Archive for: August, 2016

Ogaysiis: Xafladii Sanaadguuradii 32-aad ee JWXO Scandinavia oo Lagu Qabanayo Wadanka Sweden.

Ogaysiis: Xafladii Sanaadguuradii 32-aad ee JWXO Scandinavia oo Lagu Qabanayo Wadanka Sweden.

Ogaysiis muhiim ah xafladii sanaadguuradii 32-aad ee aas aaska JWXO Scandinavia oo lagu qabanayo caasimada wadanka Sweden ee Stockholm. Waxaa shacabka Somalida Ogadenia iyo guud […]

 
 

Daawo: Waraysigii Gudoomiyaha ONLF ee Xaalada Hadda Ethiopia oo Dhamaystiran

Daawo: Waraysigii Gudoomiyaha ONLF ee Xaalada Hadda Ethiopia oo Dhamaystiran

 

 
 

ILAYS TV August 05 2016 Kadaawo Barnaamijyo kala duwan oo aad u xiisa badan…

ILAYS TV August 05 2016 Kadaawo Barnaamijyo kala duwan oo aad u xiisa badan…
 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Maxamad Rashaad.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Maxamad Rashaad.

Waxaan akhristeyaasha Wakaalada Wararka Ogadenya (ONA) ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Caqiidada & Alle Kacabsiga*, […]

 
 

OYSU Yamen Faraca Magaalada Sanca oo Shirkoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

OYSU Yamen Faraca Magaalada Sanca oo Shirkoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Waxaa shalay kulan koodii todobaad laha ahaa yeeshay Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia ee OYSU faraciisa dalka Yamen. Kulankan ayaa waxa uu bilawday shalay 4:30 […]

 
 

Ururka Culimada Ogadenia oo Kulan Muhiim Ah Udhamaaday.

Ururka Culimada Ogadenia oo Kulan Muhiim Ah Udhamaaday.

Shalay oo khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 04/08/2016 waxaa uu shir muhiim ah oo 3 maalmood socday usoo dhamaaday golaha shuurada ee Ururka Culimada Somalida […]

 
 

Maqaal: Xaalada Gumaysiga Itoobiya & Beenta Cabdi Iley. By: Liibaan Miyir

Maqaal: Xaalada Gumaysiga Itoobiya & Beenta Cabdi Iley. By: Liibaan Miyir

Gumaysiga Itoobiya oo mar waliba isku daya in uu been iyo probogando ku maaweeliyo shucuubta uu gumayso ee ku hoos dulman ayaa hada maraya xaalad aad […]

 
 

Kooxda Wayaanaha ee TPLF oo Kawalaacsan Hubkii Shacabka Ugacangalay.

Kooxda Wayaanaha ee TPLF oo Kawalaacsan Hubkii Shacabka Ugacangalay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay xaaladu siimurugtay kadib markuu si fudud hubkii ciidamadu gacanta ugu galay shacabka […]

 
 

Dawlada Kenya oo Sheegtay In Ciidankeedu Dagaal Lagalay Kooxda Al-Shabaab.

Dawlada Kenya oo Sheegtay In Ciidankeedu Dagaal Lagalay Kooxda Al-Shabaab.

Dawlada Kenya ayaa warbaahinta u sheegtay in dagaal dhexmarey ciidanka Qaranka Kenya iyo kooxda Al-Shabaab maalintii Arbacada ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 3/8/2016. Dagaalkan ayaa […]

 
 

Daawo: Khilaafka U Dhexeeya Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka oo Meel Sare Gaadhay.

Daawo: Khilaafka U Dhexeeya Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka oo Meel Sare Gaadhay.

Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka Donald Trump ayaa xiisad horleh ka dhex abuuray xisbigiisa kadib markii uu cambaareyn adag kala kulmay qaar kamid ah […]

 
 

Nin Somali Ah oo Weerar Ka Gaystay Badhtamaha Magaalada London.

Nin Somali Ah oo Weerar Ka Gaystay Badhtamaha Magaalada London.

Sida ay sheegayso warbaahinta dalka Britain nin Somali ah ayaa laxidhay iyadoo lagu tuhunsan yahay inuu dilay qof dumar ah shan kalena uu dhaawacay, kadib […]

 
 

Deg Deg: Lix Dublomaasi oo Kamid Ahaa Gumaysiga Itoobiya oo Goostay.

Deg Deg: Lix Dublomaasi oo Kamid Ahaa Gumaysiga Itoobiya oo Goostay.

Warar goor dhawayd soo gaadhay ONA ayaa sheegayaan inay goosteen lix dumlamasiyiin sar sare ahaa oo u shaqaynayay xukuumada Gumaysiga Itoobiya. Duplomaasiyiintan ayaa waxay ka […]

 
 

Deg Deg: Ciidanka Gumaysiga oo Caruur Ku Dhaawacay Tuulada Bali-Sareedo ee Degmada Gunagado.

Deg Deg: Ciidanka Gumaysiga oo Caruur Ku Dhaawacay Tuulada Bali-Sareedo ee Degmada Gunagado.

Wararka naga soo gaadhaya Wadanka Ogadenia gaaar ahaana Gobolka Jarar ayaa sheegayaan in maanta tuulada Bali-Sareedo oo ka tirsan Degmada Gunagado ay Ciidan Gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Ku Baaqay in Loo Midoobo Bur Burka Gumaysiga Itoobiya.

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo Ku Baaqay in Loo Midoobo Bur Burka Gumaysiga Itoobiya.

Gudoomiayaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Admiral Mohamed Omar Cusmaan ayaa waxaa waraystay TV-ga qaranka ee Ilays TV. Gudoomiyaha ayaa lala yeeshay waraysi meelo badan taabanaya, wuxuu […]

 
 

Beentii Itobiya ee Fakatay Waxaa Gaadhay Runta ONLF – Noora Afgaan

Beentii Itobiya ee Fakatay Waxaa Gaadhay Runta ONLF – Noora Afgaan

Inta aynaan bilaabin mawduuceena maanta, waxaan idin xusuusinayaa hadal aan hadda ka hor kasoo guuriyay odaygii siyaasiga Amxaarada ahaa ee yidhi; “Siyaasadda arimaha dibadda ee […]

 
 

Shirkada Selam-Bus oo Gobollada Axmaarada & Oromada Laga Joojiyay.

Shirkada Selam-Bus oo Gobollada Axmaarada & Oromada Laga Joojiyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in albaabada loolaabay xafiiskii Shirkada looyaqaano Selam-Bus oo mudo dheer kafuraa magaalada Gonder, Sida […]

 
 

Baarlamaanka Midawga Yurub oo Wal Wal Kamuujiyay Xaalada Itoobiya Ay Cagta Saartay.

Baarlamaanka Midawga Yurub oo Wal Wal Kamuujiyay Xaalada Itoobiya Ay Cagta Saartay.

Baarlamaanka midawga Yurub ayaa walaac kamuujiyay wadada burburka ah ee ay cagta saartay xukuumada wayaanuhu wuxuuna Baarlamaanka midawga Yurub soo jeediyeen talooyin dhowr ah oo […]

 
 

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Somaliya oo Muqdisho Kafurmay.

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Somaliya oo Muqdisho Kafurmay.

Waxaa Muqdisho ka furmay shir ay isugu yimaadeen madasha ay ku mideysanyihiin madaxda Dowaldda federaalka iyo Hoggaamiyaasha Maamul Goboleedyada. Shirkan oo qorshihiisu ahaa in uu […]

 
 

Daawo: Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Diyaaradaha ee Emirates oo Dab Qabsaday.

Daawo: Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Diyaaradaha ee Emirates oo Dab Qabsaday.

Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Emirates ayaa si deg-deg ah ugu degtey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Dubai ee dalka Isku-Taga Imaaraadka Carabta (UAE) […]

 
 

Afgambigii Dhicisoobay Kabacdi Wafti Kasocda Midawga Yurub oo Booqday Turkiga.

Afgambigii Dhicisoobay Kabacdi Wafti Kasocda Midawga Yurub oo Booqday Turkiga.

Afgambigii dhicisoobay kabacdi dowladda Turkigu ayaa ku dhawaaqday 3-bilood oo xukun deg degga ah, talaabadaas oo si toos ah u joojisay ku dhaqanka heshiiskii xuquuqda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay