Archive for: August, 2016

Deg Deg: Rabshado Dhexmaray Shacabka & Hawaarinta Degmada Xamaro ee Gobolk Nogob.

Deg Deg: Rabshado Dhexmaray Shacabka & Hawaarinta Degmada Xamaro ee Gobolk Nogob.

Wararka  hada nagasoo gaadhaya Xarunta dhexe JWXO ayaa sheegaya in saaka rabshado   ay ka dhaceen dagmada xamaro ee Gobolka Nogob rabshadahan  ayaa waxay u […]

 
 

Deg Deg Daawo: Hailemariam Desalegn oo Ku Dhawaaqay In Itoobiya Dagaal Qabiil Ka Biloowday.

Deg Deg Daawo: Hailemariam Desalegn oo Ku Dhawaaqay In Itoobiya Dagaal Qabiil Ka Biloowday.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Woyanaha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa warbaahinta caalamka u xaqiijiyay in dalkiisu wajahay wax uu ugu yeedhay dagaalo Qawmiyadeed oo lamid ah kuwa kataagan […]

 
 

Tacadiyo Kaladuwan oo Wadanka Ogadenia Kadhacay + Faah Faahin.

Tacadiyo Kaladuwan oo Wadanka Ogadenia Kadhacay + Faah Faahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo baahsan oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka shacabka ah ee kudhaqan wadanka Ogadenia, warkan oo aan kahelay xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga […]

 
 

Daawo: Shacabka Axmaarada Gonder oo Kaydii Hubka ee Woyaanaha Jabsaday.

Daawo: Shacabka Axmaarada Gonder oo Kaydii Hubka ee Woyaanaha Jabsaday.

Shacabka Axmaarada ee ku dhaqan magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa gacanta ku dhigay hub iyo saanad militari oo aad ubadan, Sida aan warkan ku hellay shacabka […]

 
 

Boqolaal Qof oo Safarkoodii Itoobiya Joojiyay Ogaw Sababta Keentay.

Boqolaal Qof oo Safarkoodii Itoobiya Joojiyay Ogaw Sababta Keentay.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ee ONA ayaa sheegaysa in ay todobaadkan boqolaal dad ah oo dunida ka kala imaan lahaa […]

 
 

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Somaliya oo Dib U Dhac Kuyimid Markale.

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Somaliya oo Dib U Dhac Kuyimid Markale.

Waxaa markale dib u dhac kayimid Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee ay isugu imaan lahaayeen Hoggaamiyaasha Madasha Qaran. Shirkan oo lagu wadey in Muqdisho ka […]

 
 

Askar Kamid Ah AMISOM oo Lasoo Taagay Maxkamad Kutaala Muqdisho.

Askar Kamid Ah AMISOM oo Lasoo Taagay Maxkamad Kutaala Muqdisho.

Askar ka tirsan ciidamada Amisom ee Soomaaliya ka howlgala, gaar ahaan ciidamada Uganda ayaa shalay lagu maxkamadeeyey magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaliya. Ciidamadan oo […]

 
 

Wadanka Ruushka oo Diyaarad Lagaga Soo Diray Dalka Suuriya.

Wadanka Ruushka oo Diyaarad Lagaga Soo Diray Dalka Suuriya.

Wadanka Ruushka ayaa sheegay in mid kamid ah diyaaradahooda qumaatiga u kaca oo ay isticmaalayeen Ciidamada Ruushka ee ku sugan dalka Suuriya in toogasho lagu soo […]

 
 

Dag Dag Dagaal dhex maray shacabka Ogadeniya iyo Hawaarinta Magaalada Iimay Bari.

Dag Dag Dagaal dhex maray shacabka Ogadeniya iyo Hawaarinta Magaalada Iimay Bari.

Wararka hada naga soo Gaadhaya gudaha Ogadeniya  gaar ahaan Gobolka Shabeele dagmada Iimay Bari ayaa waxay sheegayaan in saaka halkaas dagaal ku dhex maray Kooxda […]

 
 

Ururka Taliban ee Dalka Afganistan Ka Dagaalama oo Weerar Ku Qaaday Dhisme Ay Ajaanibtu Ku Badanyihiin.

Ururka Taliban ee Dalka Afganistan Ka Dagaalama oo Weerar Ku Qaaday Dhisme Ay Ajaanibtu Ku Badanyihiin.

Dhisme ay ku badanyihiin Dadka Ajaanibta ah ee ku sugan Dalka Afgaanistaan ayaa lagu qaaday weerar qaraxyo ah oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu […]

 
 

Qaybaha Kala Duwan Ee CWXO oo Kulan Muhiin Ah Usoo Dhamaaday.

Qaybaha Kala Duwan Ee CWXO oo Kulan Muhiin Ah Usoo Dhamaaday.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa sheegaya in ay sinabad ah kusoo dhamaadeen kulamo ay […]

 
 

Dawlada Faransiiska oo Sheegtay Inay Xidhay Masaajido Badan.

Dawlada Faransiiska oo Sheegtay Inay Xidhay Masaajido Badan.

Sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee AFP, Wasiirka Ariimaha Gudaha ee dalka Faransiiska Bernard Cazeneuve ayaa sheegay in xukuumaddu ay xidhay ilaa labaatan Masjid bilihii u […]

 
 

Kacdoonkii Lagu Kala Bixi Lahaa oo Loobalamay & Itoobiya oo Filansho Waa Ay Ku Noqotay.

Kacdoonkii Lagu Kala Bixi Lahaa oo Loobalamay & Itoobiya oo Filansho Waa Ay Ku Noqotay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay hogaaminta qawmiyada Oromadu ku dhawaaqeen in ay dhigi doonaan isu soobax […]

 
 

Daawo: Turkida Jarmalka oo Banaanbax Balaadhan oo Erdogan Lagu Taageerayo Ka Dhigay Magaalada Cologne.

Daawo: Turkida Jarmalka oo Banaanbax Balaadhan oo Erdogan Lagu Taageerayo Ka Dhigay Magaalada Cologne.

Shacab aad u tiro badan oo Turkida ku nool dalka Jarmalka ah ayaa banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ku qabtay magaalada Cologne. Banaanbaxan ayaa ahaa […]

 
 

Tahriibayaal Itoobiyaan Ah oo Laqabtay & Fadeexad Kadhalatay.

Tahriibayaal Itoobiyaan Ah oo Laqabtay & Fadeexad Kadhalatay.

Xog lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ee ONA ayaa muujinaysa heerka uu marayo Tahriibka dhalinyarada Itoobiyaanka ah ee u hayaamaya wadamada […]

 
 

Dag Dag Isgaadhsiintii Gobolka Axmaarada Oo Lajaray + Sababta.

Dag Dag Isgaadhsiintii Gobolka Axmaarada Oo Lajaray + Sababta.

War dag dag ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in ay xukuumada TPLF ee qoomiyada Tigreegu jareen dhamaan isgaadhsiintii Gobolka Axmaarada, sida xogtan ay […]

 
 

Sanadguuradii 6aad Ee OYSU oo Dhadhaab Kaqabsoontay.

Sanadguuradii 6aad Ee OYSU oo Dhadhaab Kaqabsoontay.

Shalay oo ahayd maalinimo Axad ah taariikhduna kubeegnayd 31-07-16, Waxaa deeganka Dhadhaab ee woqoyi bari Kenya lagu qabtay xaflad aad uballaadhan oo aysoo agaasimeen laamaha ururka […]

 
 

Shirkii Faraca Midnimo oo si heer sare ah u qabsoomay.

Shirkii Faraca Midnimo oo si heer sare ah u qabsoomay.

Maalin nimadii Shalay oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 31/716 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay shirkii caadiga ahaa ee Faraca Midnimo, shirkan […]

 
 

Shacabka Gonder oo Guulo Taariikhi Ah Ka Gaadhay Riditaanka Taliska Woyaanaha.

Shacabka Gonder oo Guulo Taariikhi Ah Ka Gaadhay Riditaanka Taliska Woyaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya im uu mudaharaadkii abid ugu waynaa kadhacay guud ahaan Gobolka Axmaarada gaar ahaan Magaalada […]

 
 

Kooxda Al-Shabaab oo Weerartay Xarunta Dembi Baadhista (CID) ee Muqdisho.

Kooxda Al-Shabaab oo Weerartay Xarunta Dembi Baadhista (CID) ee Muqdisho.

Sida ay sheegayaan warar soo gaadhay ONA in ugu yaraan 13 qof ay ku geeriyootay weerarlagu qaaday Xarunta Dembi Baadhista Somaliya ee ku taala magaalada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay