Daawo: Al-Fanaan Cabdi Baadil & Shoowgiisii Ciida ee Somalida Germany.

Daawo: Al-Fanaan Cabdi Baadil & Shoowgiisii Ciida ee Somalida Germany.

Daawo  maaalintii Ciida iyo Fanaanka Caan ka ah ee Cabdi Baadil ayaa  waxa uu lawadaagay shacabka somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Germany Farxadii Ciida, wuxuuna […]

 
 

Al Shabaab oo Weerartay Xero Booliis oo Ku Taala Degmada Wajeer ee Dalka Kenya.

Al Shabaab oo Weerartay Xero Booliis oo Ku Taala Degmada Wajeer ee Dalka Kenya.

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xerada Booliiska ee deegaanka Diff oo ku taala degmada Wajeer, isla markaana 10km u jirta xaduuda u dhaxeysa Kenya […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay