Archive for: September, 2016

Daawo: Muxaadaro Ku Saabsan Guusha Nolosha & Sh Musdhafe.

Daawo: Muxaadaro Ku Saabsan Guusha Nolosha & Sh Musdhafe.

Waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Guusha Nolosha*, waxaa muxadaran soo jeedinaya Shekh […]

 
 

Daawo: Dood Lagu Falanqeeyay Xaalada Mururgsan ee Itoobiya.

Daawo: Dood Lagu Falanqeeyay Xaalada Mururgsan ee Itoobiya.

TV ga loo yaqaano Ann7 Johannesburg oo laga leeyahay dalka Koonfur Africa ayaa waxa uu qabtay dood aad u xiisa badan oo lagu falanqeeyay xaalada mururgsan […]

 
 

Gudiga Fulinta TPLF oo Shir Albaabadu U Xidhanyahay Yeeshay & Khilaaf Hadheeyay Shirka.

Gudiga Fulinta TPLF oo Shir Albaabadu U Xidhanyahay Yeeshay & Khilaaf Hadheeyay Shirka.

Waxaa maalmahan shir albaabadu u xidhan yihiin kujira gudiga fulinta ee TPLF kuwaas oo diirada lagu saarayo kala yaaca soo wajahday Gumaysiga Itoobiya. Qaar kamid ah TPLF ayaa […]

 
 

Dacwada Badda ee Somalia & Kenya oo Lagu Wado In Maanta Lasoo Gaba-Gabeeyo.

Dacwada Badda ee Somalia & Kenya oo Lagu Wado In Maanta Lasoo Gaba-Gabeeyo.

Magaalada Hague ee dalka Netherlands waxaa maanta lagu soo gaba gabeynayaa doodo illaa iyo Isniintii soo dhex marayey qareenada Somalia iyo kuwa Kenya oo ku […]

 
 

Maqaataan, Laaluushna Ma Bixiyaan Ee Xaqay Bayaamiyaan, By: Xaaji M/Rashiid.

Maqaataan, Laaluushna Ma Bixiyaan Ee Xaqay Bayaamiyaan, By: Xaaji M/Rashiid.

Hordhac: waxaa dhici karta in marka indhaha qac lagu siiyo ciwaanka sare ay markiiba quluubta kusoo dhacayso tolow Odaygu muxuu soo wadaa!. Intaana usii galin […]

 
 

Daawo. Qeybtii udanbeysay Gaashaanle Sare Cali Sigad oo kamid ahaan Jiray Fedaralka Ethiopia.

Daawo. Qeybtii udanbeysay Gaashaanle Sare Cali Sigad oo kamid ahaan Jiray Fedaralka Ethiopia.

Gashaanle sare Cali Samire Sigad ayaa  Qeybtii udanbeysay  Wareysiyadii taxanaha ee IlaysTV  waxaa uu kaga hadlay Dhibaatada Gumeysiga Ethiopia ku hayo Shacabka Ogadenia iyo dhacdooyin […]

 
 

Deg-Deg: Daawo Shacabka Gonder oo Xoog ku Hor Istaagay Gaadhi Lagu Waday Shacab Maxaabiis ah.

Deg-Deg: Daawo Shacabka Gonder oo Xoog ku Hor Istaagay Gaadhi Lagu Waday Shacab Maxaabiis ah.

Shaacabka magaalada  Gonder ayaa waxay si xoog ah ku hor istaageen gaadhi qabaal ah oo ay wateen koox ka mid ah askarta gumaysiga Itoobita waxay […]

 
 

Ethiopia: OPDO is neither the the cause nor solution for the political crisis.

Ethiopia: OPDO is neither the the cause nor solution for the political crisis.

Jawar Mohammed Yesterday the regime announced that the top two puppets in Oromia have been removed and replaced by not so new faces. TPLF is […]

 
 

Deg Deg: Woyaanaha oo Caydhiyay Aster Mamo & Mukhtar Kedir Horjoogihii Oromia.

Deg Deg: Woyaanaha oo Caydhiyay Aster Mamo & Mukhtar Kedir Horjoogihii Oromia.

Sida laga soo xigtay Wakaalada Wararka ee Fana, waxaa xil ku sheegii ay u hayeen Woyaanaha laga caydhiyay horjoogaha Gobolka Oromia Mukhtar Kedir kuna magacawnaa […]

 
 

Daawo: Gabaygii La magac Baxay Janaale Qaybtiisii Labaad

Daawo: Gabaygii La magac Baxay Janaale Qaybtiisii Labaad

 

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Jawaasiisa U Diray Jaamacadaha Gobolada Oromiya & Amhara oo La Fashiliyay.

Gumaysiga Itoobiya oo Jawaasiisa U Diray Jaamacadaha Gobolada Oromiya & Amhara oo La Fashiliyay.

Kooxda Gabalkeedu sii dhacayo ee wayaanaha ayaa Gobollada Axmarada iyo Oromada usoo diray dhalinyaro kooxo kooxo ah, kuwaas oo lasiiyay koorsooyin deg deg ah oo […]

 
 

40 Percent of Eritrean Migrants in Europe are Ethiopians: Austrian Ambassador

40 Percent of Eritrean Migrants in Europe are Ethiopians: Austrian Ambassador

Austrian ambassador in Ethiopia, Andreas Melan, in an interview with APA explained that as thousands of Ethiopians continue to illegally migrate to Saudi Arabia and […]

 
 

600 oo Tahriibayaal Ah oo Dooni Kula Degtay Xeebaha Dalka Masar.

June 7, 2014 - Mediterranean Sea / Italy: Italian navy rescues asylum seekers traveling by boat off the coast of Africa. More than 2,000 migrants jammed in 25 boats arrived in Italy June 12, ending an international operation to rescue asylum seekers traveling from Libya. They were taken to three Italian ports and likely to be transferred to refugee centers inland. Hundreds of women and dozens of babies, were rescued by the frigate FREMM Bergamini as part of the Italian navy's "Mare Nostrum" operation, launched last year after two boats sank and more than 400 drowned. Favorable weather is encouraging thousands of migrants from Syria, Eritrea and other sub-Saharan countries to arrive on the Italian coast in the coming days. Cost of passage is in the 2,500 Euros range for Africans and 3,500 for Middle Easterners, per person. Over 50,000 migrants have landed Italy in 2014. Many thousands are in Libya waiting to make the crossing. (Massimo Sestini/Polaris)

Dad lagu qiyaasay 600 oo muhaajiriin ah ayaa la rumaysan yahay inay la degtay dooni ay lasocdeen Xeebaha dalka Masar meel ku dhaw xeebta lagu […]

 
 

Dalka Britain oo Sheegay Inay Ciidamo Dheeraad Ah U Diri Doonaan Soomaaliya.

Dalka Britain oo Sheegay Inay Ciidamo Dheeraad Ah U Diri Doonaan Soomaaliya.

Haweenayd lagu magacaabo Theresa May, Ra’iisul wasaaraha Britain ayaa sheegtay in dowladeedu ay ciidammo dheeraad ah u diri doonto dalka Soomaaliya. May, oo khudbadeedii ugu horraysay […]

 
 

Banaanbax Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Itoobiya oo Kadhacay Wadanka Denmark + Sawiro.

Banaanbax Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Itoobiya oo Kadhacay Wadanka Denmark + Sawiro.

Waxaa maanta oo Arbaco ah taariikhduna ay tahay 21/9/2016 lagu qabtay caasimada labaad ee dalka Denmark Aarhus mudaaharaad balaadhan oo ay si wada jir ah usoo […]

 
 

Daawo:mudaharaad maanta Muqdisho ka dhacay oo lagu taageerayo dacwadda badda.

Daawo:mudaharaad maanta Muqdisho ka dhacay oo lagu taageerayo dacwadda badda.

Boqolaal qof oo u badan dumar ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Muqdisho, si ay taagero ugu muujiyaan dacwadda soohdinta badda ee ka socota Maxkamadda […]

 
 

Daawo:Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV.

Daawo:Barnaamijyadii kala duwanaa ee ILAYS TV.

Waxaad Halkan kadaawataa Barnaamijyadii Kala duwanaa ee ILAYS TV oo ay kamid yihiin waraysi dhinacya badan Taabanaya oo lala yeeshay mudane Axmed Ugas Majerteen oo […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Abid Ugu Balaadhnaa oo Faraha La Isula Tagay Magaalada Bahirdar.

Daawo: Mudaaharaadkii Abid Ugu Balaadhnaa oo Faraha La Isula Tagay Magaalada Bahirdar.

Waxaa ka dhacay magaalada Bahir-dar ee Gobolka Axmaarada Mudaaharaad balaadhan oo u dhaxeeya shacabka axmaarada iyo ciidamada Gumaysiga Itoobiya. Mudaaharaadkan ayaa Ciidamada Itoobiya waxay isticmaaleen rasaas […]

 
 

Dagaalka Ka Dhacay Gobolka Borane-Oromiya oo Lagu Jabiyay Ciidanka Woyaanaha.

Dagaalka Ka Dhacay Gobolka Borane-Oromiya oo Lagu Jabiyay Ciidanka Woyaanaha.

Wararka ONA kasoo gaadhya Gobolka Oromiya ayaa sheegaya in dagaal wayn oo loogu awood sheegtay ciidamada Gumaysiga Itoobiya uu ka dhacay meesha lagu magacaabo Borana […]

 
 

Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Gonder & Maqale oo Lajaray Si Loo Go’doomiyo Tigrayga Baxsadka Ah.

Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Gonder & Maqale oo Lajaray Si Loo Go’doomiyo Tigrayga Baxsadka Ah.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Axmaarada ayaa waxay sheegayaa in ay jareen kooxaha mudaaharaad wadayaasha axmaarada wadada isku xidha magaalada Gonder iyo Maqale, waxaana lagu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay