Archive for: July, 2016

Daawo: Ciidanka ONLF oo si wanaagsan u ciiday iyo salaamaha ay dirayaan

Daawo: Ciidanka ONLF oo si wanaagsan u ciiday iyo salaamaha ay dirayaan

Ciidamada qalabka sida ee ONLF  ayaa si wanaagsan ugu ciiday ciida hooyo ee ay difaaca kaga jiraan ,waxayna hawada Ilays Tv iyo Radioxoriyo  salaamahooda uga […]

 
 

Daawo: Gudomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir Mudane Tarsan oo Somalida Si Dhab Ah Ula Hadlay

Daawo: Gudomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir Mudane Tarsan oo Somalida Si Dhab Ah Ula Hadlay

Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir mudane Tarsan ayaa 1-dii Luulyo khudbad uu kaga hadlayay maalinta Xorriyada Soomaaliya si dhab ah ula hadlay shacabka Soomaaliyeed, waxuuna […]

 
 

Dhaanto Cusub: Gobolada Waqooyi Bari Kenya” Codkii Xasan Gantaal

Dhaanto Cusub: Gobolada Waqooyi Bari Kenya” Codkii Xasan Gantaal
 
 

Deg Deg: Ciidanka Woyanaha oo Dad Shacab Ah Gobolka Jarar Ku Waxyeeleeyay.

Deg Deg: Ciidanka Woyanaha oo Dad Shacab Ah Gobolka Jarar Ku Waxyeeleeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Jarar ee Wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanahu dad shacab ah ugu gaysteen Gobolka Jarar, xogtan […]

 
 

Adkaysi iyo Dibin Qaniin Umbaa Lagaga Gudbi Karaa Barnaamijka FOG – Noora Afgaab.

Adkaysi iyo Dibin Qaniin Umbaa Lagaga Gudbi Karaa Barnaamijka FOG – Noora Afgaab.

Ereyga FOG oo macnihiisu yahay Ceeryaamo, waxaa sidaan soo sheegnay laga soo qaatay xarfaha ugu horeeya ee Fear, Obligation, Guilt. Markaan ka hadlayno halganka ka […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Kadhacay Masala, Galbeedka Hararge Ee Gobolka Oromiya.

Daawo: Mudaaharaad Kadhacay Masala, Galbeedka Hararge Ee Gobolka Oromiya.

Sidii aad wararkii hore ee ONA kabaxay kula socoteenba, waxaa si xawli ah ku socda kacdoonka Shacabka Oromiya. Maalmihii lasoo dhaafay ayaa shacabka Gobolka Hararge […]

 
 

Xukunkii TPLF oo Dhamaad Kudhaw Iyo Khuburo Kafaalootay Masiirkooda Dambe.

Xukunkii TPLF oo Dhamaad Kudhaw Iyo Khuburo Kafaalootay Masiirkooda Dambe.

Xukunkii xaaraanta ahaa ee TPLF oo maraya meel gabagabo ah, Xograsmi ah oo soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia ee ONA ayaa muujinaysa in ay xukuumadii […]

 
 

Maxaa Kajira In Kulan Qarsoodi Ah Dhexmaray Madaxweyne Xassan & Netanyahu?

Maxaa Kajira In Kulan Qarsoodi Ah Dhexmaray Madaxweyne Xassan & Netanyahu?

JoornaalkaTimes of Israel ayaa  qoray in dhawaan uu kulan qarsoodi ah dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud iyo Raysalwasaaraha Isra’iil Benjamin Netanyahu, warkaasi oo ay […]

 
 

Guddi British Ah oo Shaacisay Warbixin Ku Saabsan Kaqayb-galkii UK ee Dagaalkii Ciraaq 2003-dii.

Guddi British Ah oo Shaacisay Warbixin Ku Saabsan Kaqayb-galkii UK ee Dagaalkii Ciraaq 2003-dii.

Shalay oo Arbaco ahayd ayaa lafilayay in la baahiyo Warbixin ay Diyaariyeen Guddi British ah, Taasoo ku saabsan Fara-gelintii lagu Sameeyay Ciraaq ee xukunka looga […]

 
 

Report says Eritrea, Egypt, UAE and Saudi Arabia are in a military alliance to curb Ethiopian regime’s belligerence.

Report says Eritrea, Egypt, UAE and Saudi Arabia are in a military alliance to curb Ethiopian regime’s belligerence.

  From left to right: H.E. President Abdel Fattah el-Sisi, H.E. President Isaias Afwerki and Abay Woldu, President of Tigray State, Chairman of TPLF and […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Norway oo Hambalyo u diraaya shacabka Ogadenia

Daawo: Jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Norway oo Hambalyo u diraaya shacabka Ogadenia

Jaaliyada Ogadenia ee wadanka Norway ayaa Hambalyo u diraaya shacabka somaliyeed guud ahaan Gaar ahaana Shacabka Geesiga ah ee reer Ogadenia Waxay Jaaliyadu si Kal […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha ONLF oo ku baaqay in Kacdoon iyo banaanbaxyo laga sameeyo Ogadenya

Daawo: Gudoomiyaha ONLF oo ku baaqay in Kacdoon iyo banaanbaxyo laga sameeyo Ogadenya

Khudabadii uu gudoomiyaha ONLF Adm.Maxamed Cumar Cismaan u jeediyey shacabka Ogadenya ayuu ugu baaqay shacabka meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan shacabka dagan gudaha […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Ogadenia ee wadanka Koonfur Afrika Faraca Joka oo Hambalyo u diraya Shacabka Ogadenia

Daawo: Jaaliyada Ogadenia ee wadanka Koonfur Afrika Faraca Joka oo Hambalyo u diraya Shacabka Ogadenia

Jaaliyada Ogadenia ee Koonfurta Africa Faraca Estern Captown ee Joka ayaa waxay Hambalyo u dirayaan Shacab way naha Somalida Ogadenia Masuuliyiin Jabhadeed Iyo maamulka Jaaliyada […]

 
 

Dalada Culumada Ogadenia ee UCSO oo Hambalyo Ciida U diraya Shacabka OGADENIA

Dalada Culumada Ogadenia ee UCSO oo Hambalyo Ciida U diraya Shacabka OGADENIA

Ururka Culumada Somalida ogadenia ayaa waxa uu Hambal u dirayaa Farxada maalinta Ciida Dhamaan Shacbi way naha Somaliyeed Khaasatana Shacabka Geesiga ah ee reer OGADENIA […]

 
 

عيد مبارك-عيد سعيد-كل عام وانتم طيبين-Salaamaha Ciida iyo Khudbada Gudoomiyaha ONLF.

عيد مبارك-عيد سعيد-كل عام وانتم طيبين-Salaamaha Ciida iyo Khudbada Gudoomiyaha ONLF.

Gudoomiyaha ONLF Adm. Maxamed Cumar Cismaan ayaa munaasabada Ciida barakaysan ee Ciidul Fitriga ugu hambalyeeyey umada muslimiinta ah guud ahaan gaar ahaana shacabka Ogadenya,waxaa kaloo […]

 
 

Dr. Merera Gudina oo Sheegay In Kabadan 50-Kun oo Qof oo Oromo Ah Xabsiga Loo Taxaabay.

Dr. Merera Gudina oo Sheegay In Kabadan 50-Kun oo Qof oo Oromo Ah Xabsiga Loo Taxaabay.

Waraysi lala yeeshay Dr. Merera Gudina oo ah Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee loo yaqaano Oromo Federalist Congress ayaa sheegay in ciidamada Sirdoonka ee Woyanhu ay […]

 
 

Daawo: Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka UKIP oo Sheegay Inuu Xilka Wareejinayo.

Daawo: Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka UKIP oo Sheegay Inuu Xilka Wareejinayo.

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UKIP Mr.Nigel Farage ayaa Isniintii shaaciyey inuu ka degayo xilka Guddoomiyaha xisbigaasi oo ahaa mid si weyn ugu ololeenayey in […]

 
 

Madaxwaynaha Uganda oo Sheegay In Lagaadhay Xiligii Somaliya Ciidan Loo Samayn Lahaa.

Madaxwaynaha Uganda oo Sheegay In Lagaadhay Xiligii Somaliya Ciidan Loo Samayn Lahaa.

Dalka Uganda ayaa horey ugu dhawaaqey in ay ciidamadooda kala baxayaan Soomaaliya sanadka 2017. Madaxweynaha Uganda ayaa faah-faahin ka bixiyey sababta, waxaana uu sheegay xalka. […]

 
 

Dagaal Kadhacay Garigo’an oo Ciidanka Gumaysiga Khasaare Loogu Gaystay.

Dagaal Kadhacay Garigo’an oo Ciidanka Gumaysiga Khasaare Loogu Gaystay.

Wararka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA kasoo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa faah faahin ka bixinaya Dagaal Jimcihii lasoo dhaafay ooy taariikhdu ku beegnayd […]

 
 

Tacadiyo Baahsan oo Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Tacadiyo Baahsan oo Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo baahsan oo ay ciidanka gumaysigu ugaysteen dadka shacabka ah ee udhaqan guud ahaan wadanka Ogadenia, warkan oo aan kahelay xarunta dhexe […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay