Archive for: September, 2016

Rabshado Ka Dhashay Natiijada Doorashada Wadanka Gabon oo Khasaare Dhaliyay.

Rabshado Ka Dhashay Natiijada Doorashada Wadanka Gabon oo Khasaare Dhaliyay.

Wadanka Gabon ee Galbeedka Qaarada Afrika ayey weli ka taagan tahay xiisadii ka dhalatay Natiijadii Doorashadii Madaxweynaha ee Sabtidii lasoo dhaafay dhacday, taasi oo lasheegay […]

 
 

Ururada mucaaradka Itoobiya oo si kulul uga hadlay shirweynihii 21aad ee Jaaliyadah

Ururada mucaaradka Itoobiya oo si kulul uga hadlay shirweynihii 21aad ee Jaaliyadah

Ururada isu bahaystay ridtaanka xukuumada dhiigyacabka ah ee EPRDF oo lagu casuumay shirweynihii 21aad ee jaaliyadaha Ogadenya ayaa si kulul uga hadlay halkaas,waxayna ku nuuxnuuxsadeen […]

 
 

Daawo: Magaalooyinka Gojam Iyo Bahar-dar oo Mudaharaadyo Kasocdaan & Xasuuq Kasocda Halkaas.

Daawo: Magaalooyinka Gojam Iyo Bahar-dar oo Mudaharaadyo  Kasocdaan & Xasuuq Kasocda Halkaas.

Waxaa wali sii socda mudaaharaadyo waawayn oo ay wadaan shacabka Axmaarada kuwaas oo lagaga soo hor joodo gumaysiga Itoobiya, magaalada Bahardar ee caasimada Axmaarada ayaa […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenia Ee Al-xasa oo Kulan Abaabul Ah Yeeshay.

Ururka Haweenka Ogadenia Ee Al-xasa oo Kulan Abaabul Ah Yeeshay.

Habeenimadii xalay oo Jumce ahay waxaa shir balaadhan isugu yimid Ururka Haweenka Ogadenia UHO ee magaalada Al-xasa ee wadanka boqortooyada sucuudiga, kulanka oo ahaa kulan […]

 
 

Isbadalka Socda iyo Doorka Laga Doonayo JWXO iyo Shacabka Ogadenya – Noora Afgaab

Isbadalka Socda iyo Doorka Laga Doonayo JWXO iyo Shacabka Ogadenya – Noora Afgaab

Waxaa noo socday taxane aan ku lafa-guraynay isbadakadii ka dhacay Itobiya iyo sidaan looga faa’idaysan iyo sababaha keenay in aan laga faa’idaysan iyo labadii kacdoon […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Todobaadka & Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi.

Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA waxaa sharaf u ah inay idiin soo gudbiso muxaadaro ciiwaankeedu yahay ” Ilaahay Dartii oo Wax Loo Jeclaado Loona Naco”. Waxaa muxaadaran […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadeniya (UHO) Faraca Gaarisa oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Ururka Haweenka Ogadeniya (UHO) Faraca Gaarisa oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Waxaa maalinimadii shalay ahayd kulan muhiima isugu yimid Ururka Haweenka Ogadeniya (UHO) faraciisa Gaarisa waxaana kasoo qayb galay dhamaan xubnaha ururka haweenka ee faraca Gaarisa, […]

 
 

Dagaal Ka Dhacay Degmada Mayumuluqa ee Gobolka Nogob oo Lagu Dad Rayad Ah Lagu Laayay.

Dagaal Ka Dhacay Degmada Mayumuluqa ee Gobolka Nogob oo Lagu Dad Rayad Ah Lagu Laayay.

Wararka naga soo gaadhay gobolka Nogob ayaa waxay sheegayaan in shalay dagaal ka dhacay dagmada mayu muluqa lagu dilay 8 qof oo shacab ah dagaalkan […]

 
 

Baarlamaanka Midawga Yurub oo Arrimaha Itoobiya Kashiray & Wafti Ogadenia Ah oo Kaqayb Galay.

LIBE-JURI-FEMM Hearing of Commissioner-designate 
for Justice, Fundamental Rights and Citizenship

Khamiistii shalay ahayd waxaa shir balaadhan oo lagaga hadlayo xaaladaha xuquuqul insaanka ee Itoobiya lagu qabtay Xarunta Barlamaanka Midoga Yurub ee magaalada Brussels, waxaa shirkan […]

 
 

Kacdoon Wadayaasha Oromia oo Beeraha Ajaanibta Gubaya + Sababta.

Kacdoon Wadayaasha Oromia oo Beeraha Ajaanibta Gubaya + Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay kacdoon wadayaasha Oromada ah dabqabad siiyeen beero ay dad ajaanib ah ku lahaayeen dhulka Oromada. Sida […]

 
 

Diyaaradaha Dagaalka Ee Itoobiya oo Duqeeyay Gobolka Axmaarada.

Diyaaradaha Dagaalka Ee Itoobiya oo Duqeeyay Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ciidamada Gumaysiga Itoobiya bilaabeen in ay dibad baxayaasha xabashida ah u adeegsadaan diyaaradaha qumaatiga ukaca […]

 
 

Madaxwaynihii Dalka Brazil oo Xilka Laga Xayuubiyay & Rabshado Ka Dhashay.

BRASILIA, BRAZIL - AUGUST 31:  Impeached President Dilma Rousseff delivers her farewell address in Alvorado Palace on August 31, 2016 in Brasilia, Brazil. Rousseff was impeached by the Senate and is now permanently removed from office while being replaced by new President Michel Temer. (Photo by Mario Tama/Getty Images)

Golaha Sare ee Federaalka dalka Brazil ayaa shalay si rasmi ah xilka uga xayuubiyay Madaxweynaha dalkaasi Haweenayda lagu magacaabo Dilma Roussef oo laga keenay mooshin kusaabsan […]

 
 

ETHIOPIAN REGIME DEPLOYING MASSIVE MILITARY TO THE AMHARA REGION AS UPRISING CONTINUE UNABATED.

ETHIOPIAN REGIME DEPLOYING MASSIVE MILITARY TO THE AMHARA REGION AS UPRISING CONTINUE UNABATED.

Reports reaching ESAT from Ethiopia say the TPLF regime is deploying thousands of its troops and Agazi Special Forces to the Amhara region where uprising […]

 
 

Shuruucda caalamiga ah iyo ciqaabaha yaala jeelasha Ogadenya

Shuruucda caalamiga ah iyo ciqaabaha yaala jeelasha Ogadenya

Labo dhibane oo kamid ahaan jiray maxaabiistii lagu soo silciyey jeel Ogadeen  balse markii dambe ilaahay kasoo daayey ayaa Ilays Tv uga waramay silica iyo […]

 
 

Dag Dag Mudaharaad Balaadhan oo Hada Kasocda Magaalada Helsinki + Sawiro.

Dag Dag Mudaharaad Balaadhan oo Hada Kasocda Magaalada Helsinki + Sawiro.

Mudaaharaad balaadhan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen jaaliyada Ogaadenya ee wadanka Finland, Jaaliyada Axmaarada & jaaliyada Oromiya ayaa hada ka […]

 
 

Dag Dag Daawo Gurigii Gudoomiyaha Dagmada Gandhi oo Dab Laqabadsiiyay.

Dag Dag  Daawo Gurigii Gudoomiyaha Dagmada Gandhi oo Dab Laqabadsiiyay.

War dag dag ah oo hada naga soo gaadhay Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in dab laqabadsiiyay gudirgii Gudoomiyaha Dagmada Gandhi ee Gobolka Axmaarada, Sida warku […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha ayaa Xasuuq baahsan ka Gaystay Magaalada Mettama ee Gobolka Axmaarada + sawiro

Ciidanka Woyaanaha ayaa Xasuuq baahsan ka Gaystay Magaalada Mettama ee Gobolka Axmaarada + sawiro

Sida aan wararkanagii hore idiin ku soo tabinay waxaa ka socda gobolka Axmaarada gaar ahaana magaalooyinka waawayn ee Axmaarada  Xasuuq baahsan oo lagu hayo dadka […]

 
 

Maqaal: Guusha JWXO ee Bisha August & Waxqabadka Jaaliyaadka Ogaadenya, by: ONA editorial.

Maqaal: Guusha JWXO ee Bisha August & Waxqabadka Jaaliyaadka Ogaadenya, by: ONA editorial.

Waxaa dhamaatay bishii August oo ahayd bil qiimo badan ugu fadhida Shacabka Somalida Ogadeniya ee halgamaaga ah. Bishan waxaa dacalada dunida ka dhacay xaflado waawayn oo […]

 
 

Isgaadhsiinta Itoobiya oo Khal Khal Lagaliyay & Iskudhex-Yaac Guud oo Bilowday.

Isgaadhsiinta Itoobiya oo Khal Khal Lagaliyay & Iskudhex-Yaac Guud oo Bilowday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu guud ahaan wadanka Itoobiya ka dhacay khalkhal dhinaca isgaadhsiinta ah […]

 
 

Xukuumada TPLF oo Kala Yaac & Hanti Boob Bilawday.

Xukuumada TPLF oo Kala Yaac & Hanti Boob Bilawday.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa sheegaysa in dagaalkii ugu xumaa ee abid ka aloosma Ururka TPLF uu hada qarxay, […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay