Archive for: October, 2016

Daawo: Kenya oo Dib u Bilowday Dhismihii Darbiga Xadka Iyada Iyo Soomaaliya

Daawo: Kenya oo Dib u Bilowday Dhismihii Darbiga Xadka Iyada Iyo Soomaaliya
 
 

Ogaysiis: Mudaaharaad Balaadhan oo Copenhagen Denmark Lagu Qaban Doono.

Ogaysiis: Mudaaharaad Balaadhan oo Copenhagen Denmark Lagu Qaban Doono.

Jaaliyada Soomalida Ogadenya ee wadanka Denmark waxay war-galinaysaa dhamaan shacabka Soomaalida Ogadenya iyo walaalaha Soomaaliyeed ee wadaniyada iyo Soomaalinimadu ay ku wayn tahay inay kasoo […]

 
 

Daawo: Maxamed Xuseen Masuul kamid ah Oromada ” Haddaad Rabto Wax Qiimo Badan”…..

Daawo: Maxamed Xuseen Masuul kamid ah Oromada ” Haddaad Rabto Wax Qiimo Badan”…..
 
 

Tedros oo Markale U Suxul Duubaya Qabashada Hogaanka WHO & Hanti uu Lunsaday.

Tedros oo Markale U Suxul Duubaya Qabashada Hogaanka WHO & Hanti uu Lunsaday.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Gumaysiga Itoobiya oo horaan ugu hongoobay damiciisii ahaa in uu hormuud unoqday Hay’ada caafimaadka aduunka ee magaceeda loosoo gaabiyo WHO ayaa […]

 
 

Oppose Tedros Adhanom’s candidacy for Director-General of WHO.

Oppose Tedros Adhanom’s candidacy for Director-General of WHO.

Tedros Adhanom, a politburo member of the Tigray People’s Liberation Front (TPLF) that has been ruling Ethiopia for the last 25 years is in the […]

 
 

Beesha Caalamka oo Ka Walaacsan Doorashada Soomaali.

Beesha Caalamka oo Ka Walaacsan Doorashada Soomaali.

War murtiyeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan Soomaaliya (UNSOM), si wadajir ahna ay u soo wada saareen QM, Midowga Afrika, GAD, […]

 
 

Dhul-Gariir Culus oo Markale Ka Dhacay Badhtamaha Dalka Taliyaaniga.

Dhul-Gariir Culus oo Markale Ka Dhacay Badhtamaha Dalka Taliyaaniga.

Dhulgariir lagu qiyaasay awoodiis 6.6M ayaa markale ka dhacay subaxnimada Axadda badhtamaha dalka Taliyaaniga, kaas oo laga dareemay magaalo madaxda dalka ee Rome. Wararku waxay […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Sucuudiga Faraca Riyaad oo Kulankoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Sucuudiga Faraca Riyaad oo Kulankoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Waxaa kulan koodii caadiga ahaa isugu yimid Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya wadanka Sucuudiga faraca magaalada Riyaad, waxaana kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha ururka iyo taageerayaasha Jabhada […]

 
 

Daawo: Xoghayaha Golaha Dhexe Ee JWXO oo Baaq Udiray Shacabka Oromada.

Daawo: Xoghayaha Golaha Dhexe Ee JWXO oo Baaq Udiray Shacabka Oromada.

Xoghayaha golaha dhexe Jwxo halgame mohamed cabdi Yaasiin Diirane ayaa wuxuu ka hadlay mudaaharaad balaadhan oo jaaliyada Ogadeniya ku qabatay magaalada london ee wadanka ingiriiska […]

 
 

Daawo: Muqaal Dhamaystiran Mudaaharaadkii Jaaliyada Ogadeniya Ingiriiska Ay ku Qabteen Magaalada London.

Daawo: Muqaal Dhamaystiran Mudaaharaadkii Jaaliyada Ogadeniya Ingiriiska Ay ku Qabteen Magaalada London.

Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya oo ay weheliso Jaaliyada Oromiya ee wadanka Britain ayaa waxay si wada jir ah ugu qabteen Magaalada London mudaaharaad balaadhan oo Gumaysiga […]

 
 

Press Release By Sidama National Liberation Front (SNLF).

Press Release By Sidama National Liberation Front (SNLF).

Former TPLF’s Cadres Cannot Spearhead the Sidama National Struggle for Self Determination. Press Release By Sidama National Liberation Front (SNLF) 30 October 2016 Ever since […]

 
 

Daawo: Muuqaal Aad kuuxiisa Galin Doona Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF)

Daawo: Muuqaal Aad kuuxiisa Galin Doona Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF)
 
 

A panic Ethiopian government deployed its Troops to Gonder to face the Amhara resistance.

A panic Ethiopian government deployed its Troops to Gonder to face the Amhara resistance.

The stiff resistance and revolutionary apprising against the ruling party in most of the Amhara region forced the ruling party to mobilize its troops from […]

 
 

Bayaankii Shirweynaha Jaaliyadda Soomalida Ogadeenya ee Konfur Africa.

Bayaankii Shirweynaha Jaaliyadda Soomalida Ogadeenya ee Konfur Africa.

Waxaa si guul ah ku soo dhamaaday shirwaynihii 13aad ee Jaaaliyadda Soomaalida Ogadeenya ee wadanka Koonfur Africa. Shirkan oo ahaa mid muhiimad gaar ah lahaa […]

 
 

Daawo: Dr. Maxamuud Ugaas & Khudbadii uu Ka Jeediyay Banaanbixii Canada Ka Dhacay.

Daawo: Dr. Maxamuud Ugaas & Khudbadii uu Ka Jeediyay Banaanbixii Canada Ka Dhacay.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen, waxaa banaanbax balaadhan oo ay si wada-jir ah usoo qaban-qaabiyeen uu ka dhacay dalka Canada gaar ahaan magaalada Edmonton. […]

 
 

Daawo: Hooyo uur 8-Bilood Ah Lahayd oo Ciidanka Itoobiya Kufsi & Jidh-Dil Ilmihii Kaga Soo Rideen.

Daawo: Hooyo uur 8-Bilood Ah Lahayd oo Ciidanka Itoobiya Kufsi & Jidh-Dil Ilmihii Kaga Soo Rideen.

Waraysigan ay bixisay Hooyadan ilmeheedii lagaga soo riday kufsi iyo jidh-dil naxariis darro ah oo ay u gaysteen Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ee tacadiyada iyo dhibaatooyinka […]

 
 

Ciidankii Gumaysiga Itoobiya oo Kala Yaacay Kadib Xukunkii Deg Degga Ahaa.

Ciidankii Gumaysiga Itoobiya oo Kala Yaacay Kadib Xukunkii Deg Degga Ahaa.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA uga warama dhinaca arimaha militariga ayaa sheegaya in khal khalkii ugu xumaa uu ka dhex taagan yahay ciidanka Agazi ga […]

 
 

12 Hay’adood oo Laga Caydhiyay Wadanka Itoobiya.

12 Hay’adood oo Laga Caydhiyay Wadanka Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis-ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu taliska wayaanuhu wadanka ka caydhiyay 12 hay’adood oo ku sugnaa gudaha […]

 
 

Press Release: Stop the Genocide in Ogaden + Video.

Press Release: Stop the Genocide in Ogaden + Video.

STOP THE GENOCIDE IN OGADEN                                         […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Minneapolis & Jaaliyaadka Ogadenya & Oromia, Q2aad.

Daawo: Mudaaharaadkii Minneapolis & Jaaliyaadka Ogadenya & Oromia, Q2aad.
 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay