Archive for: October, 2016

Daawo.Shacabka Oramia oo Fariin udiray Kooxda Calankooda Gubtay.

Daawo.Shacabka Oramia oo Fariin udiray Kooxda Calankooda Gubtay.

Qaar kamid ah Qurbajoogta  Qoomiyada Oramiya ayaa  Cadho xoogan kamuujiyay Calankii ay gubeen Koox gumeysiga Ethiopia u shaqeysa oo  ku sugan Yurub iyo  Deegaano kamid […]

 
 

Dag Dag: Shir muhiim Ah oo Jaaliyada Ogadenia Iyo Baarlamaanka UK Hada Ufurmay.

Dag Dag: Shir muhiim  Ah oo Jaaliyada Ogadenia Iyo Baarlamaanka UK Hada Ufurmay.

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee magaalada London iyo xubno kasocda Baarlamaanka wadanka UK ayuu hada shir balaadhan uga furmay xarunta Jaaliyada Ogadenia ee magaalada London, Shirkan […]

 
 

Xukuumada Wayaanaha oo Dagaal Kula Jirta Warbaahinta Si Ay Shacabka Udhago Tirto.

Xukuumada Wayaanaha oo Dagaal Kula Jirta Warbaahinta Si Ay Shacabka Udhago Tirto.

Xukuumada Gumaysiga Itoobiya oo ku caan baxday cadaadiska iyo cabudhinta saxaafada iyo suxufiyiinta ayaa hada mashquul ku ah sidii ay hawada uga saari lahayd qaar […]

 
 

Ururka Culimada Ogadenia Faraciisa Midnimo oo Dhagaxlay Shir Ugu Dhamaaday.

Ururka Culimada Ogadenia Faraciisa Midnimo oo Dhagaxlay Shir Ugu Dhamaaday.

Shalay oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 30/916 Waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka qabsoomay shirkii bilaha ahaa ee Ururka Culimo Owdiinka S.ogadenia […]

 
 

ILAYS TV Oct 01 2016 Kadaawo Barnaamij aad u xiisa badan

ILAYS TV Oct 01 2016 Kadaawo Barnaamij aad u xiisa badan
 
 

Daawo: Heestii Dhaxal & Hobalada Waqooyiga America.

Daawo: Heestii Dhaxal & Hobalada Waqooyiga America.

Hobolada Waqooyiga America ayaa ku soo bandhigay heeso wadani ah iyo suugaan-halgameed kale oo aad u qiimo badan Shir-waynihii Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee dhawaan lagu […]

 
 

Kal Fadhiga Barlamanka Dalka Sweden oo Su,aalo La Isku Waydiiyay Xaalada Qalafsan ee Ka Jirta Wadanka Itoobiya

Kal Fadhiga Barlamanka Dalka Sweden oo Su,aalo La Isku Waydiiyay Xaalada Qalafsan ee Ka Jirta Wadanka Itoobiya

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 30/10/2016 ayaa waxaa kal fadhiga baarlamanka dalka Sweden ee loo yaqaano Question and Answer lagaga hadlay xaalada xuquuqda aadanaha Ee […]

 
 

Binshangul/Gumuz oo Kubiirtay Kacdoonka Itoobiya Kasocda Ogaw Sababta.

Binshangul/Gumuz oo Kubiirtay Kacdoonka Itoobiya Kasocda Ogaw Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Binshangul/Gumuz ee xukuumada wayaanuhu gumaysato ayaa sheegaya in ay guud ahaan Gobolkaas kabilowdeen dibadbaxyo lagaga soo horjeedo xukuumada TPLF ee […]

 
 

Boqortooyada Sacuudiga oo Maraykanka Uga Digtay Dacwada Weerarkii 9/11, 2001.

Boqortooyada Sacuudiga oo Maraykanka Uga Digtay Dacwada Weerarkii 9/11, 2001.

Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa ugu baaqday aqalka Congress-ka Mareykanka in uusan u ogolaan elehada dadkii ku dhintay weerarkii 11-kii September 2001-dii in ay qaadaan tallaabo […]

 
 

Angela Merkel & Obama oo Cambaareeyay Madaxwaynaha Ruushka.

Angela Merkel & Obama oo Cambaareeyay Madaxwaynaha Ruushka.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa khadka teleefonka kula hadley Mustashaarka dalka Jarmalka Angela Merkel maalintii Khamiista ahayd. Labadan Hoggaamiye ayaa si wadajir ah u canbaareeyey […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay