Archive for: July, 2016

ILAYS TV July 23 2016 Kadaawo Barnaamijyo kala duwan oo aad u xiisa badan

ILAYS TV July 23 2016 Kadaawo Barnaamijyo kala duwan oo aad u xiisa badan
 
 

Daawo: Muuqaal Cusub Oo lagasoo Duubay Dagaal-yahanada Jabhada OLF ..

Daawo: Muuqaal Cusub Oo lagasoo Duubay Dagaal-yahanada Jabhada OLF ..
 
 

Dalada Culumada Ogadenia ee UCSO Faraca Gaarisa oo kulan yeeshay

Dalada Culumada Ogadenia ee UCSO Faraca Gaarisa oo kulan yeeshay

Waxaa shalay kulan isugu yimid Dalada Culumada Ogadenia ee UCSO faraceeda Gaarisa waxaana Kasoo Qayb Galay xubnaha iyo Maamulka ururka ee Faraca Gaarisa Kulankan ayaa […]

 
 

Dhaawo: Dhaanto Aad U Xiisa Badan & Kooxda Danab ee Bariga Africa.

Dhaawo: Dhaanto Aad U Xiisa Badan & Kooxda Danab ee Bariga Africa.

Kooxda Danab ee Xidigaha Bariga Africa ayaa caan ku ah Suugaan halgameedka shacab Somalida Ogadenya uu hidaha iyo dhaqanka u leeyahay. Hadaba dhaantadan hoose oo ah […]

 
 

Ethiopia: Attack on Civil Society Escalates as Dissent Spreads.

Ethiopia: Attack on Civil Society Escalates as Dissent Spreads.

By Yoseph Badwaza, Program Officer, Africa and Jennifer Charette, Senior Program Associate, Africa  (Freedom House) — Amid discontent, sometimes violent protests, and a drought of historic […]

 
 

Cadaymo Muujinaya In Dhaqaalaha Dalka Britain (UK) uu Hoos U Dhacay.

Cadaymo Muujinaya In Dhaqaalaha Dalka Britain (UK) uu Hoos U Dhacay.

Daraasaad muhiim u ah dhaqaalaha dalka Britain (UK) ayaa lagu ogaaday in uu jiro hoos u dhac laxidhiidha dhaqaalaha dalkaasi tan iyo markii shacabku Ingiriisku […]

 
 

Maxkamada Kutaala Dalka Giriiga oo Xukuntay Saraakiil Turki Ah oo Diyaarad Lasoo Goostay.

Maxkamada Kutaala Dalka Giriiga oo Xukuntay Saraakiil Turki Ah oo Diyaarad Lasoo Goostay.

Waxay Maxkamada dalka Giriiga Khamiistii xukun kuriday 8 sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Qaranka dalka Turkiga kuwaasoo Sabtidii lasoo dhaafay ula baxsaday diyaarad nooca qumaatiga kuca […]

 
 

Golaha Cabinet Ka Somaliya oo Kashiray Amniga Doorashada Qaranka.

Golaha Cabinet Ka Somaliya oo Kashiray Amniga Doorashada Qaranka.

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa  yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxame Cumar Carte, shirka ayaa looga hadlay arrimo […]

 
 

Jaaliyadaha Ogaadeenya ee Dalka Maraykanka oo soo saaray BAAQ: CAMBAARAYN & DIGNIIN.

Jaaliyadaha Ogaadeenya ee Dalka Maraykanka  oo soo saaray  BAAQ: CAMBAARAYN & DIGNIIN.

OF USA, Inc. 3055 Old Highway 8 Suite # L85A Saint Anthony, M N 554 18 Telephone: 6 12-250-1 530.or 952-288-9707 E-mail:  newamerservices@yahoo .com Luuliyo […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Yamen oo shir muhiima Qabsatay iyo Cadaani oo Khadka Taleefanka kaga qayb galay

Jaaliyada Ogadenia Yamen oo shir muhiima Qabsatay iyo Cadaani oo Khadka Taleefanka kaga qayb galay

Shir aad u balaadhan oo ay soo diyaarisay jaaliyada Ogadenia ee wadanka Yamen ayaa maanta ka dhacay guriga umada ee magaalada Sanca shirkan ayaa looga […]

 
 

Deg Deg: Weerar Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Deg Deg: Weerar Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Sida ay saxaafada caalamku qoraysi magaalada Munich ee dalka Germany ayaa weerar ka dhacay xarun ganacsi oo weyn shacabkuna aad uga adeegto. Illaa iyo hada wax […]

 
 

Faraca Riyaad Ee Jaaliyada S.ogadenia Oo Kulmay

Faraca Riyaad Ee Jaaliyada S.ogadenia Oo Kulmay

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 22/07/2016 waxaa shirkoodii todobaad laha ahaa isugu yimid Jaaliyada Ogadenia ee wadanka Sucuudiga gaar ahaana faraca Riyaad […]

 
 

Faraca Alxasa Ee Jaaliyada Ogadenia Ee Sucuudiga Oo Hada Shir Usocdo.

Faraca Alxasa Ee Jaaliyada Ogadenia Ee Sucuudiga Oo Hada Shir Usocdo.

waxaa hada si toosa uga socda Xarunta Jaaliyada Ogadenia ee Sucuudi Arabia Faraca Alxasa, shirkan oo ay isugu yimaadeen jaaliyada Ogadenia ee wadankaas  ayaa waxaa […]

 
 

Gudiyada Dhex Ee Jaaliyada JOKA oo Shir Muhiim Ah Galay.

Gudiyada Dhex Ee Jaaliyada JOKA oo Shir Muhiim Ah Galay.

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 22/7/16 waxaa magaalada Pretoria ee wadanka S.africa ka furmay shir muhiim ah oo ay kasoo qayb galeen […]

 
 

OYSU Sanca oo Qabsaday kulankoodii Caadiga Ahaa Waxayna Kaga Hadleen Qodobo Muhiima.

OYSU Sanca oo Qabsaday kulankoodii Caadiga Ahaa Waxayna Kaga Hadleen Qodobo Muhiima.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 21/07/2016 kulan koodii caadiga ahaa isugu yimid ururka Ardayda iyo Dhalinyarta Ogadenia ee OYSU faraca Yamen magaalada Sanca shirkan ayaa […]

 
 

Jabhada Afar Peopl’s Party APP Oo Beenisay Sheegashadii Itoobiya.

Jabhada Afar Peopl’s Party APP Oo Beenisay Sheegashadii Itoobiya.

War murtiyeed kasoo baxay Jabhada Dadka Canfarta ah ayaa lagu beeniyay sheegashadii xukuumada TPLF ee ahayd in ay la heshiisay Jabhada Afar Peopl’s Party ( […]

 
 

Daawo: Ciidanka Woyaanaha Sida Loogu Jabiyay Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Gondher

Daawo: Ciidanka Woyaanaha Sida Loogu Jabiyay Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Gondher

Ciidamada Gumaysiga ethiopia ayaa waxaa lagu jabiyay dagaalo ka dhacay gobolka amhaara waxaana lagaga laayay tiro ciidamo ah  sidoo kale Shacabka ayaa hubka gurtay waxayna […]

 
 

Maxamuud Dirir oo Falal Dambiyeed Kawada Wadanka Masar.

Maxamuud Dirir oo Falal Dambiyeed Kawada Wadanka Masar.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qaahira ee caasimada wadanka Masar ayaa sheegaya in uu halkaas fafal anshaxa kadhan ah kudhaqaaqay safiirka gumaysiga ufadhiya wadanka Masar Maxamuud Dirir Guuleed, sida warka […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Musdhafe Xaaji Ismaciil.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Musdhafe Xaaji Ismaciil.

Waxaa sharaf u ah Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA inay usoo gudbiso akhristeyaasheeda sharafta badan ee ku taxan ONA muxaadaro diino ah oo todobaad kasta […]

 
 

Daawo: Dalsoor TV oo Markale Daah-Furay Cadawtinimada Itoobiya ee Somaliya Ku Wajahan.

Daawo: Dalsoor TV oo Markale Daah-Furay Cadawtinimada Itoobiya ee Somaliya Ku Wajahan.

Dalsoor TV ayaa marka kale si cilmiyaysan usoo bandhigay dhaqaalaha uu Gumaysiga Itoobiya kuhelo magaca Somaliya iyo sababaha ay Itoobiya ugu soo duushay qarankii Somaliyeed. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay