Archive for: August, 2016

Dawlada Taliyaaniga oo Taageero Gudoonsiisay Ciidanka Asluubta Soomaaliya.

Exif_JPEG_420

Dalka Talyaaniga ayaa qalab ciidan ku wareejiyey taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, qalabkaasi oo isugu jiray  katiinadaha maxaabiista lagu xidho, koofiyado, kabo, dhar iyo gaashaanka looga […]

 
 

Daawo Sawiro- Shirwaynihii Malintii 2 aad oo Lasoo gunanaday iyo JWXO oo Cududooda Mujisay.

Daawo Sawiro- Shirwaynihii Malintii 2 aad oo Lasoo gunanaday iyo JWXO oo Cududooda Mujisay.

Waxaa hada dhamaday shir waynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya ee ka socday Minnesota (Maraykanka) Malintii 2 aad. Waxaa manta  ay JWXO (ONLF) mujisay cududoodii, kadib markii ay […]

 
 

Daawo:Maalinkii 1aad ee shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Daawo:Maalinkii 1aad ee shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya
 
 

Daawo Sawiro- Qaybtii 2 aad iyo Shir waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Maalintii 2aad ka socda Minnesota

Daawo Sawiro- Qaybtii 2 aad iyo Shir waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Maalintii 2aad ka socda Minnesota

Shirka ayaa si habsami ah u socda. Waxaa ka soo qaybgalay shirka oo khudbado tarikhiya hada si toosa u soo jedinaya ururada mucaradka ah ee matala dhamanba qowmiyadaha […]

 
 

Daawo: Damaashaadka ka socda hall ka shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya

Daawo: Damaashaadka ka socda hall ka shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya

Shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya oo maalintiisii labaad socda ayaa hada waxaa madasha ka socda damaashaadka shirweynaha waxaana lagu soo bandhigay dhaanto  qaab casri ah […]

 
 

Daawo Sawiro Qaybtii 1 aad- iyo Shir waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Maalintii 2aad ka socda Minnesota

Daawo Sawiro Qaybtii 1 aad- iyo Shir waynihii Jaliyadaha Ogadenya oo Maalintii 2aad ka socda Minnesota

Xubnaha iyo tagerayasha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (ONLF) oo gilgilay gobolka Minnesota. Wuxuu hoolkii shirku  la tiicaya dadka oo cadad dhafay. ONA.

 
 

Maalintii 2aad Shirwaynihii 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo ka furmay Minneapolis

Maalintii 2aad Shirwaynihii 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo ka furmay Minneapolis

Waxaa hada  furmay malintii 2aad  shirwaynihii 21aad ee Jaliyadaha Ogadneya ee kasocday Minnesota wadanka Maraykanka. Shirweynaha maanta ayaa waxaa kasoo qayb galay marti sharaf badan oo […]

 
 

Daawo: G/Kuxigeenka H/Ababulka & Jaliyadaha oo ka warbixinaya isku xidhnanta Jaliyadaha

Daawo: G/Kuxigeenka H/Ababulka & Jaliyadaha oo ka warbixinaya isku xidhnanta Jaliyadaha

Mudane Maxamed Rashiid Sh.Cabdullaahi oo ah g/kuxigeenka hogaanka Abaabulka iyo Arimaha jaaliyadaha ee JWXO ahna xildhibaan ka tirsan G/dhexe ee JWXO ayaa shirweynaha 21aad ee […]

 
 

Xidhiidhiyaha Jaaliyadaha Maraykanka oo u mahadceliyey wufuuda shirweynaha Timid(Daawo Video)

Xidhiidhiyaha Jaaliyadaha Maraykanka oo u mahadceliyey wufuuda shirweynaha Timid(Daawo Video)

Mudane Xasan Tukri Xuseen Xayle oo ah xidhiidhiyaha Jaaliyadaha Maraykanka ahna xildhibaan ka tirsan golaha dhexe ee JWXO ayaa shiwrweynaha 21aad ee ka socda cariga […]

 
 

Daawo Video: Furitaankii Shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha iyo Wacdi diini ah(Waxaan usoo joogay)

Daawo Video: Furitaankii Shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha  iyo Wacdi diini ah(Waxaan usoo joogay)

Gudoomiyaha Jaaliyada Ogadenya ee Minnesota mudane: Cabdinaasir Xirsi Axmed (Gaani) ayaa shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya si rasmi ah u furay wuxuuna halkaas uga mahadceliyey […]

 
 

Suuqa ugu wayn magaalada Goday oo Xalay Dab qabsaday iyo khaasare badan oo ka dhashay + Sawiro

Suuqa ugu wayn magaalada Goday oo Xalay Dab qabsaday iyo khaasare badan oo ka dhashay + Sawiro

Wararka naga Soo Gaadhaya Magaalada Goday ee Xarunta Gobolka Shabeelle ayaa sheegaya in uu Gubtay suuq wayn oo ku yaala magaalada Goday oo loo yaqaano […]

 
 

Baraaruga Soomaalida Ee Gumaysiga Ethiopia.. Barnaamij Xiisabadan

Baraaruga Soomaalida Ee Gumaysiga Ethiopia.. Barnaamij Xiisabadan
 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Sucuudiga-Arabia Faraca Damaaam oo Kulan Muhiima U Qabsomay.

Jaaliyada Ogadeniya ee Sucuudiga-Arabia Faraca Damaaam oo Kulan Muhiima U Qabsomay.

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Sucuudi-Arabia Faraca magaalada Damaam ayaa waxay qabsadeeen shirkoodii todobaadlaha ahaa waxaana isugu yimid dhamaan xubnaha iyo taagerayaasha JWXO. Shirkan ayaa […]

 
 

Faraca Riyad Ee Jaaliyada Ogadenia oo Gudi Cusub Doortay.

Faraca Riyad Ee Jaaliyada Ogadenia oo Gudi Cusub Doortay.

Shalay oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 26/8/16 waxaa magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sucuudiga lagu qabtay kulan sifiican loo soo agaasimay oo ay isugu yimaadeen […]

 
 

Heesta calanka oo lagu daah furay shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha iyo shucuur kacsan oo lagu soo dhaweeyey(Video)

Heesta calanka oo lagu daah furay shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha iyo  shucuur kacsan oo lagu soo dhaweeyey(Video)

Shirweynaha 21aad ee jaaliyada Ogadenya oo si rasmi ah uga furmay magaalada Minneapolis ee cariga Maraykanka maalintii shalayta ahayd ayaa waxaa lagu furay heesta calanka,Dhalinta […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo khadka isgaadhsiinta kaga soo qayb galay shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Daawo: Gudoomiyaha JWXO oo khadka isgaadhsiinta kaga soo qayb galay shirweynaha 21aad ee Jaaliyadaha Ogadenya

Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya Adm.Maxamed Cumar Cismaan ayaa khadka isgaadhsiinta kaga soo qayb galay shirweynaha 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya oo sanadkan ka dhacaya wadanka […]

 
 

Kulankii UCSO Laanta Xagardheere Oo Qabsomay.

Kulankii UCSO Laanta Xagardheere Oo Qabsomay.

Shalay oo Jumce ahayd Taariikhduna ay ku beegnayd 26 Aug 2016 waxaa xerada qoxootiga ee Xagardheere lagu qabtay shirkii bilaha ahaa ee Ururka Culimada Somalida […]

 
 

Saraakiil Lashaqaynayay Taliska Wayaanaha ee TPLF oo Kacdoonka Kubiiray.

Saraakiil Lashaqaynayay Taliska Wayaanaha ee TPLF oo Kacdoonka Kubiiray.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay dibad baxayaasha kubiireen qaar kamid ah mas’uuliyiintii ay kooxda TPLF u dhiibatay shaqooyinka. Sida xogta […]

 
 

Hay’ada UNHCR oo Walaac Ka Muujisay Xaalada Xaqootiga Dhadhaab.

Hay’ada UNHCR oo Walaac Ka Muujisay Xaalada Xaqootiga Dhadhaab.

Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa walaac xoog leh ka muujisay hanjabaadyo dadka qaxootiga ah ay kala kulmayaan sarakiisha amaanka ee dalka […]

 
 

Attempt by TPLF forces to take custody of a leader of the Amhara resistance fail.

Attempt by TPLF forces to take custody of a leader of the Amhara resistance fail.

Aided by ground forces and helicopters, the TPLF regime forces approached the Angereb jail in the city of Gondar on Wednesday to take custody of […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay