Archive for: October, 2016

Muuqaalo Kamid Ah Mudaaharaadka Hada Kasocda MN, Maraykanka +Sawiro.

Muuqaalo Kamid Ah Mudaaharaadka Hada Kasocda MN, Maraykanka +Sawiro.

Wali waxaa ka socda magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnessota Banaanbax balaadhan oo ay si wada-jir usoo qaban qaabiyeen Jaaliyaadka Soomaalida Ogadenya iyo Oromiya. Hadaba waxaad […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Hada Ka Socda Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka.

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Hada Ka Socda Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka.

Mudaaharaad balaadhan oo ay si wada-jir ah usoo qaban-qaabiyeen Jaaliyaadka Soomaalida Ogadenya iyo Oromiya ee ku dhaqan wadanka Maraykanka gaar ahaan magaalada¬†Minneapolis ayaa hada si […]

 
 

Daawo: Gabaygii Ra’yigay ka Weyntahay Iyo Abwaan Xuseen Wariye..

Daawo: Gabaygii Ra’yigay ka Weyntahay Iyo Abwaan Xuseen Wariye..
 
 

Deg Deg: Ciidamo Ethiopian ah oo ku wada Dagaalamay Degmada Ceelbuur ee Dalka Soomaaliya

Deg Deg: Ciidamo Ethiopian ah oo ku wada Dagaalamay Degmada Ceelbuur ee Dalka Soomaaliya

Ceelbuur ( Sh.M.Network)-Wararka aan ka heleyno degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ku soo warramayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM gaar ahaan […]

 
 

Qaabkii Xukunka Looga Tuuray Boqor Haile Selassie Ethiopia…Cabdulahi Nuur Colombo

Qaabkii Xukunka Looga Tuuray Boqor Haile Selassie Ethiopia…Cabdulahi Nuur Colombo

Wax Ka Ogow Boqor Xayle Salaase Kacdoonadii Xukunka Looga Tuurey Sanadkii 1974 Iyo Sidii Ay Isu Laayeen Saraakiishii Xukunka Ka Fara Maroojiyey Oo Uu Ka […]

 
 

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Ethiopia oo Dhanaan ku Gawracay Faysal Cajar

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Ethiopia oo Dhanaan ku Gawracay Faysal Cajar

War deg deg ah oo hadda nagasoo gaadhay magaalada Dhagaxbuur ee Xarunta gobolka Jarar ayaa sheegaya in Muwaadin kamid ahaa dhalinta magaalada ay shalay galab […]

 
 

Daawo: Muuqaalo Qurux Badan oo Googoos ah Oo lagasoo Duubay Ogaadeeniya

Daawo: Muuqaalo Qurux Badan oo Googoos ah Oo lagasoo Duubay Ogaadeeniya
 
 

Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya Waqooyi Bari Kenya Faraca Gaarisa oo Maamul Cusub Doortay.

Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya Waqooyi Bari Kenya Faraca Gaarisa oo Maamul Cusub Doortay.

Waxaa kulan muhiima isugu yimid Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya ee Waqooyi Bari Kenya (JABSO) faraca Gaarisa. ¬†Shirkan ayaa ahaa mid doorasho, waxaana sida caadada inoo ahayd […]

 
 

Kulankii Faraca Ifo ee Jaaliyada JABSO oo Nabad Kusoo Dhamaaday.

Kulankii Faraca Ifo ee Jaaliyada JABSO oo Nabad Kusoo Dhamaaday.

Maanta oo ah maalinimo jumco ah taariikhduna kubeegantahay 28/10/16 waxaa kulankoodii caadiga ahaa ee billaha ahaa isugu yimid xubnaha faraca maftaxul.xorriyo ee jaaliyada bariga Africa […]

 
 

Daawo: Baarlamaanka Canada oo Ka Dooday Xaalada Mururgsan ee Itoobiya.

Daawo: Baarlamaanka Canada oo Ka Dooday Xaalada Mururgsan ee Itoobiya.

Baarlamaanka Dalka Canada ayaa lagaga dooday xaalada murugsan ee Itoobiya iyo dhibaatada baahsan ee taliska Woyaanuhu uu kuhayo shacabka sida nabad-galiyada ah xuquuqdooda ku raagsanaya. […]

 
 

Daawo: 4 Urur oo Kamid Ah Mucaaridka Itoobiya oo Isbahaysi Cusub Ku Dhawaaqay.

Daawo: 4 Urur oo Kamid Ah Mucaaridka Itoobiya oo Isbahaysi Cusub Ku Dhawaaqay.

Sida uu sheegay ESAT TV waxaa wadanka Maraykanka lagaga dhawaaqay Isbahaysi cusub oo ay ku midoobeen afar urur oo kamid ah mucaaridka Itoobiya. Isbahaysigan cusub […]

 
 

Faallo: Damacii Woyaanaha ee Shidaalka Ogadenya & Rabitaanka Shacabka Soomaalida Ogadenya.

Faallo: Damacii Woyaanaha ee Shidaalka Ogadenya & Rabitaanka Shacabka Soomaalida Ogadenya.

Kaligood Taliyeyaashii kala duwanaa ee iskaga dambeeyay xukunka Gumaysiga Itoobiya ayaa waxay dhamaantood ka midaysnaayeen oo mid waliba uu ku taami jiray inuu ka faa’iidaysto […]

 
 

Shirwaynihii 13aad ee Jaaliyada Koonfur Africa oo Maalintiisii 2aad Galay.

Shirwaynihii 13aad ee Jaaliyada Koonfur Africa oo Maalintiisii 2aad Galay.

Shirweynihi 13aad ee Jaliyada Somalida Ogadenia ee South Africa oo Bilaawdey 27/10/2016 ayaa galay maalintii labaad wuxuuna usocdaa si habsami ah, Shirkan oo ah mid […]

 
 

Jaaliyada Canada oo Mdaaharaad Balaadhan Ku Qabatay Magaalada Edmonton.

Jaaliyada Canada oo Mdaaharaad Balaadhan Ku Qabatay Magaalada Edmonton.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee dalka Canada ayaa maanta oo taariikhdu tahay oct 28/2016 ka qayb gashay mudaharaad balaadhan oo lagu qabtay magaalada Edmonton. Mudahaharaadkaa oo […]

 
 

Daawo: Dhibane Amakaag & Dhibkii uu Jeel-Ogaden Kala Soo Kulmay Q2aad.

Daawo: Dhibane Amakaag & Dhibkii uu Jeel-Ogaden Kala Soo Kulmay Q2aad.

Digniin!!!! ha daawanin video gan haday kula joogaan Ciyaal iyo dad xushmad aad kala mudan tihiin,waayo dhibane Maxamed Cabdullaahi Amakaag wuxuu qaybtan 2aad kaga waramayaa […]

 
 

Daawo: Barnaamijka Dood-Wanaag Q4aad oo lagaga doodi doono siyaasada iyo arimo kale oo xasaasi ah

Daawo: Barnaamijka Dood-Wanaag Q4aad oo lagaga doodi doono siyaasada iyo arimo kale oo xasaasi ah

Barnaamijka Dood-Wanaag oo si taxane ah aad ugala socotaan warbaahinta ururka ONLF waxaan qaybtiisa 4aad idiinku haynaa doodo kulul oo ku gaaf wareegaya siyaasadaha geeska […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji Ismaaciil & Muxaadaradii Todobaadka.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji Ismaaciil & Muxaadaradii Todobaadka.

Waxaan akhristeyaasha ONA ee sharafta leh u haynaa todobaadkan Muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay * Guusha Nolosha*, waxaa muxadaran soo jeedinaya Shekh […]

 
 

ILAYS TV: Oct 28 2016 Kadaawo Barnaamijyo kala Duwan oo Xiisa leh

ILAYS TV: Oct 28 2016 Kadaawo Barnaamijyo kala Duwan oo Xiisa leh
 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Ogadenia Kadhacay + Magacyo.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka Wayaanuhu ay u […]

 
 

Faracyada Dhadhaab Iyo Faafi Oo Kulmay Go’aamana Soosaaray.

Faracyada Dhadhaab Iyo Faafi Oo Kulmay Go’aamana Soosaaray.

Shalay oo ahayd maalinimo khamiisa taariikhduna kubeegnayd 27/10/16 waxaa xerada Qoxootiga Xagardheer ee Deegaanka Faafi kadhacay kulan ay isugu yimaadeen maamulada 3da xero ee xagardheer […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay