Archive for: July, 2016

Maraykanka & Midawga Yurub oo Kawalaacsan Xaalada Qalafsan Ee Kooxda TPLF.

Maraykanka & Midawga Yurub oo Kawalaacsan Xaalada Qalafsan Ee Kooxda TPLF.

Warbixin xasaasi ah oo shalay soo baxday ayaa lagu sheegay in ay wadanka Maraykanka iyo Midowga Yurub ay walaac daran ka muujiyeen xaalada murugsan ee ay maanta ku sugantahay Itoobiya iyo […]

 
 

عيد مبارك-عيد سعيد-كل عام وانتم طيبين-Salaamaha Ciida iyo Khudbada Gudoomiyaha ONLF

عيد مبارك-عيد سعيد-كل عام وانتم طيبين-Salaamaha Ciida iyo Khudbada Gudoomiyaha ONLF

Gudoomiyaha ONLF Adm. Maxamed Cumar Cismaan ayaa munaasabada Ciida barakaysan ee Ciidul Fitriga ugu hambalyeeyey umada muslimiinta ah guud ahaan gaar ahaana shacabka Ogadenya,waxaa kaloo […]

 
 

Agoonta Ogadenia Ee Xagardheere oo Deeq Lacag Ah Lagaadhsiiyay.

Agoonta Ogadenia Ee Xagardheere oo Deeq Lacag Ah Lagaadhsiiyay.

Waxaa xerada qoxootiga Xagardheer shalay galinkiihore deeqlacageed loogu qaybiyey Agoonta Somalida Ogadenia oo gaadhaysay 70 ilmood. Wakiilka Agoonta Ogadenia ee xerada qoxootiga xagardheer iyo laamaha […]

 
 

Halaakada hunguri-raacyada iyo hurgumooyinka gumaysiga. Q3aad By: Liban Miyir.

Halaakada hunguri-raacyada iyo hurgumooyinka gumaysiga. Q3aad By: Liban Miyir.

  Marka kowad waxaa mahad dhamaanteed iska leh Allaah (SW) Naxariis iyo Nabad galiyana korkiisa ha ahaato Nabigena Muxamed (SCW) intaas kadib waxaan dhamaan umada […]

 
 

Daawo:Abwaan Ahmed Sheikh Ali Heelaale iyo Gabay Ala Bari ah.

Daawo:Abwaan Ahmed Sheikh Ali Heelaale iyo Gabay Ala Bari ah.

Waxaan idiin soo gudbinaynaa gabay uu inoo gabyayo abwaanka reer ogaadeeniya ahmed sheikh ali heelaale gabaygan oo uu ilahay ku baryahayo in ilahay galada wadanka […]

 
 

Ethiopia: Human Rights in Despair

Ethiopia: Human Rights in Despair

Ethiopia, under the ruling EPRDF, which has held power for the last 25 years, is in a deep political and socio-economic crisis, with the people […]

 
 

Gacan Kahadal Culus oo Kadhacay Jaamacada Ambo Oo Khasaare Gaystay.

Gacan Kahadal Culus oo Kadhacay Jaamacada Ambo Oo Khasaare Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shawa ee dhulka Oromia ayaa sheegaya khasaare naf iyo maal leh oo ka dhashay iska hor imaad shalay ciidanka sirdoonka Itoobiya iyo arday ku […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Meel Aan Ka Fogayn Qunsuliyada Maraykanka ee Magaalada Jiddah.

Qarax Ka Dhacay Meel Aan Ka Fogayn Qunsuliyada Maraykanka ee Magaalada Jiddah.

Wasaaradda Arrimaha gudaha Sacuudiga ayaa sheegtay in nin isa soo miidaamiyey uu isku qarxiyey meel u dhow qunsuliyadda Mareykanka ee magaalada galbeedka dalkaas ku taalla […]

 
 

Qaabka Soo Xulista Ergooyinka Doorashada Qaranka ee Somalia, 2016.

Qaabka Soo Xulista Ergooyinka Doorashada Qaranka ee Somalia, 2016.

Madaxda Madasha wada tashiga Qaran ee Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in ergooyin tiradoodu dhan tahay 14,025 ay soo doortaan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo ka […]

 
 

Xukuumada TPLF oo Tabo Cusub oo Ay Shacabka Ku Xasuuqdo Latimid.

Xukuumada TPLF oo Tabo Cusub oo Ay Shacabka Ku Xasuuqdo Latimid.

Wararka aan kahelayno galbeedka Gobolka Arsi ee dhulka Oromada ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu halkaas ka bilaabeen tab cusub oo ay kulaynayaan dadka shacabka ah ee ku dhaqan Gobolka […]

 
 

Deg Deg: CWXO oo Cagta Mariyay Xero Ciidan oo Huuraale Kutaalay.

Deg Deg: CWXO oo Cagta Mariyay Xero Ciidan oo Huuraale Kutaalay.

War goor dhaw naga soo gaadhay xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa xaqiijiyay in ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia (CWXO) cagta mariyeen fadhiisin ay ciidanka wayaanuhu kulahaayeen […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad shacab Ku Xidh Xidhay Magaalada Birqod ee Gobolka Jarar.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad shacab Ku Xidh Xidhay Magaalada Birqod ee Gobolka Jarar.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan gobolkaJjarar magaalada Birqod  ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Gumaysiga Itoobiya ay dad shacab ah ku xidh xidheen Tuulada […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Ka Dhacay Magaalada Awaday ee Gobolka Oromiya.

Daawo: Mudaaharaad Ka Dhacay Magaalada Awaday ee Gobolka Oromiya.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteenba ciidanka Woyaanaha ayaa ku xasuuqay caruur aan waxba galabsanin dhulka Oromiya. Shacab gadoodsan ayaa iskugu soo baxay mudaaharaad balaadhan […]

 
 

Faallo: Hooyo Haysata Labo Mataano Ah oo Bil Kaliya Jira Ayaan Dilay Iyada & Ninkeedii.

Faallo: Hooyo Haysata Labo Mataano Ah oo Bil Kaliya Jira Ayaan Dilay Iyada & Ninkeedii.

Qore: Cabdulahi Nuur Colombo. Hooyo Haysata Caruur Mataano Bil uun jirey ayaanu Dilnay Iyada Iyo Ninkeedii, Mataanihiina Goobtii ayaanu kaga Dhaqaaqnay. Way Ooyayeen markii aannu […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudi oo Xaflad Balaadhan Qabanaysa Maalinta 3 aad ee Ciida.

Ogaysiis: Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudi oo Xaflad Balaadhan Qabanaysa Maalinta 3 aad ee Ciida.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada somliyeed ee wadanka sucuudi Arabia gaar ahaan magaalada Riyaad ee caasimada boqortooyada sucuudiga inay ka dhicidoon to xaflad balaadhan oo ay […]

 
 

Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad oo 90 Qof Ku Dhinteen.

Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad oo 90 Qof Ku Dhinteen.

Ku Dhawaad 90 qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ka dhacay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad, waxaana ku dhaawacmay dad ka badan 170 kale. […]

 
 

Daawo: Hay’ada FBI ee Dalka Maraykanka oo Su’aalo Waydiisay Hillary Clinton.

Daawo: Hay’ada FBI ee Dalka Maraykanka oo Su’aalo Waydiisay Hillary Clinton.

Haweenayda u tartamaysa xilka Madaxweynaha ee dalka Maraykanka Hillary Clinton ayaa iskeed u hortagtey hya’adda FBI waxaana laweydiiyey su’aalo laxidhiidha e-mailkii ay isticmaashey xiligii ay ahayd […]

 
 

Waxaa si hab sami ah uqabsoomay shirkii gudiga jaaliyada Ogadenia ee Melbourne Australia

Waxaa si hab sami ah uqabsoomay shirkii gudiga jaaliyada Ogadenia ee Melbourne Australia

Gudiga Jaaliyada Ogadenia ee Melbourne ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 03/07/2016 kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta jaaliyada, sida caadada ahayd aayado quraanka kareem […]

 
 

Jaaliyada S.Ogadenia Ee S.africa Oo Qaybisay Raashin Zako Ah.

Jaaliyada S.Ogadenia Ee S.africa Oo Qaybisay Raashin Zako Ah.

Maanta oo Axad ah taariikhduna ay ku beegantahay 3/7/16 Waxaa xafiiska Jaaliyada Ogadenia ee gobolka Eastern Cape ee wadanka S.africa lagu soo gaba gabeeyay howlgal lagu qaybinayay raashin Zakaatul Fidri […]

 
 

Daawo: Shacabka Oromiya oo Banaabax Culus Iskugu Soobaxay.

Daawo: Shacabka Oromiya oo Banaabax Culus Iskugu Soobaxay.

Waxaa mudaaharad balaan oo taliska Woyaanaha lagaga soo horjeedu uu ka dhacay degaan kamid ah Gobolka Oromiya oo lagu magacaabo  Amuru District, Horo Guduru Walaga. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay