Archive for: September, 2016

Wafti Balaadhan oo Jaaliyada Denmark Kamid Ah oo Kormeer Shaqo Kutagay Gobollada Wadanka Denmark.

Wafti Balaadhan oo Jaaliyada Denmark Kamid Ah oo Kormeer Shaqo Kutagay Gobollada Wadanka Denmark.

Waxaa sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay kormeer shaqo kusoo kala bixiyay gobollada wadanka Denmark wafti heer sare ah oo ka socday Jaaliyada Somalida Ogadenya ee […]

 
 

Daawo: Workshops ka ay samaynayaan xubnaha halganka iyo masuuliyiinta JWXO

Daawo: Workshops ka ay samaynayaan xubnaha halganka iyo masuuliyiinta JWXO

Intii lagu guda jiray shirweynihii 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya ayay masuuliyiinta ururka iyo xubnihii kasoo qayb galay shirweynaha sameeyeen shaqo qabysi iyo fikrado si weydaarsi […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Dad shacab Ah Kulaayay Meelo Ogadenia Katirsan.

Ciidanka Wayaanaha oo Dad shacab Ah Kulaayay Meelo Ogadenia Katirsan.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dilal fool xun oo ciidanka Gumaysigu ay ugaysteen dadka shacabka ah ee aan is difaaci karin […]

 
 

Daawo:Wacdaraha xaladii London Shukri Ilays iyo Heestii August.

Daawo:Wacdaraha xaladii London Shukri Ilays iyo Heestii August.

Magaalada London ee xarunta UK waxaa kadhacday xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad Guurada 32-aad ee Aasaaska JWXO, xafladan oo ay soo Agaasintay Jaaliyada Ogadenia […]

 
 

Iyadoo gob lawada yahay la xoroobi maayo ee waa la kala baxayaa! By: Xaaji M/Rashiid.

Iyadoo gob lawada yahay la xoroobi maayo ee waa la kala baxayaa! By: Xaaji M/Rashiid.

Dadka waxaa caado u ah inay jeclaadaan gobanimada iyo waliba inay si xor ah u noolaadaan waana mid ku abuuran oo kaga jirta lafta, luda […]

 
 

Daawo: Xabsiga Wayn ee Qilinjo oo Lagubay & Maxaabiis Badan oo Ka Baxsatay.

Daawo: Xabsiga Wayn ee Qilinjo oo Lagubay & Maxaabiis Badan oo Ka Baxsatay.

Xabsiga wayn ee Qilinjo oo kuyaala gobolka Oromiya ayaa dab la qabadsiiyay. Xabsiga markii dabka la qabadsiiyay kadib ayaa waxaa ka baxsaday maxaabiis badan oo […]

 
 

Hailemariam Desalegn oo Amar Kubixiyay In Lagumaado Shacabka Kacdoonka Wada.

Hailemariam Desalegn oo Amar Kubixiyay In Lagumaado Shacabka Kacdoonka Wada.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu Raysal Wasaaraha gumaysigu bixiyay amar adag oo kadhan ah kacdoon […]

 
 

Qaramada Midoobay (QM) oo Gumaysiga Itoobiya Cambaaraysay.

Qaramada Midoobay (QM) oo Gumaysiga Itoobiya Cambaaraysay.

Hadal qoraal ah oo kasoo baxay Qaramada Midoobay (QM) ayaa lagu sheegay in ay beesha caalamku Xukuumada Itoobiya ka dalbanayso in ay siidaayaan kumaan kumka xabsiyada kujira […]

 
 

Fire Breaks Out At Ethiopia’s Maximum Security Prison,

Fire Breaks Out At Ethiopia’s Maximum Security Prison,

The Qilinto maximum security prison, located in southern Addis Abeba, caught fire this morning. Intensive gunfire ensued following the fire accident, creating a tense situation […]

 
 

Xafladii sanadguurada 32aad ee JWXO oo hadda ka socota Magaalada London+Sawiro

Xafladii sanadguurada 32aad ee JWXO oo hadda ka socota Magaalada London+Sawiro

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 3da bisha September lagu qabtay magaalada London  xaflad lagu maamusayo sanad guuradii 32aad ee ka soo wareegtay aasaaskii  JWXO. Xafladan […]

 
 

Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guurada 32-aad Ee JWXO oo Lagu Qabtay Wadanka Germany.

Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guurada 32-aad Ee JWXO oo Lagu Qabtay Wadanka Germany.

Jaaliayada Somalida Ogadeniya ee wadanka Germany ayaa waxay Qabteen Xaflad lagu xusayo sanad-guuradii 32-aad ee kasoo wareegtay aas aaski Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO). Xafladan […]

 
 

Daawo. Wareysi Xasaasi ah iyo Hogaanka Arimaha Ururka ONLF Halgame Xuseen Nur.

Daawo. Wareysi Xasaasi ah iyo Hogaanka Arimaha Ururka ONLF Halgame Xuseen Nur.

Hogaankii Hore ee Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenia Halgame Hussien Nuur , haatana ah Hogaanka Arimaha Ururka ONLF ayaa  Wareysi Xiisa badan siiyay  Warbaahinta Ogadenia,Hogaanka […]

 
 

Daawo: Boqolaal Dagaal yahano OLF oo Tababar Loogu soo xidhay Gudaha Wadanka Oromiya.

Daawo: Boqolaal Dagaal yahano OLF oo Tababar Loogu soo xidhay Gudaha Wadanka Oromiya.

Waxaad hoos ka Daawataan muuqaal laga soo  duubay Jabhada Xoraynta Oromiya ee OLF oo gudaha wadanka isku tababaraaya. Waxaa baryahan danbe sii badanaya dhalinyarada Oromada […]

 
 

Canada urged to advocate for human rights in Ethiopia.

Canada urged to advocate for human rights in Ethiopia.

(The Globe and Mail)— When Ethiopian security forces killed dozens of peaceful protesters in a hail of gunfire last month, the Canadian government responded with […]

 
 

Gudomiyaha HABAD Mudane Axmed-Yasiin oo Magaalada Edmonton ee Dalka Canada Gaadhay.

Gudomiyaha HABAD Mudane Axmed-Yasiin oo Magaalada Edmonton ee Dalka Canada Gaadhay.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo uu horkacayo Gudoomiyaha Jaaliyada Mudane C/naasir Maxamed (Galaal) ayaa sidiiran ugu soo dhawaysay garoonka caalamiga ah ee magaalada […]

 
 

Dagaal Kadhacay Gobleey oo Wayaanaha Lagaga Taagroonaaday.

Dagaal Kadhacay Gobleey oo Wayaanaha Lagaga Taagroonaaday.

Wararka naga soo gaadhaya jiida hore ee dagaalka udhaxeeya Naftood hurayaasha utaagan xoraynta Wadanka Ogadenia iyo ciidanka doolka ku jooga ciida Somalida Ogadenia ayaa ka […]

 
 

Daawo: Kulankii Umadeena iyo Kala Kicii Gumaysiga.

Daawo: Kulankii Umadeena iyo Kala Kicii Gumaysiga.

Kulankii Umadeena iyo kala kicii gumaysiga waa hordhaca Riwaayad Cusub oo lagu soo dhaweynayo sanadguurada 32-aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO),waxayna riwaayadan ka dhici […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Wadanka Ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Kadhacay Wadanka Ogadenia.

Wararka ka imanaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya in tacadiyo xidhay iyo jidh dil isugu jira oo ciidanka wayaanuhu ugaysteen dadka […]

 
 

Shirkii Todobaadlaha Ahaa Ee Faraca Riyaad oo Si Nabad Ah Kudhamaaday.

Shirkii Todobaadlaha Ahaa Ee Faraca Riyaad oo Si Nabad Ah Kudhamaaday.

Shalay oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 2/9/16 waxaa magaalada Riyad ee caasimada wadanka Sucuudiga ka dhacay shir balaadhan oo ay yeesheen Jaaliyada Soomaalida Ogadenia […]

 
 

Ciidamada Amaanka ee Dalka Kenya oo Burburiyay Goobaha Wadhata ee Suuqa Islii.

Ciidamada Amaanka ee Dalka Kenya oo Burburiyay Goobaha Wadhata ee Suuqa Islii.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen waxaa muddo sadex maalmood ah xirnaa Suuqa Xaafadda ay Somalidu ku badantahay ee magaalada Nairobi ee lagu magacaabo Islii. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay