Archive for: October, 2016

Ethiopia Ranked 4th Most Fragile State.

Ethiopia Ranked 4th Most Fragile State.

Ethiopia is ranked the 4th unstable country next to The Maldives, Mauritania and Algeria, ranking first to third in that order, Newsweek said on Thursday. […]

 
 

Yaa Maalgeliya Ololaha Doorashada Soomaaliya?

Yaa Maalgeliya Ololaha Doorashada Soomaaliya?
 
 

Faraca Ilays Ee Xerada Kaakuma oo Kulan Abaabul Ah Qabtay.

Faraca Ilays Ee Xerada Kaakuma oo Kulan Abaabul Ah Qabtay.

Shalay oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 24/10/16 waxaa xerada qoxootiga ee Kaakuma kadhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen inta badan xubnaha Faraca Ilays […]

 
 

Deg Deg: Daawo Xukunkii Deg Dega ahaa oo Socon Waayay & Mudaharaad Hada Kasocda Gonder.

Deg Deg: Daawo Xukunkii Deg Dega ahaa oo Socon Waayay & Mudaharaad Hada Kasocda Gonder.

Waxaa hada ka socda wadooyinka waawayn ee magaalada Gonder mudaaharaad wayn oo gumaysiga lagaga soo horjeedo waxaana isugu soo baxay shacabka magaalada Gonder, shacabka ayaa […]

 
 

Ururka OYSU Faraca Magaalada Gaarisa oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Ururka OYSU Faraca Magaalada Gaarisa oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Waxaa kulan isugu yimid Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya ee OYSU faraca magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari dalka Kenya. Kulankan waxaa kasoo qayb galay dhamaanba […]

 
 

Dagaalada Gonder oo Woyaanaha Loogu Awood Sheegtay & Maxaabiis Laga Qabsaday.

Dagaalada Gonder oo Woyaanaha Loogu Awood Sheegtay & Maxaabiis Laga Qabsaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa waxay sheegayaan in dagaaladii ka socday waqooyiga Itoobiya magaalada Gonder loogu awood sheegtay ciidamada Gumaysiga Itoobiya. Dagaaladan […]

 
 

Shirkii TPLF & OPDO oo Fashil Ku Dhamaaday & Xaalada oo Kasii Dartay.

Shirkii TPLF & OPDO oo Fashil Ku Dhamaaday & Xaalada oo Kasii Dartay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis-ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu fashil ku dhamaaday shir baryihii ina dhaafay labo garab oo xisbiga […]

 
 

Kadib Jaritaankii Internet-ka Itoobiya Maxaad Kalasoctaa Xaalada Wadanka Qalalaasaha Kujira?

Kadib Jaritaankii Internet-ka Itoobiya Maxaad Kalasoctaa Xaalada Wadanka Qalalaasaha Kujira?

Xukuumada gumaysiga Itoobiya ayaa todobaadkii tagay jartay dhamaan Internet kii iyadoo hal mar ah guud ahaan wadanka hawada kasaartay aalada Inernetka waxayna xukuumada gumaysigu arinkaas […]

 
 

Ciidanka Itoobiya oo Laga Saaray Saldhigii Halgan ee Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya.

Ciidanka Itoobiya oo Laga Saaray Saldhigii Halgan ee Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya.

Sida ay tibaaxayaan warar ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA Ciidamada Gumaysiga Itoobiyaanka ee ku socdey magaca AMISOM ayaa muddooyinkii danbe banaynayey saldhigyo muhiim […]

 
 

Budhcad-badeeda Soomaaliya oo Madaxfurasho Ku Siidaayey Shaqaalihii Markabka Naham3.

Budhcad-badeeda Soomaaliya oo Madaxfurasho Ku Siidaayey Shaqaalihii Markabka Naham3.

Budhcad-badeed u dhalatay dalka Soomaalida oo fadhigeedu yahay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sii daayey shaqaalihii markabka Naham3 oo gaarayey 26 qof. Markabka Naham3 […]

 
 

Dutch farmer on Ethiopia violence: ‘I was terribly scared’

Dutch farmer on Ethiopia violence: ‘I was terribly scared’

ALAGA DORE (ETHIOPIA) (AFP) –When protesters torched a nearby Dutch-run farm in Ethiopia’s Oromia region, Marc Driessen watched anxiously as smoke billowed above the horizon, […]

 
 

Tahriibayaal Badan oo Laga Soo Badbaadiyay Badda Dhexe.

Tahriibayaal Badan oo Laga Soo Badbaadiyay Badda Dhexe.

Markab kamid ah maraakiibta qaada gargaarka oo ay leedahay dowladda Norway oo lagu magacaabo Siem Pilot iyo mar kabka kale ayaa badbaadiyey dad gaadhaya 2.400 oo […]

 
 

Daawo:Somaliya xor ma aha waa la haystaa(Xildhibaan Max,ed Cabdi Yusuf)

Daawo:Somaliya xor ma aha waa la haystaa(Xildhibaan Max,ed Cabdi Yusuf)

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo u waramay Tv-ga ILAYS ayaa sheegay inaysan Somalia xor ahayn oo la haysto,hadalada xildhibaanka waxaa kamid ah: Somaliya xor ma […]

 
 

Ogaysiis: Shirwaynihii Jaaliyada Koonfur Africa (JOKA) & Madax Sare oo Kasoo Qayb Galaysa.

Ogaysiis: Shirwaynihii Jaaliyada Koonfur Africa (JOKA) & Madax Sare oo Kasoo Qayb Galaysa.

Dhamaan Xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya Ee koonfur Afrika waxaa la Ogaysiinayaa in uu dhacayo Shirwaynihii Jaaliyada JOKA oo xiligiisii 2 Bilood kasoo hormaray Dhamaan Xubnaha JOKA […]

 
 

Daawo: Maxbuus Ree Ayshica Ah oo Kasoo Baxay Jeel-Ogaden & Silaca uu Ka Sheekaynayo Q1aad.

Daawo: Maxbuus Ree Ayshica Ah oo Kasoo Baxay Jeel-Ogaden & Silaca uu Ka Sheekaynayo Q1aad.

Muwaadin kasoo jeeda Magaalada Ayshica ee gobolka Shiniile ee wadanka Ogadenya oo muddo ka badan 2 sano ku xidhnaa jeel Ogaden ayaa ka waramaya silaca […]

 
 

Maqaal: Gumaysi Waa Isku Mabda’ Laakiin Xeeladiisaa Kala Duwan By: Liban Miyir.

Maqaal: Gumaysi Waa Isku Mabda’ Laakiin Xeeladiisaa Kala Duwan By: Liban Miyir.

Gumaysigu mar waliba wuu casriyoobayaa isagoo mar walba isku mabda’ ah ayuu hadana kolba la jaan-qaadayaa waqtiga la joogo. Dad badan oon garasho dheer iyo […]

 
 

Daawo: Semhal Meles oo Weerar Culus Ku Qaaday Hogaaminta Kooxda TPLF.

Daawo: Semhal Meles oo Weerar Culus Ku Qaaday Hogaaminta Kooxda TPLF.

Gabadh uu dhalay Kaligii taliyihii bakhtiyay ee Woyaanaha Meles Zinawi oo lagu magacaabo Semhal Meles ayaa weerar culus ku qaaday kooxda Woyaanaha ee TPLF. Semhal […]

 
 

Kacdoonkii Bahirdar oo Siisocda & 68 Ganacsato Ah oo Xabsiga Ladhigay.

Kacdoonkii Bahirdar oo Siisocda & 68 Ganacsato Ah oo Xabsiga Ladhigay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahirdar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ciidanka wayaanuhu ay xidhay iyo tacadiyo kale kula kaceen ganacsatada magaalada Bahardar […]

 
 

Budhcad-Badeed Sii Daysay Dad Ay Ajinabi Ah oo 4-Sano Ay Haysteen.

Budhcad-Badeed Sii Daysay Dad Ay Ajinabi Ah oo 4-Sano Ay Haysteen.

Wararka ka imanaya maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in Jimcihii lasii daayey 26 qof oo u kala dhashay dalalka Shiinaha, Filibiin, Indonisia, Teywaan, iyo Fiitnaam, […]

 
 

Machadka Auckland Institute Studies oo Ka Digay Xukunka Ay TPLF Wadanka Kusoo Rogtay.

Machadka Auckland Institute Studies oo Ka Digay Xukunka Ay TPLF Wadanka Kusoo Rogtay.

Machadka Auckland Institute of Studies oo fadhigiisu yahay cariga Maraykanka ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin xukunka deg degga ah ee lagu soo rogay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay