Archive for: July, 2016

Itoobiya oo Raafaysa Dhalinyarada Ogadenia Qofkii Diidana Xabsiga u Taxaabaysa.

Itoobiya oo Raafaysa Dhalinyarada Ogadenia Qofkii Diidana Xabsiga u Taxaabaysa.

Wararka ONA kasoo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Gobolka Qorahay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay bilaabeen inay si qasab ah ku raafaan dhalinyarada (caruur) aan […]

 
 

Maraykanka oo Sheegtay Inay Dileen Labo Sarkaal oo Kamid Ah Ururka ISIS.

Maraykanka oo Sheegtay Inay Dileen Labo Sarkaal oo Kamid Ah Ururka ISIS.

Laba Masuul oo kamid ah saraakiisha kooxda Daacish (ISIS) ayaa weerar duqayn ah lagu dilay meel u dhaw magaalada Muusil ee Waqooyiga dalka Ciraaq, sidaas waxaa lagu […]

 
 

Dableey Hubaysan oo Ku Dishay 6-Qof Xuduuda Kenya & Somaliya.

Dableey Hubaysan oo Ku Dishay 6-Qof Xuduuda Kenya & Somaliya.

Warar hordhac oo naga soo gaadhay wadanka Kenya ayaa sheega in ugu yaraan 6-qof geeriyootay kadib markii rag hubeysan ay maanta rasaas ku fureen laba baabuur […]

 
 

Weerarkii Bangaladheesh oo Lasoo Afjaray & 20-Qof oo Ku Dhimatay.

Weerarkii Bangaladheesh oo Lasoo Afjaray & 20-Qof oo Ku Dhimatay.

Ciidanka Militariga ee dalka Bangladesh ayaa sheegay in 20-qof ay ku dhinteen weerarkii ka dhacay makhaayad ku taalla caasimadda dalkaas ee Dhaka. Milateriga ayaa intaa raaciyay in […]

 
 

Daawo: Julie Ward oo ka tirsan Barlamaanka Yurub oo Ka Hadlaysa Xaalada Itoobiya.

Daawo: Julie Ward oo ka tirsan Barlamaanka Yurub oo Ka Hadlaysa Xaalada Itoobiya.

Xildhibaanad lagu magacaabo Julie Ward oo kamid ah Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa ka hadashay xaalada murugsan ee kajirta dalka Itoobiya. Hadaba hoos ka daawo hadalkii […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia + Khasaaraha Cadawga.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia + Khasaaraha Cadawga.

Wararka naga soo gaadhaya jiida hore ee dagaalada Ogadenia ayaa kawar bixinaya laba dagaal oo ay Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia la beegsadeen fadhiisimo ay ciidanka wayaanuhu kulahaayeen duleedka dagmada Dhagaxmadoow ee […]

 
 

1-da Luuliyo Oo Siwayn Dhagaxlay Looga Xusay Iyo Ogaden Community Oo lagu Casuumay.

1-da Luuliyo Oo Siwayn Dhagaxlay Looga Xusay Iyo Ogaden Community Oo lagu Casuumay.

Shalay oo Jimce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 1/7/16 Waxaa xareda qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab siwayn looga xusay 1 luuliyo oo ah maalinta ay xoroobeen Gobolada Koonfureed ee Jamhuuriyada Soomaaliya, […]

 
 

Magaalada Muqdisho oo si weyn Looga Xusay Kowda Luulyo-Sawiro.

Magaalada Muqdisho oo si weyn Looga Xusay Kowda Luulyo-Sawiro.

Magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga dabaal dagay xuska Sanadguurada 56-aad ee ka soo wareegay Markii Goballada Koofur 01 July 1960-Kii, ay ka xoroobeen gumeystihii […]

 
 

Bangaladhesh: Kooxo Hubeysan oo Weeraray Xaafada Diblumaasiyiinta.

Bangaladhesh: Kooxo Hubeysan oo Weeraray Xaafada Diblumaasiyiinta.

War kasoo baxay booliska magaalada Dhaka ee caasimada dalka Bangaladhesh ayaa sheegaya inuu halkaasi iska horimaad ka socdo, kadib markii ay kooxo hubeysan weerareen goob […]

 
 

HRW: ETHIOPIA UNFIT FOR UNSC TEMPORARY CHAIR

The United Nations Security Council votes to approve a resolution that would dramatically tighten existing restrictions on North Korea at the United Nations Headquarters in New York March 2, 2016. REUTERS/Brendan McDermid

By Felix Horne | HRw Ethiopia has a horrendous human rights record – but that didn’t stop its election this week to the United Nations […]

 
 

Deg Deg: Daawo Ciidamada Woyanah oo caruur badan ku xasuuqay magaalada Awaday & xiisada magaalada oo kacsan.

Deg Deg: Daawo Ciidamada Woyanah oo caruur badan ku xasuuqay magaalada Awaday & xiisada magaalada oo kacsan.

Kacdoonkii Itoobiya ka socday ayaa meel xun maraya oo dad badan oo shacab ah lagu laayay. Warku waxa u intaas ku darayaa in ay xaalada […]

 
 

Daawo: Shirkii Qaramada Midoobay oo lagu soo bandhigay gabood falada u gumaysiga Itoobiya ku hayo shacbka Ogadeniya.

Daawo: Shirkii Qaramada Midoobay oo lagu soo  bandhigay gabood falada u gumaysiga Itoobiya ku hayo shacbka Ogadeniya.

Shirkan oon hadda ka hor xogtiisa idiin soo gudbinay waxaad hoos ka daawataa Videogkii shirka oo Gumaysiga Itoobiya dhulka lagu jiiday, Shirkan oo qaybtiisii hore […]

 
 

Daawo: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga Habeenka Laylatul Qadriga.

Daawo: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga Habeenka Laylatul Qadriga.

Waxaa la gaadhay habeenadii ugu fadliga badnaa bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaa 10-ka u dambeeya ee Ramadan kamid ah habeenka fadliga badan ee Laylatul-Qadriga. Hadaba […]

 
 

Baaq: UCSO Faraca Yamen oo Baaq u Diraya Shacab Waynaha Somalida OGADENIA.

Baaq: UCSO Faraca Yamen oo Baaq u Diraya Shacab Waynaha Somalida OGADENIA.

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01/july/2016 baaq soo saaray ururka culumada Ogadenia faracooda dalka Yamen waxayna ugu baaqeen dhamaan bulsho waynta Ogadenia, Jahliyadaha iyo […]

 
 

Saraakiil Ciidanka Gumaysiga Kagoostay & Khal Khalkii Oo Siibatay.

African Union Mission in Somalia (AMISOM) troops patrol after fighting against Islamist insurgents al Shabaab in Suqa Holaha village of Horiwaa district, Mogadishu March 3, 2012.   REUTERS/Feisal Omar

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigree ee woqooyiga wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu niyad jab wayn kala kulmeen halkaas, sida aan xogtan […]

 
 

Daawo: Faah Faahin Dheeraad Ah oo Kusaabsan Dadkii Fuliyay Weerarkii Istanbul.

Daawo: Faah Faahin Dheeraad Ah oo Kusaabsan Dadkii Fuliyay Weerarkii Istanbul.

Laamaha Amniga ee dalka Turkiga ayaa ku talaabsaday hawlgalo ay kusoo qabteen kooxo lasheegay inay ka tirsan yihiin ururka Daacish oo ku sugan magaalada Istanbul iyo […]

 
 

Obama oo Walaac Ka Muujiyay In Bixitaanka UK uu Saamayn Wayn Ku Yeelan Karo Dhaqaalaha Aduunka.

Obama oo Walaac Ka Muujiyay In Bixitaanka UK uu Saamayn Wayn Ku Yeelan Karo Dhaqaalaha Aduunka.

Madaxweyne Barack Obama ayaa walaac ka muujiyay koritaanka dhaqaalaha dunida, kadib Brexit (Bixitaankii UK ee EU) in uu noqdo mid xaqiiqo ah oo dhab ahaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay