Archive for: November, 2016

Deg Deg Dr. Merera Gudina oo ay Woyanuhu xabsiga u taxaabeen.

Deg Deg  Dr. Merera Gudina oo  ay Woyanuhu  xabsiga u  taxaabeen.

War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhay magaalo madaxda Itoobiya ee Addis Ababa  ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay Dr. Merera Gudina oo […]

 
 

Daawo IlaysTV Warar iyo Barnaamijkii udanbeeyay.

Daawo IlaysTV Warar iyo Barnaamijkii udanbeeyay.

Qodbada  IlaysTV aad  ka daawan karto waxaa kamid  ah Warar  xiisa badan oo ku saabsan  Geeska  Afrika  iyo  Barnaamijyo  ay kamid  tahay  Hees  wadani ah […]

 
 

Daawo: Heestii Ogadenya Anaa Iska Leh & Riwayadii Minneapolis.

Daawo: Heestii Ogadenya Anaa Iska Leh & Riwayadii Minneapolis.

Heestani waxay kamid ahayd Heesihii laga qaaday Riwaayadii xiisaha badnayd ee Walee Geediga Ma Furo oo kooxda Fanka ee Jaaliyada Ogadenia ee Minnesota ay kusoo […]

 
 

Xukuumada Wayaanaha oo Kawalaacsan Booqashada Afwerki ee Masar.

Xukuumada Wayaanaha oo Kawalaacsan Booqashada Afwerki ee Masar.

Xukuumada Gumaysiga Itoobiya ayaa walaac iyo walbahaar kaqaaday xidhiidhka darisnimo iyo saaxiib tinimo ee udhaxeeya dowladaha Masar iyo Eritrea oo ay u aragto cadawgeeda. Madaxwaynaha […]

 
 

Qaar Kamid Ah Maxaabiistii Ardayda Jaamacadaha Oromia oo Lalaayay.

Qaar Kamid Ah Maxaabiistii Ardayda Jaamacadaha Oromia oo Lalaayay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ay ciidamada wayaanuhu laayeen qaar kamid ah ardaydii ay xabsiyada dhigeen horaantii todobaadkan kuwaas oo ay […]

 
 

Kooxda TPLF oo Dil Udiyaarisay Wakiilka Gumaysiga ee Gobolka Axmaarada.

Kooxda TPLF oo Dil Udiyaarisay Wakiilka Gumaysiga ee Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay gobolkaas kajirto arimo cakiran oo laxidhiidha siyaasadaha isdiidan ee wadanka gumaysiga Itoobiya. […]

 
 

Ethiopia: Reports of more arrests in the Oromo region.

Ethiopia: Reports of more arrests in the Oromo region.

Security forces detained forty-six students in one week after university students resumed protests in the Oromo region of Ethiopia. Human Rights League of the Horn […]

 
 

Diyaarad Siday 81 Rakaab Ah oo Dalka Colombia Ku Burburtay.

Diyaarad Siday 81 Rakaab Ah oo Dalka Colombia Ku Burburtay.

Sida at Wakaaladaha wararka caalamiga ah ay sheegayaan waxaa wali socda gurmad lagu baadi goobayo dadkii saarnaa diyaarad ka timid dalka Brazil oo kusoo dhacday […]

 
 

Xog Dheeraad Ah oo Ku Saabsan Soomaaligii Jaamacada Ohio Weeraray.

Xog Dheeraad Ah oo Ku Saabsan Soomaaligii Jaamacada Ohio Weeraray.

Wiilkii Soomaaliyeed ee gaystay weerarkii lagu qaaday Jaamacada Ohio State University ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Cartan, wuxuuna ahaa 18 sano jir ka tirsan Ardayda […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Tacadiyo Ugaystay Qowmiyada Konso Ee Shucuubta Koonfureed.

Ciidanka Wayaanaha oo Tacadiyo Ugaystay Qowmiyada Konso Ee Shucuubta Koonfureed.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shucuubta Koonfureed ee wadanka Itoobiya ayaa sheegaya dhibaatooyin kala duwan oo ciidanka gumaysiga Itoobiya ay ku hayaan qoomiyadaha laysku yidhaahdo […]

 
 

Shirkii TPLF Ta oo Natiijo La’aan Kusoo Dhamaaday & Xaaladaha oo Siixumaaday.

Shirkii TPLF Ta oo Natiijo La’aan Kusoo Dhamaaday & Xaaladaha oo Siixumaaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu natiijo la’aan kusoo dhamaaday shir ay xukuumada wayaanuhu kuqabatay magaalada […]

 
 

Ilaalada Midawga Yurub ee Biyaha Soomaaliya oo Wakhiga Loo Kordhiyay.

Ilaalada Midawga Yurub ee Biyaha Soomaaliya oo Wakhiga Loo Kordhiyay.

Howlgalka Badda ee Midowga Yurub ayaa sheegay inay sii wadi doonaan ilaalinta xeebaha Soomaaliya illaaa laba sano oo kale, si ay uga hortagaan weeraro kale […]

 
 

Dableey Hubaysan oo Gudaha Ugalay Jaamacada SIMAD ee Muqdisho.

Dableey Hubaysan oo Gudaha Ugalay Jaamacada SIMAD ee Muqdisho.

Sida ay kusoo waramayaan wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, koox hubeysan oon hayntooda lagaranaynin ayaa gudaha u galay xarunta jaamacadda […]

 
 

Ethiopia: Armed groups vow to fight regime as one force.

Ethiopia: Armed groups vow to fight regime as one force.

Armed groups in northern Ethiopia have announced that they have decided to merge their forces in a bid to hasten demise of the tyrannical TPLF […]

 
 

Dayuurad Soomaaliya Ka Duushay oo Kenya Ku dhacday.

Dayuurad Soomaaliya Ka Duushay oo Kenya Ku dhacday.

Sida laga soo xigtay Masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ee Joomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa sheegay in fiidnimaddii Axadda si ku meel gaadh ah u xidheen […]

 
 

Daawo:Wiil Soomali ah oo weerar ka geystey Jaamacada Ohio State University

Daawo:Wiil Soomali ah oo weerar ka geystey Jaamacada Ohio State University

Waxaa weerar ka dhacay Jaamacada Ohio State University ee ku taal magaalada Columbus ku dhaawacmay ugu yaraan 10 qof. Ninka weerarka qaadey magiciisa weli lama […]

 
 

Shaqaale Ushaqaynayay Shirkada Korantada Itoobiya oo La Afduubay.

Shaqaale Ushaqaynayay Shirkada Korantada Itoobiya oo La Afduubay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in la afduubay shaqaale ushaqaynayay shirkada korontada ee Itoobiya. Sida xogta aan […]

 
 

In Kabadan 50 Maxaabiis Ah oo Isu Dhiibay Jabhada Gimbot 7.

In Kabadan 50 Maxaabiis Ah oo Isu Dhiibay Jabhada Gimbot 7.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay xabsiga magaalada ka baxsadeen maxaabiis aad u badan oo kamid ahaa maxaabiistii […]

 
 

Heavy fighting broke out between Ethiopian army and Ginbot 7 rebels.

Heavy fighting broke out between Ethiopian army and Ginbot 7 rebels.

A heavy fight between Ethiopian government troops and Patriotic Ginbot 7 forces broke out in the outskirts of Gonder. Abbay Media sources from the war […]

 
 

Doorashada Soomaaliya oo Jaha-Wareeray & Fawdo Badani Hadhaysay.

Doorashada Soomaaliya oo Jaha-Wareeray & Fawdo Badani Hadhaysay.

Waxaa mar kale dib u dhac ku yimid xiliga Doorashada Madaxweynaha iyo Shirguddoonka Baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada 2016 ayaa lagu wadey in ay dhacdo dhamaadkii bishii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay