Archive for: July, 2016

Xukuumada TPLF oo Xabsiga Dhigtay Saraakiil Caan Ah Ogaw Sababta.

Xukuumada TPLF oo Xabsiga Dhigtay Saraakiil Caan Ah Ogaw Sababta.

Kadib khal khalkii iyo kala shakigii ciidamada Gumaysiga Itoobiya ayaa dhaliyay in maalinba maalinta kadambaysa ay saraakiisha Wayaanuhu ku dhaqaaqaan fal muujinaya heerka uu shakigu […]

 
 

Dad Loo Xidh-Xidhay Dilkii Faransiiska Ka Dhacay ee 84-Qof Ku Dhinteen.

Dad Loo Xidh-Xidhay Dilkii Faransiiska Ka Dhacay ee 84-Qof Ku Dhinteen.

Dad gaadhaya shan qof oo la rumaysan yahay in ay calaaqaad la lahaayeen ninkii magaalada Nice ee dalka Faransiiska ku dilay 84-ta ruux ayaa xabsi […]

 
 

Somaliya oo Xanibtey Hay’ado Turkiga Laga Leeyahay oo Lala Xidhiidhinayo Inqilaabkii Fashilmey.

Somaliya oo Xanibtey Hay’ado Turkiga Laga Leeyahay oo Lala Xidhiidhinayo Inqilaabkii Fashilmey.

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxaa […]

 
 

Ethiopia’s Minority Regime Committing Atrocities Against its Own Citizens.

Somali nationals demonstrate outside Parliament in Cape Town against recent xenophobic attacks, and call for the United Nations High Commission on refugees to take over the running of relief centres, June 2, 2008. REUTERS/Mike Hutchings (SOUTH AFRICA)

brutality of the Ethiopian regime The Organization of Eritrean Americans condemns the brutality of the regime in Ethiopia against its own citizens and stands alongside […]

 
 

Hawaarin Badan oo Goosatay Iyo Khal Khalkii oo Sare Usii Kacaya.

Hawaarin Badan oo Goosatay Iyo Khal Khalkii oo Sare Usii Kacaya.

Xogta naga soo gaadhaysa wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya in ay todobadkii tagay gudaha wadanka ka firxadeen Hawaarin badan oo kagoosatay […]

 
 

Madaxweynaha Xasan oo Lakulmay Guddoomiyaasha Degmooyinka Banaadir.

Madaxweynaha Xasan oo Lakulmay Guddoomiyaasha Degmooyinka Banaadir.

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayaa hadal uu u jeediyay guddoomiyeyaasha, waxaa […]

 
 

Madaxweynaha France oo Kordhiyay Mudada Xaalada Degdega ah ee Dalkaa

Madaxweynaha France oo Kordhiyay Mudada Xaalada Degdega ah ee Dalkaa

Kadib dhacdadii magaalada Nice ee dalkaasi Faransiiska gaari lagu dilay dad gaadhaya ugu yaraan 84 qof ayaa madaxweynaha dalkaa uu amar ku bixiyay in xaalad […]

 
 

Daawo: Madaxwaynaha Eritrea oo Khudbad Kajeediyay Machadka Sawa.

Daawo: Madaxwaynaha Eritrea oo Khudbad Kajeediyay Machadka Sawa.

Madaxwaynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki oo khudbad taariikhi ah ka jeediyay munaasabad lagu maamusayay arday ka qalin jabisay Machadka Tababarka ee Sawa. Madaxwayne Afwerki ayaa […]

 
 

Azeb Masfin Xaaskii KT Zinawi oo Xabsi Guri Laga Dhigay.

Azeb Masfin Xaaskii KT Zinawi oo Xabsi Guri Laga Dhigay.

Kadib khilaaf gaamuray oo soo kala dhexgalay saraakiisha ugu saraysa kooxda TPLF waxay xaaladu hada maraysaa in shakhsi kasta oo mar magac iyo maamuus kulahaa […]

 
 

Dowlada Ingiriiska oo Dadkeeda Uga Digtay Inay U Safraan Itoobiya + Sababta.

Dowlada Ingiriiska oo Dadkeeda Uga Digtay Inay U Safraan Itoobiya + Sababta.

Kadib qalalaasihii kadhacay guud ahaan wadanka Itoobiya waxaa isasoo taraya dowladaha muwaadiniin tooda uga digaya aaditaanka iyo joogitaanka wadanka Itoobiya, waxayna inta badan wadamada ree […]

 
 

Daawo:Madaxwayne Erdogan oo isagoo Qiiraysan saaka Khudbad Fagaare kuyaala Istanbul kala hadlay shacabka.

Daawo:Madaxwayne Erdogan oo isagoo Qiiraysan saaka Khudbad Fagaare kuyaala Istanbul kala hadlay shacabka.

Habeenkii xalay lagama seexan dalka Turkiga gaar ahaan magaalooyinka Istanbul iyo Ankar madaxwayne Erdogan iyo xukuumadiisa oo shacabka iyo ciidamada Taageera kahelayana waxay u ahayd […]

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenia Ee Sucuudiga Faraca Damaam oo Doortay Maamul Cusub.

Jaaliyada Somalida Ogadenia Ee Sucuudiga Faraca Damaam oo Doortay Maamul Cusub.

Maamulka Jaaliyada Somalida Ogadenia ee Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan faraca Damaam ayaa waxay isugu yimaadeen kulan koodii caadiga ahaa, waxaana lagu doortay gudoomiyaha faraca Damaam. […]

 
 

Deg Deg: Militariga Turkiga oo Inqilaab Sameeyey & Erdogan oon Weli Hadlin.

Deg Deg: Militariga Turkiga oo Inqilaab Sameeyey & Erdogan oon Weli Hadlin.

Wararka kasoo baxaya caawa dalka Turkiga ayaa sheegaya in magaalooyinka waaweyn gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee Ankara uu ka socdo dhaq dhaqaaq weyn oo […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaciil.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaciil.

Sidii aad nooga barateen, waxaan akhristeyaasha sharafta badan ee ONA usoo gudbinaa maalinta Jumcaha ah muxaadaro diini ah oo kusaabsan muwaadiicda kala duwan ee diinteena […]

 
 

Daawo: Banaanbax Gilgilay Gobolka Axmaarada & Xaalada oo Cakiran.

Daawo: Banaanbax Gilgilay Gobolka Axmaarada & Xaalada oo Cakiran.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee caasimada Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in uu banaanbixii baryahan kasocday magaalada uu kufiday dhamaan Gobolada iyo Dagmooyinka Gobolka Axmaarada. Sida warku sheegayo banaanbaxan […]

 
 

People’s Militia defends Gonder from TPLF brutality + Pictures

People’s Militia defends Gonder from TPLF brutality + Pictures

GONDER – TPLF’s old habit, beating, arresting, killing defenseless civilians, or bulldozing their homes with impunity, was stopped in its tracks in Gonder, thanks to […]

 
 

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa Uga Digtay Inay Itoobiya Usafraan.

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa Uga Digtay Inay Itoobiya Usafraan.

Dowlada Maraykanka oo ah quwada dunida ugu wayn ayaa soo saartay bayaan ay muwaadiniinteeda kaga mabnuucayso tagitaanka wadanka Itoobiya iyo dagistiisaba, warkan kasoo baxay dowlada USA ayaa lagu sheegay in […]

 
 

Wasiirada Arimaha Dibada ee Dalalka Afrika oo Kushirsan Kigali Rwanda.

Wasiirada Arimaha Dibada ee Dalalka Afrika oo Kushirsan Kigali Rwanda.

Caasimada Kigali ee wadanka Rwanda waxaa kasocda shir ay leeyihiin wasiirada arimaha dibada ee dalalka qaarada Afrika. Shirkaas ayaa waxaa looga gol leeyahay inuu noqdo mid […]

 
 

Maraykanka oo Dalka Koonfurta Sudan u Diray Ciidammo Ilaalilya Safaraaddiisa.

Maraykanka oo Dalka Koonfurta Sudan u Diray Ciidammo Ilaalilya Safaraaddiisa.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa 47 Askari u diray Magaalada Juba ee xarunta dalka Koonfurta Suudaan, si ay u ilaaliyaan Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay […]

 
 

Maxaa Lagu Tilmaami Karaa Kuwan La Dhalan Rogay – Noora Afgaab

Maxaa Lagu Tilmaami Karaa Kuwan La Dhalan Rogay – Noora Afgaab

Waxaan ku balansanayn in aan ka hadalno intii suurtagal ah ujeedada uu gumaysiga ka leeyahay kala qaybinta bulshada, iyo siyaabaha loo fuliyo. Hasa ahaatee, waxaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay