Archive for: November, 2016

TPLF’s internal crisis worsens; Tiruf Kidanemariam, Abay Woldu’s wife, was beaten.

TPLF’s internal crisis worsens; Tiruf Kidanemariam, Abay Woldu’s wife, was beaten.

With the country’s deteriorating internal situation, which on 9 October pushed Prime Minister Hailemariam Desalegn to decree a six month state of emergency, the TPLF […]

 
 

Jaamacada Makerere ee Dalka Uganda oo Laxidhay, Ogaw Sababta.

Jaamacada Makerere ee Dalka Uganda oo Laxidhay, Ogaw Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya dalka Uganka ayaa sheegaya in Jaamacadda ugu weyn dalka Uganda ee lagu magacaabo Makerere faraca ay ku leedahay caasimadda Kampala ayaa […]

 
 

Daawo: Safarkii Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Norway Saacado kahor Ugu Baxday Denmark

Daawo: Safarkii Jaaliyada Ogaadeeniya Ee Norway Saacado kahor Ugu Baxday Denmark
 
 

Shirkii Odeyaasha Port Elizabeth & Masuuliinta JWXO oo Qabsoomay Caawa.

Shirkii Odeyaasha Port Elizabeth & Masuuliinta JWXO oo Qabsoomay Caawa.

Kulan xaasaasi  ah oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa caawa oo tariiqdu ku beegantahay 2/11/2016 uga furmey xafiiska JOKA Ee Port Elizabeth Faraca […]

 
 

Abdirahman Amiir ooy Maleeshiyaadka Dhabaqoodhigu Toogteen.

Abdirahman Amiir ooy Maleeshiyaadka Dhabaqoodhigu Toogteen.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada  Dhagaxbuur xarunta Gobalka Jarar ayaa  lagu soo waramayaa in saaka  barqadii Maleeshiyaadka Dabaqoodhiga ku sugan tuulada Sandixiile oo hoos timaada  Dagmada […]

 
 

Banaanbax weyn oo lagu taageerayo kacdoonka kajira Itoobiya oo ka dhici doona Copenhagan-Denmark

Banaanbax weyn oo lagu taageerayo kacdoonka kajira Itoobiya oo ka dhici doona Copenhagan-Denmark

Waxaa maalinka barito ah 03 Nov.2016 Khamiis ka dhici doona caasimada wadanka Denmark ee Copenhagan banaanbax weyn oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya laguna taageerayo […]

 
 

Faallo: Khilaafkii Kooxda TPLF oo Gaadhay Xabad & Kalatag, By: Dr. Maxamud Ugaas.

Faallo: Khilaafkii Kooxda TPLF oo Gaadhay Xabad & Kalatag, By: Dr. Maxamud Ugaas.

Sida aan ka war haynay in muddo ahba wuu soo badanayey khilaafka u dhexeya xubnaha Golaha Dhexe ee Jabhada TPLF, haddase wuxuu gaadhay in shirkoodii […]

 
 

Maqaal: Dawladaha Reer Galbeedka Oo Afka Ka Kala Haya Xaalka Murugsan Ee Itoobiya, By: Xaaji M/Rashiid

Maqaal: Dawladaha Reer Galbeedka Oo Afka Ka Kala Haya Xaalka Murugsan Ee Itoobiya, By: Xaaji M/Rashiid

Hordhac: Mudanayaal iyo Marwooyin waxay noloshu qiimo ku leedahay inay tahay mid isu dheeli tiran. Hadaan xoogaa yara jilciyo weedhaas, hadii la doono in gaadiid la […]

 
 

What you need to know about the situation in Ethiopia.

What you need to know about the situation in Ethiopia.

Since October 6th, Ethiopia has been in a nationwide state of emergency. To help understand the situation, the Daily Vox spoke to members of the […]

 
 

HRW oo Sheegtay In Ay Ciidanka Wayaanuhu Dileen 140 Shacab ah Todobaadkan.

HRW oo Sheegtay In Ay Ciidanka Wayaanuhu Dileen 140 Shacab ah Todobaadkan.

Hay’ada xuquuqul insaanka udooda ee Human Rights Watch (HRW) sheegtay in ay ciidamada Gumaysiga Itoobiya todobaadkan oo kaliya dileen in kabadan 140 qof oo shacab […]

 
 

Ciidankii Gumaysiga Itoobiya Ee Somalia Kusugnaa oo Kalayaacaya.

Ciidankii Gumaysiga Itoobiya Ee Somalia Kusugnaa oo Kalayaacaya.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya ee sida sharci darada ah kujoogay Jamuuriyada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay bilaabeen kala carar kadib niyad jab wayn oo […]

 
 

Deg Deg: Wafti Kasocda Madaxda JWXO oo Port Elezabeth Siwayn Loogu Soodhaweeyay.

Deg Deg: Wafti Kasocda Madaxda JWXO oo Port Elezabeth Siwayn Loogu Soodhaweeyay.

Maanta oo Talaado ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 1/11/16 waxaa gagida duyuuradaha ee magaalada Port Elizabeth ee wadanka Koonfur Afrika siwayn loogu soodhaweeyay wafti heer sare […]

 
 

Dhabaqoodhiga Tuulada Falfal oo saaka islaayey iyo gudomiyihi Tuulada oo dhaawac ah.

Dhabaqoodhiga Tuulada Falfal oo saaka islaayey iyo gudomiyihi Tuulada oo dhaawac ah.

01 Nov.2016-Dhagaxbuur: Waxaa saaka aroornimadii isku laayey tuulada Falfal ee degmada Dhagaxbuur dabaqoodhiyiinta ka howl gala tuuladaas oo isugu jiray maamulka tuulada iyo Hawaarin markii […]

 
 

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Loogaystay Shacabka S.ogadenia.

Tacadiyadii Ugu Dambeeyay Ee Loogaystay Shacabka S.ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa faah faahin ka bixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee […]

 
 

Faallo: Yaa Dilay Marxuum Faysal Cagjar? Maxaase Loo Dilay? By: Hure Jeefad

Faallo: Yaa Dilay Marxuum Faysal Cagjar? Maxaase Loo Dilay? By: Hure Jeefad

By: Hure Jeefad Waa Kuma Faysal Cagjar? 29 October 2016 waxay warbaahinta ka hadasha arimaha Somalida Ogadenya sheegtay warkii naxdinta lahaa ee dilkii Allaha u […]

 
 

Ree Galbeedka oo Kaqaylyay Xukunka Deg Degga ah ee Itoobiya & TPLF oo Kusii Dhaga Adag.

Ree Galbeedka oo Kaqaylyay Xukunka Deg Degga ah ee Itoobiya & TPLF oo Kusii Dhaga Adag.

Siyaasiyiinta ree galbeedka ee kusugan Itoobiya ayaa sheegaya in sharcigan adag ee xukuumada wayaanuhu ay kusoo rogtay wadanka uu kala geeyay qoomiyadihii ku hoos noolaa […]

 
 

Kulan Kala Warqaadasho Ah oo Dhexmaray Gudigii Hore & Kan Cusub Ee JOKA.

Kulan Kala Warqaadasho Ah oo Dhexmaray Gudigii Hore & Kan Cusub Ee JOKA.

Kadib shirwaynihii Jaaliyada Ogadenia ee Koonfur Afrika JOKA waxaa kulan heer sare ah isugu yimid gudigii hore ee Jaaliyada ee xilkoodii dhamaaday iyo gudida cusub […]

 
 

Dhagayso: Bereket Simon oo Dadaal Ugu Jira Kala Jabinta Kooxda TPLF.

Dhagayso: Bereket Simon oo Dadaal Ugu Jira Kala Jabinta Kooxda TPLF.

Waxaa indhawaala ahba soo if baxayay kala qaybsanaanta kooxdii sirta u heshiisay ee kasoo jeeday qoomiyada Tigree ee TPLF waxaana marba marka kasii dambayso banaanka […]

 
 

Daawo: Wafti Eritrean Ah oo Qaramada Midoobay Ka Muujiyay Calaamadii Oromada Kulankii UN-ta.

Daawo: Wafti Eritrean Ah oo Qaramada Midoobay Ka Muujiyay Calaamadii Oromada Kulankii UN-ta.

Yemane Ghebreab Madaxa Arimaha Siyaasa ahna Madaxweyne Ku Xigeenka wadan Eritrea ayaa wuxuu aad uga hadlay xaalada Gumaysiga Itoobiya iyo dhibaatada uu ku hayo dadka shacabka ah […]

 
 

EPRDF: Once again on the wrong side of History

EPRDF: Once again on the wrong side of History

The Ethiopian ruling party, for the first time in its quarter of a century in power, declared a state of Emergency following over a year […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay