Archive for: September, 2016

Qaramada Midoobay oo Sheegtay In 5-Milyan oo Somali Ah Cuno-Yaraan Lasoo Daristay.

Qaramada Midoobay oo Sheegtay In 5-Milyan oo Somali Ah Cuno-Yaraan Lasoo Daristay.

Qaramada Midoobay (QM) ayaa sheegtay in qiyaastii Shan milyan oo qof oo Soomaali ah una dhiganta in ka badan 40% tirada guud ee mujtamaca Soomaaliyeed aysan haysanin cunto kufilan sida lagu sheegay warbixin cusub oo laga soo saaray magaalada Muqdisho, oo ay shaacisay QM. Dadkan ay macaluushu lasoo daristay waxaa kujira 300,000 oo carruur ah oo da’doodu ka hooseyso 5-sano, kuwaas oo ay hayso nafaqo darro iyadoo in ka badan 50,000 oo carruurtaasi kamid ahna ay hayso nafaqo darro aad u ba’an. Warbixintan ugu dambeysay ayaa ku kordhisay 300,000 oo qof tirada lahubo inay cunto yari haysay warbixintii tan ka horreysay ee lasoo saaray bishii February ee sanadkan 2016. Dadaallada lagu yareynayo nuglaanta ayaa sii socda iyadoo taasi ay daciifisay isbadalka cimilada taasoo saamaysay xaaladda cuntada iyo nafaqada. Wax soo saarka dalaga ayaa wanaagsanaa qaybo ka tirsan Waqooyi-Bari Soomaaliya taasina waxa ay keentay in ay gacan kagaysato koboca midhaha meelaha ay abaaruhu horey u saameeyeen. Si kastoo ay ahaataba xaaladaha abaaraha ayaa wali ka sii jira deegaanno ka tirsan Waqooyi-Bari Soomaaliya iyo Puntland. Roobabka oo aan wanaagsanayn Konfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya ayaa keenay in ay yaraato dalagyada wax soo saarka.   ONA

 
 

Barack Obama oo Khudbad Ka Jeediyay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

Barack Obama oo Khudbad Ka Jeediyay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in dunida ay tahay inay garowsato in isku furnaanshaha caalamka ee dadka isku keenay uu sidoo kale soo saaray […]

 
 

Deg Deg: Galmudug oo soo bandhigtay Maydka Taliyihii Liyuu Police-ka lagaga dilay dagaalkii Shalay

Deg Deg: Galmudug oo soo bandhigtay Maydka Taliyihii Liyuu Police-ka lagaga dilay dagaalkii Shalay
 
 

Daawo: Gabaygii Lamagac Baxay Janaale Qaybtii Koobaad

Daawo: Gabaygii Lamagac Baxay Janaale Qaybtii Koobaad

Hoos ka daawo gab aad u qiimo badan oo wadani ah. Gabaygan ayaa lamagac baxay Janaale ee dhagaysi wacan.

 
 

Deg-Deg: Ciidamaga Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Shacab ah Ku Dilay Dhuxun.

Deg-Deg: Ciidamaga Gumaysiga Itoobiya oo Wiil Shacab ah Ku Dilay Dhuxun.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan gobolka Nogob ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ay saaka ku dileen wiil […]

 
 

Daawo: Kacdoonka Axmaarada oo Cirka Isku Shareeray.

Daawo: Kacdoonka Axmaarada oo Cirka Isku Shareeray.

Waxaa intii mudo ahba ka socda dalka Itoobiya kacdoon shacab oo cirka isku shareeray maalmihii lasoo dhaafay. Shacabka Axmaarada ayaa gaadhsiiyay taliska Woyaanaha dharbaaxooyin aan […]

 
 

Deg Deg: Ray’iisul-Wasaraha Itoobiya oo Ku Eedeeyay Dawlada Maraykanka Inay Kadambayso Kacdoonka Shacabka.

Deg Deg: Ray’iisul-Wasaraha Itoobiya oo Ku Eedeeyay Dawlada Maraykanka Inay Kadambayso Kacdoonka Shacabka.

Sida aad ka dhagaysan kartaan muuqaalkan hoose, Ray’iisul-Wasaraha Gumaysiga Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ku eedeeyay Dawlada Maraykanka oo gacan saar hoose ay lahaayeen inay iyadu ka […]

 
 

Al-Shabaab & Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo Dagaal Culus uu Ku Dhexmaray Ceelbuur.

Al-Shabaab & Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo Dagaal Culus uu Ku Dhexmaray Ceelbuur.

Ciidanka Al-Shabaab ayaa la sheegayaa in ay wadada u galeen kolonyo ciidamada Gumaysiga Itoobiya la socdeen oo marayay inta u dhaxeysa Ceelbuur iyo Maxaas ee […]

 
 

Maxkamada Caalamiga Ah oo Dhagaysatay Kiiska Dacwada Badda Somaliya & Kenya.

Maxkamada Caalamiga Ah oo Dhagaysatay Kiiska Dacwada Badda Somaliya & Kenya.

Xukamada Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa dhegaysanaya dacwadda muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo si rasmi ah Soomaaliya ugu gudbisey Maxkamadda bishii 8aad […]

 
 

Will Obama Administration surrender to TPLF Intimidation for withdrawing from Somalia?

Will Obama Administration surrender to TPLF Intimidation for withdrawing from Somalia?

The TPLF regime is withdrawing its military from Somalia in a bid to force the US for political and material support against internal popular uprising. […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad laga soo hor jeedo gumaysiga Itoobiya oo Hadda ka Socda magaalada Washington DC.

Daawo: Mudaaharaad laga soo hor jeedo gumaysiga Itoobiya oo Hadda ka Socda magaalada Washington DC.

Waxaa hadda ka socda mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga itoobiya tacadiyada u ku hayo shucuubta kala duwan ee ka hoos jirat taliska guracan […]

 
 

Magaalooyinka Gonder iyo Bahir-dhar ee Gobolka Axmaarada Oo Shaqo Joojin dib u Bilaabay Maanta.

Magaalooyinka Gonder iyo Bahir-dhar ee Gobolka Axmaarada Oo Shaqo Joojin dib u Bilaabay Maanta.

Waxaa maanta shaqo joojin dib u bilaabay magaalooyinka Axmaarada ugu waawayn ee Gonder iyo Bahir-dhar waxaana la xidhay dhamaan ba meheradihii suuqyadii ugu waawaynaa magaalooyinkaas. […]

 
 

Daawo: xukuumada TPLF oo xal mooday in ay kacdonka shacbka xidhay ku joojin karto.

Daawo: xukuumada TPLF oo xal mooday in ay kacdonka shacbka xidhay ku joojin karto.

Waxaynu la wada soconaa in ay xukuumada Woyanahu  ku fashilantay xakamaynta kacdoonka shacabka ee ka socdo Itoobiya. Haddaba si ay kacdoonkan shacbka ciidamada Woyanhu u […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Germany oo Ka Qaybgashay Bandhiga Hidaha & Dhaqanka ee Dadyoowga Kunool Germany.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Germany oo Ka Qaybgashay Bandhiga Hidaha & Dhaqanka ee Dadyoowga Kunool Germany.

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Wadanka Germany Faraca Magaalada Ofenbach ayaa waxay kusoo bandhigeen hidaha iyo dhaqanka Somalida Ogadeniya munaasabad Lagusoo bandhigay dhaqamada Qoomiyadaha kala duwan […]

 
 

Muqdisho oo Laga Mamnuucay In Lagu Qabto Banaanbaxyada & Shiraraka Shacabka.

Muqdisho oo Laga Mamnuucay In Lagu Qabto Banaanbaxyada & Shiraraka Shacabka.

Qoraal uu soo saaray Maamulka Gobolka Banaadir shalay ayaa lagu mamnuucay in magaalada Muqdisho lagu qabto kulamo iyo dibadbaxyo aanu maamulku ka warqabin ama ogolaanin. […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Magaalada New York ee Dalka Maraykanka oo Khasaare Gaystay.

Police and firefighters work near the scene of an apparent explosion in Manhattan's Chelsea neighborhood, in New York, Saturday, Sept. 17, 2016. A law enforcement official tells The Associated Press that an explosion in the Chelsea neighborhood appears to have come from a construction toolbox in front of a building. The official spoke on condition of anonymity because the person wasn't authorized to speak about an ongoing investigation. More than two dozen people have sustained minor injuries in the explosion on West 23rd Street.(AP Photo/Andres Kudacki)

Qarax wayn oo ka dhacay deegaanka loo yaqaano Manhattan oo kamid ah magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaay ku dhaawacmeen ku dhawaad 29 qof. […]

 
 

LAND GRABBERS in Ethiopia: MAY END UP IN THE HAGUE.

LAND GRABBERS in Ethiopia: MAY END UP IN THE HAGUE.

GLOBAL DILIGENCE WELCOMES THE ICC PROSECUTOR’S NEW CASE SELECTION POLICY (Global Diligence) – Today the Prosecutor of the International Criminal Court signalled that she will […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Kitchner Otario oo Qabatay Xaflad Lagu Xusaayo Sanad Guuradii 32 aad ee JWXO

Jaaliyada Ogadeniya ee Kitchner Otario oo Qabatay Xaflad Lagu Xusaayo Sanad Guuradii 32 aad ee JWXO

Xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 32 aad ee kasoo wareegtay Aas Aaskii Jabhada wadaniga xoraynta Ogadeniya ayaa waxaa lagu Qabtay magaalada kitchner ee wadanka Canada […]

 
 

Deg Deg: Taliyihii Guutada Saddexaad ee CXDS Oo Qarax Lagu Dilay Muqdisho

Deg Deg: Taliyihii Guutada Saddexaad ee CXDS Oo Qarax Lagu Dilay Muqdisho
 
 

Alemayehu Atomsa Madaxwaynihii hore ee Oromada oo Hada Ka hor Ka Hadlay Xaalada Qasan ee Ethiopia

Alemayehu Atomsa Madaxwaynihii hore ee Oromada oo Hada Ka hor Ka Hadlay Xaalada Qasan ee Ethiopia

Madaxweynihii hore ee Kililka Oromia Alemayehu Atomsa ayaa intuusan geeriyoonin kahor waraysi laga qaaday kaga hadlay xaalada murugsan ee Itoobiya wuxuuna sii saadaaliyey inay Itoobiya […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay