Archive for: July, 2016

Boqortooyada Sacuudiga oo 19 Qof u qabatay Qaraxii Ka Dhacay Al-Masjid Al-Nabawi (Madiina).

Boqortooyada Sacuudiga oo 19 Qof u qabatay Qaraxii Ka Dhacay Al-Masjid Al-Nabawi (Madiina).

Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay 19 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxii ka dhacay banaanka Masjid Nabawi ee magaalada Madina […]

 
 

ETHIOPIA FOOD CRISIS REACHES ‘CRITICAL MOMENT,’ WARNS SAVE THE CHILDREN.

ETHIOPIA FOOD CRISIS REACHES ‘CRITICAL MOMENT,’ WARNS SAVE THE CHILDREN.

By SaveTheChildren As the impact of Ethiopia’s worst drought in 50 years peaks over the next three months when the traditional “lean season” takes hold, […]

 
 

Raaf Kusocda Dhalinta Gobolka Shabeelle & Dabaqoodhi Oromo Ah oo Qubi Dad Kulaayay.

Raaf Kusocda Dhalinta Gobolka Shabeelle & Dabaqoodhi Oromo Ah oo Qubi Dad Kulaayay.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Qubi ee Galbeedka Ogadenia ayaa sheegaya in ay daba qoodhi kasoo duulay Gobolka Oromiya halkaas kulaayeen dad shacab ah oo Ogadenya udhashay, warkan oon […]

 
 

Ciidanka Sirdoonka Itoobiya oo Laga Ugaadhsanayo Dhulkii Ay Ka Howgalayeen.

Ciidanka Sirdoonka Itoobiya oo Laga Ugaadhsanayo Dhulkii Ay Ka Howgalayeen.

Ciidanka sirdoonka ee gumaysiga Itoobiya ayaa lagusoo waramayaa in laga ugaadhsanayo guud ahaan wadanka Itoobiya iyagoo lagu laayay meelo kala gadisan oo wadanka kamid ah. Xogtan ay heshay Wakaalada Wararka […]

 
 

Warbixin: Ka Badbaadinta Soomaalida Badbaadiyeyaashooda.

Warbixin: Ka Badbaadinta Soomaalida Badbaadiyeyaashooda.

Badbaadinta Soomaalida Badbaadiyeyaashooda waa warbixin kooban oo ay qortay Laetitia Bader oo ka tirsan hayada xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch (HRW). Warbixinteeda waxay ku […]

 
 

5-Boolis ah oo Lagu Diley Toogasho Ka Dhacdey Dallas Dalka Maraykanka.

5-Boolis ah oo Lagu Diley Toogasho Ka Dhacdey Dallas Dalka Maraykanka.

Ciidanka Booliska ayaa lagu weeraray bartamaha magaalada Dallas ee gobolka Texas, banaanbax cabasho ah oo dadka madowga ah isugu soo baxeen kadib markii laba qof […]

 
 

Dagaal Khasaare Gaystay oo Dhex Maray Ciidanka Suudaanta Koonfureed.

Dagaal Khasaare Gaystay oo Dhex Maray Ciidanka Suudaanta Koonfureed.

Ugu yaraan shan askari ayaa dhimatay shalay kaddib markii ay isku dhaceen ciidammo daacad u kala ah madaxwaynaha Suudaanta Koonfureed, Salva Kiir iyo madaxwayne kuxigeenka […]

 
 

Mother weeps for son who joined migrant exodus from drought-hit Ethiopia ,By YorkPress

Mother weeps for son who joined migrant exodus from drought-hit Ethiopia ,By YorkPress

A heartbroken mother has been told her son is dead, lost or in prison after he joined a migrant exodus from the region of Ethiopia […]

 
 

Daawo:N/hure Sulub iyo Qombar oo salaan halgan ee ciida barakaysan diraya

Daawo:N/hure Sulub iyo Qombar oo salaan halgan ee ciida barakaysan diraya

Naftood hurayaasha kala ah Sulub Cabdi Axmed iyo Maxamed Ibrahim Qombar ayaa waraysi ay siiyeen Ilays Tv  hawada ka salaamay shacabka Ogadenya meel ay jogaanba,salaantaas […]

 
 

Maqaal: Hadimadii Gumaysiga iyo Halgankii Umadda: Q.1aad Bye: Liban Miyir.

Maqaal: Hadimadii Gumaysiga iyo Halgankii Umadda: Q.1aad Bye: Liban Miyir.

Balaayada ugu daran iyo dhibaatada ugu culus ee bulsho soo foodsaarta, waxay tahay markay isku dhex yaacdo oo la kala garan-waayo danta guud iyo danta […]

 
 

Xaflad Balaadhan oo Xalay Ka dhacday caasimada Riyaad ee wadanka Sucuudiga + Sawiro

Xaflad Balaadhan oo Xalay Ka dhacday caasimada Riyaad ee wadanka Sucuudiga + Sawiro

Sida aan horay idiin kusoo tabinay ba waxaa xalay ka dhacday caasimada wadanka sucuudiga ee Riyaad xaflad balaadhan oo ay soo abaabuleen Jaaliyada Ogadenia ee […]

 
 

Imtixaankii EGSECE ga Ee Itoobiya Oo Lakansalay Iyo Qalalaase Laga Cabsiqabo.

Imtixaankii EGSECE ga Ee Itoobiya Oo Lakansalay Iyo Qalalaase Laga Cabsiqabo.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhay Magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Ethiopia ayaa sheegaya in mar labaad la kansalay Imtixaankii dugsiyada […]

 
 

Daawo: Ciidamada Gumaysiga Ethiopia ayaa dhibaato xoogan ku haya Gabadha Soomaalida

Daawo: Ciidamada Gumaysiga Ethiopia ayaa dhibaato xoogan ku haya Gabadha Soomaalida
 
 

Daawo: Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya & Cashirada Farsamo ee Ay Qaataan.

Daawo: Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya & Cashirada Farsamo ee Ay Qaataan.

Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ayaa cashiro iyo siminaaro kala duwan oo kusaabsan aqoonta iyo barashada farsamooyinka kala duwan ku qaata xarumaha iyo saldhigyada ay […]

 
 

Halkee Marayaa Khal-khalkii Sirdoonka Wayaanaha Lasoo Darsay? + Faah faahin.

Halkee Marayaa Khal-khalkii Sirdoonka Wayaanaha Lasoo Darsay?  + Faah faahin.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ee ONA ayaa muujinaya in uu meel halis ah marayo khal-khalkii in dhawaalaba ka dhex jiray […]

 
 

Daawo: Maxaa Kajira In Xasan Sheekh Lakulmay Ra’iisul Wasaaraha YUHUUDA?

Daawo: Maxaa Kajira In Xasan Sheekh Lakulmay Ra’iisul Wasaaraha YUHUUDA?
 
 

Tartanka Doorashada Ra’iisal-Wasaaraha Cusub ee Dalka Britain (UK).

Tartanka Doorashada Ra’iisal-Wasaaraha Cusub ee Dalka Britain (UK).

Xildhibaanada xisbiga talada haya ee Muxaafidiinta (Conservative) ka ayaa u codeeyay xoghayaha arrimaha gudaha Theresa May iyo wasiirka tamarta, Andrea Leadsom, oo ah labada qof […]

 
 

Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Dilalka Dadka oo Ka Dhacay Kenya.

Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Dilalka Dadka oo Ka Dhacay Kenya.

Bannaanbaxyo ayaa shalay ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaas oo lagaga cabanayey dilkii nin qareen ahaa oo u dhaq dhaaqaaqa xuquuqda aadanaha Willie Kimani […]

 
 

Ilays Tv 08 July 2016: Ka daawo barnaamijka Salaamaha Ciida barakaysan oo aad u xiiso badan

Ilays Tv 08 July 2016: Ka daawo barnaamijka Salaamaha Ciida barakaysan oo aad u xiiso badan

Barnaamijka Ilays Tv ee 08 July 2016 waxaan idiinku haynaa Camerada Ilays Tv oo ciida barakaysan dhex qaaday muslimiintii ciidaysay si ay u salaamaan asxaabtooda […]

 
 

Deg Deg: Xaflada Lagu Xusayo Farxada Ciida & Aas Aaskii JWXO oo Hada Ka socota Caasimada Riyaad.

Deg Deg: Xaflada Lagu Xusayo Farxada Ciida & Aas Aaskii JWXO oo Hada Ka socota Caasimada Riyaad.

Wararka Naga soo Gaadhaya Wadanka Sucuudiga Gaar ahaana magaalada Riyaad ayaa waxaa Ka socda Xaflad Balaadhan oo ay soo abaabuleen Jaaliyada Somalida Ogadenia ee ku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay