Archive for: July, 2016

Suuriya, Ciraaq, Yemen & Liibya oo Hadheeyay Ajendaha Shirwaynaha Jaamacada Carabta.

Suuriya, Ciraaq, Yemen & Liibya oo Hadheeyay Ajendaha Shirwaynaha Jaamacada Carabta.

Madaxda ururka dalalka Jaamacada Carabta ee ka qeyb qaadanaya shirweynaha Carabta ee kasocda caasimada dalka Mauritania ee Nuwaaqshood ayaa ballan qaaday isla markaana wacad ku maray […]

 
 

Booliska Faransiiska Ayaa Toogtay Labo Nin oo Dad Ku Qafaashay Kaniisad Ku Taala Magaalada Rouen.

Booliska Faransiiska Ayaa Toogtay Labo Nin oo Dad Ku Qafaashay Kaniisad Ku Taala Magaalada Rouen.

Ciidanka Amaanka ee ka hawlgala Waqooyiga Dalka Faransiiska waxa ay toogteen laba qof oo hubeysnaa oo dhowr qof ku qafaashay Kaniisad ku taalla magaalada Rouen. Wararka waxa […]

 
 

Xarunta AMISOM ee Muqdisho Ay Kuleedahay oo Qaraxyo Lala Beegsaday & Khasaare Kadhashay.

Xarunta AMISOM ee Muqdisho Ay Kuleedahay oo Qaraxyo Lala Beegsaday & Khasaare Kadhashay.

Waxaa laba qarax oo is-xig-xiga lagu weeraray xartunta AMISOM ay ku leedahay magaalada Muqdisho ee Xalane. Xarunta Xalane ayaa ku dhaw garoonka diyaaradaha ee Muqdisho […]

 
 

Daawo:Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay

Daawo:Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay

Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay sheikh ayaa baaq u jeediyay shacabwaynaha soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer […]

 
 

OYSU: Cambaarayn Gabood Fallada Ku Wajahan Qaar kamida Qaba’ilada & Maleshiyadka Somaliyed ay Kula Kaceen Masuuliyiin JWXO.

OYSU: Cambaarayn Gabood Fallada Ku Wajahan Qaar kamida Qaba’ilada & Maleshiyadka Somaliyed ay Kula Kaceen Masuuliyiin JWXO.

Sida saxaafadda xorta ah ba ay tabinaysay maalmihii ina soo dhaafay, waxay maleeshiyaad ku tiirsan qaar kamida qabaa’ilada Soomaaliyeed ee dega gobalada Hiiraan iyo Galguduud […]

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Minnesota oo Shir Muhiim Ah U Qabsoomay.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Minnesota oo Shir Muhiim Ah U Qabsoomay.

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 23-07-2016 shir aan caadi ahayn isugu yimid dhamaan Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Minnesota, halkaasoo lagaga hadlay waxyaabaha soo […]

 
 

Xogta Daahsan: Jeelka Ugu Ciqaabta Badan Geeska Africa oo Noqday Jeel-Ogaden.

Xogta Daahsan: Jeelka Ugu Ciqaabta Badan Geeska Africa oo Noqday Jeel-Ogaden.

Jeelka ama xabsiga sida xun loogu ciqaabo dad Soomaaliyeed qaarna ayba ku dhinteen sidii loo jir dilayey waxaa dhawr sanadood kahor sameystay gumeysiga Itoobiya gaar […]

 
 

Daawo: Shacabka Oromia oo Kasii Daray Kacdoonkii Ay Wadeen Aadna U Balaadhiyay.

Daawo: Shacabka Oromia oo Kasii Daray Kacdoonkii Ay Wadeen Aadna U Balaadhiyay.

Kacdoon Wadayaasha Shacabka Oromiya ayaa waxay kusoo laba Kacleeyeen Mudaaharaadadii ay kaga soo Horjeedeen Gumaysiga Itoobiya ee wakhtigiisu gabaabsiga yahay. Qulqulatooyin Mudaaharaadyo ah ayaa ka Biloow day […]

 
 

Ifafaalihii Burburka EPRDF oo Lasaadaaliyay & Sababta Keentay.

Ifafaalihii Burburka EPRDF oo Lasaadaaliyay & Sababta Keentay.

Dadka ka faalooda arimaha siyaasada Itoobiya ayaa walaac badan ka muujinaya burbur ay sheegeen in uu kusoo af yeeshay xukunkii qalafsanaa ee EPRDF, mid kamid ah dadka falanqeeya […]

 
 

Weerar Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Magaalada Ansbach ee Dalka Jarmalka.

Weerar Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Magaalada Ansbach  ee Dalka Jarmalka.

Nin u dhashay dalka Suuriya ayaa isku qarxiyay magaalada Ansbach ee dalka Jarmalka, Axadii, ayaa sameeyay muuqaal (Video) uu balanqaadayo inuu xidhiidh la leeyahay hogaamiyaha kooxda lamagac […]

 
 

Gudomiyihii Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Iscasishay.

Gudomiyihii Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Iscasishay.

Debbie Wasserman Schultz, Guddoomiyaha Gudiga Xisbiga Dimuquraadiga ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay xilka iska casishay kadib markii Shabakada Wikileaks shaacisay Emailo laga xaday […]

 
 

ILAYS TV 26 July 2016 Kadaawo Barnaamijya kala duwan oo aad u xiisa badan

ILAYS TV 26 July 2016 Kadaawo Barnaamijya kala duwan oo aad u xiisa badan
 
 

Daawo:Marwo Ayaan ali haydar buranburkeedii dhinacyada badan tabanayay oo dhamaystiran

Daawo:Marwo Ayaan ali haydar buranburkeedii dhinacyada badan tabanayay oo dhamaystiran

Marwo Ayaan ali haydar buranburkeedii dhinacyada badan tabanayay oo dhamaystiran suugaantan ayaan waxay kaga hadashay arimihii ka dhacay dhanka xadka soomaaliye aan la wadaagno falkaas […]

 
 

Daawo:Marwo Cibaado oo wareysi kaga hadashay falkii xuma ee gudaha soomaaliya

Daawo:Marwo Cibaado oo wareysi kaga hadashay falkii xuma ee gudaha soomaaliya

Marwo Cibaado oo wareysi kaga hadashay falkii xuma ee gudaha soomaaliya mamulada gacan ku rimiska ugu gaysteen madaxda jabhadda ONLF BY Heegan Sweden ONA

 
 

Daawo: Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka

Daawo: Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka

Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka dhanka kalena baaq u diray shacabka ogadenia uguna baaqay halgan iyo inay […]

 
 

Faraca Miftaxulxoriyo Ifo Oo Maamul Cusub Doortay.

Faraca Miftaxulxoriyo Ifo Oo Maamul Cusub Doortay.

Maalinimadii shalay oo Axad ahayd taariikhduna kubeegnayd 24/07/2016 waxaa faraca miftaxul.xoriyo uqabsoomay shirwaynihii faraca Waxaana shirwaynaha lagudoortay maamul cusub oo larajaynayo in ay noqdaan xubnihii […]

 
 

Daawo:Ma Ooyaynee waan Aarsanaynaa Abwaan Jaango iyo Jaaliyada London.

Daawo:Ma Ooyaynee waan Aarsanaynaa Abwaan Jaango iyo Jaaliyada London.

Xili ay cadhada shacabka ree Ogadenia marayso meel adag ayna ka Gilgisheen dhagarta maamulada Soomaalidu kuhayaan Halganka shacbiga ah ee JWXO, ayaa waxaa si adag […]

 
 

Daawo: Cutub Kamid Ah Ciidanka Xoraynta Oromiya (OLF) oo Ku Kulmaya Oromiya.

Daawo: Cutub Kamid Ah Ciidanka Xoraynta Oromiya (OLF) oo Ku Kulmaya Oromiya.

Ciidanka Xoraynta Oromiya (OLF) ayaa dagaalo culculus kula jira Ciidamada Gumaysiga Itoobiya ee Saama laluudka ah. Hadaba daawasho wacan cutub kamid ah OLF oo abaabul […]

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenia ee Sacuudiga Faraca Damaam oo Kulan Yeeshay.

Jaaliyada Somalida Ogadenia ee Sacuudiga Faraca Damaam oo Kulan Yeeshay.

Maalinimadii Jumcaha ahayd taariikhduna ku beeg nayd 22/07/2016 waxaa kulan koodii billaha ahaa isugu yimiday Jaaliyada Somalida Ogadenia ee wadanka Boqortooyada sucuudiga waxaana Kasoo Qayb […]

 
 

Daawo: Kacdoonkii Gonder oo Gaadhay Heerkii Ugu Sareeyay & Axmaaro iyo Tigreey oo Midba Gaar Isu Hubeeyay.

Daawo: Kacdoonkii Gonder oo Gaadhay Heerkii Ugu Sareeyay & Axmaaro iyo Tigreey oo Midba Gaar Isu Hubeeyay.

Sida aad lawada socoteen ba waxaa bishii ugu danbaysay sare usii kacayay kacdoonka ka dhan ka ah Gumaysiga Itoobiya ee kasocda Gudaha Itoobiya. Magaalada Gonder horaantii bishan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay