Archive for: July, 2016

Shacabka Gonder oo Qorshaynaya Banaanbaxyo Waawayn Inay Axada Qabtaan.

Shacabka Gonder oo Qorshaynaya Banaanbaxyo Waawayn Inay Axada Qabtaan.

War goor dhaw ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ee ONA ayaa sheegaya in ay shacabka xabashidu  qorshaynayaan banaan bixii abid ugu waynaa ee ay dhigaan, Sida warku sheegayo kacdoon […]

 
 

Senator Ted Cruz oo Diiday Inuu Taageero Donald Trump oo U Sharaxan Doorashada November ee Maraykanka.

Senator Ted Cruz oo Diiday Inuu Taageero Donald Trump oo U Sharaxan Doorashada November ee Maraykanka.

Senator Ted Cruz ayaa diiday inuu taageero Donald Trump oo xisbiga Jamhuurigu ay u doorteen inu noqdo musharraxooda doorashada madaxtinimada ee bisha November dhici doonta. […]

 
 

Dawlada Turkiga oo Xaalad Deg Deg Ah Laga Hirgaliyay Mudo 3-Bilood Ahna Soconaysa.

Dawlada Turkiga oo Xaalad Deg Deg Ah Laga Hirgaliyay Mudo 3-Bilood Ahna Soconaysa.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii ku dhawaaqay inuu xaalada deg degga (Bandoow) ah kusoo rogay wadanka Turkiga kaasoo socon doona mudo 3-bilood ah. […]

 
 

War Murtiyeed ka soo baxay Kulan ay yesheen Guddiga Fulinta ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO).

War Murtiyeed ka soo baxay Kulan ay yesheen Guddiga Fulinta ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO).

Kulanka Guddiga Fulinta ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) Khamiis, 21 July 2016 Warmurtiyeed ku saabsan Malleeshiyooyin Soomaali ah oo Jabhadda waxyeelleeyay Maalinimadii Khamiista ahayd […]

 
 

Deg Deg: General Ka baxsaday Ciidanka Wayaanaha, Waa Kuma?

Deg Deg: General Ka baxsaday Ciidanka Wayaanaha, Waa Kuma?

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu wadankaas kabaxsaday nin magac kulahaa ciidamada Gumaysiga Itoobiya iyo waliba […]

 
 

Daawo: Waraysi Meelo Badan Taabanaya oo Lala yeeshay Mudane Xasan Macalin.

Daawo: Waraysi Meelo Badan Taabanaya oo Lala yeeshay Mudane Xasan Macalin.

Bahda Ilay TV ayaa waraysi muhiim ah oo meelo badan taabanaya la yeeshay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Xasan Macalin. […]

 
 

Shacabka Oromada Waxay Muujiyeen Bisayl Mudan in Lagaga Daydo – Noora Afgaab

Shacabka Oromada Waxay Muujiyeen Bisayl Mudan in Lagaga Daydo – Noora Afgaab

Itobiya waxay u qaybsantahay qawmiyado ku faraxsan isbadalka ka muuqda shacaba Oromada iyo qaar dhafoorada haysta oo leh; war nimanku macnasanaayaa dhowr sano ka hor. […]

 
 

Dagaallo Culus oo Todobaadkan Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Dagaallo Culus oo Todobaadkan Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa kawarbixinaya dagaalo culus oo todobaadkan kadhacay meelo katirsan wadanka Ogadenia, warkan oo aan kahelay xarunta dhexe ee […]

 
 

Daawo: Shacabka Xabashida oo Lawareegay Goobo Horleh Gawaadhi Gaashaamana Gubay.

Daawo: Shacabka Xabashida oo Lawareegay Goobo Horleh Gawaadhi Gaashaamana Gubay.

Wararka Naga soo Gaadhaya Waqooyiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in Iska hor imaad ka dhacay aaga Gonder Lagu laayay askar Woyaane ah oo tiradooda naloogu Sheegay 20 Askari […]

 
 

Waqooyiga Kuuriyada oo Tijaabisay Gantaalo Loogu Talagalay Duqeynta Saldhigyada Maraykanka.

North Korean leader Kim Jong Un looks through a pair of binoculars during an inspection of the Hwa Islet Defence Detachment standing guard over a forward post off the east coast of the Korean peninsula, in this undated photo released by North Korea's Korean Central News Agency (KCNA) in Pyongyang on July 1, 2014. REUTERS/KCNA (NORTH KOREA - Tags: POLITICS MILITARY MARITIME TPX IMAGES OF THE DAY) ATTENTION EDITORS ? THIS PICTURE WAS PROVIDED BY A THIRD PARTY. REUTERS IS UNABLE TO INDEPENDENTLY VERIFY THE AUTHENTICITY, CONTENT, LOCATION OR DATE OF THIS IMAGE. FOR EDITORIAL USE ONLY. NOT FOR SALE FOR MARKETING OR ADVERTISING CAMPAIGNS. NO THIRD PARTY SALES. NOT FOR USE BY REUTERS THIRD PARTY DISTRIBUTORS. SOUTH KOREA OUT. NO COMMERCIAL OR EDITORIAL SALES IN SOUTH KOREA. THIS PICTURE IS DISTRIBUTED EXACTLY AS RECEIVED BY REUTERS, AS A SERVICE TO CLIENTS - RTR3WLEA

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa talaadadii tijaabisay Gantaalo xambaari kara hubka Nukleerka ah oo la sheegay in loogu talagalay in lagu duqeeyo saldhigyada Maraykanka ku leeyahay […]

 
 

HRW: Dad La La’ yahay & Kuwo Lagu Dilay Waqooyi-Bari Dalka Kenya.

HRW: Dad La La’ yahay & Kuwo Lagu Dilay Waqooyi-Bari Dalka Kenya.

Labadii sano ee lasoo dhaafay intii uu socday hawlgalka argagixiso la dagaallanka ah ee Waqooyi Bari Kenya iyo Nairobi kasocda, waxaa lawaayay ugu yaraan 34 […]

 
 

Guutooyin Kamid Ahaa Ciidanka Burundi ee Qaybta Ka ah AMISOM oo Ku Laabtay Dalkooda.

Guutooyin Kamid Ahaa Ciidanka Burundi ee Qaybta Ka ah AMISOM oo Ku Laabtay Dalkooda.

Laba Guuto oo katirsanaa Ciidamada AMISOM ee ka Socda Dalka Burundi ayaa dib ugu laabtay dalkooda, kaddib markii ay dhameysteen Hawl-galkoodii Soomaaliya oo ahaa hal […]

 
 

Daawo: Afhayeenka ONLF oo Xaqiijiyay Shahaadada Madax Kamid Ahaa Hogaaminta JWXO.

Daawo: Afhayeenka ONLF oo Xaqiijiyay Shahaadada Madax Kamid Ahaa Hogaaminta JWXO.

Afhayeenka Jabahda Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Halgame Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge ayaa waraysi xogo badan xambaarsan oo uu siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada VOA-da […]

 
 

Deg Deg: Baarlamaanka Ethiopia oo Deg Deg la isugu yeedhay…

Deg Deg: Baarlamaanka Ethiopia oo  Deg Deg la isugu yeedhay…

Dalka Ethiopia oo ku jira jahwareer siyaasadeed ayaa si deg deg ah waxaa la isugu yeedhay Baarlamaanka Ethiopia oo hadda fasax ku maqan. Kulankan deg […]

 
 

Daawo: Ilays Tv 20 July 2016-Barnaamij xiiso badan oo uu soo tabiyey Ilays Studio Oslo-Norway

Daawo: Ilays Tv 20 July 2016-Barnaamij xiiso badan oo uu soo tabiyey Ilays Studio Oslo-Norway

Barnaamijka Ilays Tv ee 20 July 2016 waxaad ka heli doontaan dood iyo aragti is weydaarsi uusoo diyaariyey Studiyaha Ilays Tv ee magaalada Oslo ee […]

 
 

Daawo: Dalsoor TV oo Daaha Kafayday Cadawtinimada Gumaysiga Itoobiya.

Daawo: Dalsoor TV oo Daaha Kafayday Cadawtinimada Gumaysiga Itoobiya.

Dalsoor TV ayaa soo bandhigay barnaamij aad u xiisa badan oo lagu qaadaa dhigayo dhibaatooyinka iyo dhagarta uu Gumaysiga Itoobiya u maleegayo shacabka Somaliyeed goor […]

 
 

Shir Qawmiyada Tigreega Ufurmay & Natiijo La’aan Soofood Saartay.

Shir Qawmiyada Tigreega Ufurmay & Natiijo La’aan Soofood Saartay.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Addis Abab ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu mudo 3 bari ah shir usocdo qabiilka Tigree ee talada wadanka […]

 
 

Dawlada Turkiga oo Macalimiin Badan Shaqada Ka Caydhisay.

Dawlada Turkiga oo Macalimiin Badan Shaqada Ka Caydhisay.

Sida laga soo xigtay Wakaalada Wararka ee Reuters ee fadhigeedu yahay magaalada London ee dalka Britain, dawlada Turkiga ayaa shaqada ka joojiyay 15,200 oo macalimiin iskuulada […]

 
 

Dawlada Uganda oo Guutooyin Ciidamo Cusub Ah Usoo Dirtay Dalka Somaliya.

Dawlada Uganda oo Guutooyin Ciidamo Cusub Ah Usoo Dirtay Dalka Somaliya.

Waxaa wadanka Somaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho soo gaadhay guutooyin cusub oo ciidamo ah, kuwaasi oo kasocday dalka Uganda, isla markaana badelaya ciidamo horay uga […]

 
 

Dalka Masar oo Qalab Militari Ku Wareejisay Somaliya.

Dalka Masar oo Qalab Militari Ku Wareejisay Somaliya.

Dawlada Masar ayaa Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ku wareejisay gaadiid iyo qalab ciidan oo loogu tala galay in ay ku howlgalaan ciidanka sida gaarka ah u tababaran […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay