Archive for: September, 2016

Deg Deg: 120 Askari Oo Ka Baxsaday Gumaysiga Itoobiya Kana Gudbay Xuduuda Udhaxaysa Eritrea iyo Itoobiya.

Deg Deg: 120 Askari Oo Ka Baxsaday Gumaysiga Itoobiya Kana Gudbay Xuduuda Udhaxaysa Eritrea iyo Itoobiya.

Wararka Haatan nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in u baxsadeen dhanka wadanka Eritrea 120 askari oo kamida ciidamda Itoobiya kuwaasoo ka gudbay xuduuda u dhaxaysa […]

 
 

Faraca Barsan Ee Gaarissa oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay

Faraca Barsan Ee Gaarissa oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 30/9/16 Waxaa magaalada Gaarissa ee xarunta Gobolka Woqooyi Bari Kenya ka dhacay shir aad ubalaadhan oo ay siwada […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Sida aad uga barateen Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA, waxay idiin soo gudbinaysaa Muxaadaro Diini ah. Waxaan todobaadkan u haynaa akhrisyaasha ONA ee sharafta badan, […]

 
 

Tacadiyo Baahsan oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Ka Fuliyay Ogadenya.

Tacadiyo Baahsan oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Ka Fuliyay Ogadenya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa ka warbixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee ciidanka wayaanuhu ugaysteen shacabka biri magaydada ah ee Soomaalida Ogadenia, tacadiyadan oo isugu jira Dil, Xidhay iyo […]

 
 

Dagaalo Culus oo Gobolka Tigrey Kadhacay & Ciidanka Wayaanaha oo Kuwiiqmay.

Dagaalo Culus oo Gobolka Tigrey Kadhacay & Ciidanka Wayaanaha oo Kuwiiqmay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigree ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay halkaas kadhaceen dagaalo khadhaadh oo ciidanka gumaysiga lagu wiiqay, dagaaladan oo kadhacay […]

 
 

US Aid oo Sheegtay In Ay Macaluul Kajirto 6 Gobol oo Itoobiya Ah.

US Aid oo Sheegtay In Ay Macaluul Kajirto 6 Gobol oo Itoobiya Ah.

War qoraal ah oo ay soo saartay Hay’ada caalamiga ah ee USAid ayaa lagu sheegay in ay macaluul ba’an kataagan tahay qaar kamid ah Gobolada […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya & Guul-Darrida Karaacday Hay’ada WHO.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya & Guul-Darrida Karaacday Hay’ada WHO.

Wasiirka arimaha dibada ee Gumaysiga Itoobiya Tedros Adhonom oo ahaa  musharax u tartamaya Agaasimaha guud ee hayada caalamiga ah ee World Health Organation marka magaceed […]

 
 

Somaliya oo Maraykanku Ka Codsatay In Sharraxaad uu Kabixiyo Duqayntii Galmudug.

Somaliya oo Maraykanku Ka Codsatay In Sharraxaad uu Kabixiyo Duqayntii Galmudug.

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug oo maamulka Galmudug uu sheegay in lagu dilay askar […]

 
 

Ethiopia: The Myth of a Stable and Reliable Partner Under the Minority TPLF Regime.

Ethiopia: The Myth of a Stable and Reliable Partner Under the Minority TPLF Regime.

by Neamin Zeleke “I want the superiority of one ethnic group to end” – Ethiopia’s Olympic Silver medalist Feyisa Lilesa on Al Jazeera “Those who […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Soomalida Ogadeniya Ee UK Magaalada London

Ogaysiis: Jaaliyada Soomalida Ogadeniya Ee UK Magaalada London

Waxaan Ogaysiinaynaa Dhamaan jaaliyada Somalida Ogadeniya ee wadanka Engiriiska gaar ahaana Magaalada London iyo Nawaaxigeeda in lagu qaban hayo shirwayn oo ay kasoo qayb galayaan […]

 
 

Ogaysiis: Shacab wayanha Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Magaalada Nirobi Ee Wadanka Kenya

Ogaysiis: Shacab wayanha Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Magaalada Nirobi Ee Wadanka Kenya

Waxaan Ogaysiin haynaa dhamaan shacabnaha Soomaaliyeed intooda gumaysiga neceb kuna jiro Damiirka somalinimo ee nool kuna Dhaqan wadanka Kenya gaar ahaan magaalada Nirobi ee caasimada […]

 
 

Dhagayso: Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo ESAT Radyo la yeeshay mudane Cabdullahu Xuseen.

Dhagayso: Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo ESAT Radyo la yeeshay mudane Cabdullahu Xuseen.

ESAT Radyo ayaa waxa u waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay mudane Cabdullahi Xuseen.  Wariyaha ayaa waxa u ku bilaabay hordh u kaga sheekaynayo dhibaatooyinka […]

 
 

Maraykanka oo Si Toos Ah U Sheegay Beenta & Dhagarta Gumaysiga Itoobiya.

Maraykanka oo Si Toos Ah U Sheegay Beenta & Dhagarta Gumaysiga Itoobiya.

Itoobiya iyo maraykanku oo dood waji ka waji ah ku yeeshay Magaalada New York taariikhdu markay ahayd Semtember 21 2016, kasoo garab socday kulankii Qaramada […]

 
 

Banaanbaxyo Waawayn oo Gilgilay Qaybo Kamid Ah Gobollada Oromia & Axmaada

Banaanbaxyo Waawayn oo Gilgilay Qaybo Kamid Ah Gobollada Oromia & Axmaada

Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Oromada iyo Axmaarada ayaa sheegaya in ay mudaharaadyo waawayn gilgileen qaar kamid ah Gobolada Oromia iyo Axmaara, Sida aan xogta […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Faragelinta Lagu Hayo Doorashada Somalia.

Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Faragelinta Lagu Hayo Doorashada Somalia.

Sida uu sheegay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay in hanaanka doorashada ee wadanka Soomaaliya ay siyaasiyiinta […]

 
 

Suxufiyiin Caan Ah oo Itoobiya Kagoostay Iyo Tirada Baxsadka oo Kordhaya.

Suxufiyiin Caan Ah oo Itoobiya Kagoostay Iyo Tirada Baxsadka oo Kordhaya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay halkaas iskaga baxsadeen suxufiyiin caan ahaa oo guud ahaan gayiga […]

 
 

Masjid Wayn & Goob Shirarka Lagu Qabto oo La Qarxiyay Dalka Jarmalka.

Masjid Wayn & Goob Shirarka Lagu Qabto oo La Qarxiyay Dalka Jarmalka.

Nabad-sugida dalka Germany ayaa baadhitaan ku wada weerar bambaano oo lagu qaaday Masjid kuyaala magaalada Dresden iyo xarun ay ku shiri lahaayeen Jaaliyadda Muslimiinta ah […]

 
 

Ku dhawaad Boqol Carruur Ah oo Lagu Dilay Bariga Xalab Tan & Jumcihii Tagay.

Ku dhawaad Boqol Carruur Ah oo Lagu Dilay Bariga Xalab Tan & Jumcihii Tagay.

Sida ay wararku sheegayaan dagaalka loogu jiro qabsashada bariga magaalada Xalab waxaa uu magaaladaas ka dhigay mid ka liidata kawaan xoolaha lagu qalo, ayuu sheegay […]

 
 

Askar ka Tirsan Galmudug oo Duqeyn Lagu Dilay

Askar ka Tirsan Galmudug oo Duqeyn Lagu Dilay
 
 

Daawo: Muuqaal Galabta laga soo duubay Magaalada Awaare ee Gobolka Jarar

Daawo: Muuqaal Galabta laga soo duubay Magaalada Awaare ee Gobolka Jarar
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay