Archive for: July, 2016

Madixii Cadaalada Itoobiya Judge Gizachew Oo Baxsaday.

Madixii Cadaalada Itoobiya Judge Gizachew Oo Baxsaday.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Addis Abab ee caasimada Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu baxsad kujiro madixii cadaalada Itoobiya Judge Gizachew, sida aan xogtan kuhelay MR Judge ayaa mudo […]

 
 

Hogaamintii TPLF oo Lagu Eedeeyay Qaska Wadanka Ka Jira, Warbixin.

Hogaamintii TPLF oo Lagu Eedeeyay Qaska Wadanka Ka Jira, Warbixin.

Wakaalada Wararka Ogadenia ONA oo aad uga barateen in ay idiin baahiso xogta iyo xaalka xukuumada gabalkeedii dhacayo ee TPLF ayaa idiin haysa qaab dhaqanka iyo habka ay dadka udhagraan […]

 
 

Mareykanka oo Iska Fogeeyay Afgambigii Dhicisoobay ee Dalka Turkiga Ka Dhacay.

Mareykanka oo Iska Fogeeyay Afgambigii Dhicisoobay ee Dalka Turkiga Ka Dhacay.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka John Kerry ayaa cambaareeyey fikradaha ku saabsan in Washington ay ku lug lahayd afgambigii dhicisoobay ee Jimcihii ka dhacay dalka Turkiga. “Waxaan […]

 
 

Xoghayaha Guud ee QM oo Arrimaha Qaxootiga Soomoalida Kala Hadlay Madaxda Kenya.

Xoghayaha Guud ee QM oo Arrimaha Qaxootiga Soomoalida Kala Hadlay Madaxda Kenya.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon, ayaa axadii kulan laqaatay madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta isagoo kala hadlay xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira […]

 
 

Maxkamada Turkiga oo Lahor Keenay Qaar Kamid Ah Saraakiishii Af-Gambigii Dhicisoobay.

ADALET BAKANLIGI EK BINASINA POMPALI TUFEKLE ATES ACAN BIR KISI POLIS TARAFINDAN GOZALTINA ALINDI. FOTOGRAF: MUHAMMET BAYRAM / ANKARA (DHA)

Taliyihii hore Ciidamada Cirka Turkiga, General Akın Öztürk iyo Taliyihii Saldhiga ugu wayn ee ay ka hawlgalaan Ciidamada Cirka Turkiga (Incirlik) ninka lagu magacaabo General […]

 
 

Daawo: Murashax Trump oo Shaaciyay Madaxweyne Ku Xigeenkiisa.

Daawo: Murashax Trump oo Shaaciyay Madaxweyne Ku Xigeenkiisa.

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka Donald Trump ayaa shaaciyey ninka uu la doonayo inuu u noqdo Madaxweyne kuxigeenka hadii uu ku guulaysto doorashada soo socota […]

 
 

Unfounded Accusation of Peace Talks with Ethiopian Government, Afar People’s Party.

Unfounded Accusation of Peace Talks with Ethiopian Government, Afar People’s Party.

  Press release                                                                                                             July 18, 2016 Unfounded Accusation of Peace Talks with Ethiopian Government Afar People’s Party (APP) is writing to retort baseless allegations, and […]

 
 

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Ethiopia Oo Dad Shacab ah Ku laayey Dalka Soomaaliya

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Ethiopia Oo Dad Shacab ah Ku laayey Dalka Soomaaliya
 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Dhac & Xadhig ka Gaystay Gobollada Jarar & Qoraxay.

Ciidanka Wayaanaha oo Dhac & Xadhig ka Gaystay Gobollada Jarar & Qoraxay.

Wararka nagasoo gaadhaya Wadanka Ogadenia gaar ahaan Gobollada Jarar iyo Qoraxay ee wadanka ogaadeeniya ayaa tibaaxaya dhibaato aad ubadan oo loo gaystay dadka shacabka ah […]

 
 

Shirkii Faraca Iftin Xagardheere oo Shalay Nabad Kudhamaaday.

Shirkii Faraca Iftin Xagardheere oo Shalay Nabad Kudhamaaday.

Waxaa xerada qoxootiga Xagardheer ee deeganka Faafi shalay oo ay taarikhdu kubeegantahay 18th June 2016 kaqabsomay shirkii faraca Iftin, Shirkan oo furmay abaarihii 9:30am xiliga […]

 
 

Kacdoonkii Gobolka Xabashida Oo Kasiidaray Iyo Rajada Oo xumaatay.

Kacdoonkii Gobolka Xabashida Oo Kasiidaray Iyo Rajada Oo xumaatay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay cirka isku shareereen banaan baxyadii rabshadaha watay ee mudaba kasocda Gobolka Axmaarada, Sida aan xogta […]

 
 

Faraca Miftaxulxoriyo Ifo Oo Kulmay & ORCC oo Ka Qaybgashay.

Faraca Miftaxulxoriyo Ifo Oo Kulmay & ORCC oo Ka Qaybgashay.

Shalay oo ahayd maalinimo Axad ah taariikhduna kubeegnayd 17-07-2016 waxaa shirkoodii caadiga ee billaha ahaa isugu yimaaday xubnaha faraca miftaxul-Xorriyo ee jaaliyada ogadenia ee bariga-Africa […]

 
 

Dad Horleh oo Loo Qabqabtay Af-gambigii Dhicisoobay ee Dalka Turkiga.

Dad Horleh oo Loo Qabqabtay Af-gambigii Dhicisoobay ee Dalka Turkiga.

Dowlada Turkiga ayaa sii wada xadhiga qaar kamid ah saraakiisha milatariga iyo hey’ada garsoorka kuwaas oo looga shakisanyahay in ay ka dambeeyeen afganbigii dhicisoobay ee […]

 
 

Qaarada Africa oo Hal Baasaboor Yeelanaysa.

Qaarada Africa oo Hal Baasaboor Yeelanaysa.

Qaarada Africa waxay bilowday baasaboor cusub oo qaaradda oo dhan ka dhexeeya, kaasoo lasiin doono dadka oo dhan kadib markuu si rasmi ah u dhaqan […]

 
 

Boolis Lagu Dilay Magaalada Baton Rouge ee Gobalka Louisiana ee Dalka Maraykanka.

Boolis Lagu Dilay Magaalada Baton Rouge ee Gobalka Louisiana ee Dalka Maraykanka.

Ku dhawaad sadex askari ayaa ku dhimatay weerar lagu qaaday goob u dhaw xarunta dhexe ee Booliiska magaalada Baton Rouge ee gobalka Louisiana ee dalka […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Ee Wadanka Dermark oo Kulan Muhiim ah U Qabsoomay.

Jaaliyada Ogadenia Ee Wadanka Dermark oo Kulan Muhiim ah U Qabsoomay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna 17/7/16 waxaa magaalada Copenhagen ee caasimada wadanka Dermark kadhacay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen ma’uuliyiin katirsan Jabhada Wadaniga […]

 
 

Annual Ogaden Diaspora Conference 26-28 August 2016-Minneapolis,U.S.A

Annual Ogaden Diaspora Conference 26-28 August 2016-Minneapolis,U.S.A

 

 
 

Daawo: Ilays Tv 16 July 2016-Barnaamijyo xiiso leh iyo wargaysyada caalamaka

Daawo: Ilays Tv 16 July 2016-Barnaamijyo xiiso leh iyo wargaysyada caalamaka

Barnaamijka Ilays tv ee 16 July 2016 waxaad ka daawan kartaan wararkii caalamka kuwii ugu dambeeyey iyo barnaamijkii jaraaidka caalamka iyo waxyaabihii ugu dambeeyey ee […]

 
 

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia + Faahfaahin.

Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Ogadenia + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa kawarbixinaya dagaalo ciidanka wayaanaha khasaare laxaad leh loogu gaystay, Warkan oo aan kahelay wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Oromia Lagu Jabiyay & Gumaysiga oo Sun Adeegsaday.

Ciidanka Wayaanaha oo Oromia Lagu Jabiyay & Gumaysiga oo Sun Adeegsaday.

War saxaafadeed ay soosaartay Jabhada Xoraynta Oromia (OLF) ayaa lagu sheegay in ay dagaalo culus dhex mareen Ciidamada Xoraynta Oromia iyo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya, war […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay