Archive for: September, 2016

3-Sarkaal oo Sirdoonka Woyaanaha Katirsanaa oo Magaalada Debre Zeyit Lagu Dilay.

3-Sarkaal oo Sirdoonka Woyaanaha Katirsanaa oo Magaalada Debre Zeyit Lagu Dilay.

Xog goor dhawayd kusoo dhacday war-qabadka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa tibaaxaysa in magaalada Dhabra-Zayd (Debre Zeyit) oo ka tirsan Gobolka Oromiya lagu dilay […]

 
 

Madaxda Yurub oo Ka Shiraya Xaalada Murugsan ee Qaxootiga.

Madaxda Yurub oo Ka Shiraya Xaalada Murugsan ee Qaxootiga.

Madaxda dalalka badhtamaha Qaarada Yurub iyo Balkan-ka oo ku shiraya magaalo madaxda dalka Austria ee Vienna, ayaa isku dayay inay la yimaadaan qorshe mideysan, oo lagu xakamaynayo muhaajiriinta […]

 
 

Ex-army officer exposes torture of detainees in secret location.

Ex-army officer exposes torture of detainees in secret location.

A former member of the army who was among the thousands of youth detained by the regime from the Amhara region recounts horror stories of […]

 
 

Mudaaharaad Ka Dhan Ah Cunsuriyada & Midab-Takoorka oo Lagu Qabtay Finland.

Mudaaharaad Ka Dhan Ah Cunsuriyada & Midab-Takoorka oo Lagu Qabtay Finland.

Qiyaastii 15,000 oo qof ayaa isugu soo baxay magaalada Helsinki caasimada dalka Finland kuwaas oo ka soo horjeeda cunsurinimada, kala sooca dadka iyo gacan ka hadalka, […]

 
 

Gudiga Fulinta Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Finland Oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay

Gudiga Fulinta Jaaliyada Ogadeniya Ee Wadanka Finland Oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 25/09/2016 waxaa kulan muhiim isugu yimaaday gudiga fulinta ee jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Finland kulan ayaa waxaa kasoo qayb galay […]

 
 

Dagaalo ka kala dhacay Gobolada Qoraxay, Nogob iyo Shabeelle

Dagaalo ka kala dhacay Gobolada Qoraxay, Nogob iyo Shabeelle

Warark nagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ayaa sheegaya dagaal ka dhacay deegaano kamid ah Gobolada Qoraxay iyo Shabeelle kuwaasi oo ciidamada wayaanaha […]

 
 

Faallo: Hafaryadii Joogtada Ahayd ee Shacabka Lagu Hayay Waxaa Kadaran Sumcad Xumida & Bahdilka Kale.

Faallo: Hafaryadii Joogtada Ahayd ee Shacabka Lagu Hayay Waxaa Kadaran Sumcad Xumida & Bahdilka Kale.

Beesha caalamku waxay gar-waaqsatay inaysan sii jiri doonin wax Itoobiya layidhaahdo oo Tigrey ay majaraha u hayaan. Wadamada deeqda bixiya waxay aad uga wel-wel sanyihiin […]

 
 

Woyaanaha oo Adeegsanaya Labo Suudaani Ah oo Rabay Inay Qaraxyo Ka Gaystaan Gobolka Axmaarada oo Laqabtay.

Woyaanaha oo Adeegsanaya Labo Suudaani Ah oo Rabay Inay Qaraxyo Ka Gaystaan Gobolka Axmaarada oo Laqabtay.

Meel lagu magacaabo Abay-Gorge oo kamid ah Gobolka Axmaarada ayaa lagu qabtay laba nin oo u dhashay wadanka Sudan kuwaas oo ay ku rakib naayeen […]

 
 

Ciidamo Tiro Badan oo Ka Baxsaday Gaasaska 24 & 25-aad ee Magaalada Gonder.

Ciidamo Tiro Badan oo Ka Baxsaday Gaasaska 24 & 25-aad ee Magaalada Gonder.

Wararka nagasoo gaadhaya gobolka axmaarada ayaa waxay sheegayaan inay baxsadeen ciidamo badan oo kamida kuwa gumaysiga itoobiya gaar ahaan waxay ka baxsadeen xero wayn oo […]

 
 

Waqooyiga Kuuriya oo Sheegtay In Hubka Nukliyeerku Yahay Jidka Kaliyah ee U Banaan.

Waqooyiga Kuuriya oo Sheegtay In Hubka Nukliyeerku Yahay Jidka Kaliyah ee U Banaan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kuuriyada Waqooyi Ri Yong Ho ayaa shirkii Qaramada Midoobay ee magaalada New York ka sheegay maalintii Jimcada dalkiisu aanu haysan waddo […]

 
 

Obama oo Hor Istaagay In 9/11 Dhibanayaashu Dacwayn Karaan Sacuudiga.

Obama oo Hor Istaagay In 9/11 Dhibanayaashu Dacwayn Karaan Sacuudiga.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa diiday sharci u ogolaanaya dadkii ku geeriyoodey xubnaha qoyskooda iyo kuwii ka badbaaday weerarkii lagu qaaday dalka Maraykanka September […]

 
 

Ethiopian’s Crying out for Freedom and Justice, by Graham Peebles.

Ethiopian’s Crying out for Freedom and Justice, by Graham Peebles.

Usually the 11th September, or 1st of Meskerem on the Ethiopian calendar, is a day of celebration. It is the Ethiopian new-year. However, this year […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub Jecliyaa Jabhada Dhulka Hooyo Codkii Abwaan Mohamud Jaango iyo Sanadguuradii 32 aad ee JWXO Swedan

Daawo: Dhaanto Cusub Jecliyaa Jabhada Dhulka Hooyo Codkii Abwaan Mohamud Jaango iyo Sanadguuradii 32 aad ee JWXO Swedan

Waxaan idiin soo xulay todobaadkan dhaantadii Jecleyaa jamaal dhulka hooyo iyo codkii boqorka dhaantada Abwaan Mahamud Jaango iyo xafladii sanad guuradii 32 aad ee kasoo […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Go,aansaday Soocelinta Askarta Kajoogta Somaliya & Rwanda.

Gumaysiga Itoobiya oo Go,aansaday Soocelinta Askarta Kajoogta Somaliya & Rwanda.

Maamulka gabalkiisu dhacay ee TPLF ayaa waxay go’aansadeen in dib loosoo celiyo ciidamadii ka joogay dalal dibada sida Rwanda iyo Somaliya,  kuwaas oo ku joogay […]

 
 

Shacabka Oromiya oo Dilay Sargaal Kamid Ah Ciidanka Woyaanaha.

Shacabka Oromiya oo Dilay Sargaal Kamid Ah Ciidanka Woyaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Oromiya gaar ahaan gobolka Arsi ayaa waxay sheegayaan in shacab gadoodsan oo kamid ah Oromiya ay laayeen qaar kamida ciidamada […]

 
 

Dhagaysiga Dacwadii Bada ee Soomaaliya & Kenya oo Lasoo Gaba-Gabeeyay.

The International Court of Justice (ICJ), principal judicial organ of the UN, holds hearings in the case of Maritime Delimitation in the Indian Ocean (Somalia v. Kenya) from 19 to 23 September 2016, at the Peace Palace in The Hague, the seat of the Court. The hearings concern solely the preliminary objections raised  by Kenya. Session held under the presidency of Judge Ronny Abraham. The CourtÕs role is to settle, in accordance with international law, legal disputes submitted to it by States (its Judgments are final and binding) and to give advisory opinions on legal questions referred to it by authorized UN organs and agencies. Its official languages are English and French. ICJ news and archives can be accessed via www.icj-cij.org

La Cour internationale de Justice (CIJ), organe judiciaire principal des Nations Unies, tient des audiences publiques en lÕaffaire relative ˆ la DŽlimitation maritime dans lÕocŽan Indien (Somalie c. Kenya) du 19 au 23 septembre 2016, au Palais de la Paix, ˆ La Haye, o la Cour a son sige. Les audiences portent exclusivement sur les exceptions prŽliminaires soulevŽes par le Kenya. SŽance publique tenue sous la prŽsidence de M. Ronny Abraham. La Cour est le seul des six organes principaux de lÕONU ˆ ne pas avoir son sige ˆ New York. Sa mission est de rŽgler, conformŽment au droit international, les diffŽrends dÕordre juridique soumis par les Etats (ses arrts sont sans appel et obligatoires pour les Parties) et de donner des avis consultatifs sur les questions juridiques que lui posent les organes et les institutions de lÕONU autorisŽs ˆ le faire. Pour en savoir plus: www.icj-cij.org

Waxaa shalay Jumcadii lasoo gabagabeeyay dhageysiga Maxkamada Caalamiga (ICJ ) ah ee dacwadii Soohdinta Bada ee u dhaxeysay Soomaaliya iyo Kenya. Dhageysiga dacwadan ayaa bilaabatay maalintii […]

 
 

Maydadka 186 Tahriibayaal Ah oo Laga Helay Xeebaha Dalka Masar.

Maydadka 186 Tahriibayaal Ah oo Laga Helay Xeebaha Dalka Masar.

Wadanka Masar ayaa sheegay in ilaa iyo hadda lahelay maydadka 180 qof gaadhaya oo saarnaa dooni siday tahriibayaal oo ku degtay xeebaha dalka Masar. Kooxaha baadi-goobka ayaa […]

 
 

U.S.-Based Flower Firm Leaves Ethiopia After Oromo Protestors Attack Farm.

U.S.-Based Flower Firm Leaves Ethiopia After Oromo Protestors Attack Farm.

(AFK Insdier) — Esmeralda Farms Nederland, a US-based flower farm in Bahir Dar, has ceased its operations in Ethiopia after an attack on its premises […]

 
 

YAHOO oo Xaqiijisay In La Jabsaday Emaillada Macaamiisheeda.

YAHOO oo Xaqiijisay In La Jabsaday Emaillada Macaamiisheeda.

Shirkada YAHOO ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in la jabsaday 500 milyan oo kamid ah Emailada macaamiisheeda. Kooxo aan la […]

 
 

Deg Deg: Daawo kacdoon wadayaasha shacabka oo gubay gaadhi ay Dawladu leedahay.

Deg Deg: Daawo kacdoon wadayaasha shacabka oo gubay gaadhi ay Dawladu leedahay.

Gaadhi yar ooy dawlada Woyanhu lahayd ayaa waxa lagu gubay goob wax yar u jirta magaalada Addis Ababa ee casimada gumaysiga Itoobiya. Gaadhigan la gubay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay