Archive for: July, 2016

Dagaal CWXO Iyo kuwa Wayaanaha kudhexmaray Gaadabeen + Faahfaahin

Dagaal CWXO Iyo kuwa Wayaanaha kudhexmaray Gaadabeen + Faahfaahin

Wararka ka imanaya Dagamada Shaygoosh ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dagaal Ciidanka Jabahada Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhex maray deegaan hoos […]

 
 

Somali, indigenous communities unite to solve common problems.

Somali, indigenous communities unite to solve common problems.

Ogaden Somali Community of Alberta Residents executive director Ahmed Abdulkadir poses with Wichitowin Society interim chief executive Sheldon Hughes in Churchill Square Tuesday. Published on […]

 
 

Maqaal: Cadaawada fog ee xabashida iyo Soomaalida ka dhaxaysa Q.1aad by: Liban Miyir.

Maqaal: Cadaawada fog ee xabashida iyo Soomaalida ka dhaxaysa Q.1aad by: Liban Miyir.

  Cadaawadii soo jireenka ahayd ee ka dhaxaysay Xabashida iyo Soomaalida wali waa ay jirtaa wayna sii jiri doontaa, cadowtooyada Xabashidu u qabto Soomaalida waa […]

 
 

Qubanaha Tacadiyado Baahsan oo Loogaystay Shacabka Somalida Ogadenia.

Qubanaha Tacadiyado Baahsan oo Loogaystay Shacabka Somalida Ogadenia.

Warbixin uu soo gaadhsiiyay Wariyaha ONA uga soo warama wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen shacabka S.ogadenia ee kudhaqan wadanka Ogadenia. Warkan ayaa sheegaya […]

 
 

Dagaallo Culus oo Woqooyiga Itoobiya Kasocda & Khasaare Wayaanaha Kasoo Gaadhay.

Dagaallo Culus oo Woqooyiga Itoobiya Kasocda & Khasaare Wayaanaha Kasoo Gaadhay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Tigrey iyo Axmaarada ee woqooyiga wadanka Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo culus oo kadhacay meelo katirsan labadan gobol. Sida warku sheegayo dagaaladan ayaa udhaxeeya ciidamada Gumaysiga Itoobiya iyo […]

 
 

Theresa May oo Noqotay Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Dalka Britain (UK).

Theresa May oo Noqotay Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Dalka Britain (UK).

Theresa May ayaa lawareegtay xilka ra’iisal-wasaarenimada dalka Britain. Iyadoo ka hadlaysa guriga ra’iisal-wasaaraha ee Downing Street kadib markii ay la wareegtay xilka. Mrs May ayaa sheegtay […]

 
 

Turkiga oo Hagaajinaya Calaaqaadka Siyaasadeed ee Ka Dhexeeya Dalka Suuriya.

Turkiga oo Hagaajinaya Calaaqaadka Siyaasadeed ee Ka Dhexeeya Dalka Suuriya.

Wadanka Turkigu waxay sheegeen in ay doonayaan in ay calaaqaad wanaagsan la samaystaan wadanka Suuriya, waana dadaalkii u dambeeyay ee Turkigu ay ku doonayaan in ay ku hagaajiyaan […]

 
 

Wafdi Kasocday Midowga Afrika (AU) oo Muqdisho Gaadhay.

Wafdi Kasocday Midowga Afrika (AU) oo Muqdisho Gaadhay.

Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa gaadhay wafdi ka socday Midowga Afrika (AU), kuwaasi oo lasheegay in ay qiimeyn ku sameyn doonaan habka […]

 
 

ICC oo Gudbisay Dacwad Kadhan Ah Ismacil Cumar Geele.

ICC oo Gudbisay Dacwad Kadhan Ah Ismacil Cumar Geele.

Maxkamada Caalamiga ah ee ICC ayaa dacwad kadhan ah taliska Djabuti Ismaaciil Cumar Geelle ugudbisay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay (QM). Dacwadan ka dhanka ah […]

 
 

Ten dead in the town of Gondar as residents clash with TPLF forces.

Ten dead in the town of Gondar as residents clash with TPLF forces.

In one of the deadliest days in the town of Gondar, northern Ethiopia, six residents and four members of regime forces were killed on Tuesday. […]

 
 

Daawo: Dagaalkii Ka Dhacay Gudaha Jaamacada Gonder + Faah Faahin Dheeri Ah.

Daawo: Dagaalkii Ka Dhacay Gudaha Jaamacada Gonder + Faah Faahin Dheeri Ah.

Taniyo shalay waxaa ka socday magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada Mudaaharaad aad u balaadhan oo lagaga soo horjeeday Gumaysiga Itoobiya. Mudaaharaadkan ayaa wuxuu sababay khasaaro […]

 
 

Sargaal Tigrey Ah oo Khamriga Ka Ganacsan Jiray oo Lagu Dilay Duleedka Buuhoodle

Sargaal Tigrey Ah oo Khamriga Ka Ganacsan Jiray oo Lagu Dilay Duleedka Buuhoodle

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda u dhaxaysa wadanka Somalia iyo Ogadenia ayaa sheegaya in lagu dilay magaalada Buuhoodle sargaal u dhashay qoomiyada Tigrey. Sargaalkan ayaa […]

 
 

DAAWO: Kulankii IGAD & Duubab-Dhaqameedka Gobolka Hiiraan oo Fashilmay.

DAAWO: Kulankii IGAD & Duubab-Dhaqameedka Gobolka Hiiraan oo Fashilmay.

Kulankii  Magaalada Baladweyne ku dhex-maray wafdi Urur Goboleedka IGAD ka socday iyo Duubabka-Dhaqameedka Gobolka Hiiraan oo ahaa mid xasaasi ah, waqti badanna qaatay, marar badanna […]

 
 

Waqooyiga Kuuriya oo Kadigay Gantaalo Maraykanku Ugu Deeqay Koonfur Kuuriya.

Waqooyiga Kuuriya oo Kadigay Gantaalo Maraykanku Ugu Deeqay Koonfur Kuuriya.

Wadanka Kuuriyada Waqooyiga ayaa digniin kasoo saartay qorshe Maraykanka uu ku doonayo inuu dalka Kuuriyada Koonfureed uu ku rakibo gantaalada casriga ah difaaca hubka culus. Qalabkan […]

 
 

Golaha Amaanka (UN) oo Go’aan Kasoo Saaray Xaaladda Dalka Koonfurta Sudan.

Golaha Amaanka (UN) oo Go’aan Kasoo Saaray Xaaladda Dalka Koonfurta Sudan.

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobeey (UN) ayaa hogaamiyayaasha siyaasadda ee Sudaanta Koofureed ku booriyay inay xakameeyaan ciidamadooda. Dalkaasi waxaa dib uga qarxay dagaal boqollaal qof ay […]

 
 

Ogaysiis…Ogaysiis- Shirweynihii 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo ka dhici doona America

Ogaysiis…Ogaysiis- Shirweynihii 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo ka dhici doona America

                   Shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya- Minnesota 26-28 August 2016 Shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya ee heer caalami oo […]

 
 

Dag Dag: Dagaal Hada Kasocda Gudaha Jaamacada Gonder Iyo khasaaraha Oo batay + Sawiro

Dag Dag: Dagaal Hada Kasocda Gudaha Jaamacada Gonder Iyo khasaaraha Oo batay + Sawiro

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhay magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in uu hada dagaal culus kasocdo gudaha Jaamacada Gonder, […]

 
 

Daawo:ILAYS TV iyo Barnaamijyadiisii kala duwanaa.

Daawo:ILAYS TV iyo Barnaamijyadiisii kala duwanaa.

  Waxaad halkan kadaawataa Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV oo ay kamid yihiin dood aad u xiisa badan oo si Qota dheer loogu lafa […]

 
 

Xukuumada TPLF oo Joojisay Adeegsiga Facebook, Twitter & YouTube.

Xukuumada TPLF oo Joojisay Adeegsiga Facebook, Twitter & YouTube.

Warar sugan oo anaga soo gaadhaya Magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Ethiopia ayaa sheegaya in ay xukuumada wayaanuhu gudaha wadanka kasoo jisay adeegsigii shirkadaha […]

 
 

Ciidanka AMISOM & Kuwa Somalia oo Kabaxay Marko & Al-shabaab oo La Wareegtay.

Ciidanka AMISOM & Kuwa Somalia oo Kabaxay Marko & Al-shabaab oo La Wareegtay.

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia, ayaa isaga baxay  degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo ay isla markiiba la wareegeen xoogag ka tirsan Al-shabaab. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay