Archive for: November, 2016

General Tigree Ah oo Magacabay Gobolka Axmaarada & Xaalka oo Siimurgay.

General Tigree Ah oo Magacabay Gobolka Axmaarada & Xaalka oo Siimurgay.

Xukuumada wayaanaha ayaa utabar iyo taag la’ kacdoonka shacabka ee sida xowliga ah uga socda gudaha iyo dibada wadanka Itoobiya waxayna kacoonadu gaadheen in ay […]

 
 

A Danish parliamentarian expressed solidarity at anti-TPLF rally in Denmark.

A Danish parliamentarian expressed solidarity at anti-TPLF rally in Denmark.

Anti-TPLF demonstration was held in Copenhagen, Denmark on 3. November 2016. Oromo, Ogaden and other members of the Ethiopian community stood together and united to […]

 
 

Cabsi Laga Qabo In Weeraro Argagixiso Ah Ay Maraykanka Ka Dhacaan.

Cabsi Laga Qabo In Weeraro Argagixiso Ah Ay Maraykanka Ka Dhacaan.

Sida ay Wakaaladda wararka ee Reuters, ku warrantay in saraakiil ka tirsan sirdoonka Mareykanka, ay uga digeen masuuliyiinta gobollada New York, Texas iyo Virginia suurta-galtinnimada […]

 
 

Qarax Culus oo Bariga Turkiga Ka Dhacay oo Khasaare Balaadhana Gaystay.

Qarax Culus oo Bariga Turkiga Ka Dhacay oo Khasaare Balaadhana Gaystay.

Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Turkigu hal qof ayaa ku geeriyooday 30 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii qarax xooggan uu ka dhacay magaalada Diyaarbakar […]

 
 

Ururka Culimada Ogadenia UCSO Fariciisa Ifo oo Kulmay.

Ururka Culimada Ogadenia UCSO Fariciisa Ifo oo Kulmay.

Ururka culimada somalida Ogadenia (UCSO) laantiisa Ifo oo maanta kulmay quraan badana akhriyay. waxaa maanta xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab kadhacay kulan ay isugu yimaadeen […]

 
 

Daawo: Gudoomiye Kuxigeenka ONLF oo Waraysi Khaas ah Siiyey Warbaahinta..

Daawo: Gudoomiye Kuxigeenka ONLF oo Waraysi Khaas ah Siiyey Warbaahinta..
 
 

Daawo: Sheekh Yuusuf Axmad & Muxaadaro Diini Ah.

Daawo: Sheekh Yuusuf Axmad & Muxaadaro Diini Ah.

Waxaan akhristeyaasha qadarinta iyo qaayaha mudan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA u haynaa todobaadkan Muxaadaro diini ah oo aad u qiimo badan […]

 
 

Shirkii Kaadirka & Masuuliyiinta JWXO ee Magaalada Port Elizabeth ee JOKA oo Qabsoomay.

Shirkii Kaadirka & Masuuliyiinta JWXO ee Magaalada Port Elizabeth ee JOKA oo Qabsoomay.

Xalay oo ay taariikhdu ahayd 3/11/2016 waxaa  xafiiska Jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee wadanka Koonfur Africa (JOKA) Faraca magaalada PORT ELIZABETH lagu qabtay  shir si heer […]

 
 

ILAYS TV-Nov-04-2016-Kadawo waraysi G xigenka JWXO isku shandhayntii…

ILAYS TV-Nov-04-2016-Kadawo waraysi G xigenka JWXO isku shandhayntii…
 
 

Saraakiisha Tigreega oo Bilaabay In Ay Maqale Ubaxsadaan Ogow Sababta.

Saraakiisha Tigreega oo Bilaabay In Ay Maqale Ubaxsadaan Ogow Sababta.

Xog rasmi ah oo uu nasoo gaadhsiiyay wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ee magaalada Addis-ababa ayaa muujinaysa in ay ciidanka wayaanuhu noqdeen golay lagu kala […]

 
 

Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Jarmalka oo Xukuumada Wayaanaha Eedeeyay.

Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Jarmalka oo Xukuumada Wayaanaha Eedeeyay.

Sargaal sare oo katirsan baarlamaanka dowlada Jarmarka ayaa sheegay in ay khalad tahay in dowlada jarmalku ay lashaqayso xukuumada dhiiga faraha kula jirta ee Itoobiya. […]

 
 

Maxkamada Sare ee UK oo Diiday Habka Looga Baxayo Midawga Yurub.

A general view shows Court One during the opening of the Supreme Court of the United Kingdom in London, October 16, 2009.    REUTERS/Gareth Fuller/Pool

Warar ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in Maxkamad sare ee dalka Britain ay go’aan ku gaadhay in dowladda Britain ay hesho […]

 
 

Tahriibayaal Ku Qariqmay Badda U Dhaxaysa Liibiya & Taliyaaniga.

Tahriibayaal Ku Qariqmay Badda U Dhaxaysa Liibiya & Taliyaaniga.

Qiyaastii in kabadan 239 qof oo tahriib ah ayaa  la aaminsan yahay inay ku dhinteen labo doonyood oo ku qaraqmay xeebaha dalka Liibiya  sida ay […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Gumaysiga Itoobiya Lagaga Soo Horjeeday Oo Si Habsami Ah Kusoo Dhamaaday Wadanka Denmark.

Daawo: Mudaaharaadkii Gumaysiga Itoobiya Lagaga Soo Horjeeday Oo Si Habsami Ah Kusoo Dhamaaday Wadanka Denmark.

Waxaa si habsami ah kusoo dhamaaday mudaaharaad balaadhan oo gumaysiga Itoobiya lagaga soo hor jeeday kaasoo maanta ka dhacay caasimada wadan Denmark ee Copenhagen mudaaharaadkan […]

 
 

Muuqaalo Kamid Ah Banaabaxa Hada Ka Socda Denmark.

Muuqaalo Kamid Ah Banaabaxa Hada Ka Socda Denmark.

Waxaa wali si habsami leh uga socda magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark, Banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo Gumaysiga Iyoobiya isla markaana lagu taageerayo […]

 
 

Daawo: Muqaalkii Ugu Horeeyey Mudaaharaadka Hadda kasocda Caasimada Dermark ee Lagaga Soo Horjeedo Gumaysiga Ethiopia

Daawo: Muqaalkii Ugu Horeeyey Mudaaharaadka Hadda kasocda Caasimada Dermark ee Lagaga Soo Horjeedo Gumaysiga Ethiopia
 
 

Deg Deg: Banaanbax Balaadhan oo Hada Ka Socda Caasimada Denmarka ee Copenhagen.

Deg Deg: Banaanbax Balaadhan oo Hada Ka Socda Caasimada Denmarka ee Copenhagen.

Waxaa hada ka socda caasimada wadanka Denmark ee Copenhagan banaanbax weyn oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya laguna taageerayo kacdoonka shacbiga ah ee ay wadaan […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo 4 Qof oo Shacab Ah Kudilay Bahardar.

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo 4 Qof oo Shacab Ah Kudilay Bahardar.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta u ah Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ciidanka gumaysigu halkaas kudileen 4 qof oo shacab ah. […]

 
 

Dagaal Kadhacay Gojjam & Khasaare Culus oo Wayaanaha Loogu Gaystay.

Dagaal Kadhacay Gojjam & Khasaare Culus oo Wayaanaha Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gojam ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu dagaal culus oo wayaanaha askar badan lagaga laayay kadhacay Gobolkaas waxaana lasheegayaa […]

 
 

Madaxa Ciidamada Nabad Ilaalinta Koonfurta Sudan oo Shaqada Laga Caydhiyay.

Madaxa Ciidamada Nabad Ilaalinta Koonfurta Sudan oo Shaqada Laga Caydhiyay.

 Ban Ki-moon Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa shaqada ka caydhiyay taliyaha ciidamada nabad ilaalinta ee hawlgalka Qaramda Midoobey (QM) ee Koonfurta Sudan ee UNMISS. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay