Archive for: August, 2016

Murashaxiinta Madaxtinimada Maraykanka oo Cunsurinimo Isku Eedeeyay.

Murashaxiinta Madaxtinimada Maraykanka oo Cunsurinimo Isku Eedeeyay.

Donald Trump Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Maraykanka ayaa eedeyn cunsurinimo ah kala dul dhacay murashaxada kasoo horjeeda ee Xisbiga Dimuquraadiga Hillary Clinton. Trump oo […]

 
 

Daawo Sawirada Qaybtii 2 aad- Malinti 1 baad- Shirwaynihii 21aad Ee Jaliyadaha Ogadenya ee calamaka oo Si Rasmi ah Mnata uga bilowday Minnesota

Daawo Sawirada Qaybtii 2 aad- Malinti 1 baad- Shirwaynihii 21aad Ee Jaliyadaha Ogadenya ee calamaka oo Si Rasmi ah Mnata uga bilowday Minnesota

Daawo Sawiradii xubnaha JWXO ee manta isugu yimid  shirkii ka furmay Minnesota. Bari oo Sabti ah shirku waxaa uu u furanyahay dhamanba umada Somaliyeed iyo […]

 
 

Shirkii oo guda galay Simnaar Aqoon korodshi ah ah

Shirkii oo guda galay Simnaar Aqoon korodshi ah ah

Shirkii Jaliyayadaha Ogadenya ee Minnesota ka socday ayaa hada guda  galay siminar aqoon korodhsi ah oo lagu kobcinayo tayada xubnaha Jaliyadaha Oagdenya. ONA  

 
 

Daawo Sawirada Qaybti 1aad- Shir waynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya ee caalamka

Daawo Sawirada Qaybti 1aad- Shir waynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya ee caalamka

Waxaa si habsami ah u socda shirwaynihii Jaaliyadaha Ogadenya ee manta ka furmay Minnesota. Waxaa holkii soo buxdhafiyay martisharaftii kakala timid dunida dacaladeda. Daawo sawirada. […]

 
 

Malinti 1 baad- Shirwaynihii 21aad Ee Jaliyadaha Ogadenya ee calamaka oo Si Rasmi ah uga bilowday Minnesota

Malinti 1 baad- Shirwaynihii 21aad Ee Jaliyadaha Ogadenya ee calamaka oo Si Rasmi ah uga bilowday Minnesota

Waxaa hada si rasmi ah uga furmay madasha shiraraka ee gobolka Minnesota ee “Convention Center” ka shirwaynihii 21 aad ee Jaliyadaha Ogadenya ee caalamka. Shirkan […]

 
 

Ogaysiis: Sanad-guuridii 32-aad Ee JWXO oo Landon Lagu Qabanayo.

Ogaysiis: Sanad-guuridii 32-aad Ee JWXO oo Landon Lagu Qabanayo.

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka UK waxay qabanaysaa xaflad heer sare ah oo lagu maamuusayo sanad guuradii 32-aad ee kasoo wareegtay aas’aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Dag-Dag: Mudaaharaad Balaadhan oo Ka Socda Duleedka Gojaam Ee Gobolka Axmaarada

Dag-Dag: Mudaaharaad Balaadhan oo Ka Socda Duleedka Gojaam Ee Gobolka Axmaarada

wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in  haatan ay ka socdaan mudaaharado xoog badan duleedka Magaalada Goojaam ee Gobolka Axmaarada. Mudaaharadkan ayaa waxaa […]

 
 

OYSU Ifo oo Xoghaye Cusub Dooratay Maanta.

OYSU Ifo oo Xoghaye Cusub Dooratay Maanta.

Maanta oo ah maalinimo jumco ah taariikhduna kubeegantahay 26/08/16 waxaa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shir balaadhan oo lagu doortay xoghaye cusub oo […]

 
 

JWXO oo Bayaan Kasoo Saartay Booqashadii M/weyne Xasan Sh Maxamuud uu Jigjiga ku tagay.

JWXO oo Bayaan Kasoo Saartay Booqashadii M/weyne Xasan Sh Maxamuud uu Jigjiga ku tagay.

M/weynaha Soomaaliya, Xassan Sh. Maxamuud, wuxuu 11/Agoosto booqasho rasmi ah, oon la shaacinin ku tagay, Jigjiga, magaalo madaxda Maamulka Soomaalida Ogaadenya ee Itoobiya gumeysato. Waa […]

 
 

Daawo: Hees Digniin iyo Codkii Fu’aad Ilkacase..

Daawo: Hees Digniin iyo Codkii Fu’aad Ilkacase..
 
 

Q2aad: Nin aan Kuu Furi Doonin Yuuna Kuu Rarin – Noora Afgaab

Q2aad: Nin aan Kuu Furi Doonin Yuuna Kuu Rarin – Noora Afgaab

Waxaan qaybtii hore ee maqaalka kusoo sheegnay qodobo muhiim ah oo mudan in hoosta laga xariiqo. Waxaana ka mid ahaa in aynu horey uga maqnayn […]

 
 

Sanad-guuradii 32 Ee ONLF oo lagu Qabtay Magaalada Garissa Ee Dalka Kenya

Sanad-guuradii 32 Ee ONLF oo lagu Qabtay Magaalada Garissa Ee Dalka Kenya

Magaalada Garissa ee xurunta gobolka Waqooyi bari kenya waxaa lagu qabtay munaasabad balaadhan oo lagu xusayey aasaaska sanadguuradii ururka ONLF ee 32 taasi oo ay […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

Sida aad uga barateen Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA, muxaadaro diini ah. Waxaan todobaadkan u haynaa akhrisyaasha ONA ee sharafta badan, muxaadaro ciiwaankeedu uu yahay […]

 
 

Lalisa Fayisa Orodyahankii Itoobiya Kagoostay oo Maraykanka Lagu Soo Dhaweeyay.

Lalisa Fayisa Orodyahankii Itoobiya Kagoostay oo Maraykanka Lagu Soo Dhaweeyay.

Orod-yahankii u dhashay Oromia ee u ordayay wadanka Gumaysiga Itoobiya oo horaanba u sheegay in uusan ku noqonaynin Itoobiya ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay wadanka Maraykanka. […]

 
 

Afduubkii Kornayl Demeke Zewdu oo Mar Sadexaad Gonder Ku Fashilmay.

Afduubkii Kornayl Demeke Zewdu oo Mar Sadexaad Gonder Ku Fashilmay.

Ciidamada Wayaanaha ee kusugan Magaalada Gonder ee Woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa ku fashilmay isku daygii sadexaad ee ay kudoonayeen in ay kula baxaan Kornaylka udhashay […]

 
 

Kacdoon Wadayaasha Oromia oo Timaha Xiirtay Dhar Madowna Qaatay + Sababta.

Kacdoon Wadayaasha Oromia oo Timaha Xiirtay Dhar Madowna Qaatay + Sababta.

Iyadoo ay shacabka Oromia udhashay ee dacalada aduunku wadaan kacdoon kadhan ah xukuumada TPLF ee ku abtirsata qabiilka tirada yar ee Tigree ayay kacdoonadu hadba […]

 
 

Daawo: Woyaanaha & Taageereyaashooda oo Meel Kasta Lagu Ugaadhsanayo.

Daawo: Woyaanaha & Taageereyaashooda oo Meel Kasta Lagu Ugaadhsanayo.

Taliska Woyaanaha iyo taageereyaashooda ayaa waxay dunida ka noqdeen duke cambaar leh kadib markay dhibaatooyin badan kala kulmeen qaybo kamid ah shucuubta ay gudaha Itoobiya […]

 
 

Daawo: Jeneral Madaxmed Cali Samatar oo Lagu Aasay Magaalada Muqdisho.

Daawo: Jeneral Madaxmed Cali Samatar oo Lagu Aasay Magaalada Muqdisho.

Waxaa magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee Madaxweyne Kuxigeenkii Hore ee dawladii Somaliya Jeneral Maxamed Cali Samatar. Hadaba hoos ka daawo warbixin […]

 
 

Bangiga Dhexe ee Somaliya oo Lacag Laga Xaday & Baadhitaan Socda.

Bangiga Dhexe ee Somaliya oo Lacag Laga Xaday & Baadhitaan Socda.

Madaxa Bankiga-Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Cali Ciise, ayaa sheegay in Bangiga Dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag dhan Shan boqol iyo Soddon Kun ($ 530,000) […]

 
 

Dag Dag Shil Gaadhi Oo Ogadenia Kadhacay & Dhaawacyo Kadhashay.

Dag Dag Shil Gaadhi Oo Ogadenia Kadhacay & Dhaawacyo Kadhashay.

War dag dag ah oo hada gudaha wadanka Ogadenia naga soo gaadhay ayaa sheegaya shil gaadhi oo galabta kadhacay deegaanka lagu magacaabo Karincagaag oo Dagmada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay