Archive for: August, 2016

Dag-Dag: Dagaal Faraha La isula Tagay oo Ka socda Magaalada Finote-selam ee Galbeedka Gojam

Dag-Dag: Dagaal Faraha La isula Tagay oo Ka socda Magaalada Finote-selam ee Galbeedka Gojam

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya Rabshadihii maal mahan ka  socday magaalada Finote-selam in ay isu badaleen gacan ka hadal waxaana ka socda […]

 
 

Heestii ” Murti Dacala Dheer” Ayaan Halgan iyo Xasan Gantaal @August 2016

Heestii ” Murti Dacala Dheer” Ayaan Halgan iyo Xasan Gantaal @August 2016
 
 

ILAYS TV 25 August 2016 Kadaawo xafladii xuska 32 JWXO ee Stokholm

ILAYS TV 25 August 2016 Kadaawo xafladii xuska 32 JWXO ee Stokholm
 
 

TPLF oo Lagu Qasbay In Gudi Xaqiiqo Raadin Ah Loodiro Iyo Kacdoon Wadayaasha Oo Soodhaweeyay.

TPLF oo Lagu Qasbay In Gudi Xaqiiqo Raadin Ah Loodiro Iyo Kacdoon Wadayaasha Oo Soodhaweeyay.

Sida aan wararkaanagii hore idiin kusheegnayba xukuumada Wayaanaha ayaa kadhago adaygtay codsigii beesha caalamka ee ahaa in Itoobiya loodiro wafti xaqiiqo raadin ah. Hadaba culays […]

 
 

Barokicin Cusub Oo Ogadenia Kabilaabatay & Dhibkii oo Zaa’iday.

Barokicin Cusub Oo Ogadenia Kabilaabatay & Dhibkii oo Zaa’iday.

Wararka naga soo gaadhaya Wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya in ay ciidamada gumaysigu bilaabeen howlgal ay dadka shacabka ah kudabar […]

 
 

Xukuumada TPLF oo Kufashilantay Joojinta Kacdoonka Iyo Farsamooyin Hor Leh oo Ay Keeneen.

Xukuumada TPLF oo Kufashilantay Joojinta Kacdoonka Iyo Farsamooyin Hor Leh oo Ay Keeneen.

Sida aan kusheegnay wararkaanagii hore xukuumada TPLF ayaa geed dheer iyo geed gaabanba u fuushay sidii loo xakamayn lahaa mudaharaadada sida isdaba jooga ah uga […]

 
 

Nooc Cusub oo Mudaharaad Ah oo Gobolka Axmaarada Kabilowday.

Nooc Cusub oo Mudaharaad Ah oo Gobolka Axmaarada Kabilowday.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Bahir-dar ee caasimada Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay sadexdii bari ee lasoo dhaafay halkaas kasocdeen mudaharaad kaas oo ka […]

 
 

Weeraro Isdaba-Joog Ah oo Kadhacay Magaalada Muqdisho & Khasaare Ka Dhashay.

Weeraro Isdaba-Joog Ah oo Kadhacay Magaalada Muqdisho & Khasaare Ka Dhashay.

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shalay lagu toogtay magaalada Muqdisho sida ay […]

 
 

Dhul-Gariir Culus oo Ku Dhuftay Badhtamaha Wadanka Taliyaaniga.

Dhul-Gariir Culus oo Ku Dhuftay Badhtamaha Wadanka Taliyaaniga.

Dhulgariir xooggan ayaa ruxay bartamaha dalka Talyaaniga, kaasi oo sababay khasaare xooggan islamarkaana dilay ugu yaraan 120 qof sida ay sheegayaan warar hor dhac oo saxaafadu […]

 
 

Dag Dag: Magaalooyinka Finote-Salam iyo Gojam oo Rabshado Waawayn ka socdaan Hada

Dag Dag: Magaalooyinka Finote-Salam iyo Gojam oo Rabshado Waawayn ka socdaan Hada

wararka haatan naga soo gaadhaya gobolka axmaarada ayaa waxay sheegayaan inay ka socdaan magaalooyinka finote-salam iyo gojaam mudaaharaado waawayn oo gil gilay magaalooyinkaas shacabka ayaa […]

 
 

Siyaasiyiin Ree Galbeedka Ah oo Addis Ababa Kushiray + Sababta.

Siyaasiyiin Ree Galbeedka Ah oo Addis Ababa Kushiray + Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay todobaadadan shirrar isdaba joog ah kujireen siyaasiyiinta ree Galbeedka ah […]

 
 

Daawo: Mudaharaad Kadhacay Colorado & Xildhibaan TPLF Buudka Kula Tuntay.

Daawo: Mudaharaad Kadhacay Colorado & Xildhibaan TPLF Buudka Kula Tuntay.

Waxaa meelo badan oo dunida kamid ah si isdaba joog ah uga socda mudaaharaadyo lagaga soo horjeedo xukuumada wayaanaha ee caanka ku ah tacadiyada shacuubta […]

 
 

Itoobiya oo Cadaadis Xoogan Lagu Saarayo Inay Aqbasho Gudi Dambi-Baadheyaal Caalami Ah.

Itoobiya oo Cadaadis Xoogan Lagu Saarayo Inay Aqbasho Gudi Dambi-Baadheyaal Caalami Ah.

Tan iyo intii ay ka bilowdeen kacdoonada kala duwan ee rabshadaha wata Itoobiya ayaa waxaa si isdaba joog ah uga imanayay beesha caalamka cadaadis balaadhan […]

 
 

Daawo: Masuul Somaliyeed oo Kahadlay Cadawtinimada Ay Itoobiya Kuhayso Qaranka Somaliyeed.

Daawo: Masuul Somaliyeed oo Kahadlay Cadawtinimada Ay Itoobiya Kuhayso Qaranka Somaliyeed.

Masuul Somaliyeed ayaa ka sheegay shir ay iskugu yimaadeen beesha Hawiye in aysan aqbalin Gumaysiga Itoobiya iyo fara-galinta ay ku haysto qaranka Somaliyeed. Masuulkan ayaa […]

 
 

Desperate Measures of Divide and Rule will not Undermine the Unity of the Oppressed Nations Press Release by Sidama National Liberation Front (SNLF)

Desperate Measures of Divide and Rule will not Undermine the Unity of the Oppressed Nations  Press Release by Sidama National Liberation Front (SNLF)

Desperate Measures of Divide and Rule will not Undermine the Unity of the Oppressed Nations Press Statement by Sidama National Liberation Front (SNLF) August 21, […]

 
 

Daawo: Hees lagula hadlay Soomaaliy wayn “Codkii Ayaan Nogob”

Daawo: Hees lagula hadlay Soomaaliy wayn “Codkii Ayaan Nogob”
 
 

Faalo: Xidhiidhkii Maraykanka & Itoobiya oo Mad-Madoow Soo Kala Dhex Galay.

Faalo: Xidhiidhkii Maraykanka & Itoobiya oo Mad-Madoow Soo Kala Dhex Galay.

Dowladaha Maraykanka iyo Itoobiya ayaa waxay lahaayeen xidhiidh isku danaysi sanadihii lasoo dhaafay. Taliska Woyaanaha ayaa been iyo borobagaande aan geed loogu soo gabanin oo […]

 
 

Protests in Oromia, Amhara Regions Present ‘Critical Challenge’ – United States.

Protests in Oromia, Amhara Regions Present ‘Critical Challenge’ – United States.

By Tom Malinowski The Obama administration’s top official promoting democracy and human rights,Tom Malinowski, says the Ethiopian government’s tactics in response to protests in the […]

 
 

Bayaanka Kasoo Baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Maraykan oo Itoobiya Lagu Karbaashay.

Bayaanka Kasoo Baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Maraykan oo Itoobiya Lagu Karbaashay.

Maraykanku wuxuu la lahaa xidhiidh qotodheer oo sanado badan soo jiray Gumaysiga Itoobiya, iyadoo labada dhinacba u arkayay inay isu baahanyihiin. ”Itoobiya waxay qayb ka […]

 
 

Daawo: Haweenay Tigree Ah oo Gubaysa Calanka Qawmiyada Axmaarada.

Daawo: Haweenay Tigree Ah oo Gubaysa Calanka Qawmiyada Axmaarada.

Iyadoo ay jiraan kacdoono aad uwaawayn oo lagaga soo horjeedo xukunka qoomiyada Tigreega ee mudada Nus qarniga ah siimaraya ayay qoomiyada Tigreegu bilowday diyaar garow […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay