Archive for: August, 2016

Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF oo Waraysi Xiisabadan Siiyey

Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF oo Waraysi Xiisabadan Siiyey
 
 

Golaha Amaanka oo Sikulul Uga Hadlay Xaaladaha Itoobiya Kataagan.

Golaha Amaanka oo Sikulul Uga Hadlay Xaaladaha Itoobiya Kataagan.

War qoraal ah oo kasoo baxay Golaha Amaanka (UN Security Council) ee Qaramada Midoobay (QM) ayaa sheegaya in ay beesha caalamku ku qasbantahay in farogalin […]

 
 

Time for Boycotting Ethiopian Government Services and TPLF/EPRDF owned companies.

Time for Boycotting Ethiopian Government Services and TPLF/EPRDF owned companies.

by Seid Hassan Boycotting is one of means for non-violent struggle. It has been effectively used in many parts of the world, particularly against the […]

 
 

Wargayska Africa Confidential oo Itoobiya Wax Ka Qoray.

Wargayska Africa Confidential oo Itoobiya Wax Ka Qoray.

Wargayska caalamiga ah ee Africa Confidential ayaa soo daabacay maqaal aad uxiiso badan oo uu kaga waramayo xaalada dhabta ah ee maanta uu kusugan yahay […]

 
 

Dalka Jarmalka oo Qaabilaya Qaxootigii Ugu Badnaa Taariikhda Casriga Ah.

Dalka Jarmalka oo Qaabilaya Qaxootigii Ugu Badnaa Taariikhda Casriga Ah.

Wadanka Jarmalka ayaa lagu wadaa in ay qaabilaan qaxooti gaadhaya 300.000 kun oo qof, oo ah qaybtii 2aad sanadkan 2016. Sanadkii hore 2015 ayaa Jarmalku […]

 
 

Maalintii 3 aad oo Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee 21 aad Minnesota lagu Afmeeray

Maalintii 3 aad oo Shirkii Jaliyadaha Ogadenya ee 21 aad Minnesota lagu Afmeeray

Shirkii Jaliyadaha Ogadenya 21 aad ee calamka  ayaa hada lagusoo gaba gabeyay gobolka Minnesota. Go,amadii shirka dib kala socda. ONA.

 
 

Daawo: Damaashaadkii Xalay iyo wixii ka dhacay shirweynihii Jaaliyadaha

Daawo: Damaashaadkii Xalay iyo wixii ka dhacay shirweynihii Jaaliyadaha

 

 
 

Daawo- Minnesota oo uu Calankii Ogadenya melkasta ka babanaya

Daawo- Minnesota oo uu Calankii Ogadenya melkasta ka babanaya

Ayadoo uu malmahan gobolka Minnesota ka socday shirwaynihii Jaliyadiha Ogadenya ee 21 aad ee calamka ayaa waxaa xusid mudan in calankii Ogadenya uu qabsaday wadoyinka […]

 
 

Malintii 3 aad iyo Shir Waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Hada Furmay Albabadana La,isu soo xidhay

Malintii 3 aad iyo Shir Waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Hada Furmay Albabadana La,isu soo xidhay

Axad 28 August 2016 -Shirwaynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya uga socdaya Minnesota cariga Maraykanka  ayaa galay malintii 3 aad. Shirkuna daqiqado kahor ayuu furmay. Shirkan ayaa manta […]

 
 

Shirkii xubnaha Faraca Johannesburg ee Jaaliyada JOKA oo Qabsoomay.

Shirkii xubnaha Faraca Johannesburg ee Jaaliyada JOKA oo Qabsoomay.

Waxaa shir muhiim ah ku yeeshay magaalada Johannesburg  Xubnaha iyo Maamulka Jaaliyada JOKA gaar ahaan faraca ka hawlgala magaalada Johannesburg  iyo nawaaxigeeda. Shirkan oo ahaa mid si […]

 
 

Daawo: Waraysiyo goos goos ah oo laga qabtay shirweynaha jaaliyadaha

Daawo: Waraysiyo goos goos ah oo laga qabtay shirweynaha jaaliyadaha

Qaar kamid ah masuuliyiinta jwxo ee ka qayb gashay shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya iyo kasoo qayb gayalaasha shirweynaha ayaa Ilays Tv  uga waramay dareenkooda […]

 
 

Halgame Geele oo ka warbixinaya dareenka iyo shucuurta shirweynaha Jaliyadaha

Halgame Geele oo ka warbixinaya dareenka iyo shucuurta shirweynaha Jaliyadaha

Shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya oo labadii maalmood ee uu socda qabsaday magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo Snt.Poul ayay weli damaashaadkiisu ka socdaa gobolka […]

 
 

Daawo. Wareysi Xiisa Badan K/Xigeenka Hogaanka Jaaliyadaha iyo Abaabulka ONLF.

Daawo. Wareysi Xiisa Badan K/Xigeenka Hogaanka Jaaliyadaha iyo Abaabulka ONLF.

Halgame Mahamed-rashiid Sheekh Abdullahi k/geenka  Hogaanka Jaaliyadaha iyo Abaabulka Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadenia oo  wareysi xiisa badan siiyay  Warbaahinta Ogadenia ayaa  uga waramay dhacdooyinkii ugu […]

 
 

Dag-Dag: Daawo Mudaaharaadyo qul qulatooyin wata oo ka Socda Magaalada Gojam iyo agagaarkeda.

Dag-Dag: Daawo Mudaaharaadyo qul qulatooyin wata oo ka Socda Magaalada Gojam iyo agagaarkeda.

Waxaa hada ka socda magaalada Gajam ee gobolka Axmaarada mudaaharaadyo waa wayn oo gumaysiga lagaga soo hor jeedo mudaaharaadadan ayaa waxay ka socdaa tuulooyinka badan […]

 
 

Dagaal Cadawga Lagu Edbiyay oo Duleedka Dhuxun Kadhacay.

Dagaal Cadawga Lagu Edbiyay oo Duleedka Dhuxun Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Dhuxun ee wadanka Ogadenia ayaa faahfaahin kabixinaya dagaal Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ku dhex maray duleedka […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Iyo Barokicin Lagu Hayo Shacabka Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Iyo Barokicin Lagu Hayo Shacabka Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu barakicin baahsan kagaysteen dad badana ay xabsiga dhigeen, Sida […]

 
 

Baroordiiq Ku socota Soomaaliwayn Kadib Markii Madaxwaynehoodii Itoobiya Ceel Dheer Ku Riday! By: Xaaji M/Rashiid,

Baroordiiq Ku socota Soomaaliwayn Kadib Markii Madaxwaynehoodii Itoobiya Ceel Dheer Ku Riday! By: Xaaji M/Rashiid,

Hordhac: Dalka jamhuriyada somalia 25tii sano ee u dambeeyay waxaa isu badalay taariikho kala duwan oo u badnaa kuwo ay naftu ka naxdo, waxaana ugu […]

 
 

Faah Faahin Dheeraad Ah oo Ku Saabsan Dabkii Qabsaday Suuqa Godey.

Faah Faahin Dheeraad Ah oo Ku Saabsan Dabkii Qabsaday Suuqa Godey.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen waxaa dab khasaare balaadhan gaystay uu qabsatay suuq kamid ah suuqyada ugu waa wayn magaalada Godey ee xarunta Gobolka […]

 
 

Daawo: Waxa Kalahaysta Taliska TPLF & Baraha Bulshadu Kulanto.

Kiev, Ukraine - October 17, 2012 - A logotype collection of well-known social media brand's printed on paper. Include Facebook, YouTube, Twitter, Google Plus, Instagram, Vimeo, Flickr, Myspace, Tumblr, Livejournal, Foursquare and more other logos.

Kooxda TPLF oo shaki iyo shoog uu daris lanoqday ayaa ka walaacsan baraha bulshadu ku kulanto oo noqday matoorka ugu wayn ee shida kacdoon-wadeyaasha, waxayna […]

 
 

Kulankii Kooxda TPLF Ee Maqale Uga Socday oo Fashil Kusoo Dhamaaday.

Kulankii Kooxda TPLF Ee Maqale Uga Socday oo Fashil Kusoo Dhamaaday.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigree ayaa sheegaya in uu halkaas kulan xaasaasi ah ugu soo gabagaboobay kooxda talada wadanka Itoobiya […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay