Archive for: July, 2016

Khilaaf Xoogan oo Soo Kala Dhex Galay Hogaanka Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Khilaaf Xoogan oo Soo Kala Dhex Galay Hogaanka Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ee ONA ayaa muujinaysa in khilaaf culus uu soo kala dhex galay taliyaha ciidanka wayaanaha ee kusugan Somalia iyo taliska guud ee […]

 
 

Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Turkiga oo Lakala Diray Gabi Ahaanba.

Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Turkiga oo Lakala Diray Gabi Ahaanba.

Waxaa gabi ahaanba lakala dirayaa ciidammada ilaalada madaxtooyada waddanka Turkiga kaddib markii ku dhawaad 300 oo ka tirsaneyd xubnaha ciidammadaasi laxidhay kaddib afgembigii dhicisoobay. Ra’iisul […]

 
 

Dalka Norway oo Dhalashadii Kala Noqotay Dad Somali Ah.

Dalka Norway oo Dhalashadii Kala Noqotay Dad Somali Ah.

Dowlada Norway ayaa Sharciyadii dhalashada kala noqotey dhowr qof oo isir ahaan kasoo jeeda wadanka Somalia, Kadib markii lagu eedeeyey inay ka been sheegeen markii […]

 
 

Madaxda Wadamada G20 oo Walaac Ka Muujiyay Ka Bixida UK ee Midawga Yurub.

Madaxda Wadamada G20 oo Walaac Ka Muujiyay Ka Bixida UK ee Midawga Yurub.

Cod bixintii ay Britain u qaaday in ay isaga baxdo Midawga Yurub (EU) ayaa sare u qaaday halista haysata dhaqaalaha caalamka, madaxda dhaqaalaha ayaa sidaas […]

 
 

Daawo: Anwar Cishqi “Shidaalka Ogaadeeniya iyo Xogo Sir ah”

Daawo: Anwar Cishqi “Shidaalka Ogaadeeniya iyo Xogo Sir ah”
 
 

Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo Shir muhiim isugu timid kuna cambaaraysay dilkii madaxda Jwxo cidii gaysatay.

Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo Shir muhiim isugu timid kuna cambaaraysay dilkii madaxda Jwxo cidii gaysatay.

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 24 July 2016 Shir muhiim ah isugu yimid dhamaan xubnaha jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton dalka Canada . Gudoomiyaha […]

 
 

Daawo: Marwo Ayaan Cali Xaydar oo Fariin Culus U Didiraysa Maamullada Somaliya (Q1).

Daawo: Marwo Ayaan Cali Xaydar oo Fariin Culus U Didiraysa Maamullada Somaliya (Q1).

Marwo Ayaan Cali Xaydar oo fariin suugaameed u dirtay mamullada soomaalida ee gumaysiga Itoobiya u adeega suugaantan oo isugu jirta baaq iyo cambaeerayn iyo talo […]

 
 

Deg Deg: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Wadanka Denmark oo Shir Muhiim Ah U Qabsoomay.

Deg Deg: Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Wadanka Denmark oo Shir Muhiim Ah U Qabsoomay.

Waxaa saacado kahor lagu soo gaba gabeeyay shir muhiim ah oo ay yeelatay Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Denmark gaar ahaan magaalo madaxda […]

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadeenya ee Wadanka Jarmalka oo Shir Iskugu Timid.

Jaaliyada Somalida Ogadeenya ee Wadanka Jarmalka oo Shir Iskugu Timid.

Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Germany ayaa shir wadatashi ah isugu timid Magaalada Frankfurt, Germany Taariikhdu markey aheyd 23.07.2016, Shirkan waxaa lagu furey Aayadu Qur`aanka Kariimka ah. […]

 
 

Shirkii Gudiyada Dhexe Ee S.africa Oo Shirkoodii Udhamaaday.

Shirkii Gudiyada Dhexe Ee S.africa Oo Shirkoodii Udhamaaday.

Maalin nimadii Jimcaha ee 22/7/16 wuxuu shir uga furmay magaalada Pretoria gudiga dhexe ee Jaaliyada k/africa JOKA, shirkan ayaa ah shir la qabto lixdii biloodba […]

 
 

Deg Deg: Suxufiyiin Caan Ah oo Gumaysiga Itoobiya Ka Baxsaday.

Deg Deg: Suxufiyiin Caan Ah oo Gumaysiga Itoobiya Ka Baxsaday.

War dag dag ah oo hada kusoo dhacaya wakaalada wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaya in ay wadanka Itoobiya sy ka baxsadeen labo kamid ah suxufiyiinta […]

 
 

Daawo: Wareysi Muhiim Ah oo Lala Yeeshay Xildhibaan Riyaale Xaamud Axmed.

Daawo: Wareysi Muhiim Ah oo Lala Yeeshay Xildhibaan Riyaale Xaamud Axmed.

Xildhibaan Riyaale xaamud ahmed ayaaa baaaq iyo cambaareyn isugu jira u diray shacabka soomaaliyeed  iyo shacabka Somalida Ogadenia uguna baaqaya halgan iyo adkaysi buuxa. Dhanka […]

 
 

Daawo: Gabay Aad U Murti Badan & Naftiihure/Abwaan Cabdijabar Indhacade.

Daawo: Gabay Aad U Murti Badan & Naftiihure/Abwaan Cabdijabar Indhacade.

Waxaan akhristeyaasha sharafta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA u haynaa Gabay aad u qiimo badan oo ciiwaankiisu yahay * Caynba Cayn*. […]

 
 

Banaanbaxyo Gobolka Shawa Ee Oromiya Kasocda & Addis Ababa oo Jidadka Soogala Qaarkood Laxidhay.

Banaanbaxyo Gobolka Shawa Ee Oromiya Kasocda & Addis Ababa oo Jidadka Soogala Qaarkood Laxidhay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shawa ee dhulka Oromada ayaa sheegaya in ay guud ahaan Gobolka Hadheeyeen dibad baxayaal u dhashay qoomiyada Oromada oo indhawaalaba waday mudaharaadyo rabshado wata. Sida […]

 
 

Faah Faahin Kusaabsan Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Faah Faahin Kusaabsan Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Booliska gobolka Bavarian ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in wiilkii 18 jirka ahaa ee weeraray goobta laga dukaamaysto isla markaana ku dilay sagaalka qof, inaanay […]

 
 

Qarax Ismiidaamin Ah oo Dalka Afgaanistaan Ka Dhacay ooy Ku Dhinteen 80 Qof.

Qarax Ismiidaamin Ah oo Dalka Afgaanistaan Ka Dhacay ooy Ku Dhinteen 80 Qof.

Waaxaha caafimaadka ee dalka Afghanistan ayaa sheegay in bambaano lagu qarxiyay dad ku dibed baxayay caasimadda dalka Afqaanistaan ee Kabul ay ku dhinteen ugu yaraan […]

 
 

Daawo: Hillary Clinton oo Magacawday Ku Xigeenkeeda Doorashada Maraykanka.

Daawo: Hillary Clinton oo Magacawday Ku Xigeenkeeda Doorashada Maraykanka.

Murashaxada xilka Madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka Hillary Clinton ayaa ku dhawaaqday qofka ay u xulatay inuu u noqdo Madaxweyne kuxigeen hadii ay xilka ku […]

 
 

Madaxda JWXO oo Shir Muhiim Ah oo Dhinaca Khadka Taleefanka Ah Kula Yeeshay Jaaliyada Bariga Canada.

Madaxda JWXO oo Shir Muhiim Ah oo Dhinaca Khadka Taleefanka Ah Kula Yeeshay Jaaliyada Bariga Canada.

Shir muhiim ah oo dhinaca khadka taleefanka ayaa waxaa isugu yimid jaaliyadaha Toronto ,Kitchener iyo Ottawa waxaa ka soo qayb galay Dr C/raxmaan Yuusuf oo […]

 
 

Jaaliyada Sweden oo Shir Iskugu Timid Kuna Cambaareeyay Dilkii Madaxda JWXO.

Jaaliyada Sweden oo Shir Iskugu Timid Kuna Cambaareeyay Dilkii Madaxda JWXO.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 23/7/2016, shir deg deg ah isugu yimid xubnaha jaaliyada sweden iyaga oo ka jawaabaya dhacdadii foosha xumayd ee ay kula […]

 
 

Mas’uuliyiin JWXO Katirsan Oo Australia kulan muhiim ah ku yeeshay khadka isgaadhsiinta.

Mas’uuliyiin JWXO Katirsan Oo Australia kulan muhiim ah ku yeeshay khadka isgaadhsiinta.

Wuxuu hada shir dhinaca Telphone-ka ah wadank Australia ugu soo dhamaaday Mas’uuliyiin katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo howl wadeenada Jaaliyada Pacific ga ee kahowl gala qaarada Australia. Shirkan oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay