Archive for: August, 2016

Dag Dag Abay Woldu Oo Afka Furtay Dhalinta Tigreegana Kiciyay.

Dag Dag Abay Woldu Oo Afka Furtay Dhalinta Tigreegana Kiciyay.

Madaxweyne ku sheega waxaa loogu yeedho  kililka Tigree ahna Gudoomiyaha TPLF Abay Woldu ayaa dhalinyarada qoomiyada Tigreega  ku baraarujiyay  khatarta ku soo foole  TPLF isagoo Arintaasi […]

 
 

Daawo: Magaalada Gojjam ee Gobolka Axmaarada oo Woyanaha Laga Xoreeyay.

Daawo: Magaalada Gojjam ee Gobolka Axmaarada oo Woyanaha Laga Xoreeyay.

Sida muuqaalkan hoose ku cad waxaa magaalada Gojjam ee Gobolka Axmarada gabi ahaanba laga xoreeyay gacan-kuhayntii Ciidanka Woyaanaha ee ku sugnaa magaalada Gojjam, hadaba daawasho […]

 
 

Ururrada Bulshada Ee Itoobiya oo Shaki Kaqaba Madaxbanaanida Gudiga Xaqiiqo Raadinta.

Ururrada Bulshada Ee Itoobiya oo Shaki Kaqaba Madaxbanaanida Gudiga Xaqiiqo Raadinta.

Ururada arimaha bulshada ee kahowlgala Itoobiya ayaa gudiga xaqiiqo raadinta ee qaramada midoobay ka codsaday in ay hadiiba ay tagaan gudaha wadanka ay simadax banaan […]

 
 

Suuqaqa Waawayn Ee Xaafada Islii oo Albaabada La Isugu Dhuftay.

Suuqaqa Waawayn Ee Xaafada Islii oo Albaabada La Isugu Dhuftay.

Xaafada ay soomaalidu ku badantahay ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya oo ah xarunta ugu wayn ganacsiga dalka Kenya ayaa maanta albaabada la isugu […]

 
 

Goosashadii Fayisa Lilesa oo Indhaha Caalamka Soo Jeedisay.

Goosashadii Fayisa Lilesa oo Indhaha Caalamka Soo Jeedisay.

Orodyahankii kagoostay Itoobiya ee wadamada aduunka waydiistay magangaliyda ayaa furay wado fursad u ah dad badan oo ku dhibaataysan dibada iyo gudaha Itoobiya waxayna dunidu […]

 
 

Faah Faahin Kusaabsan Qaraxii Kadhacay Hotel SYL ee Muqdisho.

Faah Faahin Kusaabsan Qaraxii Kadhacay Hotel SYL ee Muqdisho.

Khasaaraha dhimada ee ka dhashay weerarkii ka dhacay Hotel ku dhaw Madaxtooyada Villa Soomaaliya magaalada Muqdisho ayaa kor u kacdey. Sida ay wararku sheegayaa ugu […]

 
 

6,500 oo Tahriibayaal Ah oo Xeebaha Taliyaanaga Laga Soo Badbaadiyay.

6,500 oo Tahriibayaal Ah oo Xeebaha Taliyaanaga Laga Soo Badbaadiyay.

Maraakiibta ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga iyo sidoo kale maraakiib kale oo ay leeyihiin hay’ado samafal ah ayaa xeebaha dalka Libya kasoo bad-baadiyay kumanaan qof oo […]

 
 

Eritrea’s Foreign Minister Holds Talks with Netherlands Counterpart.

Eritrea’s Foreign Minister Holds Talks with Netherlands Counterpart.

Asmara, August 2016 – Eritrea’s foreign Minister, Mr. Osman Saleh, held talks on August 23 in The Hague with the Netherlands counterpart, Mr. Bert Koenders, […]

 
 

Shan kamid ah Mucaaradka Tanzania Oo Xabsiga la Dhigay…

Shan kamid ah Mucaaradka Tanzania Oo Xabsiga la Dhigay…

Ciidamada Booliska Dalka Tanzania ayaa Xabsiga dhigay oo su’aallo weydiiyey  kudhawaad 5 siyaasi oo ka tirsan xisbiga ugu weyn mucaaradka dalka Tanzania ee CHADEMA, ka […]

 
 

Wadahadaladii Xadaynta Xududa Labada Sudan Oo La Filayo inya Dib Ubilaabato

Wadahadaladii Xadaynta Xududa Labada Sudan Oo La Filayo inya Dib Ubilaabato

Labada Sudan ayaa dib u bulaabi doona wada hadaladii ku saabsanaa xadaynta xuduuda labada dal Bisha soo socota ee September. Kulamadii kusaabsanaa xudaynta xuduuda labada […]

 
 

Abwaan Cadi Qays Iyo Khatro Daahir oo ku Dhacay Dabinkii Gumaysiga…

Abwaan Cadi Qays Iyo Khatro Daahir oo ku Dhacay Dabinkii  Gumaysiga…
 
 

Wararkii Udambeeyey Qarixii Goor dhawayd ka dhacay Muqdisho

Wararkii Udambeeyey Qarixii Goor dhawayd ka dhacay Muqdisho
 
 

War Deg deg ah. Dagaal Ku dhexmaray Ciidamada ONLF iyo kuwa Ethiopia Degaanka Lisamaley.

War Deg deg ah. Dagaal Ku dhexmaray Ciidamada ONLF iyo kuwa Ethiopia  Degaanka Lisamaley.

War  hada naga soo gaadhay Dagmada Awaare  ee Gobalka Jarar  gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Lisamaley  ayaa sheegaya  in Saacado ka hor Dagaal halkaasi ku […]

 
 

Dag Dag Sargaal Nabad Sugida Tigreega Katirsan Oo Hada Toogasho Lagu Dilay.

Dag Dag Sargaal Nabad Sugida Tigreega Katirsan Oo Hada Toogasho Lagu Dilay.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhay Gobolka Tigree ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in goordhaw toogasho lagu dilay sargaal sare ee katirsanaa […]

 
 

War Deg-deg ah.Dagaal Maleeshiyaadka Hawaarinta ku dhaxmaray Daaca Higlalay.

War Deg-deg ah.Dagaal Maleeshiyaadka Hawaarinta ku dhaxmaray Daaca Higlalay.

War hordhac ah oo hada naga soo gaadhay magaalada Dhagaxbuur xarunta Gobalka jarar ayaa sheegaya in shalay Casarkii Dagaal xoogan uu ku dhaxmaray laba kooxood […]

 
 

HEES WADANIYA OO CUSUB- DHAXAL -RAHMA ROSE, HAABIIL, NIMCO, SHIINE 2016

HEES WADANIYA OO CUSUB- DHAXAL -RAHMA ROSE, HAABIIL, NIMCO, SHIINE 2016
 
 

Deg Deg: 30 Ka Tirsanaa Ciidanka Federal Police-ka oo Isudhiibay Shacabka Axmaarada.

Deg Deg: 30 Ka Tirsanaa Ciidanka Federal Police-ka oo Isudhiibay Shacabka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ciidamadii amaanku garwaaqsadeen meesha uu wax usocdo iyo rabitaanka shacabka oo ah mid aan laloodin […]

 
 

Qoomiyada Agaw oo Kubiirtay Kacdoonka Lagaga Soo Horjeedo TPLF.

Qoomiyada Agaw oo Kubiirtay Kacdoonka Lagaga Soo Horjeedo TPLF.

Wararka haatan naga soo gaadhaya Gobolka xabashida ayaa waxay sheegayaan in mudaharaadyo xoog badan ay ka socdaan Gobolka Axmaarada. Mudaharaadadan ayaa waxaa lagaga soo horjeedaa […]

 
 

Natiijada Doorashada Madaxtinimada Dalka Gabon oo Muran Ka Taagan Yahay.

Natiijada Doorashada Madaxtinimada Dalka Gabon oo Muran Ka Taagan Yahay.

Murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha dalka Gabon ayaa wada sheegtay inay ku guuleysteen doorashada, isla markaana ka dhawaajiyey in uu jiro musuq maasuq. Madaxweynaha xilka […]

 
 

Bayaan iyo Goaamadii Shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Bayaan iyo Goaamadii Shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Kadib markii si rasmi ah loosoo gabagabeeyey shirweynihii 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya oo ka socday magaalada Minneapolis,gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka intii u dhaxaysay 26-28 […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay