Archive for: October, 2016

Isu Wada Geeyoo Imisaa Ka Dhimatay IItoobiya? By: Xaaji M/Rashiid:

Isu Wada Geeyoo Imisaa Ka Dhimatay IItoobiya? By: Xaaji M/Rashiid:

Hordhac: Marka hore waxaan jeclahay inay bulshadu ila wadaagto Mowqifka aan ka taagnahay Dulmiga. Dulmigu asal ahaan ayuu xaaraan uga ayahay guud ahaan bani aadamka […]

 
 

The grand Oromo Irrecha Festival has been stained by TPLF acts that shade the blood of more than hundred of innocent civilian Oromos.

The grand Oromo Irrecha Festival has been stained by TPLF acts that shade the blood of more than hundred of innocent civilian Oromos.

  This Sunday remains a black Sunday for the Oromo A statement by the Oromo liberation Front (OLF) It is to be recalled that the […]

 
 

Dagaal Ciidanka Wayaanaha Lagu Wiiqay oo Sabati Kadhacay.

Dagaal Ciidanka Wayaanaha Lagu Wiiqay oo Sabati Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Jarar ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa Wayaanaha ku dhexmaray Gobolka, Warkan […]

 
 

Dhagayso: ESAT Radio oo Waraysatay Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Xasan Macalin.

Dhagayso: ESAT Radio oo Waraysatay Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Xasan Macalin.

Idaacada ESAT Radio ayaa waraysi meelo badan taabanaya la yeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Mudane Xasan Macalin. Waraysigan ayaa ku […]

 
 

Ilays Tv 03 Octobar 2016 ” ka Daawo Barnaamij iyo Sugaan Halgameed Xiiso Badan”…

Ilays Tv 03 Octobar 2016 ” ka Daawo Barnaamij iyo Sugaan Halgameed Xiiso Badan”…
 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Loo Gaystay Shacabka Somalida Ogadenya.

Tacadiyo Kala Duwan oo Loo Gaystay Shacabka Somalida Ogadenya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay ciidamada wayaanuhu sare uqaadeen tacadiyadii kala duwanaa ee ay kuhayeen shacabka Soomaalida Ogadenia ee dhulkoodii loogu yimid. Tacadiyadii ugu dambeeyay […]

 
 

Qoomiyada Uraga oo Kubiirtay Kacdoonada Itoobiya Kasocda Noqotayna Qoomiyadii 6aa.

Qoomiyada Uraga oo Kubiirtay Kacdoonada Itoobiya Kasocda Noqotayna Qoomiyadii 6aa.

Qoomiyada Uraga oo ah qoomiyad aad ubalaadhan oo miisaan kuleh wadanka ay kooxta TPLF gumaysato ee Itoobiya waxayna qoomiyadu gacanta kuhaysaa inta badan gacansiga wadanka. […]

 
 

Shacabka Oromia oo Jawaab Kabixiyay Xasuuqii Shalay Bishoftu (Debre Zeit).

Shacabka Oromia oo Jawaab Kabixiyay Xasuuqii Shalay Bishoftu (Debre Zeit).

Sida aan warar kaanagii hore idiinku soo gudbinayba ciidanka Gumaysiga Itoobiya ayaa maalintii shalay ahayd si ula kac ah u xasuuqay shacab Oromo ah oo […]

 
 

Wadamada Khaliijka Carabta oo Qaramada Midoobay Ugu Baaqay Inay Faro-Galiso Colaada Suuriya.

Wadamada Khaliijka Carabta oo Qaramada Midoobay Ugu Baaqay Inay Faro-Galiso Colaada Suuriya.

Wadamada Khaliijka Carabta ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay (QM) inay soo farageliso Suuriya si loo joojiyo duqaynta cirka ah ee lagu hayo magaalada Xalab oo Golahani […]

 
 

Nearly 300 people were killed At Oromo Irrecha Festival In Bishoftu (Debre Zeit).

Nearly 300 people were killed At Oromo Irrecha Festival In Bishoftu (Debre Zeit).

Nearly 300 people were killed and many more injured on Sunday when soldiers fired tear gas and shots on tens of thousands of Oromos celebrating […]

 
 

Dagaal Kadhacay Duleedka Dhuxun oo Ciidanka Wayaanaha Khasaare Loogu Gaystay.

Dagaal Kadhacay Duleedka Dhuxun oo Ciidanka Wayaanaha Khasaare Loogu Gaystay.

Wararka ka imanaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal xoogan oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa Gumaysiga Itoobiya ku dhex maray duleedka Dagmada Dhuxun. Dagaalkan […]

 
 

Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Shir Abaabul Ah Kuqabtay Guulna Ugu Dhamaaday.

Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Shir Abaabul Ah Kuqabtay Guulna Ugu Dhamaaday.

Faraca Midnimo ee ka dhisan xerada Qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ayaa maanta isugu yimid shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen inta badan xubnaha […]

 
 

Faraca Iftin Ee Xagardheere oo Shir Abaabul Ah Qabsaday.

Faraca Iftin Ee Xagardheere oo Shir Abaabul Ah Qabsaday.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 02/10/2016 Waxaa xerada qoxootiga xagardheer ee deegaanka Faafi kaqabsomay shir siwayn loosoo abaabulay oo ay kasoo qayb […]

 
 

Deg Deg: Xasuuqii Ugu Waynaa oo Haatan Ka Socda Gobalka Oromiya.

Deg Deg: Xasuuqii Ugu Waynaa  oo Haatan Ka Socda Gobalka Oromiya.

War hada ku soo gadhacay isha Warqabadka Wakaalada Wararka Ogaadenya ee ONA ayaa xaqiijinaya inuu saaka  ka bilowday Deegaamo kamid ah Gobalka Oromiya. Xasuuqii  ugu […]

 
 

Deg Deg: Kooxda TPLF oo Jabhada Gimbot7 Wadahadal Ka Codsatay & Jabhada oo U Jawaabtay.

Deg Deg: Kooxda TPLF oo Jabhada Gimbot7 Wadahadal Ka Codsatay & Jabhada oo U Jawaabtay.

War deg deg ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in ay xukuumada wayaanuhu Jabhada Gimbot 7 Arbanyoj ka dalbatay in ay wadahadal lafuraan si […]

 
 

Mudaaharaad Balaadhan Oo Lagaga Soo Horjeedo Gumaysiga Itoobiya Oo Ka Dhacay wadan Swedan

Mudaaharaad Balaadhan Oo Lagaga Soo Horjeedo Gumaysiga Itoobiya Oo Ka Dhacay wadan Swedan

Waxaa shalay ka dhacay caasimada wadanka Sweden magaalada Stockholm mudaaharaad balaadhan oo lagaga so horjeeday gumaysiga Itoobiya waxaana si wada jira usoo abaabulay jaaliyadaha Axmaarada […]

 
 

Daawo: Itoobiya waxay ka shaqaynaysaa Inay Colaad ka Dhex Abuurto Qoomiyadaha Kacdoonka Wada.

Daawo: Itoobiya waxay ka shaqaynaysaa Inay Colaad ka Dhex Abuurto Qoomiyadaha Kacdoonka Wada.

Waxaa meel Fagaare ah oo ku taala dalka Maraykanka isugu soo baxay boqolaal kamida Shacabka Oromiya oo ay weheliyaan qaar kamida Congress Maraykanka waxaana goobta […]

 
 

Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka oo Doonayay in Awood Militari Loo Adeegsado Colaada Suuriya.

United States Secretary of State John Kerry delivers a statement following a meeting of the International Syria Support Group, Thursday, Sept. 22, 2016, in New York. (AP Photo/Jason DeCrow)

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry ayaa ku sheegay Cajal dhagaysi ah oo New York Times  heshay in uu ku fashilmey dedaal uu ka dhex […]

 
 

Daawo: Boqolaal Maxaabiis ah oo ka baxsaday Xabsi weyn oo Ku Yaala Wadanka Brazil

Daawo: Boqolaal Maxaabiis ah oo ka baxsaday Xabsi weyn oo Ku Yaala Wadanka Brazil

Ciidamada Amniga dalka brazil ayaa wali baadi goobaya boqolaal maxaabiis ah oo khamiistii midkamida xabsiyada ugu waawayn dalkaas ka baxsaday Maxaabiistan ayaa gaadhaysa 500 ayaa […]

 
 

Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Arimaha Qaxootiga Soomaaliya oo Loo Magacaabay Danjire Mohamed Abdi Afey

Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Arimaha Qaxootiga Soomaaliya oo Loo Magacaabay Danjire Mohamed Abdi Afey

Qaramada Midoobey ayaa ergeyga gaar ah ee arrimaha Qaxootiga Soomaaliya u magacowday Danjire Maxamad Cabdi Afey, si loo hubiyo ammaanka qaxootiga. Magacaabida Danjire Maxamad Cabdi […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay